Waa geesi aan runta ka gaban xaaji cali ,nimaan hanti ku lahayn somaliland inuu ka sheekeeyo maaha,dubana xamar iyo baroorta afweyne ku eekow dheh somaliland waxba laga weydiin maayo
SACAD MUUSE WAXAA U CAD MUUSE BIIXI WAX KALE KAMA HADLI KARAAN HADII LAGU YIDHAAHDO SOMALILAND WAA LA QABSANAYAA WAXAY LEEYIHIIN ILAAHAYOW NAGA QABO CADOWGA SOMALILAND AWOOD KALE MA LAHA WAA DAD YAQAANA SIDA DADKA LOO CAAYO OO ISAAQA KU SOO DHIIRAN OO AFKA KA NOOL WALAAHI HAL QORI IYO NIN KELIYA MA KEENI KARAAN DIFAACA QARANKA WAA ISKA DUMAR
odaygan qabayalad iyo qanjinimo yaqna hj waaba ku dheerad eeyaahe labada inaanba wa siyasiyinti hj wana geesiyo wanau jecelnahay maxmauud hashi iyo xirsi ali xaji xasan wa ragayagii siyasda nooqaday ha liibaanan hana guulaystan hj isma kala gurto adigo raag oo halka kaftada tolan lahayd baad inamadiina yaryar ka yar isku diraysaa ader labadan nin waa Ali bare ragii la yqanay iyo reer raage ragii laayaqnay wa reer aad isu dhalay aad u family Ali bare iyo reer raage dadka way iska xigan waana looma taliyaan labaduba geesiyda ku badan garadkooda wacan guul bay u horkacan Somaliland adiga maxad aahady ader adeer isla yaab hj naf waxida Allah ka abuuray wadanka badankiisana iyaga degan kii hadba noqonaya inu guulaysto kuwa kale hanbalyeeya odaygan isheeg hj inu maxamed abokor yaahay gartay ee yuu ka yahay ayaan hore oo uuu muuse abokor cayaay baan arkayay waan la yabay odygan wayn nin eery ka dhacay wa geed qolofi ka dhacde odaygan muuse waxooga u laabay hj waxas laguma aqoon inamadooda ayuu magaa ader walahay dhowr goor baan ka xishooday adoo belayao quba raga isku diraya adeer horta cid kale oo aad isku dirto Ali bare iyo reer raage dadka way iska xigan ka cali bare reer rage aya dhalay ka reer rage ali bare dhalay ali bare iyo maxmed way is wada dhaleen ha ku daalin wana ilamder iska daa nabiibnimda naarta lagu glaaye waan ka xumahay inan ku idhahdo lakiinse inbadan baa ku dawaday is deji
nin hurda mahaa walee wa wax garad xirsi iyo xashi ka horeeya umada wa mideeyaaal wa dangarad waanagsan wa sheekhayo diinta jeel geesiyaall odaygan kale iska dwakhay adero raali ahow lakaiin wad dawakhday ragasi gadhi maysidee iska da kudaline wa rag tegay taalabsaday
Shacabka hala wacyigeliyo oo ha loo sheego doorashadani inaay tahay afti lagu xaqiijinayo jiritaanka qaranimada somaliland oo aay u codeeyan kulmiye iyo muuse ayaganu dalka ku aaminana odasheeni gudid sheegan jirtay iyo icitisaamtii hoos baay u shaqanaya ee hala eego waxaay ku fooganyihin oo halaga fejignaado kooxaha inta doorashada kahadhay
Kkkk calow waa biliioner ninkaasi xawaaldaiisu aduunka siiba europe waana caan balse cadaalada muuse ayey cadayn u tahay in dabaqada sare ka cabato waa calaamad madax dhaqameedkaynu ogayn iyo af miishaarada iyo xil ku macaashkii is urursaday ee tuugta ahaa
Muuse waa ninka doqonta iyo cadawga iyo tuugta iyo danaystayaasha iyo qaran diidka kaga cabaadiyay viva horseed iyo muuse legend geesi Qaran guul
We will vote for president Muse Bihi on November 13, 2024
And we Somaliland will be victorious against huwan and Mogadishu terrorist
Muuse madaxweyne markale dooran malmo kadib ladharin doono 🏆❤️💚💛
RUNTA ada sheegtay nolow Geesi Ali Duul Duul adiga iyo weriyaha hore u socod
Walee nin hurdow halowday xisbigaagu 😂😂😂😂😂 by by wadani FAQASH NO VOTE
Geesi muuse biixi insha Allah waxaa soobiximuuse biixi iyo ururka horseed ururka kulmiye insha Allah yaa rabi
😂😂😂😮😢
MARKLE MARKLE AABO MBC 5 MORE YEARS GUUUL KULMIYE VIVI KUIMIYE GUUUUL SOMAILAND❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah guul guul io gobo nimo reer somaliland io xisbiga kulmiye hilaac horseed
VIVI HABARJECOOL SUPER P POWER MY BLOOD SSB GUUUL WAA KULMIYE....❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤MBC 5 MORE YEARS... GUUUL KULMIYE... GUUUL SOMAILAND
Iyo insha Allah ururka hilaac iyohorseed kulmiye
GEESI QARAN ALI ISMAIL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL KULMIYE...... GUUUUL SOMAILAND.....
Kulmiye guul iyo gobonimo
1988 xiligii la xasuuqayay somaliland xiligaas ciro waxa safiir wuxuu ka ahaa safiir ruushka dawladii somaliya isla 1988 muuse biixi wuxuu haa mujaahad badbaadinaya kuwa xaaraamiinta ah ee maanta caayaya muuse hooyooyinkood iyo aabayaashood ayaandaro wlhi
Alla muxu muuse dad ciilay tuugo dhan ayu bananka dhigay guul muuse
Rag badan ba caawa faalada kujira
Ismail worldremit kulmiye iib ma'aha!!!
Ganacsade aya tahay lkn ma tiihiid siyaasi!!!
Guul kulmiye
Wariye kulmiye waa shaqaystay weliba codka dheeraadka ah wuxuu siinayaa horseed iyo hillaah.Weligaa miyaad aragtay nin tartamaya oo yidhaahda ururkaa codka siiya madaxweyne muuse biixi 7 Nov 2024 markii uu boorame ka qudbaday nayey wuxuu yidhi ee awdalow codka ururka hillaac siiya taasi waxay muujinaysaa in kulmiye is hubo inuu helayo labda cod ba
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ganacsade inaga maaha waa tuug tuugna waynu is haynaadee kkkkk saylici ayuu ladhintay kkkkkk
walee calow halkaad dhigto kama kacayso walee nin hurdow halowdey dantaa sidaad ku heshaana waa hawl kkkkkkk
❤❤❤❤💯💯💯💯❤️❤️
Waa geesi aan runta ka gaban xaaji cali ,nimaan hanti ku lahayn somaliland inuu ka sheekeeyo maaha,dubana xamar iyo baroorta afweyne ku eekow dheh somaliland waxba laga weydiin maayo
Guul Guul
Muuse wuu soo laabanayaa Idam Alle.
HaaddekaLeenah baddaLuu
Ina mooge waxa lo keenay waa gudo9miyaga xisbiga wadani gadhxajis shir hiose ku qaaatay wasiirka madxtooyasa ciro waa ina mooge
Okay
MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI ILAAHEY XILKA HA FUDUDEEYO WAA LA DOORTEY MAANSHALAAH MAANSHALAAH MAANSHALAAH ❤❤❤❤❤
Wasiir ka duulista iyo hawada ayuu qaatay mulkilaha ururka
Kaah , halkaso uu hankisi
So gebogabeyay
WAAB OGNAHAY INUU LAWAREEGAYO WADANI MOOGE KKKKKK XIRSI DABINBUUKUDHACAY GUUL SOOMAALILAND
War muhiim ah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuuuuuul ssb & kulmiye
Cali inderro dadku waa kulmiye ku da wadda lasoco ❤❤❤❤
Habar jeclo adkatay xirsi iyo ina xaashi
odaygu runta kama waabto waa geesi
Aadbaa warkaaga loogu diirsadaa
Waayo run baad sheegtaa
Waar deeh ooddeygakamacaaneeh oo. Miisiga uutun
Xisbaga wadani waa xisbi garxajis only
No more xirsi. Badelo to ina mooge
Asc
Walaalaheena muslimka ah
Cali duul duul
Wlhy waa funny😂
Maansha allah. Cali run baad sheegtay, ismail anigaa aqaana waxba maaha, qof shaqsiyad leh maaha, waa nin iska yara xanuusanaya maskax ahaan. Waxa ayna isku dhaceen telesom oo suuqa ka saartay, Guul kulmiye iyo Guul s/land
Aflagadadu reeban mana xanuunsana telesomna waxba kamay dhimin shaqadiisa ninku waa reerkayaga codkayagana anagaa leh wuu iska hadlay
Waad mahasan tahay inaadeer, Ninkaas iska ilaali hadaad isku cid tihiin, madaxa ayuu kugu dhufan, waxa haya xanuunka maskaxda. Arinkaa waxbaa ka jira. Waagii hore wuu caafimaad qabay. Sidii ay isku laayeen ina jimcaale waa laga dayrinayaa, maskaxdiisa, inay caadi tahay iyo in kale.
@ beenta iska daa gafku ma wacna
War rasmiya ayaan hayaa wacasn ka waramayaa xaafadayda,waa sids uu warku igu soo gaadhay...kulmiue...guuul.
Cirjiidho tv maxay ka og tahay kaadhadhka la iibsanayo
Maxase xal ah qofka kaadhka laga iibsado indhaha miyanu
Wuxuu tarayaa yareyd.
Scw ali waa runtaa waxay muuse isku laayeen waxa uu yidhi 150 million oo dollars ayaan ku dhisayaa wadad boqol iyo kontanka iyo ta dhakharka daba marta ee ii saxeex waraaq madaxwaynuhu waxa yidhi dhamee markaas ayaan kuu saxeexi maya imika saxeex maya ayaa la yidhi markaa waa cadhooday waxa uu wadayna sawir buu ahaa in dibah waxa kaga cuno ayuu doonayay way shaqan waday sidii buu ku tagay
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Tecnikada caawa burco marmaraya caliyow maxay yiin
Wakaa waxa sheegay Ilkacacase tv
Caawa wararka cirjiidhe way liitaan waana layska hoos hadlayaa
😊 1:33
kkkkk daarood ayuu qoodha salaax u yahayde wakaa cali day waar huwanta taayirka mari kkkkkkk kkkkkk
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤
XIRSI GARXAJIS U TASHAYY
Warya beenaale ciilqabe ayad tahay warkagu dhinac ayuu u jiifaa qaybta alle nin ogi ma jiro ka guulaysanaya ilaahay baa og hala sugo.
😉😉😉😉 ooyaaye
Indhaha malahu codayn karaa
Qofka an kaadhka sidan
Walee nin hurdow mujaahid salaan qaaliya xalay inanka waad feedhay
KAAAH WADANI KHIYAAN
CIRDINA WADANI MARKUU SOBAXA. GARXAJIS UTADHADA BIRTAA SAARSNN
CALI DUUL DUUL DAD BADAN BAA WARKA SIIYAA MAGCAYADA SIDUU U BIXYO NINK GABAN NINKA CAS ISGA BAXSHEY
Cismasn dube waa belaayo cawar oo iska hadlay
INA MOOGE WUXUU NOQON DOONAA OOFWAREEN MEESHA AYUU GELI DOONA MAR DAMBE MA SII SHEEGAN DOONO MAYERKA CAASIMADA HARGEISA
0:07 ❤
Duul-duul hadalkiisu waa rafadkay-rafanaysay 😂😂😂
kkkkkk waa rober Calow hore ayaan u baadhnay meel uu joogo iyo meel uu wax ku leeyahay waanu weynay
GUUUUL XUS BIGEENA KULMIYE CODKIIINA KU HUBSADA
SACAD MUUSE SOMALILAND DUCO IYO FAAN MAKU DIFAACI KARAAN ILAAHAYOW NAGA QABO CADOWGA WAA DUCADA SACAD MUUSE
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ali dul dul horta xogta uu sheeko tv waawayn lama Helo wlee wuxu sheego.waa la arkaa ururadadii digada iyo danbas kala iibsady madaxa isku jiraan wle
Waddani qorshishiisa ugu dambeeya waa oday beeleedyo lagu kicinayo dadka si ayna ugu codayn kulmiye iyo kala qaybin habarjeclo
ISMACIL REMADE WAXA UU ASHTAKO KAA GUUDBYE BANGAGA SOMALILAND CAAR HAA SOO GAALO KIIS BAA KAA YAALE
Ismail calamka Laga yaqaan
Barnaamijkan Cali 4 cisho ayaa u hadhay
CALI WAA ARBACUUNAN YAHEY, DHUUNI-RAACNIMADII AYAA KU SOO AARTEY.
Shaw doqoniimadu yaraantaa lagu qaatay
SACAD MUUSE WAXAA U CAD MUUSE BIIXI WAX KALE KAMA HADLI KARAAN HADII LAGU YIDHAAHDO SOMALILAND WAA LA QABSANAYAA WAXAY LEEYIHIIN ILAAHAYOW NAGA QABO CADOWGA SOMALILAND AWOOD KALE MA LAHA WAA DAD YAQAANA SIDA DADKA LOO CAAYO OO ISAAQA KU SOO DHIIRAN OO AFKA KA NOOL WALAAHI HAL QORI IYO NIN KELIYA MA KEENI KARAAN DIFAACA QARANKA WAA ISKA DUMAR
Mudo idin maan arag oo 30 ayaad ku sii socotaan maanshalaah 😂😂😂
Caliyow Alah runbadanidaa
Kooxda sàxane
MAA DUUBE BEENLE AAYADA KUU SHEEGYS SUUXUFI SOWKA XAMAAR HOOSFADHYE
😅😅😅😅😅 dadka wax la waydiinayo waxay tilmaam utahay sababta somaliland uyaabantay
WALLEE NIN HURDOOW RAGGII KA HADHOOW HABAYACNIMO U DHASHOOW WAAD HABAWDEE HURDADA KA TOOS 😂😂😂😂
Adeer Cali maxaad warhaysaa manta kaadhaadhkii kulmiye maanta waxaa lasheegayaa magaalada Caynaba xisbiga wadani kaiibsanayo siiba dhalinyarada albaabaday garaacayaan marka gudida ololaha uxil raaran waa inlasocodo habeenkii baylacag lawareegayaan marka lasocda
odaygan qabayalad iyo qanjinimo yaqna hj waaba ku dheerad eeyaahe labada inaanba wa siyasiyinti hj wana geesiyo wanau jecelnahay maxmauud hashi iyo xirsi ali xaji xasan wa ragayagii siyasda nooqaday ha liibaanan hana guulaystan hj isma kala gurto adigo raag oo halka kaftada tolan lahayd baad inamadiina yaryar ka yar isku diraysaa ader labadan nin waa Ali bare ragii la yqanay iyo reer raage ragii laayaqnay wa reer aad isu dhalay aad u family Ali bare iyo reer raage dadka way iska xigan waana looma taliyaan labaduba geesiyda ku badan garadkooda wacan guul bay u horkacan Somaliland adiga maxad aahady ader adeer isla yaab hj naf waxida Allah ka abuuray wadanka badankiisana iyaga degan kii hadba noqonaya inu guulaysto kuwa kale hanbalyeeya odaygan isheeg hj inu maxamed abokor yaahay gartay ee yuu ka yahay ayaan hore oo uuu muuse abokor cayaay baan arkayay waan la yabay odygan wayn nin eery ka dhacay wa geed qolofi ka dhacde odaygan muuse waxooga u laabay hj waxas laguma aqoon inamadooda ayuu magaa ader walahay dhowr goor baan ka xishooday adoo belayao quba raga isku diraya adeer horta cid kale oo aad isku dirto Ali bare iyo reer raage dadka way iska xigan ka cali bare reer rage aya dhalay ka reer rage ali bare dhalay ali bare iyo maxmed way is wada dhaleen ha ku daalin wana ilamder iska daa nabiibnimda naarta lagu glaaye waan ka xumahay inan ku idhahdo lakiinse inbadan baa ku dawaday is deji
Cali ku biir fanaaniita kuwa heesa adaa kagaga haboon
kkkkk dubahaan ladhacay sow finiin kagama duulduulin kulmiye guul Somaliland guuul
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
nin hurda mahaa walee wa wax garad xirsi iyo xashi ka horeeya umada wa mideeyaaal wa dangarad waanagsan wa sheekhayo diinta jeel geesiyaall odaygan kale iska dwakhay adero raali ahow lakaiin wad dawakhday ragasi gadhi maysidee iska da kudaline wa rag tegay taalabsaday
Hhhh mujaahid ku muxu ka wadaa dadka xagaa, ma magacad u taqaananbaa wariye dee xaqiraada nagadaaya sxb
Wallahi runsheeg ba tahay qaranka somaliland. Osman duubad waa fagash. Cali ma ti nin qabilliste world remit is nothing waa benale.
Markaa shirkaasi ma shirarka hoosta yaacbaa waar ninkaasi waa balo😂
Caawa,heego,wayisdhiibtay
Shacabka hala wacyigeliyo oo ha loo sheego doorashadani inaay tahay afti lagu xaqiijinayo jiritaanka qaranimada somaliland oo aay u codeeyan kulmiye iyo muuse ayaganu dalka ku aaminana odasheeni gudid sheegan jirtay iyo icitisaamtii hoos baay u shaqanaya ee hala eego waxaay ku fooganyihin oo halaga fejignaado kooxaha inta doorashada kahadhay
Calow adiga iyo xinir waxaad wax ku doontaan cayda maxamud xashi waxba ku wayde kaah waa xisbiga bedeli doona ucid ama waalo ama hunguri jusoo qaado niman kiinan maxamed abokor ee muusa biixi unaageyaa buuni baa idin dhaama oo wasiir ku helay caydii maxamud xashi maxaad hesheen aan qado ahayn gobanimona waa quus ninkii gawska dhaafsaday
Guuuuuuuul kaah iyo wadani
Caawa jabkii Kulmiye maad ka hadashid Caloow.maalqabeen Ismaaciil,Maxamed Ow Siciid,madexweune Saylici iyo Ugaas Cabdirashiid,baritoolane xubno kale filo.
KKKKKKKKKKK INANKA GAABANI MAR KASTA WAA GAWRAC IYO GAWAWAR WAA LACALA LACALA HADII KAMALA HARRIS GASHO MADAXTOOYADA QARANKA MABA DHICI KARTO XIRSI IYO XAASHI MIDNA MA METELO HABARJECLO WAA KABO QAADO HABARYOONIS IYO CADOWGA QARANKA SOMALILAND
Kkkk calow waa biliioner ninkaasi xawaaldaiisu aduunka siiba europe waana caan balse cadaalada muuse ayey cadayn u tahay in dabaqada sare ka cabato waa calaamad madax dhaqameedkaynu ogayn iyo af miishaarada iyo xil ku macaashkii is urursaday ee tuugta ahaa
Warkani wa war hore
Hillaac guuuuuuuuul😅somalindguuuuul❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤