CALI ZAKI - MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Cali Zaki
    Marwadayda inaad Noqonayso
    Ereyadii: Abwaan Sidiiq Jiir
    Laxankii: Sakariye Kobciye
    Music Cadceed
    Afro Waqal Furinle Production
    Camera: Yonez Crown 🥇
    Editing: Khadar Waqal

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio  Год назад +537

    Marwadayda inaad noqonayso,
    Ma ogayne mudaan dad kaleeto,
    Wakhti maalmo intaa la yar qaatay,
    Maanku diiday inaan ku nagaado.
    Meel aad joogto ayaanan ogayne,
    Mar horaan iman laa dhinacaaga,
    Waxa aanse mabsuud ku ahaaday,
    Inaan maanta ku haysto xabiibi.
    K
    Kolkii aan noloshii ku midawnay,
    Naftii aad mulkidaa kugu faantay,
    Mugdigii iftin baa ka danbeeyay,
    Murugtii farxad baa ka danbaysay,
    Malab weeyi jacaylka dhexdeenu.
    B2
    Maqnaantaada naftaan ku galaynin,
    Minit baanan ku waayi karaynin,
    Qalbigaad ileen maamulaysaaye,
    Muuqaagaa jawi gaara sameeya,
    Qof muhiima markaan la rafiiqay,
    Muxibaa jidhka oo dhan ku baahday,
    Noloshaa macna doora samaysay,
    Marraa-waaxid Hadaan nastay qaali.
    K
    Kolkii aan noloshii ku midawnay,
    Naftii aad mulkidaa kugu faantay,
    Mugdigii iftin baa ka danbeeyay,
    Murugtii farxad baa ka danbaysay,
    Malab weeyi jacaylka dhexdeenu.
    Erayada:Siddiiq Jiir
    Laxanka:Sakariye kobciye
    Muusiga: Cadceed
    Codka: Cali Zaki
    Waqal Studio

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Год назад +147

    Heesuhu waxay ka hadLayaan dhaawaca Qalbiga😭, Qur'aankuna wuxuu ka HadLayaaa dawada Qalbiga ❤

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Год назад +12

    Oyoyooy Layaaab Layaab Waqal 2023 🤙

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Год назад +149

    Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 Год назад +135

    Heesta waxn ka macaan Quran Alle hadaa igu raacsan tahY igu soo bir 🕌

    • @xaredhanad4671
      @xaredhanad4671 Год назад +2

      Taaa waaa la og yahay blze hadii aad zidaa leedahay mxaa ku zoo galiyey heezta mesha ka baxateza mrkaaad dhagayezatay ayaa leedahay heesaha quraanka ka macaan

    • @hasankosar9047
      @hasankosar9047 Год назад +1

      Waaruntaa
      Wllo
      Qali
      Kaasaakamacaan

    • @abdikaniahmedbalal4249
      @abdikaniahmedbalal4249 Год назад

      ​@@xaredhanad4671 wad heesa😂

    • @user-ey6gg1bp1y
      @user-ey6gg1bp1y 4 месяца назад

      Saas waaye walaalo❤❤

    • @osmanjr9508
      @osmanjr9508 Месяц назад

      waaahi heesoi yo badea

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +301

    Heesaha waxaa ka macaan quraan Alle like saar👍😭😭

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 Год назад +110

    Heeskasto soo baxda waxaa ka macaan quraanka Allah ❤😢❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +223

    Hees KASTA oo macaan Qur.aanka kamacaan xaqiiq wlHiInta jecel nebi Muxamed Scw isOo RaaC ❤❤❤🌹😭😡

  • @dekaabdirashid9000
    @dekaabdirashid9000 Год назад +7

    Heeskan laxankisan ka gartay mar hore inu ustadki weyna saaray Kobciye🥰

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Год назад +490

    Team Waqal Always Onthe Top🔥💯

  • @samiiracabdiqaadir9687
    @samiiracabdiqaadir9687 Год назад +71

    Oohada ma hees mad nagesan rabtaan wall yaal Quran ka ale madhagesatiin😘🤲🤲

  • @munasalebaan293
    @munasalebaan293 Год назад +14

    Ma isku raacnay fanka la sheegaaba inuu hargaysa yaalo😢😂❤❤❤

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab Год назад +5

    Ali zaki hadad tagerto like sii

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Год назад +10

    Ayyy heesta sanadka meel aad joogto ayana ogeyne mar horaan imanlaa dhinacaaga waxa aansa mabsuud ku ahaday inaa maanta ku heysto xppi ❤🥰🔥

  • @afnaan637
    @afnaan637 Год назад +43

    Ninkayga inaad noqonayso ma ogayane mudaan Ragkaleeto wakhti maalmo intaan la yar qaatay maanku diiday inaan ku nagaado xaakim Abdinaasir love you macne💕 3/3/2023 🌐

    • @Earth-update
      @Earth-update Год назад +1

      my couples 💑

    • @farxiyomahamad3374
      @farxiyomahamad3374 Год назад +2

      Masha Allah alle haisku kiin barakeeyo laakiin maanta taariikh da waa 4 xbbti

    • @Mohametapthi
      @Mohametapthi Год назад +1

      @@farxiyomahamad3374 haw qaban yariizey 😂

    • @Fardus-Mohamed
      @Fardus-Mohamed Год назад +1

      Mnta bishu waa 4 ee hlka ku noqo

    • @washin460
      @washin460 Год назад +2

      ​@@farxiyomahamad3374 kadaa layrkaa 😂🤣

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Год назад +7

    Xaajigayga in aaad noqonaydo ma ogayne mudaan dad kaleeto wakhti maalmo intaan la yar qaatay manku diiday in aan ku nagaado 💯✅️✅️❤️❤️❤️

  • @karimadnaan6753
    @karimadnaan6753 Год назад +3

    Ku SaLiya NabiGenah Scw Waxan Faa’id inoma Lahaan Aduun io Akhirapo❤🎉😊

  • @kingapinaazhofficiall5505
    @kingapinaazhofficiall5505 Год назад +9

    Haddii aad haysato qof aad ka farxiyo oo aad jeceshahy asna ku jecel like saar wll❤

    • @professormuna7690
      @professormuna7690 Год назад

      I have some one who makes me happy and love me her name is mamo sweat

  • @Jookar1
    @Jookar1 Год назад +21

    Another level heestaan kama xiiso dhaco🥰

  • @_Shaakalinho.
    @_Shaakalinho. Год назад +7

    Qof muhiiim'markaan la rafiiiqay' muxibaaa jidhka oo dhan ku baahday, noloshaa macna doora samaysay' Marra waaxid hadaan nastay qaali'🫀😮‍💨

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Год назад +5

    Ali gayga caashaqa iyo team waqal salaan iga gaadhsiiya oo khadar u horeeyo from burco

  • @boramavevo9643
    @boramavevo9643 Год назад +38

    Clip kii aduunka team waqal sxbyaal shaqo wacan. This is way to head the game amazing team work very professional and talented 🎤🎤

  • @AhmedSamir-yr3cd
    @AhmedSamir-yr3cd Год назад +5

    Heestani waa another level. Waxa ay u qalantaa views intan ka badan.

  • @mumtaazfeizal994
    @mumtaazfeizal994 Год назад +9

    Waxn hees lama dhihi kro wlhi 🥰♥️inta og iney kalkaceyso

  • @abdiwaliqalbi2802
    @abdiwaliqalbi2802 Год назад +66

    اللهم بلغنا رمضان 🤲🖤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +4

    Ramadan kareem 🙏 all muslim ☪️

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 Год назад +4

    Waar inTa iLa tangeerTa aLi zaki FarTa Taag...🙋‍♂️❤🥰

  • @hassankaafi88
    @hassankaafi88 Год назад +1

    Hees mudo badan sugeyney the legend wan ku wata zakiyow waqal studio muxu sameyay sxp pin ka ana xaq uleh pro wan kahaya like ha ila dhafin

  • @MOHACADDE293
    @MOHACADDE293 Год назад +4

    Duriyadi somalilnd

    • @ikhrahassan3630
      @ikhrahassan3630 4 месяца назад

      Mandhow Allha thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cali saki nin kaa cod macanow ma jiro ilaahey haku dayo qali

  • @fatxisaciid5653
    @fatxisaciid5653 Год назад +3

    ❤❤❤❤❤ ilahooow wiilka aaan jeclhy calfka ii gudar ❤

  • @ugbaatalih3164
    @ugbaatalih3164 Год назад +3

    Oof way hees dhaaftay tan hees lama Odhan karaba🥺❤🌍

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 Год назад +2

    Allahayoow waxan ka Magan galay jacayl Bilaa Guur ah Iyo Guur Bilaa Jacayl ah Qof walba qofka Fahmaya nolosha wax,walba u ah jacaylku waa Naxariis daryeel danayn ixtiraam tanaasul kala danbayn marka noloshu qurux ayey Noqonaysaa Nololba nolosha ay ka caqbado badan tahay way ka saamayn badan thy wayna ka Qurux badan tahay Izu zamra zi nolol Qurux Badan u Hanataan is dhiiriya is garab taagnaada isu noqda wax walba❤🥰🌹❤🥰
    Qof walba ilasho Qofka ku jecel waayo Jacaylka sida loo hantaa way adag tahay 😍

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle Год назад +10

    Woof calayk 💯❤
    Another level🔥🔥

  • @abdizakigacaliye8031
    @abdizakigacaliye8031 Год назад +5

    Marawadayad inaad noqonayso la sooco Ali zaki 🎸🎤🤩😍

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 Год назад +31

    Legendary zaki is back 🔙 viva taagiro weyn from Kenya 🇰🇪

  • @beautyqueen3108
    @beautyqueen3108 Год назад +2

    Abwaan sidiiq jiir erayadisu waa top heesta si ban u jecladay in inaderky leeyahy man ogeynba😊❤😮

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 Год назад +5

    Allah yaa dik hees io bar
    Ereyda 💯
    Laxanka 💯
    Musiga💯
    Istel 💯
    Camira💯
    Waqal studio aad ayaa idin salamaa dhamaan 💯💯🖐

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 Год назад +3

    Amazing Song 🎧🎵 the best fanan 🎤 Cali Zaki ♥️ Waa hesti sanadka 2023 Ugu wngsaned

  • @bintualiismail-kj8fv
    @bintualiismail-kj8fv Год назад +4

    Heestan quramka ka macaan

  • @sowtorahma
    @sowtorahma Год назад +2

    ❤️🥺Heestan qaali igu tahay xaajigeyga isoo diray i love pea maqnaanta nafta ku galeenin minit baan ku waaye kareenin qalbigeed ila maamulesayee muqaaga jawi gaad ah sameeya hppi zaki❤️🥺🫂

  • @cabdifatahismail1765
    @cabdifatahismail1765 Год назад +12

    Heesta wlhi naftyda oo dhan in ay ka hadlyso ayaan moodaayey waayo 2 yaer aan jecelaa habdha waligayna maalin qudha ma arag ilaa maanta waxaan niyada ku haystaa Maalin malha kamida in aan arki doono heerka aan maanta joogono waxaanu ku imanay kalsooni iyo aaminaad iyo kala danbayn waligaya ma jecelaan gabr iga fog oo aan arag balse waxay noqotay qayb ka mid ah jidhkyga oo aan malin qudha hadaan codkeeda maqli waayo in nololzhu cidhiidh igu noqonyso jecelka aan u qabo ma ah mid aan qoraal aan kusoo koobi karo maanta waxan dareen sanahay in aan haysto qof ifahmi karta wax aan rabo iyo dhipka isoo gadha aniga oo aan lawaadiga
    Heesta marka aan dhagaysty waan ilmeeyey xumaan marka aad qof jecelaato balse aaanad muuqiisa haysan kaliya aad maqli karto 🥺🥺🥺🥺🥺

  • @asmahabdi2874
    @asmahabdi2874 Год назад +5

    Jah 😫Best song 🔥🥰🥰 keep going ❤️❤️❤️❤️

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Год назад +21

    Woow legend ali zaki layaab layaab and team waqal studio keep going good 👍job 👏

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 7 месяцев назад +1

    Top another level Ali Saki 💯🙏

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare Год назад +3

    Ali zaki song of the year🔥🔥🥁

  • @hafsoartan5469
    @hafsoartan5469 Год назад +2

    Markay one million gaarto like hayla dhaafin😍😘🥰🙏

  • @Hafsamohamed-yp5ih
    @Hafsamohamed-yp5ih Год назад +7

    The song very nice music sidokale 💖💕💕💕💖👏

    • @yahyemuhumed5737
      @yahyemuhumed5737 2 месяца назад

      Qarankabadhidawa😂😂😂😂😂😂😢

    • @Mahamed-k3t
      @Mahamed-k3t 2 месяца назад

      Wasn kuwa taa❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedbare8377
    @maxamedbare8377 Год назад +38

    Legend always legend CALI ZAKI💗💗🙏

  • @user-kx2up5zq3w
    @user-kx2up5zq3w Год назад +4

    Ali Zaki in the house 🏡

  • @Ayaan319
    @Ayaan319 Год назад +1

    Meelad joogto ayaanan ogeene mar horaa imaan lahaa dhinacagaa waxasa maqsuud ku ahay ina maanta ku heeysto Xabiibi Mo❤heestan aniga miya ley sameyay tolow 🥰😂

  • @abdaazkeyoow-oq3kr
    @abdaazkeyoow-oq3kr Год назад +5

    Anothr level wqal studio👏👏👏👏🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @rethwankareh7148
    @rethwankareh7148 Год назад +1

    waqal faraha ka xidhan aya dubay :::team waqal hore usocda 🫰🫡

  • @ilhanali8397
    @ilhanali8397 Год назад +6

    Amazing song I love it ❤ Mybe 20 times malinkii caadi ma’ahana 😊

  • @abdirahmanshabeel
    @abdirahmanshabeel Год назад +1

    Marwadayda inaad noqonayso pest song ali zaki fanaan buuxa team waqal🔥🔥

  • @abdisamedahmed8805
    @abdisamedahmed8805 Год назад +11

    TEAM WAQAL WSTUDIO ANOTHER LEVEL 🎤🥰

  • @zakzain7611
    @zakzain7611 Год назад +2

    Abwaan sidik muhumed nuur arab masha allaah

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +4

    Waw hees aan ka helay fanaanka sanadka cali zaki🥰👌👌

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Год назад +2

    Mashllah Walal MCN Alle Hanooka Daayo Walahi Sida.Hooyaday Iyo Aabehey Mcn Ay Iika Dhaleen Oo Kale Ayaan Kuu Jeclahay Wall Keep Going

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Год назад +4

    Waqaleyy Waxanaad duubaysan Macquul ba maha❤️
    Aliga dulla🐐💯
    Cadceed On the beat🥶team waqal Good Job🎥

  • @bisharshirwac2258
    @bisharshirwac2258 Год назад +1

    Heesta dhagaysigeeda anoon gaarin ayaan ogaday laxanka inuu sakariye kobciye leeyhy 🥰💯all top

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Год назад +4

    Hdii macqul Thhay soo qor scw I ❤️

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Год назад +2

    Cadceed dhagaha Kaa daremayah what A man 🥈☺

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Год назад +6

    Waaaw 🔥🔥🔥
    Muqaalka🔥👍
    Music 🎶 🔥🔥
    Pg legend 🥰🙏

  • @subeertiger4628
    @subeertiger4628 Год назад +1

    Ali zaki lagand 🖐️

  • @subeermahad
    @subeermahad Год назад +3

    Heestii sanad kaan kaa rajaynayna😮😮😮

  • @Maahir397
    @Maahir397 Год назад +1

    Best official channel waqal studio

  • @asmomohamed6920
    @asmomohamed6920 Год назад +5

    Mudanahayga inaad noqonyso
    Maan ogyne intaan dadkle
    Wakhti maalmo la yar qaaty
    Maanku diiday inaan ku nagaado🤴🏼❤

  • @cabdiraxman-oj3tl
    @cabdiraxman-oj3tl Год назад +2

    Adoo youtube Kusoo Qortay Shaqa Helay Mid Dayn Kugu Lahaa Love Maku Saray 😂

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Год назад +6

    Styleka 💯💯🧥
    Editing 🎥 🎞 💯
    Duubista waqalka duula 📸💯🔥
    Melody 💯 🔥
    Lyrics 💯
    Music 💯 🎶 maftuux cadcèed faro dahab Hit song 🎼🎹🎻💯🔥

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Год назад +1

    Weewe ali sakiga another level song🔥♥️ weeye hees lawada sigayey ♥️"MARWADAYDA INAAD NOQONAYSO "❤ WAQALKA duula 🔥❤📽

  • @fardawsamohamed7083
    @fardawsamohamed7083 Год назад +4

    Mudanahayga inaad noqonayso maan ogayne muddaan Ragg kaleeto waqti maalmo intaan la yar qaatay maanku diiday inuu ku nagaado 😓 meel Aad joogto ayaanan Ogayne Mar horaan iman lahaa dhinacaga 😢 tolaw halkeed ku nooshahay Mudanaw 💔💔😓😓

  • @sakariyehassan4175
    @sakariyehassan4175 Год назад +1

    waqal wstudio respect 🙏👏🥰

  • @abdirisackismail-nq2st
    @abdirisackismail-nq2st Год назад +6

    Single Bilaa jacayl Hargeisa ku dhex nooll Aniga qof ijecelo idareema ma haysto 😭😢
    04/03/2023 Hargeisa somaliland
    3:14 am sabti

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Год назад +2

    Legend h jecloooy waa idin wataa from h gidir

  • @hudaali1
    @hudaali1 Год назад +12

    4 days 400k what a song keep going brother and our singer ❤️

  • @maansoorhotels7208
    @maansoorhotels7208 Год назад +2

    Location and special thanks for maansoor sea tourism berbera. well done.

    • @yonezcrown
      @yonezcrown Год назад

      Thank you so much Team Mansoor Hotel Anoo Ku Hadlaya Afka Team Waqal 🙌

  • @ayuubhariy191
    @ayuubhariy191 Год назад +4

    My Brother Cali Zaki heestan inta baa iga gadan Aniga🙏🖤 QOF MUHIIMA MARKAN LARAFIQAY MUXIIBA JIDHKA OODHAN KU BAHADAY NOLOSHA MACNO DOORAH SAMAYSAY MARR A WAXIID HADAN NASTAY QALII 🧕😥

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Год назад +2

    Ali zaki beautiful keep going jeclhy masha allah best ❤👌👏😍

  • @abdulrahmanofficial9861
    @abdulrahmanofficial9861 Год назад +4

    Markii aynu noloshii ku midownayy👩‍❤️‍💋‍👨
    Naftii aad mulkida ku ba faantayy🥹
    Mugdigii iftiin ba ka danbeyayy💡
    Murugtii farxad ba ka danbeysayy😊
    Malab weye jaceylka dhexdeenu❤

  • @boqoradanantes7483
    @boqoradanantes7483 Год назад +1

    Waaaaau tani hees way dhafdi walahi I love it I love ❤️ ❤🎉🎉🎉🎉

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 Год назад +22

    Ali Zaki on vous attend avec bras ouvert à Djibouti ❤

    • @WaqalStudio
      @WaqalStudio  Год назад +7

      Inshallaah bientôt

    • @cawlcumar3686
      @cawlcumar3686 Год назад +5

      Wll ha simin kalaamka ale iyo heesaha gaar ahaan heesaha daba dheebayaasha Abaarso land

    • @FarxiyaSiciid
      @FarxiyaSiciid 11 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shucayb271
    @shucayb271 Год назад +1

    Ali zaki fun 👀🔥

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 Год назад +3

    Hadaad commentgayga aragto like 👍

  • @sucadsiciid6553
    @sucadsiciid6553 Год назад +1

    Mara waaxid Hadan Nastey qali❤️ ali zaki comin soon wllo mcn❤️

  • @fartuunjamac7538
    @fartuunjamac7538 Год назад +4

    Seygeya inad noqoneyso maogene mudaan dadkaleto waqti maalmo laqaty maanku diiday inaan ku nagaado, malab waye jacaylka dhaxdeenu ninkeyga A.M❤🌍👑💍, xasuusbey i noqoni doonta markaanu midowno Insha allah 4/ march /2023 sabti, hestan iyo tarikhdaba

  • @zakimire9120
    @zakimire9120 Год назад +1

    Qalbigaad ila maamulaysaaye
    Muuqaaga jawi gaara sameeya
    Qof mihiim markaan la rafiiqay
    Maraa waaxid hadaan nastay qaali
    4.3.2023 axsan hees ❣🌍

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 Год назад +6

    Woow iyadoo 7 minutes taala ayay 597 like hysata 🤯
    Omg ilike this guy how powerful and motivated he always look 🥰💫

  • @apdiyrahmaan
    @apdiyrahmaan Год назад +2

    Inta og heestan inay 1m gadhayso 🎶🙏🤭

  • @faraxsulub2634
    @faraxsulub2634 Год назад +5

    Saan u sugayay heestan waan dalay walhi🤩😔😂

  • @DABARLoukman
    @DABARLoukman 3 месяца назад

    Fananka cali zaki ma jiro fanan garaya xaaga stylka abihi dharka❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nuunemahamed
    @Nuunemahamed Год назад +31

    It's amazing how somali's songs are romance and how they are in really life 😅bal maxa udiidey inay romatic noqdaan 🤣

  • @axmaddiamond3743
    @axmaddiamond3743 Год назад +1

    Marwadayda inaad noqonaysa 🎉❤❤

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 Год назад +41

    Amazing song 🎵
    Heesti zanadka Ali Zaki🔥🔥🥰

  • @FarhiyaZei-ow6wx
    @FarhiyaZei-ow6wx Год назад +2

    Wow fananka caathimaha🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS Год назад +22

    It's amazing how the video was filmed from the beach and the sky above is another level 🧬 🥰

    • @marwajamac8724
      @marwajamac8724 Год назад

      Waankugu raacsnay lkn like kuuma saarayo

    • @quruxsan287
      @quruxsan287 Год назад

      @@marwajamac8724😂😂😂 ii saar gormuu ku dhahay 😂

  • @cabdulaahiqaasim
    @cabdulaahiqaasim Год назад +2

    Mar dhow Ana ifisha ina idinka so walo I.a👍

  • @dihoodofficial1750
    @dihoodofficial1750 Год назад +5

    Fire wlhi 🔥

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Год назад +1

    Best song waa idinka haynaa team waqal horta loo soconaaaa

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim3596 Год назад +3

    Ali zaki and waqal Top❤

  • @hassanmham3839
    @hassanmham3839 Год назад

    The best song 2023 inan manta ku haysto xabbi✌️👌