Muxuu ruushku ka rabaa afrika? Afgambiyo isdaba jooga iyo balanqaadyo aan dhamaad lahayn!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Muxuu ruushku ka rabaa afrika? Afgambiyo isdaba jooga iyo balanqaadyo aan dhamaad lahayn!

Комментарии • 108

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  Год назад +60

    Sidee faransiisku wali u dhacaa hantida afrika? 👉👉 ruclips.net/video/AwC49oR8prw/видео.html

  • @Journey1-j9u
    @Journey1-j9u Год назад +36

    ku sali nabiga scw❤

  • @Elonmusk-tn5rz
    @Elonmusk-tn5rz Год назад +23

    Maujeeda magaca Nabigeyna maxamed salalaahu Calehi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @Ciise-xalfoley
    @Ciise-xalfoley Год назад +3

    ❤m.a mahadsanid Abdi Rahman waberi

  • @Amiinjoyman
    @Amiinjoyman Год назад +4

    Aan ka xoreyno wllheyn Djibouti 🇩🇯 gumeeystaha France 🇫🇷

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 Год назад +3

    Keep going ustaad ❤❤❤❤

  • @abdillahiali982
    @abdillahiali982 Год назад +4

    Keep going bro

  • @abshiribrahim8954
    @abshiribrahim8954 Год назад +1

    Thank you ustaad

  • @dolfiindolfijnsomali2993
    @dolfiindolfijnsomali2993 Год назад +2

    masha allah top❤❤

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb Год назад +3

    Ku saliya nabiga ❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Год назад +5

    Adeer Africa ruushka loo qaatay waayo cunsuri maaha diintana Fara gelin kuma sameeyo

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Год назад +5

    Qaaradan dalal badan ayaa hurdada badankooda ayaa kakacayo dantooda-dalkooda hormar sanaaayo. Maasha Allah💞 waa wax lagu farxo😊

    • @KunkaboyChannel
      @KunkaboyChannel Год назад

      Mid kufikir he adi faranca katagtay hadana rushka ley sidii ku gumay sanayo mehey awal uma eko

    • @maxameddeeq3377
      @maxameddeeq3377 Год назад

      Rushka iyo galbeed ka usku fikirad ma ahn. Waxey galbeedka rabto waa Suq oo iyada ka dagan thy dabaqada sare. Waxuu Rushka iyo china rabaan waa Suq oo qof walbo fursad ku layahy haddu ka ganac sado.

    • @Orman-pro
      @Orman-pro Год назад

      ​@@maxameddeeq3377😊

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Год назад

    Mahadsanid🥰🥰🥰🇺🇸

  • @GuuleedGeedi-b2x
    @GuuleedGeedi-b2x Год назад +2

    Asc clraxman cumar horay usoco wllo

  • @saynab9743
    @saynab9743 Год назад +1

    ❤❤ thanks

  • @MutaasCabdiqadir-w3p
    @MutaasCabdiqadir-w3p Год назад +2

    meshaan aniga iyo inbadan oo somalia joogta illahay hanagu nabad galiyo ducadu waa dhankiina azxpey😢😢

  • @Abdimalik.shide..
    @Abdimalik.shide.. Год назад

    Keep going zxb

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @Hussnimubaarak
    @Hussnimubaarak Год назад

    Dalkeyna Somalia waxaa anfacaya waa ruushka waana inan kafaaideysanaa dantiisana teyna ka hormarsana

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Год назад

    ASC AbdiraxmN cumar

  • @Oowhasan
    @Oowhasan Год назад +2

    First comment

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 Год назад +1

    Halkanina waa waberi Media

  • @CabdifataaxSaleban-kb5nx
    @CabdifataaxSaleban-kb5nx Год назад

    🎉

  • @Maxamedwadani2066
    @Maxamedwadani2066 Год назад +1

    Zxp c/raxman cumar waxan kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho tarikhda usama bilaadi codsi zxp🙏❤

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 Год назад

      Waxuu ahaa khawarij umada laayey kooxahi uu as aaseyna ay hada taag loo la'yahay ninkas waa khawarij maxaa ku fali taarikhdisa waa midadow

  • @aymanxcabdi756
    @aymanxcabdi756 Год назад

    Arinkan si loo fahmo wll. Noo so badi

  • @salmancade7099
    @salmancade7099 Год назад +1

    Jimca Wanagsan cabdi raxaman cumar

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 Год назад

    A/rahmn waaberi 🎉

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Год назад +5

    Africa aqli maleh sidii gubada cml aya lesku ku dhibaa😂

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le Год назад +12

    Africa khayradkeda loo kala tartamya waa qaarad madow😂😢

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Год назад +1

      Waa dad inkaaray africankan😂😂😂😂

    • @mohamedabdi5301
      @mohamedabdi5301 Год назад

      @@Ezy15311Anagaba waan ka mid nhy xoolaheyna waa lis ka dadasha 😅

    • @akh8501
      @akh8501 Год назад

      Dadkeeduna madowyihiin

  • @JaamacMaxamed-yo7kj
    @JaamacMaxamed-yo7kj Год назад +2

    War bixin fiican ayad noo soo tabisa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Год назад +1

    Reer Galbeedka iyo Russia waxa wakhti xaadirkan dhaqan ahaan sahlan Russia 🇷🇺

  • @abdirahman8954
    @abdirahman8954 Год назад +1

    Wlll Kasoo hadaL Damaca ethiopia ay ku dooneyso bad thanks😊

    • @nuurcali3929
      @nuurcali3929 Год назад

      Wan kuracsanhay kahal halmar sxb

  • @mohaciidey8032
    @mohaciidey8032 Год назад +1

    Ustad waxa kasoo hada shaa qaabka loo war diyeyo Putin! Mhdznd 🙏🏼

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Год назад +1

      Ina disho miya rabta sirdoon reer galbeed ah miya tahay

  • @Mustafcumarcilmi
    @Mustafcumarcilmi Год назад

    Haye sxp

  • @cabdiqanicumar7734
    @cabdiqanicumar7734 Год назад

    Okk

  • @canshurhusein655
    @canshurhusein655 Год назад

    Somalia wax baddiyo Allah hano keeno wiil dhalin yaro ah shishiye nabad kuma sinayo wlhi

  • @ziidiiziidii
    @ziidiiziidii Год назад

    2:00 2:03 2:04

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Год назад

    Weli waynu hurudnaa

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Год назад +1

    Afrikadan sumaysan💔

  • @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS
    @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS Год назад +17

    Africa forever 💙 ❤️ 💪💪

  • @nuurmaxamed2801
    @nuurmaxamed2801 Год назад

    😮

  • @Calixasan-sf1yf
    @Calixasan-sf1yf 5 месяцев назад +1

    😮😂😂🎉😢

  • @farxanmuuse1234
    @farxanmuuse1234 Год назад

    Qutuldarueiga kulahaaa reexamar miiya ninkaan😂😂

  • @abdirashiid9645
    @abdirashiid9645 Год назад +1

    Africa Western aye ka garen Russia aye u garen jug jug mesha jog lewa ama dal waliba asi isku filanana wa may so ma aha

  • @abdleawciiraale6501
    @abdleawciiraale6501 Год назад

    Horta Africa Qamadiga kuma baxo miyaaa ?

    • @akh8501
      @akh8501 Год назад

      Waa ka bixi karaa lkn qalbigoodaa madow

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 Год назад +4

    Gaal waa gaal uun reergalbeed iyo rusianba😂

    • @qumbe
      @qumbe Год назад +2

      Maya taas waxkajiro maleh gaalada wey kaladugaanyihiin kuwa kufano ayah jiroo sido kale kuwa kuqarabto ayaa jiro

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Год назад +1

    WARIYE DANTA AFRIKA WAA RUUSHKA

  • @huseinwarsama1243
    @huseinwarsama1243 Год назад +1

    Reer galbeed ka guur oo reer bari ugur xal umaha afrika waa kud ka guur oo qanja uguur
    Xalku waa inay afrika la yimaadaan xal ay iyagu xakamahiisa hayaan

    • @akh8501
      @akh8501 Год назад

      Maskax madow waxba ma hayso, Somali arag

  • @MahdiAhmed-j6w
    @MahdiAhmed-j6w Год назад +2

    Magacaygu .waa .cabdi .raxmaan cumar .halkanina .waa .waabari .miidhiya waaw .hhhhhhhhhhh .maanshaalaah

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Africa waxay noqonaysaa garoonkii kubada

  • @Ahmed-sr9of
    @Ahmed-sr9of Год назад

    Jabuutina waa in malitariga ka qaadaan daba dhilif geele

  • @ClaahiMaxamedmaxamuud-x7v
    @ClaahiMaxamedmaxamuud-x7v Год назад +3

    ᴠʟᴀᴅᴀᴍɪʀ ᴘᴜᴛɪɴ❤😂

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад

    AFRICA HUDUDOOY😊

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Год назад

    Asc waaberi mahad sanid sida aad u cadeyso xaqiiqaha adinka kajira

  • @Bollywood-2024
    @Bollywood-2024 Год назад

    It’s shameful wallahi 😢

  • @kingcfVlogs
    @kingcfVlogs Год назад

    Filamkaa mit Afrika loo jilaaayo Lee amoo yahay

  • @malyuunismailshukow7787
    @malyuunismailshukow7787 Год назад

    Soomalia ma ku jirtaa kuwa heshiiska la galaayo Russia 🇷🇺

  • @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj
    @siciidclraxmaanawmaxamed-sq3vj Год назад +1

    🇳🇪🥰🇫🇷💪🏻🤝🏻🔥🔥👍🏻👌🏻😎

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Год назад

    Maamumul xumadu africa ma wxy gaarsiisay in bank dal kale ku yaala in ay lacag dhigtan hooyoy🤦‍♂️

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 Год назад +1

    Africa saas ayu qiyamuhu ugu dhacaya wlhi xoolo cwan ah weyi fuck

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Год назад +1

    RUUSHKU KAMU DANBEYN EE DADKA MADOW AYAA NACAY
    REER GALBEEDKA

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 Год назад +1

    Waayo Russia iyo Europe ba midba uma roona Africa labaduba hantida africa isku hystan Ana jaqi iyo Ana jaqi Hhhh

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Год назад

      Wey is dhaaman se laakiin ruushku akhlaaqda iyo abuurka Alle lama dagaalamayo sido kale isi aan kusiiye weeyan wax ha qaato she waxbuu ku ogol yahay se reer yurub waa gumaysi cad

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Год назад +1

    France 🇫🇷 Germany 🇩🇪 Ayow Siiyaaa Korontada aaa. Aragno Waxay ku soo idlaato🤣🤣🤣

  • @abdullahimohamedyaroow9763
    @abdullahimohamedyaroow9763 Год назад

    tuug weeye france

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Mhad sanid ciraxman omar sodaa muuaalka

  • @xisolle-4
    @xisolle-4 Год назад +1

    Soomali hadaa nahay Ruush Dan noguma jirto viva America 🇺🇸 ♥️ 🇸🇴

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Год назад +1

      hhh maruush baad ismooday sxb

    • @xisolle-4
      @xisolle-4 Год назад

      @@jamhuur khaniiska wuxu dhamaa midka jecel in aad jirin cadowgagana hubenayo asago xigsanayo atodgox ahan

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 Год назад

      ​@@xisolle-4That's it orthodox Ethopianka wa ninkii u soo hiiliyey 1977 anagoo wiiqnay awoodii Ethopia ka Dib mxa dhacay waana la so jabiyey meshasna wxa nooga baxay saraakiishii ugu qiimaha bdned Ciidanka Somalia

    • @xisolle-4
      @xisolle-4 Год назад

      @@jamhuur Ruushka qaasatan shacabka ruushka ma jeclo somaalida aflaam xun ayee ka fa fiyaan qaasatan kuwo yuutubarada ah ee soo booqda💀

    • @xisolle-4
      @xisolle-4 Год назад

      @jamhuur midna ogow ma aha dal dhaqaale leh wax uu kugu so kor dhinayo malaha aan ka eheen in uu ciidamo ku afganbiyo ku sameyo ma ahane Ruush waa sharta aduunka💀

  • @AhmetSiciid-c9w
    @AhmetSiciid-c9w Год назад

    𝚠𝚊𝚊𝚋𝚎𝚛𝚒 𝚖𝚎𝚍𝚒𝚊 ✋✋✋

  • @zakarieadanomar
    @zakarieadanomar Год назад

    Tolow maku jirna kuwa qamadiga looo soo dhofiyo 🤔

  • @Abdimalik.shide..
    @Abdimalik.shide.. Год назад

    Keep going zxb

  • @CrisaqShariif-g9h
    @CrisaqShariif-g9h Год назад

    ❤❤

  • @cabdiqanicumar7734
    @cabdiqanicumar7734 Год назад

    Okk

  • @cabdiqanicumar7734
    @cabdiqanicumar7734 Год назад

    Okk

  • @cabdiqanicumar7734
    @cabdiqanicumar7734 Год назад

    Okk