ABDIJIBAR GACALIYE - FARXAD MALIN HA WAAYIN - OFFICIAL VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 июн 2024
  • Ereyadii & Laxankii: Zakariye Kobciye
    Director by Ali Zaki
    Music: Maftuux Cadceed
    Camera & Edited: Keynan 4K
    Produced by Waqal Studio
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 469

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Месяц назад +223

    Waqal’Always’s The Best🎶

  • @ina__Aarale
    @ina__Aarale Месяц назад +123

    Dhalinyaroy salaada hala ilaaliyo waa iga waane 😢

  • @user-qe9lj8hh7x
    @user-qe9lj8hh7x Месяц назад +222

    Xabiibkena muhamed anku wada salino scw❤🥺

  • @Muniiriita
    @Muniiriita Месяц назад +109

    Sidaad iiga war hayso
    Dhibta iila Wadaagto
    Ee Aan kuulana wyne
    Wax Baran ku qiyaaso
    Maskaxdayda ka Waayay 😢❤
    Wadnahayga Badh Baa
    Wadnahaaga ku yaal
    Wiilasha indhahayga
    Waa unuur Aragaago ❤
    Maalintaad werwerysana
    Waan Wal Xadaaye
    Farxad Maalin ha waayin
    Wakhti kaama xumaado
    Ileen Markaad wacntahy
    Uumban wacanahee ❤😢
    Sida uu uwaraabsHo
    Wadne dhiigu Jirkayga
    Ee Uwaayi karayn
    Bad wixi QalpigaygaH
    Wax taraayay usiisay❤
    Waxyahayga Badh Baa
    Waxyahayga Ubaahan
    Qof wuxuu qof kale yeelo
    Jaceylkaagu wannaagsan ❤
    Maalintaad werwerysana
    Waan wal xadaaye
    Farxad Maalin ha waayin
    Wakhti kaama xumaado
    I leen markaad wacanthy uumban wacanahee ❤😊

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Месяц назад +56

    Qof wlba o qoraalkyga akhriya waxaan u rajeenaya cafimaad iyo cibaado suuban amein😢❤

  • @sakariyemaxamuud2735
    @sakariyemaxamuud2735 Месяц назад +125

    Wa idin barya meesha saliga nabiga ha keenina 😢❤

  • @RahmaRose-wn5tj
    @RahmaRose-wn5tj Месяц назад +21

    Hoygi ilbaxnimada iyo fankay Hargeisay tani hees iyo jilnin ba wey dhaftey❤👏😊

  • @xasuusmedia338
    @xasuusmedia338 Месяц назад +13

    Hestaaa wa iskaleh Abwaan, Fanaan iyo laxamiiste Zakariye kobciye

  • @suldaanseeraar2969
    @suldaanseeraar2969 Месяц назад +63

    Alle Haynaga Dhigo Kuwa MaalmaHa CaraFa Ee Khayrka BaDann Sooma 🥺💙

  • @XudayfiAbaadir
    @XudayfiAbaadir Месяц назад +85

    inta aan ereyada la socone jilinka egeysa bes😂😂

  • @user-Najka
    @user-Najka Месяц назад +4

    Goatka 2aad ee fanka cabdi jabar gacaliye guulayso zhp

  • @hudamahed5522
    @hudamahed5522 Месяц назад +4

    Farxad Maalin ha waayin
    Wakhti kaama xumaado my everything Amiin ❤❤❤😢😢😢😢

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. Месяц назад +56

    Najma imtaxaanka iyadaa ugu saraysa inta ila fahmaysa😂😂❤

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla Месяц назад +12

    Maftuuux cadceed gacanta iyo maskaxda alaha kudaayo sxp fire holac musig m.a❤❤amazing

  • @caliafgooyeofficial
    @caliafgooyeofficial Месяц назад +6

    Codka 100/100
    Ereyada 100/100
    Laxanka 100/200
    Music 100/100
    Edit 100%40
    Director ali zaki best
    Team waqal keep going legends

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 Месяц назад +17

    Hess macaan good voice the KING Keep going brother from DJIBOUTI HANOLADO SOMALILAND GUUL IY0 GOBANIMO FROM DJIBOUTI '🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤

    • @ayanlexuzzen1566
      @ayanlexuzzen1566 Месяц назад

      Ano ujeda qaran qudar qadan mayo🇩🇯🇸🇴😂😂

    • @glamafterglam7732
      @glamafterglam7732 Месяц назад

      Bukan dhakhtar waayay Uma xumid caabuqaasi aduunbu ku dhibi ​@@ayanlexuzzen1566

    • @oubaha.mohamed6938
      @oubaha.mohamed6938 Месяц назад

      @@ayanlexuzzen1566 ayaa kuu waydiyay waxa

  • @Awale.british
    @Awale.british Месяц назад +8

    Director Ali Zaki Film baan u dhibaynaa .. Layaab Layaab Abdijibar 🔥🔥

  • @asmaclaahi7637
    @asmaclaahi7637 Месяц назад +29

    Heestan sidan uga helya leeeee😫❤️🥺

    • @updirazkahmed3630
      @updirazkahmed3630 Месяц назад

      Maxaa ma maclinkas isu waregtan 😂😭🫶🏻

    • @asmaclaahi7637
      @asmaclaahi7637 Месяц назад

      @@updirazkahmed3630 May macalin kuma wareego heesta macan walal 😂😂

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Месяц назад +5

    Tani Way Hees Dhaftay
    Sakariye Kobciye Wixiisu Waa Another level

  • @abdimoh
    @abdimoh Месяц назад +8

    Wadnahayga badhbaa
    Wadnahaaga ku yaal Hooyo❤

  • @rahmakhadar2727
    @rahmakhadar2727 Месяц назад +8

    hees waxaa leh team macalin xpipi 😂😂❤

  • @user-gx3ci9xn9x
    @user-gx3ci9xn9x Месяц назад +5

    Sakariye kobciye wixiisu wa another level

  • @naasirkhadar5244
    @naasirkhadar5244 Месяц назад +14

    ALLOW DAMBIGAYGA IYO KA WALIDken DHAAF😢😢🤲🤲 kuligen

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 Месяц назад +8

    Kuwa ugu caawansan waa kuwa like raadiska ah ! . Aqli xumo Ka xun miyaa Jira inaad meel aan Ku habooneyn la timaado saliga nabiga , ma sidaa buu kuula raqiisan yahay ?

  • @aragsanabdale7335
    @aragsanabdale7335 Месяц назад +5

    Wadnahyga badhbaa wadnhaaga ku yaal wiilashaa indhahaygaa waa unuur aragaaga❤

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Месяц назад +8

    Qof Wuxu Qof Ka Yeelo
    Jacaylka U Wanagsan 🥹❣️

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 Месяц назад +7

    Heestan waxay ii xasuusay macalin yaro aan is jeclayn😢😅

  • @hasanyusuf3823
    @hasanyusuf3823 10 часов назад

    Faraxd maalin hawaayin waqti kaama xumaado ileen markaa wacantahaa wacanone. ❤🙏🏻💪 heestan waa kaaa hayaa xaqiiq. Erayo fadhiyo cod muuqda music 🎶 best ah. Guul fanaaan 🇸🇴 somliyedow. alle hanaga hanuuniyo heesaha 😢 yaa allah🤲

  • @user-pq3ti1kg4k
    @user-pq3ti1kg4k Месяц назад +5

    ❤❤😢m,a hees iga dheh ❤️😫😫

  • @AsmaKhairsaed00
    @AsmaKhairsaed00 Месяц назад +4

    Ereyo mug iyo miisan leh toos bay qalbiga ula xidhiidhayaan, jilniinkuna hadal kari maayo❤

  • @RayaanGuleed
    @RayaanGuleed Месяц назад +13

    Waxay ila ty in qisadan laga sameyay macalin iyo ardayadii😢

    • @updirazkahmed3630
      @updirazkahmed3630 Месяц назад

      Waa aniga iyo macalinkayga history 😂😭💔

    • @SahroBuulle
      @SahroBuulle Месяц назад

      Haa waa aniga io malinkyga technology 😢❤

  • @06382
    @06382 Месяц назад +3

    ❤❤❤❤❤ax yaa cabdijibaar maxad samasay axyaa hees tani hees way dhaaftay wlahi❤❤❤❤❤❤😊

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 Месяц назад +5

    Waqalka the best 🎶

  • @Xariir77
    @Xariir77 Месяц назад +1

    Imtxaanka 2024 ku jiraaa hal fariin ii reeb sandkasta wankan gala mana baqo. Beerka imadow ❤

  • @MuhiimAhmed-ig8td
    @MuhiimAhmed-ig8td Месяц назад +5

    Tani hees way dhaaftay 😮❤

  • @user-ou2rm2jq7r
    @user-ou2rm2jq7r Месяц назад +4

    Goat Sakariye Kobciye waad nawaaleeysaa

  • @user-ue2tn8ch6c
    @user-ue2tn8ch6c Месяц назад +14

    Ciyaal iskuul iyo qish waa ini❤😂 salaamay 🎉

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Месяц назад +26

    Heestan nin weyn baa soo qaadaye ka fadhiiso dhaha kan yar
    Legend kobciye 🔥

    • @Cazka12
      @Cazka12 Месяц назад +10

      Hoyada Gadhka Bilaa Micnahaa Ka Wase Ninka Guska Uga Fuq Kobciyaha Sheegayso Ninkanaa Ka Wayne Goat Abdijibar Gacaliye 🔥🐐

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour Месяц назад

      Iska dhagaysoo dhaaf aduu sxb

    • @saadakabdi8684
      @saadakabdi8684 Месяц назад

      @@Cazka12ma ninka erayada iyo laxanka oow isla qiireysiinaayo sameeyay oow ka weynyahay😅, lkn kobciye isagaa heesta siisay kan yar.

    • @user-gl9ni8sl6l
      @user-gl9ni8sl6l Месяц назад

      ad iyo ad

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi Месяц назад

      Oo labada nin kanaaba cod macaane 😂 waliba heestana kusoo baxaya barteedna wuu dhigey wallee haddey jilniin noqoto iyo haddey cod noqotoba . Waxaa laga yaabaa inuu asagu udhiibtey heesta oo qaad ku yidhi wey dhici kartaa

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd Месяц назад +7

    Super abdijibar gacaliyeh🔥🫡

  • @user-vm2xk8bf7s
    @user-vm2xk8bf7s Месяц назад +5

    Heed dhaftay tani❤

  • @mariajamaal5217
    @mariajamaal5217 Месяц назад +5

    Zida warqada looga qaadEy Mustafa kaante wxn soo xasuustey Examkii jsl ka😢😂😂

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC Месяц назад +35

    TEAM NO MUSIC 🎶 ❤

  • @CabdirahmaanIbrahim
    @CabdirahmaanIbrahim Месяц назад +10

    Heestani waxay saamayn ku yeelandoontaa ardayda examka shahaadiga u fadhiisan Doona 8aad vs 4aad examka dawlada alo haynoo fududeeyo dhamaanteen yaa rapi😭😇🥰

    • @SahroBuulle
      @SahroBuulle Месяц назад +1

      Heestan aniga sibey itabaneysa io muqaalka laga soo sameyey wxan ahy ardayad uu mackinkedu xidhidh ka dhexeyo wxa isawirmaya Anigiyo mclinkyg+jacylkyga

    • @CabdirahmaanIbrahim
      @CabdirahmaanIbrahim Месяц назад

      @@SahroBuulle sorry 🙏 walshay waankula daremi karaa wllo😇

    • @mushtaksulayman
      @mushtaksulayman Месяц назад +1

      Aamiin Allaha inoofudeydiyo

    • @CabdirahmaanIbrahim
      @CabdirahmaanIbrahim Месяц назад

      @@mushtaksulayman aamin zxp aamin

    • @hayatmusse1210
      @hayatmusse1210 Месяц назад +1

      Alalaa😂

  • @mahadyare4979
    @mahadyare4979 Месяц назад +7

    Fanaankii fanaanada wuu heesey maantai🦻🫡

  • @MahdaXariir
    @MahdaXariir Месяц назад +5

    Ax yaaa hees🥺❤️😫

  • @sihaamalihirsi3222
    @sihaamalihirsi3222 Месяц назад +2

    Waxyaheyga barbaa waxyahaaga u baahan💕🔐

  • @Zakii_apdi
    @Zakii_apdi Месяц назад +3

    Markay 1.4milion gaadho iso wacaaaa

  • @Madaale-tw9tj
    @Madaale-tw9tj Месяц назад +3

    Fanaan buuha hore usoco

  • @ShucaybAbdi-qg2vv
    @ShucaybAbdi-qg2vv Месяц назад +19

    Kusali nabi maxamed scw❤

  • @mukhtaarjamuuriyo6177
    @mukhtaarjamuuriyo6177 Месяц назад +4

    Wadnahayga badhbaa wadnahaaga kuyaal axsan❤❤❤

  • @zuhaibyuusuf956
    @zuhaibyuusuf956 Месяц назад +3

    What a song
    What a fanaan
    What a music
    What a camera
    Lay aan layaab abdijibarka🦁🐐😮‍💨🙌🏾

  • @Maxamedrudwancabdi
    @Maxamedrudwancabdi Месяц назад +3

    Jacenkii 2024 ❤😢

  • @Cazka12
    @Cazka12 Месяц назад +5

    Goat Gacaliye + Waqalka 🔥🐐

  • @qurbostudioi779
    @qurbostudioi779 Месяц назад +3

    Sakariye kobciye ku wataa taliye 😊

  • @amundahir7942
    @amundahir7942 Месяц назад +6

    Finally way soo dhacaday❤

  • @Ahmedshaakir291
    @Ahmedshaakir291 Месяц назад +5

    @waqal studio always is the best❤

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi Месяц назад +4

    Schoolkaan tiktoka ku arkayay ma heestan ayay ahayd 😅
    Ereyada10/10
    Laxanka: 10/10
    Codka: 10/10
    Musica:10/10
    Muqaalka:10/10
    Waqal The Beast 🔥

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 Месяц назад +4

    Ereyada= Zakariye Kobciye
    Laxanka = Zakariye kobciye
    Music = Maftuux caceed
    Camera = Keynan 4K
    Produced = Waqal WStudio

  • @anshaxofficial2020
    @anshaxofficial2020 Месяц назад +4

    Farxad maalin Hawaayin Marwadayda mustaqbalka❤

  • @CaliCarab-zm5lp
    @CaliCarab-zm5lp Месяц назад +7

    "Anigu ma ihi kan ugu fiican, laakiin waxaan kuu balan qaadayaa inaan si niyad ah kuugu jeclaan doono.. ” ” ” ”❤❤❤

  • @yusuflucky2
    @yusuflucky2 Месяц назад +4

    Wow one million markeey gaarto isoo waca 😂😂

  • @SokaayeAxmed
    @SokaayeAxmed Месяц назад +7

    Ax yaa hees beautiful

  • @MohamedAbdi-oz3qc
    @MohamedAbdi-oz3qc Месяц назад +1

    What a great song have listened 10k already

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 7 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤habibi je taime toi ❤❤❤habibi AR

  • @NaciimaMahad-lj3ts
    @NaciimaMahad-lj3ts Месяц назад +1

    Malintad warwaraysona waan Wan walhadaaye farxad Malin ha waayin the best song 🎵 👌 ❤

  • @fosiyaismail-ri2so
    @fosiyaismail-ri2so Месяц назад

    Badana in tan cidlo Isku dhaafiyey😢😊❤

  • @HamdaAwil-jd7vt
    @HamdaAwil-jd7vt Месяц назад +2

    Iso duceya wllayal exam ban galayaye 40 qof igu duceya allah hy aqbale

  • @MaxamedNuur-zh9wx
    @MaxamedNuur-zh9wx Месяц назад +1

    Alla wadnaha abaayo waa hees mcn❤

  • @saafisaeed2557
    @saafisaeed2557 Месяц назад +2

    heesti macalimintaa Maclin xappy

  • @OmarMohameth-uz9xe
    @OmarMohameth-uz9xe Месяц назад +3

    ABDIJIBAR GACALIYE 🐐 👑
    WAQAL STUDÌO ❤🔥

  • @NimcaanDeeq-cu3bt
    @NimcaanDeeq-cu3bt Месяц назад +8

    Free Palestine ❤❤❤

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji Месяц назад +1

    Illen Hesta Dharka Schoolka eyes Wateen Lasugiwayey Matanaa❤

  • @SimbaLoves-yn3kh
    @SimbaLoves-yn3kh Месяц назад +8

    🚨🔥FREE PALASTIN 🚨🔥

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 Месяц назад +1

    Gacaliye best singer🎉

  • @selmenmohamed9973
    @selmenmohamed9973 Месяц назад +2

    landers Accent is the Best 👌 👍 forever

  • @birlab
    @birlab Месяц назад +2

    team abdijibaar gacanta taga

  • @NaciimoMaxamed-rt2pv
    @NaciimoMaxamed-rt2pv Месяц назад +1

    Isha caal hees cusub ❤

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR Месяц назад

    Keynaan Waa Hiboole Gacmo Dahabla Waqal-Studio inuu laa shaqeeyo baan qaaba halaga war hayo.❤️

  • @Roodaayaanle-og8ii
    @Roodaayaanle-og8ii Месяц назад +3

    Mansha Allah wll mcn ❤❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Месяц назад

    Woow it's so amazing woooof top weeye video qualitygiisu waa 10/10❤🔥🔥📽🎥🔥🔥
    MAFTUUH 🎹🎹mxd samaysay abtio🔥❤❤
    WAQALKA DUULA 📽🔥

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare Месяц назад +2

    Lagayaab hees wey dhaaftay 🥁🎸🎹🎙🎧🏆👑🙏

  • @MaslaxSuldan-hf9wl
    @MaslaxSuldan-hf9wl Месяц назад +4

    team now waqal always ✌❤

  • @user-lj9kp5op2y
    @user-lj9kp5op2y Месяц назад +3

    Axya hees

  • @mohametabdirahman4634
    @mohametabdirahman4634 29 дней назад

    QiiQ🔥War Abdi wlaal mxd samaysay🐐

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat Месяц назад

    Ma macalinkii bad tahay abdijabar

  • @sakariyesiicith
    @sakariyesiicith Месяц назад +4

    Wali 1k love layma sarin 😢

  • @AxmedMuxumed-tq1gu
    @AxmedMuxumed-tq1gu Месяц назад +1

    Ankusalino xabiibkeena muhamed Salalahu calayhiwasalam

  • @mohamoudfaysal5421
    @mohamoudfaysal5421 Месяц назад

    ❤ wadnahayga badh baa wadnahaaga ku yaal.
    R. A. WN Ku JLHY ❤

  • @sharmakecabdi-lb5dp
    @sharmakecabdi-lb5dp Месяц назад +3

    𝚜𝚊𝚊𝚍 𝚗𝚊𝚢𝚎𝚜𝚑𝚊𝚢 𝚒𝚗𝚊𝚍𝚎𝚛

  • @HanniHanaadi
    @HanniHanaadi 11 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ m.a allaaaaah❤❤

  • @cqadarmaxamednuur4584
    @cqadarmaxamednuur4584 Месяц назад +1

    Heestaan sugayay legend ku amin snahay🫡

  • @SafaGas-jw4gs
    @SafaGas-jw4gs Месяц назад +3

    Jah hese miyan 😮

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 Месяц назад +2

    Shidnaaba shidan🔥🔥

  • @HodanCilmi-wr7vl
    @HodanCilmi-wr7vl Месяц назад

    Waqal cabdi jibar gacakiye way way❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😢🎉🎉😮🎉😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉🎉😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉😢🎉🎉😢😢🎉

  • @user-se1eh7hh6r
    @user-se1eh7hh6r Месяц назад +2

    heestan wan u bahnyn😂❤

  • @SafwanCazka
    @SafwanCazka Месяц назад +4

    Heesta in lasoo dhacay waxaad ku dareemi erayada iyo laxanla lama muujin😂❤😂😂

    • @saabirsaska9907
      @saabirsaska9907 Месяц назад +1

      Sakariye kobciye qaday hesta😂

    • @Qulaaseyesalmaan
      @Qulaaseyesalmaan Месяц назад

      Macageed​@@saabirsaska9907

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi Месяц назад

      ​@@saabirsaska9907Oo labada nin kanaaba cod macaane 😂 waliba heestana kusoo baxaya barteedna wuu dhigey wallee haddey jilniin noqoto iyo haddey cod noqotoba . Waxaa laga yaabaa inuu asagu udhiibtey heesta oo qaad ku yidhi wey dhici kartaa

    • @mohamedamiinabdihashi8019
      @mohamedamiinabdihashi8019 Месяц назад +1

      Zakariye kobciye baa leh Erayda×laxanka . Kobciye waa nin waxbadan ku taageero fanka jiilkaan danbe sida , saalax sanaag, nimcaan hilaac, suldaan seeraar, xariir ahmed, maame, aamiin yare, iyo kuwa kale oo badan balse mahelo mudnaanta uu leeyahay.

    • @SafwanCazka
      @SafwanCazka Месяц назад

      @@mohamedamiinabdihashi8019 nimcaan iyo xariir iyo suldaan ma jiilka dmabaa ku dartay😂😂

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 8 дней назад

    Kobciye oo heesta sameyy page ka labaad ee labada heesood isku mid maaha kobciye wuxuu leeyahy markuu qaadaayo.
    Afkaaga kama waayo
    Weedho aad umacaane
    Waxaan maanta kuleeyahy
    Wacaneeeyba naftayduul
    La'aantaa waxba maaaha
    Waxyahayga dhanbaaa
    Wardi kuu aqriyoooooo
    Sidhabaad ugu wayntahy
    Yay ku waayin naftaydu."

  • @ConfusedBooks-cg6mc
    @ConfusedBooks-cg6mc Месяц назад

    Mashaallah najma iyo c/baar❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech4410 Месяц назад

    Underrated fanaan

  • @abdihakiimhuseenhasan8466
    @abdihakiimhuseenhasan8466 Месяц назад

    Wakhti kaama xumaado wll
    Faraadada😊 maalin ha waayin
    Wll ina muuse axmed