Asalaamu Calaykum Walaalayaal hadaad rabtit inaad wax badasho dadka lama caayo adiga oo qaar Somali ah caayeso sidee wax ku badali adiga isa sax marka hore Subxaanalah fear Allah
Gabadhaan waa cilmi baare, waxay ka hadlayso waa facts ee ayada masamaysan. Maxaa ku dhacay dadkeena, stop being defensive calm down people. Waxay ka hadlayso aa samaynaysaan.
waxa yaab ah in carab wax aay kaa sheekto qoftaan oo xata tiimaheeda qawan qof ajanab aay hor faadhiido maa muslin mise gaal lama ya qaan wana qof weyn oo jaahiil ah media waxan kaa codsanaya inay qof nadiif aah soo fadhiisiyaan Somali waa jaahiil 100/ 90 reer baadiyo geel raac ah oo quran aah
somaliya oo qabiilka ka baxdaa rajeynaynaa insha alaah wanka baxaynaa
Asalaamu Calaykum Walaalayaal hadaad rabtit inaad wax badasho dadka lama caayo adiga oo qaar Somali ah caayeso sidee wax ku badali adiga isa sax marka hore Subxaanalah fear Allah
Sax sax mama samiya
Gabadha waa runteed soomaalida gumeysiga dhibaatadiisa waxaa kamid aheyd cilmiga in uu faafo baydhabo gumeysiga hortiisa soomaalida dharka ayey saneysan jireen suuf ayey beeran jireen weliba ganaacsi ahaan ayey deriska ugu dhoofin jireen talyaaniga markuu imaadey uu arkey dadkaan farsamadooda wuxuu sameyey dhar mucaawino ah ayuu keeney lacagla,aan ayuu kuqeybinaayey ilaa ay farsamadii ay burburtey dadkii farsamada yaqaney aydhamaadaan ilaa iyo hada dadka in ay wax soosaartaan iska dhaafee wax lookeeney ayey sugaan
hadaan soomaali nahay waa inaan anaga is tixgelinaa oo is ictiraafnaa, waa mahad san tihiin hanoolaato iyo saamiya, barnaamijkan waxan u arkaa mid bulshada anfacaaya waana u baahan nahay
Ina Farajeelo , waa salaamayaa
Hanoolaato, hanoolaato
Mnsha alaah walsheen xaqiiqadajecel walhi sonali qabiil ayaa inakala rebay oo raxada inaka qaaday
Waysaxsantahay ma caytamaysoo? Waxaat yihiin datka hadii lagu sheegoo Cayman ahan??
Dadka halkan komintiga kusoqorayo
Wa dalamiin dulmiga umada somaliyed kunaxay ?
waa runtaa
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad Rasuulkeena SCW wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadayda
ERETEREA HADEY AHAYD YAA SOMALI UDIRSADAY NAAHOY MAJEERTEEN MADHIBAANKAYAGA ANAGAA KABAHA UTOLLA WALLAAHI DADKAYAGA WAA KARAAMAYNAA
Waxan maqlay inay inantani dhimatay
Marna Carab ayay dambiga saaraysaa marna Talyaani. Soomaalidu masuuliyad ma leh?
Gabadhaan waa cilmi baare, waxay ka hadlayso waa facts ee ayada masamaysan. Maxaa ku dhacay dadkeena, stop being defensive calm down people. Waxay ka hadlayso aa samaynaysaan.
naagtan waa jaahilad sheekh nuur baarud ayey afla gaadeysey iyadoo dood kala qayb geleysa
Asc
Qofka ama mamada inla aflagaadeeyo caqli maahan. Waa barnaamij xiisa badan marka cay waxaa adeegsada qofka caamadaa. Caamada magaran kartaan, ee waa dadka waxma garatadaa. Waa waraysi fiican. Mahadsanid
Cuqdad carbeed ku dishay
waxa yaab ah in carab wax aay kaa sheekto qoftaan oo xata tiimaheeda qawan qof ajanab aay hor faadhiido maa muslin mise gaal lama ya qaan wana qof weyn oo jaahiil ah media waxan kaa codsanaya inay qof nadiif aah soo fadhiisiyaan Somali waa jaahiil 100/ 90 reer baadiyo geel raac ah oo quran aah
Omar Ased wala wasa carab iyo hoyadaba we are african cawanyahow maxa carab kagalay
Hhhh qofka haadu ruunta.sheego waad nacban tihin maxa qeney tas war nagtan waa nag ruunta sheekto midgaana ma ahan wa idinka wa an meelehen imise somali laan dhere jamaican iska xesto imisa gaal naqatay oo somali
Timaha qaawan ilahay ayaa kala xisaabtamayo adigu timo ma lihid miyaa 🙄
saamiya waa farajeelo waa midgaan,marka dhaqan keeda la,eego