MAGAALO KA WAYN HARGEISA IYO BURCO AYAN SO ARKAY !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 май 2024

Комментарии • 128

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 месяца назад +10

    Waar ileen caynabo waa magaalo qadiimi ah ka weyn magaalooyinkii somaliland oo dhan marka berbera laga reebo waa degmo A+ ah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-ob5uf6jf9p
    @user-ob5uf6jf9p 2 месяца назад +3

    WAR. WAR. NABADU. MACAANAA. SOOMAALI WEEYNEEY. ❤❤❤❤❤

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 месяца назад +1

    Mansha allah waa dadka xalaasha ah ee fara ku tirsdag ah ee maanta nool gob weeyaan👍

  • @AbdirahmanCammo
    @AbdirahmanCammo 2 месяца назад +2

    Masha allah reer kuntuwaarey baan ahaa iskuulka uu kabaxayna waan garanaya gahayr xaafada horseed ku yaaley xusus yaraantaydii

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 2 месяца назад

      Imaka badii libaax badeed maleedahay, misa way ka dhamaataay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад

      Insha Allah waynu tagi doona .

  • @user-ob5uf6jf9p
    @user-ob5uf6jf9p 2 месяца назад +2

    Maasha. Aallaah soomaali. Weeneey. aallaaw. Nabad. Nabad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 2 месяца назад +3

    Madaxweynihi hore ee siyaad bare ayaa dhisay illaheyow ku naxariisto 👍❤️❤️😭

    • @shukri1640
      @shukri1640 2 месяца назад

      China dhisay wa deeq

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 месяца назад

      China 🇨🇳 ayaa dhisay, siyaad barrena cadaabtuu ku jiraa alle uma naxariiste .

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

      China ayaa dhisay. Siyaad bare asaga waa la eryaday

  • @WariyeMahadkoofi
    @WariyeMahadkoofi 2 месяца назад +4

    Caynaba hadhuub kama dartan holaca jiilaaal ka huleele hagar aadankii hoobalayn jiray caynaba caro habar jeclo salan sare ilmaderayal from izaaq galbeed gebilay

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 месяца назад

      Thank you salaan Maxamed xirsi (salaan carabey ) awoowgey buu ahaa AHN SIDII AANU UGA QAADNEY DHULBAHANE AYAANU UGA ILAALINEYNAA HUWANTA .

    • @MaxamedDalmar-eu2xq
      @MaxamedDalmar-eu2xq 2 месяца назад

      ​​@@ahmedyusuf7439 daroodka jabay waa isaaq dadab ku xeernayd Nin jabay maxaan kaga digtaa
      Isla awoowgaa baa qaaday gebeygaas
      Isagoo daraawiishtii la jebiyay ku diganaya
      Sidaasna waxuu ku cadeenaya
      Inuusam xiniinyo la'haan jirin ilaa iyo markii dhulbahante la jebiyay mooyeene
      Markaas beyna isaqii ingriiska xanbaari jirey
      Caynaba ku qabsadeen

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 Месяц назад

      Adeer mixnada aad faafinayso gebiley la joog. Halkan bari baa la yidhaahda HJ iyo DH sidaanay somaalida kale wax u wadaagin ayey u wadaagaan waxba xumaan iyo xigdi haka dhex baadhin hunno

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi 2 месяца назад +2

    MASHA ALLAH ❤❤❤

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 месяца назад +6

    Gobolka Caynabo majority all around H.J controls all togdheer Jsl indigenous tribes.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 месяца назад +1

    Odeyaashu taariikhda ay sheegayaan waa run. Qarankii Soomaali burburye aaway reer Caynabo. Magaalo kastaba dadkeeda ayaa ku soo noqday oo dhisay.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 месяца назад +2

    it was a wonderful story ❤

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn516 2 месяца назад +3

    1812 Magalada Beer ayaa ka weyn caynaba iyo hargeisa maca burco

    • @saynabismail2646
      @saynabismail2646 2 месяца назад +1

      Beer dad xun baa degen oo biyaha xitaa dadka siin Caynaba wacan

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 2 месяца назад +1

    Masha allah

  • @user-dd3cc1oh5j
    @user-dd3cc1oh5j 2 месяца назад +4

    Dahabo cajeb allaah yarxamo ilaahay haw naxariisto maxay. Laxoox isii say. Anigoi yar Island deeqsiyada. Bay ahayd. Kaalay habar bay I odhan jirtay
    Loxoox muqmad ayay isii jirtay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад

      Amin amin

    • @halimohassan4428
      @halimohassan4428 2 месяца назад

      dahabo cayb diri caamir waa edadey illahay haunaxriisto aamiin yaarabi

  • @Somali_Quiz
    @Somali_Quiz 2 месяца назад +2

    Mashallah Beautiful Vlog

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад +1

      Mr quiz mahadsanid .

    • @Somali_Quiz
      @Somali_Quiz 2 месяца назад +1

      @@caalinAbyan ada mudan sxb

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Месяц назад

    Good Job Caalin. Dhulkan Somaliyeed waxa uu baahan yahay Nabad iyo wada Noolasho bulsho. Muse bixi waa Shaydan dagaal ooga ah . Allah naarta ha ku fogeeyo

  • @KB-wg6lp
    @KB-wg6lp 2 месяца назад

    Mashallah thanks walal inaad Bari qabatay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад

      Hore ayaynu usoconayaa ha inaga hadhina idinku.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад +1

    Dhulka cisaaq baa degaya oo leh habar jeclooy.cadaw ha uyeedhanine isaaqa kale ka iibiya dhulka

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Месяц назад

    Caynaba iyo LaasCanood dhul aad u balaadhan ayaa u dhexeeya. Boqol Magaalo iyo Mashaariic badan ayaa laga samayn karaa. Waxay ku xidhan tahay in Shacabka Somaliyeed iiman yeesho. Balaayada Hargeisa laga soo abaabulayo oo Cadow Somali kala qaybinayo ka dambeeyo laga hor tago. Somalia ha noolato ayaa lagu wada noolaan karaa

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 месяца назад +1

    Caynabo anagaa guryahaa qadiimka anagaa kuwa dunsan wax ku lahayn ,Laakiin Caynabo maaha meel Caafimaadka dadka u roon hadda dhanka Mamaca ah ee bisiqu ka bixi jiray ama dhankaas Wadaamo go xiga maahaanee maaha magaalo inteeda kale la degi karo.Habariheshay ama Oog baa ka fiican.Yeyle iyo Shululuxba noqon waaye magaalo

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад +1

      Bushra mesha Waad kala garanaysa ? Gorma kugu dambaysay?

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 Месяц назад

      1981 baa iigu danbaysay

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 Месяц назад

      Laakiin waxaan safaro ku maray dhowr jeer anigoo Hargaysa u socda 2018 mar ah iyo dhowr goor 2019 ah oo wadanka ayaan ka maqnaa 27 sano

  • @maxbolabdi6387
    @maxbolabdi6387 2 месяца назад +1

    Sxbka libaax badeedka xeebta xalane ku cunay, waxaan ahaa dadkii soo badbaadiyey, e ambulante la raCay ila isbitaal digfer. Waxa laydhaha Jamac yare abaL ban ku leeyahy ninkaa.❤😮😅😅

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

      numarkaaga hadaad ii soo qorto ninkaasi adeer baan u ahay waan kugu xidhiidhinayaa abaalkaasi aad samaysay waxa dhici karta in ilaahay kuu celiyey waayo wax tar aad u gashay qof alle yaa adna mar dhib si uun kuu haysto cid kaa furfurta kuu soo diraya.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад

      Bal waan la hadlaya insha allah ‘ adna instegramka iga so qabo .

  • @MouhoumedDjirdeh-kn3st
    @MouhoumedDjirdeh-kn3st 2 месяца назад +1

    Odaygu uxuukuusheegay sideedausheeg waxaanmaqlayney 2bo d'ici muuodhan 2bofaras

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 2 месяца назад

    Imaka dhulkani waa dan guud geedh halagu wareejiyo siduu barigaa udhisnaana haloo dhiso
    Dadkeenu taariikh ma ilaaliyaan 😢 war hooy yaanay cidin dhisan .

  • @maxmedjr2039
    @maxmedjr2039 2 месяца назад +3

    Sòo galeyti weeye Reer yoonis ah doqon ah

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 2 месяца назад +1

      Waxaad tahay kuwii reer yoois baadi ka qaadi jirtay adigu qaxoonti aaan meel lahayn bad tahay hagar carryin magalada gaajo yahay gaaju keentay ee ina guumeedka ah ilaa awoowgii caydha ahaa

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 2 месяца назад +1

      Ina gumeed ina gumaasju keenay ragi laha so galayti ku sheegayaa
      Ma waxad tahay maxamed abokor xumaa usgaga iyo qanjidha ahaha
      Gaajo gaajadu keentay ee bilaa dhulka aha ilahay reer yoonis libaax ah ka dhigay ciil ku dhintaa

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 2 месяца назад

      ​@@Yaasiin1 waar inaadeer maxaad noocaayin bilaa aanu ninkani anagaba ahay 😂

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

      ninkani waa nin reer yoonisa oo reer barre ah dadka uu sheegayo ee ka guurayna waa isla reer yoonis cidkaleba kamuu hadal waayo deegaanka intaa leeg ee quruxda badan ogow ciyaarkumuu iman balse awoodiisa ayaa keentay waata aabahaa iyo awoowgaa gaysay meel haraa dweyn oo lagu baqtiyo cudud baa loo sheegtay xanuunkii reer yoonis gaadhsiiyey bay idiin sheegeen oo cuqdad idinku beertay walaahi maalin kasta qaar baa iyidhaahda caynaba waan degenaan jirnay ilaa beli dhig ilaa buuhoodle reer yoonis baa ka kiciyey ita halkaa degta wala hj walaa dhulmahante reer yoonis bay ka baqaan ilaahay amarkii waa dad baawar alle siiyey.

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

      @@yaxyeqaasim4851 inder malaha adigu qof aan cuqdad lagu soo korin baad tahee u fiirso kuwa tolka kula sheegta dhulmahante ayay ka jecelyiin reer yoonis oo in dhulbahante caynaba ka qaadaan bay ka jecelyiin nacaybkaasi hadaan adiga lagugu soo barbaarin bal daba gal ku samee oo reer yoonis muxuu inoo gaystay waydii , Taariikhda hj waxa ugu wayn ta reer yoonis intaasaanu ka xunay bay ku odhanayaan . kolkaa reer yoonis nacabkiisa wuu yaqaan.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 12 дней назад

    Magacii Waa (Caynaba ) Eemaaha Caynabo

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 2 месяца назад

    Layds and gentelman
    Mambo no5 hees
    Iyo qisoyinka nabiyada naxnu utupe Carney dacar ciise sulub tajirka ahmed khayr iyo mshad

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 12 дней назад

    Taariikhda Waxuu uga Qoranyahay
    CAYNABA

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 месяца назад

    Next to odweyn or Erigabo.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 месяца назад

    Cayinaba waxaan joogayi mudo gaaban beri aan oday ka caraway oo aan yaraa 😢

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 месяца назад +2

    Noo Siihagaajiya Harti Waa Soosocddaa Wallee. Ceeynabo SSC Khaatumo State Of Somalia. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Bal Maantay Ingiriis Ha Idinka Cesho Harti.

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 2 месяца назад +1

    Waar hotellka rinjiya dusha wuu ka basaasaye

    • @shukri1640
      @shukri1640 2 месяца назад

      Biyaha roobka wa inay meel maraan majoroor debeda uga saara keenaan biya roobka sa u galay

  • @user-dd3cc1oh5j
    @user-dd3cc1oh5j 2 месяца назад

    Farah Ahmed Arab faarax basar yar 😄😄😄

  • @abdimobile8527
    @abdimobile8527 2 месяца назад

    Cumar iyo reeryonisow taariikhda naga hubiya

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 месяца назад +1

    Odweyne H.y.

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 2 месяца назад +2

    Best weeyeh pro ❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 месяца назад

    WAXAN MAQLAY CAYNABA AGAGARAARKEED MEELO GEELA LIQA JIRA FARAAS CAYNAAB LA ODHAN JIRAY BUU AHAA

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

    NiNKAA Faarax axmed Carab Awoowgii waa ragii caynaba xoreeyey, ee ka xoraystay Dhulmahante waa caan caan dhalay Magiciisa dhulmahante aya gabayo ku soo qaatay Awoowgii waa Rooble Roor godan. Aabihiina waa ninkii gabyaaga caanka ah ahaa eee Axmed Carab Rooble (roorgodan)

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 месяца назад

    Magaaladu waxay leedahay Milix badan iyo Shucaac caafimaadka dadka u daran

  • @Livekudhiigle321
    @Livekudhiigle321 2 месяца назад +1

    waar reer caynaba ma kharaabad ayey ku seexiyeen 😅😅😅

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад +2

      TARIIKH MARKAAD RAADINAYSO MEESHA QADIIMKA AH AYA QAALI AH .
      1986 AYA LA DHISAY HOTEL KA WAAN IDINKA ILABAY BAL KA WARAN ?

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 2 месяца назад

      ​​@@caalinAbyanmasha Allah weye pro inteb lagu sexanya nomad shegin lkn

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

    1979 baa la dhisay

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 2 месяца назад

    Dhulkas Dunsan meerti dadwanuhu kunasanyen halga dhigo dan guud

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 месяца назад

    Hargeysa reer fircoon weey ka horeysey dhismaheedu marka
    Taloow caynaba ma jirtey

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 2 месяца назад

    ???

  • @user-pd2qm2bo1h
    @user-pd2qm2bo1h 2 месяца назад

    masha allah somaliland dalalka hormaray baan la tartamaynaa

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 2 месяца назад +1

    Good luck Caynabo majority H.J.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 2 месяца назад +1

      💯💯h.j 💕

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 2 месяца назад

      Hj dhul kama dhexeeyo

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 2 месяца назад +1

      Not majority but 100%

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 2 месяца назад

      What mean you mean majority
      M qof walan bad tahay xanuusaya
      Bal tag sida ka dhex leh wad ogtahay in xabad futada lga gelinayo dameer nqoayso raga meesha waad gaysaysaa

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад +3

    Ninkan go,a cas wlhy waa nin caqli badan dhulkaa dunsan ee dhulbahante lahaa sida uu ugu baaqayo inay u yimaadaan dhulkooda waa xaqiiq in marna la is dilo lana heshiinayo anigoo safar ah ban caynaba tegay oo makhayad aanu cunto ka cunaynay istaagnay rag meesha fadhiya ban ku iri habarjeclooy abtiyaal maxaad guryahayaga ka damacdeen waxay igu yiraahdeen abti guryihiinii waa kuwaa dumay ee kaalaya dhista weli dad badan oo caqli leh baa bulshadii ku hadhay

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

      Abti ninkaasi waa adeerkay awoogiina walaahi waa ragii dagaaladii dhulbahante iyo caynaba ka qayb galay xataa gabayo dhulbahante tirshay way ku soo dareen Rooble roor godan xataa in google laga helo ayaa laga yaabaa waa Nin reer yoonisa oo reer barre ah. imikadaasi ayay ayay guriga adeerkay habar wadaagii ku soo degay oo buuhoodle ka yimid islaynta marka laga yimaado walaahi manaqaano qof wixiisa xalaalaysta markii wadanka la soo galay qaar baa yimid oo guryahooda naga iibiyey. kolkaa imikadaas waxan hubaa in qof yimid hadii mid ku daqaqamo toban kale ka soo hor imanayaan.

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 2 месяца назад

      Waa af gobaadsi hadalkaas ma aha hdl uurka jira dhulna la isma siiyo waa lakala xoogaa. Nimankaa ingiriis ayey soo raaceen oo dhulka qaabab kala duwan ayey u yimaadeen oo dhagar bdni ku jirto mar wlba jaaniska wxy la eegtaan in dhulbhnte dhulkiisa ku soo durgaan lkn dhulbhnte waa baraarugay dhulka waa soo ceshanaynaa insha allh

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 2 месяца назад

      @@deeqyare8773 kk deeqaay naftaada been haw sheegin naxarriista wad ku duraydaaye inta aad haysato uun ilaasho

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

      @@deeqyare8773deeqaay cidhbahaa taagtaagayso jooji Oo dhuLka intaa degantahay iLaasho wixii hore waa wax tegay

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 2 месяца назад

    Kkkkkkkkk

  • @AwilOsman-ub3bq
    @AwilOsman-ub3bq 2 месяца назад

    Geedkii ceelka dushiisa ku oolijirey away michu haboobey oo dhintey

  • @comtheable
    @comtheable 2 месяца назад

    150km dhulakad maryasay Hal tuulo kamaad sawirin waxay noqon lahayd dalxiis

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад

      Muuqalka oo dheeraaday ayan uga reebay kolay dadku badanka way garanayaan.

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 месяца назад

    ganuunaha nugaaleed markay garawo soo aado ee uu haraad gubay ninkii guuliyaan ahaye garanuug aan toogtiyo ri aan galin dhan hiigaayey gog haleed wadaan uga baxshayoo guuf ku soo degaye galka caynaboo la isku guray galay salaadii'e
    gamuute iyo xiligiisii siduu ahaa ceelku

  • @anushalibaba7218
    @anushalibaba7218 2 месяца назад

    Salaxlay 1940 kii ba la dhisay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад

      Salaxlay hargeisa kamay horayn!

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 2 месяца назад +1

    Ilaa lebida gaatama dhakhso waan imaneynaa insha Allah

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 2 месяца назад

      Ragii shalay kaa qaaday baa weli jooga

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 2 месяца назад

      ​@@ahmedyusuf7439
      Dhulkaa laguma dagalaamin wataa odaygu sheegayo wxii ka horeeyey 1960 kii dhulkaas furin ayuu ahaa colaado ka jiraan lkn si dhab ah looguma dagaalamin waanu u soo soconaa waana lagu dagalamai doona

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

      @@deeqyare8773 reer yar ayaa tihiin hadaa soo eegtaan lascanod ayaa muran gelaysa

  • @user-ob5uf6jf9p
    @user-ob5uf6jf9p 2 месяца назад +2

    SOOMAALI. WAA. SOOMAALI

  • @amalhirsi
    @amalhirsi 2 месяца назад

    Baarha laafuur so duup

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 2 месяца назад

    BeenaLe ma haabar jeecLo ba ingiris ka hoor ciid Lahardami jiirtay

  • @AliHassan-ek5ti
    @AliHassan-ek5ti Месяц назад

    nacdal baa idinku taal been bay iskugu sheekeynayaan caynaba ragii lahaa wey kulaalayaaan car sii fadhiya laan gaab habar jeclo

  • @xaalimofarah3551
    @xaalimofarah3551 2 месяца назад +1

    Waa dhuul Dhuubahante isklaha

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 2 месяца назад +1

    Maxaa ceel kan iyo taariikhdisa war magalaada kaso waran maxay ceel iyo odayasha reer miyiga iso duubaysaa war waxani maxay

    • @ifrahabdullahi693
      @ifrahabdullahi693 2 месяца назад +1

      nin aad ucaqli gaban bad tahay

    • @Yaasiin1
      @Yaasiin1 2 месяца назад +1

      @@ifrahabdullahi693 dee duuba magalada beero iyo hotels lakin ceel iyo odaayaa reer miyi so duubayo
      Burco marka tago ma ceelasha biya la tagaaa malaha markii horayso aan arko yar yarkan camada sita
      Ceelka maxaa ka galay wa aqaana wuxu yakay waa mewl xoolo ka cabaan
      Meesha ceel keliya ka dhigay
      Pic xun ka bixiyaa
      Meelo badan qurux badan la duubi kara jiraa

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 2 месяца назад

    Taariq been ah weLigin sheegta wa qoaran tahay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад

    Cayn macnahedo waa meel biyo badan sidu odygu sheegyo dhulbhnte iskala baxay magci magalda ceel biyaha badan igu baxay

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 2 месяца назад +1

    Bal qofkan weyn ee magaladiisee cid kale isk siinaya eeg,somalidu waxa ay ahaayeen reer guugaa markaa waxa ay kolba dagi jireen meesha biyaha leh reer caynaba fadlan ka fiirsada hadalka aaad iska odhanaysaan.

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад +1

      Dhulbahante inuu caynaba lahaa taariikhda waa lagu wada hayaa xoogna habarjeclo aanay kaga qaadin hadana ay ka go,antay in dhulbahante dhulkiisii oo dhan ku noqdo xoog iyo xeeladba lkn maan fahmin waxa aad qarinayso ee odaygan taariikhda caynaba ka sheekaynaya aad uga naxday inshallah dhawaan waanu idin dul joognaa viva ssc khaatumo !

    • @deeqyare8773
      @deeqyare8773 2 месяца назад

      Miyaa naxsan thy adeer dhulkaas in dhul dhulbhnte yhy wlhi ilmaha yar yar ee habar jeclo ee 5 jirka ayaa og oo ku oranaya dhulka wxa ka qaadany dhulbhnte waa wx waalidkooda ugu sheekeeyeen lkn caruurta kuma ayssn odhan dhulka ingiriis ayaanu u zoo raacnay dhulbhnte oo sidaas ayaanu ku nimadaanay

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 месяца назад +7

    Caynabo waa in Lagu soo celiya gacanta SSC KHAATUMO, Caynabo waa magaalo Dhulbahante Engiriiska baa ka qaaday oo soo dejiyay Idoor xiligii Daraawiishta ( Idoor waa in laga sifeeyaa ama laga saaraa . )

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 2 месяца назад +1

      Hadaad siilka walaashaa iigu keento halakan Caynaba waan ku abaahiyi! Ingiriis baa siiyey kulahaa adeer halakan anigaa weligay lahaa waana qayba aan Sool ka degenahay, ee haku deeqdo intaadu teeda kale maxaad idoor isugu qaadi ania HJ ayaa laydhahaa walaahay walaahay hadii aad xumaanta joojin waydo waynu isku dhamaan

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 2 месяца назад

      Hadii ad caynabo yeelato Ana laascanood ban yeelanaya taas ku xisaabtan

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 2 месяца назад +1

    😅😅😅
    Caynaba waa magaalo DHULBAHANTE, Habarjecloy buurahaagii ku noqo, Waa xaqiiqa inaad KA qaxaysaan, weligiinba TAARIIKHDA BEEN KASHEEGA 🇸🇴 DHULKA SOOMAALIYEED EE SSC JAMAAHIIRTU KA HADHI MAYSO

  • @CheerfulValleyHills-vj7qc
    @CheerfulValleyHills-vj7qc 2 месяца назад

    Waar dhulbahante lahayne waa magaalo habar jeclo ee dhulka Dan guud ka dhiga

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 2 месяца назад

    Waxan wan wada dhiman waxay ceel uunbku ka hadlayaan

  • @FardoJaan12
    @FardoJaan12 2 месяца назад +1

    Dhulbahante caynaba wuu u soo socdaa 38 km ayuu u jiraa

    • @hiyaamamiin300
      @hiyaamamiin300 2 месяца назад +1

      Beenle khilibaad ku noshhiin

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад

      Beentad sheegysay aya la qarxiyay cayn waa meel biyo badan ceelka lagu magac daray adna tuulo yaro xadka ku tala ayad cayn ku sheegtay 😂😂😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 месяца назад

      Lascanod yaan laga qaadin uun

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 2 месяца назад

    Caynabo waa magaalo daaroor ee soonaalinimo ku daganaada

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 месяца назад

      Xaaroodow yaan lagugu xasuuqin futo jiliceey

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 месяца назад

    Masha allah

  • @Caasha739
    @Caasha739 2 месяца назад

    Masha allah