CALI ZAKI - MACAN WAD MAHADSANTAHAY - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июн 2024
  • Ereyada & laxanka: Sakariye Kobciye
    Music: Maftuux Cadceed
    Directed & Edited: Keynan 4K
    Produced by Waqal Studio
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 449

  • @apdirrahman4510
    @apdirrahman4510 Месяц назад +301

    Heesaha waxa Ka macaaan Quraaanka ma isu Raacnay😢😢😢😢😢

    • @AbeirAhmettt
      @AbeirAhmettt Месяц назад +6

      Haa wllhi quraanka ka macaan

    • @-muhiyathein
      @-muhiyathein Месяц назад +8

      HtHa maxD meesHan ksO donty heesta ka bxYso😂

    • @AbdikhadarMaxamed-it8sw
      @AbdikhadarMaxamed-it8sw Месяц назад +4

      Haa wllo

    • @Mohameddabiib
      @Mohameddabiib Месяц назад +4

      War horta dadkan soo qora heesaha waxaa ka macaan quraanka ma cidaan ogaynbaa jirta intaa oo Muslim ah
      Mise dad walwaalan oo mobilo sida jira ileen qawalkii ilahy iyo
      hees wx lays agdhigo mahe walalo wanu ognahy

    • @NuuraHusein
      @NuuraHusein Месяц назад +2

      M

  • @user-nn9eb3cq6x
    @user-nn9eb3cq6x Месяц назад +58

    Ilaahow maalintan maanta ah maalinteda kle oo sanadka danbe ah anigoo ku raali galiyey i gaadh sii 😢

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn Месяц назад +32

    Ilhow isu kaaya wanaaji oo dhexdena nbd io jcyl dhig calafna isugu kaya dar amiiin❤

  • @xiishziyech9292
    @xiishziyech9292 Месяц назад +106

    Heesta quranka ka macaan ❤

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Месяц назад +28

    Abwaanka heesaha lamanyasha sakariye kobciye cadceed onThe beat🔥🐐

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 Месяц назад +33

    Kobciye wallee wuu lawareegay fanka.
    Abwaan +laxamiiste+fanaan. Zakariye omar Abdirahmaan (kobciye)

  • @ckofficial3376
    @ckofficial3376 Месяц назад +31

    Erayda &Laxanka 10/10
    Camera &Editing 10/10
    Codka 9/10
    👍

    • @abdishakourismail4175
      @abdishakourismail4175 Месяц назад +1

      intaa kale waa saxdi , lkin codka ayaa ah 1/10

    • @ladanlucky3480
      @ladanlucky3480 25 дней назад

      Wilkan codkisu wu fadhiyaa sikle miyad uatagaysan

    • @aptirahmanabdiracheit985
      @aptirahmanabdiracheit985 21 день назад

      Waar erayada io laxanku may kuu dhadhami lahaayeen hadii aanay codkuba wanaagsaneyn.😂😂😂

  • @maanyareyacke9576
    @maanyareyacke9576 Месяц назад +10

    Erayda Iyo Laxanka Sakeriye kobciye Amazing wlh❤

  • @Awalegeedi
    @Awalegeedi Месяц назад +6

    Walhi sakariye kobciye hadu jirin fan ba ma jiren ma isku racanay so maliyey best word

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 Месяц назад +11

    Sakariye kobciye wx kle wye
    Ali zaki another level ❤🎉

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Месяц назад +26

    First comment like😢❤

  • @AbdisalamOmarhassan
    @AbdisalamOmarhassan 11 дней назад

    Erayda& Caméra :1000/1000
    Laxanka&Codka:1000000/1000000
    Hampalyo Cali🎉

  • @abdirashidahmed3109
    @abdirashidahmed3109 Месяц назад +11

    Cadceed musician inta og in gacantiisu fadhida mar walba👍❤️

  • @Muniiriita
    @Muniiriita Месяц назад +26

    Hurdada markaan Waayi Jiray
    Ileen Wehel Baan Tabaayay
    Wakhtiguu Igaraacmi jiry
    Wadnuhu Adiga Maqnaa😢❤
    Wllhi Hadaan dareemay
    Noloshu waxay tahay Dhabtiiye
    Show Waa Cadow Wehel La'aantu
    Jaceylkuna Waa wax kaleH 😊❤
    Waxaan Galay Duni Kaloo
    Waaba Ii Baryay Cusubee
    Mcn waad maHadsantahy
    Farxadana Adiga Watee 🙏♥️
    Waxaan qiraya inaan
    Wax Badan soo kala Habsaannay
    Oo aad Waax iga dhinnayd Ahyde
    Wacana wada joogi deennu 😢❤
    Waxaan kaa hely Jaceyl
    Dadkuba Wada haysanine
    Ada weligaa Qalpiga lahaanayee
    Ku Waaar 🎉❤
    Waxaan Galay Duni Kaloo
    Waaba Ii Baryay Cusubee
    Mcn waad MaHadsantahy
    Farxadana Adiga Watee 🥺🙏♥️

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC Месяц назад +22

    TEAM NO MUSIC WAN SOO DHIGAYA TIKTOK ❤

  • @khadaraxmed3914
    @khadaraxmed3914 15 дней назад +6

    Heestan quraan baa ka macàan walahi😢❤

  • @mubaarikofficial2820
    @mubaarikofficial2820 Месяц назад +11

    Waqal imaka Wuxuu Fanaaniintu Soo Saaray Ka Baryaa Markay RUclips iyagi Yeesheen Waar Heestan Anigu Masoo Dhigaa😂😂😂

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman Месяц назад +8

    Keynan Ku zoo Dhawoow Team Waqal Monium la tar tar Ninkaasa waxa Hargeisa jooga Goat u aH Waqal oo dHana Goat kugu waa Khadar Waqal

  • @mahadabdourazakdjama3732
    @mahadabdourazakdjama3732 Месяц назад +3

    Erayada 20/20
    Laxanaka 20/20
    music 20/20
    caméra 20/20
    team waqal onother level ❤😢
    Layaab layaab 🤍✨✨❤️

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 Месяц назад +7

    Erayada & laxanka sakariye kobciye
    Music: Maftuux cadceed
    Directed & Edited: kaynaan 4k
    Produced by: Waqal studio layaab layaab🔥

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 Месяц назад +7

    Sakariye kobciye the legend.😮

  • @abdisamadmahmoud3333
    @abdisamadmahmoud3333 Месяц назад +36

    1m markay gadho like isara

    • @Ibraahim74is
      @Ibraahim74is Месяц назад

      Shuruudha Dhaaf😂

    • @qamaryare-b4b
      @qamaryare-b4b 20 дней назад +1

      zhp legend aa tay wa kugu racsanay zhp keep going

  • @BuddhimanerDhadha
    @BuddhimanerDhadha Месяц назад +5

    Surely success in the Hereafter is great success. And to achieve this success, the righteous should work hard in the way of Allah."🥺🥺🥺🥺🥺

  • @engabdifatahjamajoseph6843
    @engabdifatahjamajoseph6843 Месяц назад +2

    Dhakhtarka jacaylka abwaan fanan mulaxan
    Sakariye kobciYe
    Cali zaki
    Farahadable maftuux cadceed
    Waqalka duula

  • @HanniHanaadi
    @HanniHanaadi День назад +1

    Ilaahay jano farduusa hayna inagu kulmiyo ❤❤

  • @AbdiWasac-pm5rx
    @AbdiWasac-pm5rx Месяц назад +2

    Eryadii+laxankii Alfanaan+ abwaan sakariye kobciye 100 %❤
    Coodkii Ali zaki 100 %❤
    Music M cadceed 100% ❤
    Hanbalyo dumshi 🎉❤

  • @user-tt1om4ps1x
    @user-tt1om4ps1x Месяц назад +7

    Waaa heestii ugu horaysay ee aan daawado iyadoo 44mint maraysa inta ila midka ah😂😂

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 29 дней назад +2

    Dhakhtarka jacaylka abwaan fanan mulaxan sakariye kobciye goat 🐐 fanka ninkas la.aantiis fanka sidu ahan laha

  • @nasramaxamud5733
    @nasramaxamud5733 Месяц назад +6

    @alizaki all the best song 👌 ❤

  • @NuuraDiin-li7ug
    @NuuraDiin-li7ug Месяц назад +8

    Cali zaki wlhi anigo yar ban ku tagerijiray wlhi😭😲

  • @ugbaadmuuse5481
    @ugbaadmuuse5481 Месяц назад +3

    Waxn qirayaa inan
    Wax badan soo kla habsaney
    Wacanaa wada jogidenu
    Only long relationship❤

  • @HanniHanaadi
    @HanniHanaadi Месяц назад +3

    M.a wllkay ali saki io juweeriya ❤

  • @GOLISNETDA
    @GOLISNETDA 7 дней назад +1

    Oohaboona. Uf. Walaashay. Haboon
    🎉❤❤❤❤❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Месяц назад +1

    waxani hees dhaafta layaab waqal duula Welcome back Keynan 🙏 the best camera 🤳 ever seen hit song 🎵
    Melody 💯 🔥 Lyrics fantastic fire 🔥
    musician maftuux cadcèed faro dahab Laayab waxbo lagaama qabo karo 🔥💯🎻🎹🎶🎼📹🔥🔥🔥

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 Месяц назад +3

    Macaan waad mahadsan tahy passport adiga watee😂

  • @Abdikani0225
    @Abdikani0225 Месяц назад +1

    Heestan nin fankan danbe ee soomalida ugu weyn doorka ugu weyn ka qaatayba erayadeeda iyo laxankeeda leh al kabiir kobciye

  • @abdirahmanaidid3355
    @abdirahmanaidid3355 Месяц назад +104

    Keynan welcome To Team Waqal another level your producer

    • @Supr93
      @Supr93 Месяц назад +11

      do a excellent renowned at the end and then inter play season and at his top 😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 24 дня назад +3

      😂😂😂😂😂😂😂😂❤@@Supr93

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 24 дня назад +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

    • @FatoumaAli-ps6jm
      @FatoumaAli-ps6jm 22 дня назад +1

      ❤❤❤❤🎉😂

    • @kayseakulu9065
      @kayseakulu9065 18 дней назад

      Hibaaq❤yasmin❤

  • @Saano-nz1ox
    @Saano-nz1ox Месяц назад +3

    Bal two years kadib hadaan kusoo noqdo aan dhaho 10 minute iyadoo taala arakay 😂

  • @AbtigaAbtiga-fr5ss
    @AbtigaAbtiga-fr5ss Месяц назад +5

    Heesta waa dhag lkn hadii daaha gaas sameey Kuma jiro😂😂😂

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 6 дней назад

    Mcn waad mahadsantahy farxadan adigaa wate 2024

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 Месяц назад +3

    BADA IYO BARIGA ,😁 BEEC LOOMA RABO🇸🇴
    MACDANTIYO BIYAHA😁BOOB LOOMA RABO🇸🇴
    WADWNKEENQ BILAN😁BAHDLIL LOOMA RABO🇸🇴
    CAWAALÒO BABADAY😁BOORKA LOOMA RABO🇸🇴
    BEESHA CAALAMKANA😁BUUQ LOOMA R

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Месяц назад +3

    Erayada 💯
    Laxanaka 💯
    Music 🎶 💯
    Camera 💯
    Team waqal another level ❤
    Layaab layaab🔥

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet Месяц назад +2

    ALFANAAN: ALI ZAKI ALI QARAN
    Erada iyo Laxanka Abwaan & Alfanan sakariye kobciye
    Music Maftuux Cad ceed
    Directed & Edited: 4K
    Produced by: Waqal studio Layaab Layaab🔥

  • @mohamedwali9760
    @mohamedwali9760 Месяц назад +5

    Kobciye fanka makaaga baxnaaa😂

  • @suldaanseeraar2969
    @suldaanseeraar2969 Месяц назад +2

    Ali zaki keep going pro 🎉
    And your wife 🎉❤

  • @zaambozz1005
    @zaambozz1005 Месяц назад +2

    Somaliyeey. This like halawada saaro eeygaan eeygu dhalay

    • @Degaliah
      @Degaliah Месяц назад +2

      Maxaad ka qaadi 😂😂 maxaad kaso doontay meshaa yaa dawo ku yidhi

    • @Saprina-uw1ii
      @Saprina-uw1ii Месяц назад +2

      ​@@Degaliahwan ku wasna

    • @Degaliah
      @Degaliah Месяц назад +1

      @@Saprina-uw1ii caaac dhilo

    • @ailover5719
      @ailover5719 27 дней назад

      Hessta dagayso adoo amusan

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 Месяц назад +2

    Waji io wanaag toona malihidiin REER Somalilaaney Xamar ma waxaa ka doorateen Oram io Amxaar xun 😢

    • @hamdaali5964
      @hamdaali5964 Месяц назад

      Wll dhawr qof somaliland ma metalan ee bal nakala reeba 😂

  • @Shukri-ue7nf
    @Shukri-ue7nf 20 дней назад

    Cali zaki u qira goatka fanka cali zaki mohamed c/llahi😂😂❤❤

  • @Boardcast1
    @Boardcast1 Месяц назад +5

    Heestu makray click tahay waa Libaax oo kle markay dhamayska tahayna waa bisad o kle 😂😂😂

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Месяц назад +3

    Fanamkeygi iyo chanalkeyga waqalba aad baan idiiin salmaaya❤

  • @MacantoxazanMacantoxazan
    @MacantoxazanMacantoxazan 24 дня назад +1

    Qurnka hala dhageysto

  • @Team_27-A
    @Team_27-A Месяц назад +3

    Ali zaki ❤🎉

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Месяц назад +4

    Wlal hadaad farinteyda aragto iso booqo chanalkeyga illahey dartii 100 qof iso raaca❤😢😢

  • @mumtasaadam2342
    @mumtasaadam2342 Месяц назад +7

    Mantion from my boyfriend ❤😢

    • @Ibraahim74is
      @Ibraahim74is Месяц назад +1

      Boy Friend kuma Jiraan only Lamaane😂

    • @mumtasaadam2342
      @mumtasaadam2342 4 дня назад

      ​@@Ibraahim74iswx fhman zhpksy😅

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 Месяц назад +1

    Anigana Hal Maalin Heestan wan qaadi doona❤

  • @DhawrzanCizz3
    @DhawrzanCizz3 Месяц назад +1

    Best song wlhi cali zaki 😊

  • @nimcoabiib-co2dc
    @nimcoabiib-co2dc 10 дней назад +1

    Wlhie heestaaN mcnaaa❤

  • @FIGSPrivé
    @FIGSPrivé 29 дней назад +1

    Big boss Ali zaki in the building

  • @NimcoHuseen-ms8fp
    @NimcoHuseen-ms8fp Месяц назад +1

    Kobciye keep goein bro

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Месяц назад +1

    Waaba duni kale heestani😢🔥🔥🔥🔥✌

  • @user-em4xy5jg3d
    @user-em4xy5jg3d 18 дней назад +2

    Hello 1=like thanks queen 👸 😘

  • @HappyGoldenDoodle-bk2zk
    @HappyGoldenDoodle-bk2zk Месяц назад +2

    zakiga duula fire song

  • @NimcoShafici
    @NimcoShafici Месяц назад +2

    Yaa salaam😮❤

  • @KayzehMohamedjama
    @KayzehMohamedjama 24 дня назад +1

    Heestani single ka meelbay taabanaysaa

  • @shucaybsharmaofficial
    @shucaybsharmaofficial Месяц назад +4

    Cali qaran❤

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh Месяц назад +2

    Thank you habibi je t'aime toi habibi

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Месяц назад +1

    ninkeygi mustaqbalkow lagu qadye kume😢

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 Месяц назад +1

    FAN hargeisa Bis Iga Yhay 😂😂🇸🇴🙌

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 Месяц назад +1

      Ogow heesta ereyada iyo laxanka waa iska leh abwaan reer Mogadishu ah zakariye kobciye 😂😂 asaa heesaha ugy badan u dhiiba

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 Месяц назад +6

    Kobciye wx kle wye

  • @hamzedayib5763
    @hamzedayib5763 Месяц назад +3

    After 12minit☝️

  • @MunaMohamed-hn5xj
    @MunaMohamed-hn5xj 12 дней назад

    Awesome night for you all the time I love you more 😊😊

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil Месяц назад

    Ali zaki somalilander nimadaan ku taageeraa wlhi

  • @mohafouzi4066
    @mohafouzi4066 Месяц назад +1

    Heestan markey 2M gaarto like ii saara 😂

  • @Farahahmed-hc6rx
    @Farahahmed-hc6rx 29 дней назад

    Lajan kii ree somaaliland nolow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuhurMohamed-it5uo
    @SuhurMohamed-it5uo Месяц назад +1

    Wewe jacaylkun waa waxa kale❤

  • @Jamac20
    @Jamac20 Месяц назад +1

    Cali zaki u dhimo cuqdad somalia munafiq naceyb ka buuxa tahay waa xabashi af somali bartey

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 28 дней назад

      Futada xaarka leh meesha kala tag hooyadaa iyo somalia ba wase

    • @ailover5719
      @ailover5719 27 дней назад

      Af Somali bartay😂 Qadadweyno horta adeey soomali miya tahay Nacala amisom taahay wasi Into ku kirbasho baad heestis dagaysanysn

    • @Jamac20
      @Jamac20 27 дней назад

      @@ailover5719
      War af somaliga halkee ka baratey xabashi yahow?

    • @ailover5719
      @ailover5719 27 дней назад

      @@Jamac20 hooyada marka la seexday ayay barty siil macan haysta

    • @Jamac20
      @Jamac20 26 дней назад

      @@ailover5719
      Hooyada miyaanan ahayn tan skuulka abaarso lagu waso niman gaala ah oo buuryo qab ah ayey u afduuban tahay hooyada

  • @foosicabdiahmaan
    @foosicabdiahmaan Месяц назад +1

    Go Forward our bro kaynan❤

  • @SamiiraAxmedMuuse
    @SamiiraAxmedMuuse Месяц назад +2

    Hooy like isaara haddi kle😅😅

  • @jaamacmaxamed2211
    @jaamacmaxamed2211 Месяц назад +2

    Waqal bardanbe nin kan caadisa hanoo keenin

  • @Kanadiidofficial
    @Kanadiidofficial Месяц назад +1

    Is on fire Cali zaki

  • @mohamedabdishakur-xy3ip
    @mohamedabdishakur-xy3ip 23 дня назад

    Show waa cadow wehel la'aantu.🥲
    Jeceylkuna waa wax kale. 🛀❤️‍🩹

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 7 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤❤❤habibi

  • @SoumayamohametMuhammad-mo1po
    @SoumayamohametMuhammad-mo1po Месяц назад +1

    Masha allh hore u soco ❤

  • @user-vl5su6pz8t
    @user-vl5su6pz8t Месяц назад +2

    Woof caleek 🔥 😊

  • @raxmamuuse5480
    @raxmamuuse5480 29 дней назад

    Wallky Ali zeki iyo marwdiisa jaweeriya axmed wllo isku waara dhimoo dhaqma❤❤❤❤❤1111❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudmaxamedAbukar
    @MaxamuudmaxamedAbukar Месяц назад

    waxan galay duni kaloo waaba ibaryay cusube . Yawaduud saki ❤🐐 hesta waxan dhagesanaya 11:50 subaxnimo . Malin jimca 28 june 2024 ❤

  • @muniirkhaldaan
    @muniirkhaldaan 20 дней назад +1

    нυя∂α∂α мαякααи ωααуι ᴊιяαу ιℓєєи
    ωєнєℓ вααи тαвαуαу ωαкнтιgυ ι qαяα¢ι ᴊιяαу ωα∂иαнα, α∂ιgαα мαqиααα❤
    αв∂ιкαяιιи.αℓι. ѕнααн
    тнє вєѕт fαиαи🖇️🖤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 26 дней назад

    Wooooooooo 👍👍👍❤❤❤❤❤❤🫶🫶🫶🫶🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hanbalyo maash Allah 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @user-jx7uy6hs6x
    @user-jx7uy6hs6x 23 дня назад

    Fariinta qofka ino so gudbinaya dadkisi wali dhiigodi ma dhaqmin lasacaano qofkas ayan oran karaa wa somalinimada ku dhax nool one an only

  • @Umalkhayir
    @Umalkhayir Месяц назад +1

    Masha allah My king❤

  • @Muuse-b6y
    @Muuse-b6y 15 дней назад

    Tanks Ali zaki

  • @balqiisacismaan1155
    @balqiisacismaan1155 Месяц назад +3

    Ax yaa Hees

  • @abdirashidsadri8496
    @abdirashidsadri8496 Месяц назад +2

    Hey on me like ❤😊

  • @HaboonXuseen-tg6vn
    @HaboonXuseen-tg6vn 20 дней назад +3

    Were cali zaki oo my ❤❤❤❤🎉😂😢😊

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Месяц назад

    Ali zaki ❤kaynaan welcome waqal studio ❤

  • @MiskiHamdi
    @MiskiHamdi 19 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ 0:21

  • @saeedmuse2150
    @saeedmuse2150 Месяц назад +1

    Yarkani miyuu ku jiray kuwii qaaday heestii xamar amxaarka iga dhow

  • @almaasxuldumar1059
    @almaasxuldumar1059 Месяц назад

    Walahay kaynaan waa the best camera😊

  • @ZakiALI-le9xx
    @ZakiALI-le9xx Месяц назад

    The first sponsor is me 😂👍❤

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j Месяц назад +2

    AFA WEEYAN itope Mala Haku gayso daa Hooyada marqanka tahya wase😂😂

    • @mariishcabdalla9614
      @mariishcabdalla9614 Месяц назад

      Axdu waa ceeb ninka waxbu kumu warsan haku kala qabaneee melo kale la raadso