DEEGAANKA GEED_DEEBLE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 111

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 4 месяца назад

    waa halkee

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Geed deeble halka hargeisa biyuhu uga yimadan.
      27 km ka xigta woqooyi.

  • @Syfyany
    @Syfyany 4 месяца назад +8

    As the first RUclipsr to present amazing and beautiful scenes that we have never seen before, he attracts followers in a way that no one has ever seen such beautiful and useful scenes before in Somalia. We hope that it will continue at the same level.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 4 месяца назад +3

    Mashallah!!! That Lady with the Golden Voice deserves a Nobel prize. In Sha Allah will pay a visit to this Historical town of Geed deeble. Best regards from Nairobi Kenya.

    • @tantomollc8899
      @tantomollc8899 Месяц назад

      Englishka aad kuhadlaysaa ma rer magaalnimaad moodaa😅 war afkaaga kufaan waxaad lahadlaysaa ajaanib mehe😅

  • @MaxamedIsmaaciil-bc4rx
    @MaxamedIsmaaciil-bc4rx 4 месяца назад +1

    Maheli karaa contact kaaga

  • @safiaabdill4012
    @safiaabdill4012 4 месяца назад

    So, the baro side documents logu hadlo

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 4 месяца назад +3

    Dalka hoyo allah yaa baarig fii insha allah amiin

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 4 месяца назад

    Walalo waxa hoos mara wabiyo dhulka hoostiisa waa meel biyo badan

  • @husseinadan1491
    @husseinadan1491 Месяц назад

    Waxaa tahay qof wanaagsan haka daalin

  • @abdullahiahmed4026
    @abdullahiahmed4026 4 месяца назад

    Walal camerooyinka waa weyn ee zoomka zaada soosaarta soo gado

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Lkn vlogs looma isticmaalo!

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 месяца назад

    magaladan magaceed ABYAN bal no tilmaan aan tagnee hargeisa intay u jirtaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 месяца назад +1

      Wa geed deeble waxaad woqoyi uga baxda Hargeisa markaad idacada joogto Ilma mahdi ama xaga xerta Roos uga baxdo waxaad sii Marta xabaalaha baqiic biya shiinaha waxa kugu xiga wa Geedeeble 24 or 27 km .

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 4 месяца назад

    Codka shimbraha dadka istareeska kaa saaraysa waa raaxo

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 4 месяца назад +4

    Embarrassing. painting the flag on logs and trees.

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 4 месяца назад +2

      What’s embarrassing about that, people just love their flag and paint it wherever they like 💚🤍❤️

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 4 месяца назад

      @@L.B.I.A If you don't get it I can't help you bro.

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 4 месяца назад +3

      @@BikeAndFish1 I don’t need to get it, all I see is people who are happy and celebrating 18 May

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 4 месяца назад

      @@L.B.I.A This is supposedly protected botanical garden, its ironic they paint on the actual plants which is to be conserved.
      But in our case it's stupidity which runs in gov, ngo and all our other organisations blood.

    • @BikeAndFish1
      @BikeAndFish1 4 месяца назад

      @L.B.I.A It's ironic that the very thing this "Botanical Garden" pretends to conserve is painted on with toxic chemicals.

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 4 месяца назад +1

    Waxan umalaynayaa labada xoox in lakala yidhaahdo dooxa uudaan dooxa Anayo

  • @Saladdin313
    @Saladdin313 4 месяца назад +1

    Mahadsanid Cabdiraxmaan Abyab sxb waa muuqaal muujinaya nimcada Allah ina siiyay.Mahadsanid buuqii magaaladaan kaga nasanay muuqaalkan.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Ada mudan sxb. İn badan.

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 месяца назад +1

    Masha Allaah wadhul ad uquruxbadan obarwaqq ah dhulkeena nimcaa fadhida ❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Nimca fadhida lkn kowsar xagay ka dhacday waayadan laguma arage

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 4 месяца назад

    Caalin abyanoow anna waxaan ku nooloow wadankaan joogo tuulo macdanta laga qodo oo laydhka iyo biyuhu free yihiin I m coming geed deeble insha Allah tuuladdii halganka hooyaday ayaa dhaawacii SNM ku daawaynaysay maalintii ay adkayd xussuuso badan ayay leedahay geed deeble

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Wan ku so dhawaynayna insh Allah.

  • @taniyahjamac2220
    @taniyahjamac2220 4 месяца назад

    Masha Allah Tabaraka Allah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 4 месяца назад

    Shibraha mukhtalifka u Cayey midiba
    Hees qaado

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Shinbiraha mukhtalifka u ciya ee cadad malyuun gaadha .
      Magaca ha jiro.
      Gabay la mid ah ma hayo wali iyo quruxda sanaag.

  • @mahatirahmed9572
    @mahatirahmed9572 4 месяца назад

    Degmadaydii ceel afwayn soo duub❤

  • @ilyoali7759
    @ilyoali7759 4 месяца назад +1

    I've never seen a tree, that's the size of a tank woow ..

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Dhulkeena ayu ku yaala.

    • @ilyoali7759
      @ilyoali7759 4 месяца назад

      @@caalinAbyan Inadeer walay Masha Allah no wonder they call the horn of the African God Land ...

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 месяца назад +1

    Masha Allah, waa meel Qurxoon

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 4 месяца назад

    Shimbiraha Laban codkooda ka fahmay quutoquut iyo kabaay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Qudunquuto garanaye kaabay waa tee ?

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers 4 месяца назад

    Waa xagee sxb great sanctuary place

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 4 месяца назад

    ❤❤mashaa alaah meeshu qurux badanaa waa meel doxooyin ah oo hadana dhir badan ku taal

  • @Caasha739
    @Caasha739 4 месяца назад

    Masha allah allow barwaaqada noo siyaadi

  • @CLCASIIS234
    @CLCASIIS234 4 месяца назад

    Calin abyan thnks zxp ged bebleh wan ubahnaye muqal wcn sodubtay hore usoco❤

  • @jawahirnageye5508
    @jawahirnageye5508 4 месяца назад

    Masha allah meeshu quruxbadanaa

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 4 месяца назад

    Walaal Xaywaanku waa wax fiican ee cunto hala siiyo, sida gobka. AMA geedkiisa Hala Beto.
    Maxaa u leedahay roobku Daato. Roobku ma daato lakiin……,,,,,

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Dhibicda roobka aya soo daadatay .
      Xayawaan kee waan ilabay ?

  • @Qurbaawivlogs
    @Qurbaawivlogs 4 месяца назад

    Do well 🎉🎉🎉

  • @aliabdullah1457
    @aliabdullah1457 4 месяца назад

    maxay ku sameeyeen dhaqaalihii ay ka heleen yurub

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Waar nio ma lacag aya lagu qaatay bal instegramka iga so qabo.

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 4 месяца назад

    mansha allah dhul barwaaqo ah.

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 4 месяца назад

    Laydhka iyo biyaha bilashka ah ee aad shegaysay maye

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 4 месяца назад

    Waxaad MAGAAO ugu YEEREYSID, TUULO (village) ayaa ADUUNKA looga yaqaan walaal!

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 4 месяца назад

    Weli saaxib umaad bislaan duubista ee waan iloobeyda ka daa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Wixi aan ilabo miyaan is dad raaciyaa?

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 4 месяца назад

    CALIMOW MUQALADAN AD SO DUBTO WAXAN KA DAWANAYA Europe wanan suga vidio yada wanan ugu tageraya so dubida dhulkena hooyo o ka qurux badan wadan kasta nafada unba ka dhiman fadlan walal dadkena ku dhiri gali gagadaha iyo bacaha melkasta babiyay e dagankena folxumeyay.shirkadaha biya iyo sharabka iyo samunaha so sara wa inay cagaga dib ucelin ku sameyan..on degankan quruxda le lagu si dayn fadlan vidio yada ku dar qayb wacyigalinta nafada deganka ilahayn khair badan haka siyo waxkasta o wanagsan od noso dubto

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад +1

      Mahadsanid.
      Waxa loo soo duubaa oo dhibka iyo kulayka loo maraya waa idinka. Anaka waxa dhiiri galin noo ah inaad daawataan iyo waliba inaad usi gudbisaan cid kasta oo aad taqaan.

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 4 месяца назад

    Cabdiraxman oo ku magac dheer caalin abyan sln sare sxb
    Maanta waa geed deeble muqaal wacan baad kaso duubtay
    Thnks sxb

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x 4 месяца назад

    Mashaa Allah dhulkeena nimcaa taala
    Ku falcons macaanaa duunyo dhaqasho wacanaa ❤❤❤❤❤❤

  • @DaahirBashiir-q5y
    @DaahirBashiir-q5y 4 месяца назад

    Keep goind saxip

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 4 месяца назад

    Halkani waxay ku jirtay heestii faysal cumar mushteeg malabaad galsaxar magaadhnaa waxaa ku yaal kalsaxar geedeeba ayuu ku yaalaa thank you

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Heestaasi maxa la odhan jiray ?

  • @MaxamedIsmaaciil-bc4rx
    @MaxamedIsmaaciil-bc4rx 4 месяца назад

    Masha allah waa meel aad u qurux badan

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 4 месяца назад

    Hawl wacan ayaad haysaa ee hore u soco 🫡

  • @GhyuRtyu
    @GhyuRtyu 4 месяца назад

    They should build dams

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 4 месяца назад

    Waa fikrad saxa, dadka u sheeg, eeyda hargeysa way qurux badanyihiin caafimaad baana ka muuqda dadkana way barteen markaas tababarkoodu waa sahlan yahay, quudintoodana waa la awoodi karaa, ajarna waa laga heleyaa oo waa tii nibigu scs gabadhii eyga harraadan kabteed ku waraabisay janno ugu bishaareeye.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Wa sax kolay hadaan idin so gaadhaiiyay waan idin shegay lkn waxad u wada dadka xoolaha leh u sheeg.

    • @musaali-dk8cq
      @musaali-dk8cq 4 месяца назад

      @@caalinAbyan dadka beeraha leh ee aad tidhi daayeer baa dhibay

  • @MaxamedIsmaaciil-bc4rx
    @MaxamedIsmaaciil-bc4rx 4 месяца назад

    Number kaaga caalin abyan

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 4 месяца назад

  • @maadh4321
    @maadh4321 4 месяца назад

    XOG iyo dalxiis

  • @AhmedGaan
    @AhmedGaan 4 месяца назад

    Maashaa alaah

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 4 месяца назад

    labada doox waa dooxa anayo iyo oo geedeeble layidhaa iyo kalqoray sidaa ayaan fimayaa in aysu daraamaan qaxana layidaa maluugta

  • @DaahirBashiir-q5y
    @DaahirBashiir-q5y 4 месяца назад

    Shaqo wacanbaa bulshada uhaydaa

  • @sacadfuaad8273
    @sacadfuaad8273 4 месяца назад

    Waa anayo iyo caraysin labada dooxba

  • @AxmedSalekh
    @AxmedSalekh 4 месяца назад

    Hargesa dade wa maxey

  • @DaahirBashiir-q5y
    @DaahirBashiir-q5y 4 месяца назад

    M.a

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 4 месяца назад

    labada doox waa anayo iyo kalqoray marakadanbana noqda maluugta dooxa horahaaay iyo kan geezeeblena waxaa layout yidhaa laasdhuure

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Mahadsanid sxb osman allaw qof na xasuusiya ha noo wayin .

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 месяца назад

    Dhulkeenna quruxdiisa iyo tacab la'aanta dadkiisa ka haysataa isma laha.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Waa xaqiiq hadii waxaan qaban karo 1% qaban lahayd G8 ayaynu ka mid noqon lahayn

  • @Nuraani_
    @Nuraani_ 4 месяца назад

    Labada doox waa dooxan geedeeble iyo ka Anayo

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 4 месяца назад

    Waa dhulkii markii aanu qaxaynay aanu ku siinasanay ee aanu siimarnay Allxamdu liaahi ilahay Ayaa mahadleh Somaliland dhul barakaysan oo kamida dhulka soomalida illhay ku Arsaaqay

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 4 месяца назад

    Why not cultivate the land ? Slnd products ,yes you people can

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Insha Allah waan samayn doona.

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 месяца назад

    Shirkaddu waxay isku xidhaa min wajaale illa ceerigaabo, dabcan waa dhul kala fog.
    Waz kala fog uunbaa lagu cabbiraa .

  • @Alxamdullilah1000
    @Alxamdullilah1000 4 месяца назад

    Galsaxar

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 4 месяца назад

    Magaalada ceergaabo cell afwayn soo duub

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 4 месяца назад

    Muqaalka soo gaabi hadalka badana yare mhd sanid
    Dadku wakhtiga lagu jiro ma daawadan muqaalka dheer sido kle waxa jira qaar internet ku u saamaxayn

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 4 месяца назад +4

    12:47 Meeshan Sweden ba lacagh lagaga cunay sxb. ceebta ka taagan meesha muuqalkad meeshad ka arkaysaa.
    Ummad wax la xado oo la cuno mooye an hami kele lahayn baynu nahay.

  • @maxkamadasare2067
    @maxkamadasare2067 4 месяца назад

    meeshan mal dagalkii snm lam soo dhigan waxey u egtahay dhirta=ii siyaad bare ayaa ku yaal wali

  • @MaxamedIsmaaciil-bc4rx
    @MaxamedIsmaaciil-bc4rx 4 месяца назад

    Maheli karaa contact kaaga

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 месяца назад

      Instegramka xaga sare yaala iga so qabo

  • @MaxamedIsmaaciil-bc4rx
    @MaxamedIsmaaciil-bc4rx 4 месяца назад

    Maheli karaa contact kaaga