DEG DEG. TALIYIHI SIRDONKA SOMALILAND,OO LASO QARXIYAY,COD SIRA DHAMAYSTIRAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 ноя 2024

Комментарии • 492

  • @Nassir-j1t
    @Nassir-j1t 17 дней назад +26

    Mustafe is a different kind of breed,one who doesn't back down from the truth only if you knew him,you would cherish him.Long live Mustafa.

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 17 дней назад +14

    Masha Allah Sirdonka Somaliland the best one we ever had well done ❤️❤️❤️💯✅️

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 18 дней назад +52

    Maxamuud xaashi allah umada haka qabto hunguri ku qaad ma yada cidi tidhi. Xoogba lagu qabsanaya wuu dawakhay ina xaashi dhulban ku badalanaya dhul cajiib dhulka dawlada ma isaga kaligii leh ninkaas iyo xirsi waa sunta xataa garxajis ku dirtay muuse

    • @midnimomedia198
      @midnimomedia198 17 дней назад +3

      @@canbaro-p4r Maxamuud Xaashi madawakhine hadal xaquu ku hadalay wa wax garad nasaba oo ilahay sharafey nabad iyo tolnimo iyo siyaasad wanagsan ninka ku baaqay ayaa ka nasabsan kana gobaysan ninka guluf iyo colaad ku taliyay.
      War ilahay kabaqa سبحان الله

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 17 дней назад

      Amiin Amiin

    • @ahmedgoryahmedgory
      @ahmedgoryahmedgory 15 дней назад

      @@canbaro-p4r translate ur fagash script to English or Arabic

  • @Jannah-m4o
    @Jannah-m4o 18 дней назад +28

    Ilaahayoow mustafe oo kale noo badi Ilaahayoow cimriga iyo caafimad ka iyo.aqliga u bara kee aduun yada iyo aakhiroba farxad ku waar geesi qarn Guulayso inshaallah

  • @ميثم-ر2ت
    @ميثم-ر2ت 12 дней назад +2

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله❤

  • @munajax822
    @munajax822 17 дней назад +7

    Asc walaahi waa muwaadil xaq ah
    Ilaahey cimriga ha udheereeyo❤❤222222❤❤❤❤❤❤❤1 1111❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Waa geesi

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 6 дней назад +2

    Saaxiib waxani sir maaha ee waa dood intaa ma fahmi kartaa.

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 18 дней назад +14

    That’s true wuxu taliyuhu ka hadlaya l❤🎉❤🎉❤🎉

  • @CabdirashiidHalahala
    @CabdirashiidHalahala 12 дней назад +2

    Maxamuud Xaashi iyo wasiirkii hore ee macdanta weeye waana xilligii xukuumaddii Siilaanyo.

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 17 дней назад +10

    Absolutely waa rijaal , ninkaa sirdoonka ahi Allah Yacizak

    • @abdiazizelmi5886
      @abdiazizelmi5886 15 дней назад

      War isagaaa codka duuubaya ma waxaaad sugaysay inuu is fashilo

    • @samiaali8694
      @samiaali8694 13 дней назад

      Kan hadalayaa waa ayo muuna ahayn taliyaha sidrdonka

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 18 дней назад +11

    Mashalla i ilahayow u somaliland raagag moustpha ou badan nooga diig ammin bravo haydaa sirdonka somaliland mowadin dabaa noloow

  • @ubaxlestudioooxulah4953
    @ubaxlestudioooxulah4953 14 дней назад +3

    Walaalayaalow ninka weji xume waa kee taliyahana Allah cimriga ha uu dheereyo

  • @w410921
    @w410921 18 дней назад +11

    Wow, heer sare, toos buu ugu jawaabay

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 17 дней назад +6

    Thanks you mustafe

  • @AbAb-t3r
    @AbAb-t3r 18 дней назад +20

    Ina xaashi indha haa laga saaray ceebtiisii aqoontiisii

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi4516 12 дней назад +3

    Waligay maan maqal nin sirdoona oo meelwalba uu joogo ka yidhaa anuu waxaan ahay sirdoon kaasi macnihiisu maaha sirdoon ehelna lama aha sirdoon

  • @fardusa2866
    @fardusa2866 17 дней назад +10

    Mustafe, great guy, keep on great job you are doing. we have a long way to go, and the road has pumps.

    • @MustafMaax-rd8gf
      @MustafMaax-rd8gf  17 дней назад +1

      Thanks 👍

    • @shafyabdi
      @shafyabdi 17 дней назад

      Farrinta maad fahmin. U fiirsto topics ka uu ka hadlayo wa farrin toosa musa bixi isaga gadayo. Haayadda sirdoonka ee u haysto laascanod marki la isku urursanayey iyo ka hor marki dadka lagu layn jirey iyado dadka lagu kicinayo inay dawlada la dagaalamn muxu kaga jawaabay. Nacas weye qofk ugu liitay ee hayad sirdoon qabta weeye. Ciyaal hargaysa dhexdeeda dadka ku laaya shicbka ayu so kordhiyey marka farintisu waa muuse iska gadid isaga dubay isagana faafiyey

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 18 дней назад +14

    Thanks so much mustaf Maax

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 16 дней назад +2

    Guul soomaalilan guul ciidanka Qaranka guulayso ayeeyo from baladhiig cadawga Allahyow inaga qabo Kaas oo kale ayaa loo baahanyahay guul Guul soomaalilan 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇬🇫🇬🇫🇬🇫✅💪💪💚🤍❤️🔑🕖🗝️💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💪🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @YaxyEAhmeddaahir
    @YaxyEAhmeddaahir 14 дней назад +1

    Waa legendkii mustafe xuseen maax
    Inder in badan kumn arge yutubar bad noqty waan ku slmy sxb

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 17 дней назад +2

    Amiin he is a man in a million

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 16 дней назад +1

    Mustafe MashaAllaah guulayso

  • @CilmiYusuf-g5b
    @CilmiYusuf-g5b 13 дней назад +3

    Mustafe. Anaa aqaan. Maha waa inta ay qarameeyeen. Waa gabooye

  • @saynababdi4263
    @saynababdi4263 18 дней назад +5

    MAASHA ALLAAH CIDNA WAXBA MUU YEELIN MAXAMUUD TALO WACANA WUU SIIYAY

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 18 часов назад +1

    Siren maha waxaad sheegtay madaxdu waa wada hadal sameeyey.sirnamaha dawlada lashaqee uun.weye

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 17 дней назад +7

    Markaa waxay u eegtahay inuu taliyuhu soo qarxiyay codkan

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 17 дней назад +3

    Walahi waa run waxaasi uu sheegaya

  • @MawlidIbraahim-t2m
    @MawlidIbraahim-t2m 14 дней назад +2

    Ninka sawirka saaran maaha Mustafe bacaluul

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 18 дней назад +6

    Aduun mooye aakhiro wuu alaawey😢😢😢😢😢😢

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 18 дней назад +13

    Ofcource patriot

  • @Halgame334
    @Halgame334 18 дней назад +7

    MAXAMUUUD XAASHI WAXBA MA OGA.. HUNGURI VERY LOCAL PERSON.

  • @simple0re100
    @simple0re100 10 дней назад +1

    Marsha Allah ilaahay ha ku sharfo, waa bad shafaantahay, xaqana wuu ka hadlayaa. Ilaahay waxaan ka baryayaa in ilaahay muuse soo celiyo. Allow 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 17 дней назад +4

    xaashi ninkii 26million us dollar dibu habayn lagu samaynayy cigal airport cunay 2009

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 9 дней назад +1

    Masha aala ninka CID haysta hadalkisa markan dhagaystay walahi ilma iga qubatay sidu wadaniga uu yahay oo uu aqonyahanka uu yahay ee uu wax badan uu daraseyay aalow no xafid ciid kasto wadanka iyo dadkaba uu damqanaya yaa rabi

  • @nasriinmuhumed3207
    @nasriinmuhumed3207 15 дней назад +1

    Asc mustafe walaalkay wanku salaamayaa habara wadaag

  • @ibrahimiwarsame6950
    @ibrahimiwarsame6950 17 дней назад +2

    Manshaallah great jop thank you

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 11 дней назад +1

    RUNTA ada sheegtay nolow. Mustaf GEESI garan ayada tahay waxada gof dalkis iyo dadis u dacada Hore usoco SOMALILAND guul guul guul guul guul guul

  • @CabdilaahiSaleebaan-t2b
    @CabdilaahiSaleebaan-t2b 7 дней назад +1

    Codka. Sirta. Ah. Ee. Aadsheegaysaan. Maxad. Kaxumayn. Kartan. Labadan. Nin. Eelaandheera. Ah. Miyaad. Cawryeysaan

  • @roukianouh9364
    @roukianouh9364 17 дней назад +2

    Mansha Allah ❤❤❤

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 17 дней назад +3

    Maxamuud Xaashi-hawaliqe ayaa qaxay oo gubtay. Taliyaha sirdoonka Somaliland hambalyo, hambalyo taliye, waa nin qarankiisa si muwaadinnimo ah ugu shaqeeyay uguna shaqayn doona, waana geesi qaran oo mabda'iisa iyo qaran difaacnimadiisubu u muuqato oo uu ku farxayo Somalilander kasta oo xalaal ah. VIVA TO SOMALILAND INTELLIGENCE CHEIF.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 16 дней назад +1

    Masha allaaj
    Allaahya cizak fidaareyn ya waliyu

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 17 дней назад +5

    Muwaadinka dhabta ah ee Qarankani ubaahanyhy waa General Mustafe Bacaluul iyo raga la midka ah ❤❤❤
    Inder Rabbi haku sharfo Mustafoow
    Maxamuud xaashina wxn leeyhy indeeroow talada qaado maantay kuugu dhawdahay

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 17 дней назад +4

    Balw axaasi cuqdada iyo balada u qabo u fiirso ilahay baan kaa mahan galnay adiga iyo inta xumaha dadkeena ka shaaynaysa we re all Somali

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 18 дней назад +6

    Walahi waa arin fiican iyo talo fiican

  • @simple0re100
    @simple0re100 10 дней назад +1

    Wallahi waa runtii

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 16 дней назад +1

    Raboow taliyaha cimrigiisa dheeree taliyaha shanta sano eemuuse aynu soosaaro bi idnillaah taliyaahaasina haku xigo

  • @XuurAfcade
    @XuurAfcade 11 дней назад +1

    Cajiib somaliland iyo ictisaam mxaa ka dhaxeeya

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals3267 17 дней назад +5

    Idoor dawladnimadiisa iyo waxay yihiin kuwa la joogow halkaa kaga quusta .

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 15 дней назад

      Ninkani waxaanu ahayn buu iska dhigayaa waa beenaale codkana isagaa iska duubay oo soo dhigay
      Waa istus

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 15 дней назад

      😅😅😅😅bal beenta inaa leg sheekh umal ba siyaasad dhisaya

  • @yurub5288
    @yurub5288 18 дней назад +6

    Mashalla Allah sirdoonka somalilaan waa heer sare guuleyso rutad u sheegay odyga guu somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤

  • @mubarigcalixasan3627
    @mubarigcalixasan3627 17 дней назад +1

    Ilaahay ximrigaag dheere dheh taliyaha

  • @FarduusMohamed-r6p
    @FarduusMohamed-r6p 17 дней назад +4

    Hambalyo taliyaha sirdonka guuleyso

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 17 дней назад +2

    Adeergacaloye wax Marxist la yidhaa ma aragano rag ilmaadeera oo is canaanaya ayaa meesha ordaaya adeer wax kale keen nacala sheydan ku yaala ka fuqa reer abtigey Somali maryo badaneey❤❤❤

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 17 дней назад +3

    Allow somaliland garab istaag Ayey ubaahan tahay allow somaliland dhawr

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 12 дней назад +1

    Allaylehe waa la qarxiyay ina xaashi

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 6 дней назад +1

    Maxamuud xaashi gacan dhulbahate ayuu ku qoran yahay iyo kan aad sirdoonka ku sheegtaan waa balan inaan soo af jarno

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 18 дней назад +1

    مشاءالله تبارك الرحمن...ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا رب العالمين وعليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين
    ALLAH ha ku xaafido Sirdoonka Somaliland. You are geesi qaran caqlibadan difaaca wadankiisa u taagan. MashaAllah tabaraka Allah You are very intelligent man. Mahamud Xaashi, Xirsi and others Allah ha inga qabto.

  • @Sarurwfarah
    @Sarurwfarah 17 дней назад +6

    Well said, Mustafe,
    Runta u sheeg doqonkan jaahilka ah. Dowladi Siilanyo ee boobka, qabyaalada iyo burburinta Somaliland ku mashquulsanayd

  • @AboudiM
    @AboudiM 17 дней назад +10

    Wale waa ruun sheeg nin qabiil maha maa jiira maantaa nin reerkooda siida Kala hadali Kara wale waa rageed

    • @am.b5688
      @am.b5688 17 дней назад +1

      Ma ninka leh Dhulbahante ha la heshiinina waa Daaroodee baad Leedahay qabiil ma leh! anagaa yaab aragnay! Oo hadaadan rabin Dhulbahante, Somalilandta aad sheegayso waa maxay? Qabiil dhan oo Daarood ah buu yidhi 2 million iyo badh bay dileen, Soomaali oo dhan baa laba million waxba ka badneyn! Waa nin xanuunsanaya!

  • @Togdheersister
    @Togdheersister 17 дней назад +13

    😂😂😂😂Bila aqli ayaa tihin. Lama qarxin ee isaga wax qarxiyey

  • @Cabdi-vb6vz
    @Cabdi-vb6vz 17 дней назад +2

    Aakhirana waa sheegayaa been intaas dhan wuu sheegayaa
    Subxaanalaah
    Waa Munaafiq

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 18 дней назад +5

    Taliyaha Sirdoonku nin Hadlayaa gala maaha waa nin Qaran kiisa ushaqeeya

  • @boqortooyoofficialchannel938
    @boqortooyoofficialchannel938 17 дней назад +8

    Taliye alle haku dhawro tuugta dibad iyo gudaba waa laga ogyahay

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 12 дней назад +1

    Daarood han uu ugu taliyo soomali odhan buu leeyahy ma keedihin waa maya hankiinu waa sadexda habrood iyo burco iyo hargysa

  • @Mr.longline
    @Mr.longline 16 дней назад +2

    CUQDADII IIDOOR OO IS WARAYSANAYSA ISA SOOQARXIYEY
    6M SHEGANAYA 300 KACODEYA
    IIDOR NEVER FACE REILATY

  • @raage6364
    @raage6364 18 дней назад +5

    2.5 somali oo ladilay waa run

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 17 дней назад

      Ka badan wll inta Darxumo u dhimatay inta qaxday. Malaayiin.

  • @abdirashiidscid194
    @abdirashiidscid194 День назад +1

    Ceebmaha intaasi waa nin indeerkii canaanayaa toos ba la dhehe

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 12 дней назад +1

    waa taliye dhiig yacaba oo dhulbahante dhulkiisa iyo dalkiisa rabo inuu xaaran kuqabsado maxamuud xaashina wuuxumey nayaa

  • @Mohamed-h3r7j
    @Mohamed-h3r7j 16 дней назад +1

    Mustafe is a Somali Lander Patriot , SCHOLAR. and pure Somali lander.

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 16 дней назад +2

    Alla ninkan inaxaashi runta u sheegay cadowgii hajabo tuugtii Faqashta ahaa ayuu runta u sheegay inay Xaashi xisi Gaab ciro waa cadowga soomalnd Iska ilaaliya

  • @Halgame334
    @Halgame334 18 дней назад +5

    MAXAMUUUUD XAASHI TUUUG DHAQASLE.. URURSI WAXAN AHAYNN MASKAX DIISA KU JIRTAA..

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 17 дней назад +1

    Walaalhi nin ka mustafe aa muwadin
    Axya wadaiy balkwaran meesha dheere uu kafikirayo iyo cadawga
    Somaaliland sidu ulasocdo maxuud xashina maxancumabu kafikiraya

  • @w410921
    @w410921 18 дней назад +3

    Thank you Mustafe.

  • @abdisoogure
    @abdisoogure 18 часов назад +1

    Waanu fahanay warkaa

  • @adaibrahim9266
    @adaibrahim9266 12 дней назад +2

    Moxamoud xasshi iyo hersi gaabane haday damirleeyihiin ama dad yihiin somaliland iyo habar jeclow halkay kaga tageen waa la argtaa nin kasta oo ka fayow jifida hoose wuu fahmayaa. hadal mustafa wax badan buu ifitimiyey. Anigi hersi gaabane siyaasine uma aqaano garbadne maleh ee Moxamoud xasshi is dabo qabo baanu ku leenahay.

  • @CilmiYusuf-g5b
    @CilmiYusuf-g5b 13 дней назад +3

    Hadalkaa. Ina. Xaashi. Ayan la ilawin. Eegana. Mustafe. Qaniis. Oo Muse. Bixi. Mehersaday. Iyo muuse bixi ku noqoshada. Sool waxay. Kala kulmaan. Way ku soojabi. Maxaa soolba Kenay. Garxejis. Ayaa. Hargaysa gubayee

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 17 дней назад +3

    Kan Jaahilka miyaa Sirdoonka madax ka ah 25sano yaan NYC daganaa two hundarab ayuu leeyahey madhihi daro waxuu leeyahey 2 hundreds maxuu ka faa'idey 25years of living America

  • @ahmedabdullah1704
    @ahmedabdullah1704 16 дней назад +1

    ka sirdoonka ahi isaga codka duubay sida muuqata waxanu u hadlaya sida islaamaha iyo odayasha maqaaxiyaha ku sheekasyta maxamuud xaashi wa aya ka caqli badan

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 18 дней назад +5

    Alla maxaa ka raacay meesha ina xaashi ceeb ayaa ka racday wecelka

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 17 дней назад +7

    Taliyaha sirdoonka haduu yahay waa geesi qaran waa muwaadin wadaniyada iyo qaranimada waxay tahay yaqaan oo dalkiisa jecel hamhamle Tuug jokar booli qarana u habran ee meel saaray

  • @abfjxjj
    @abfjxjj 18 дней назад +12

    quruxda iyo hurimarka laascaanood umadoo dhan ayaad arka.

    • @OmarHaji-rn3tz
      @OmarHaji-rn3tz 17 дней назад

      Ilahay ha uu siyadiyo wanaga lascanod

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 18 дней назад +1

    Taliyaha. Sirdoiku. Waa. Nin caqlibadan.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 15 дней назад +2

    2 LABADA NIN BAL MAXAY ISKUSOO BIIRIYEEN ⁉️ JUST WAXAY NA TUSEEN IN AY WIXII KA XUMAADAY IYO DEMBI YADOODII BEELAHA SOOMALIYA DEGA DUSHA KA SAAREEN 😂. 32 SANO MAXAY QABSADEEN ??? BEENTOODAA KAGA DARAN😂. HIHI HADA DADBAA 2 LABADAN JAAHIL U SUBCIDOONA OO DAD MOODAYA😂. ILAAHOW CEEB ASTUR. CEEBTOODII BA IFKA USOO BAXDAY. ALAA KASHIFAY😂

  • @abdirahmanibrahim322
    @abdirahmanibrahim322 17 дней назад +2

    Wuxuu yiri jabhadaha dhulbahante waan Kala haynay kuligood, yacni mid kasta gaarkiisaan U maamulaynay, dhulbahante waan Kala dirnay fir firkiisaan kicinay, ninkii caqli Leah waa fahmay doqona loo sheegi mahayo.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 дня назад +1

    War maxay habar jilicsani sir ka taqaan waxaasi maaha wax la soo hadal qaadoba maaha 100 goor haday is yidhaahdaan wax sira maxay qaban karaan

  • @abdukadirmahomedquuube2804
    @abdukadirmahomedquuube2804 18 дней назад +3

    Waa Arin muhiim noo ah

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 18 дней назад +5

    MAXAMUUD. XAASHI. INUU. WALIGIIBA. AHAA. CADOW TUUG. KU AHA. SOMALiLIN

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 12 дней назад +1

    Mataliyaha sirdoonkaa mise waa taliyihii horaa

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 16 дней назад +1

    Waxani waa heego I suduubtay codka, reer Somaliland way ka ilbaxeen sheekooyinkan , Muse waa tagayaa

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 17 дней назад +1

    Waxanoo kale waligey horey uma maqal Xabadna ka kulul viva Somaliland

  • @ikk8851
    @ikk8851 10 дней назад +1

    Mustafe aynu madaxweynaha kal dambe ka dhigano ama aayatullaah ❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 13 дней назад +1

    WAR NINKAN WA KULMIYE FEKERKI KULMIYE SIDA INAA HASHI MUXU U EEDANYA UU SAMEYAAY INA HASHI ISAGABA BADABDIYAY MADAXTOOYADEE NINKAN KULMIYE FEKERI AWAYTEN BUU WATA LAKIIN XAGAN sOMALILAND IYO SOMALIA WAXYAABU KA SHEGAY LAKIINSE WA NIN MUUSE SO OBUUXIAYAY FEKERKIISANA KU SOO SUBAY KULMIYE U SHAQNAYAA

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 11 дней назад +1

    Mustafe daciif basaas ha ku walan darood

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 17 часов назад +1

    Waxaa isgu muuqda beesha khexe sowkuwa iyagu oo sedeebaynu cadow isgaga ee kartaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 13 дней назад +1

    SOMALI ODHAN INAY SOMALILAND KU SOO DUUSHAY WA LA OGYAHAY

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 12 дней назад +1

    niiicle foqaal niicle war niicda kala taag umada

  • @Qaafaadan
    @Qaafaadan 16 дней назад +1

    Wr reer Somalian mudaharaad halaqaado oo waliba garacan madam's cad haladilo

  • @drhamdawarsame6180
    @drhamdawarsame6180 17 дней назад +1

    Allow iimaanka nagu sug waar Kani war mahayo waa cuqdad iyo caadifad cilmi iyo caqlitoona mahayo. Waar ragga ha jaaifayn ee Alle ka baq.

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 18 дней назад +2

    Walaahi waa runtiisa waxaa u ku hadlay wiilkaas manshallah illahay ha ku dhowro illahay ha ku daayo well down walalo somaliland guul

    • @am.b5688
      @am.b5688 17 дней назад

      Cadowgeenu waa Daarood waa maxay? Daarood waa qabiil kamida kuwa Soomaalida ugu badan, markaa ma Soomaali neceyb baad ku shaqeenaysaa? Ninka neceb Isaaq oo dhan, ma Soomaali ayuu jecel yahay! Wiilka Daarood ama Hawiye Isaaq inay goostaan ma Ogola, laakiin Isaaq baa lala dagaalamayya, maadaama ay yihiin Isaaq cidina ma aaminsana! Ninkan caqligiisu waa Hala xasuuqo Dhulbahante, Daaroodna waa cadowgeena! Firdhiye iyo SSC, WAY U DIIDEEN FARMAAJO INUU YIMAADO lAASCAANOOD, ISAGOO JOOGA GAROOWE! dHULBAHANTE OO SOOMAALI UGU XOOLO BADAN BUU AAMINSAN YAHAY IN CUNAQABATEYN LA SAARI KARO!

  • @KadraIssaHadi
    @KadraIssaHadi 11 дней назад +1

    Ilahow caqlga ku daa door of o sidasa hadan helicopter lahyn wadanku horumar io aqonsi gadhi laha

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 12 дней назад +1

    Ilaahy usku kiin dir isaaqow cuqdadiina u dhinta