Maansha Allah. Tabaaraka Allah. Ilaahay ajar iyo xasanaad badan ha kaa siiyo dadkaaga wax qiimo leh ayaad u qabatay. Dadkii inta yar ee qiimaha badan Ilaahay ha inoo daayo ayaamo. Mahadsanid Dr. Iyo Ayaanle
Ascww Reer yuusuf guleed reer abtigeey Hooyadeey macaan iyadoo aad idiin jecel ayuu alle subxaana watacaalaa oofsaday allaha u naxariistee ❤ Ana waan idin jecelahay Reer yuusuf guuleed abtiyaal iyo habaryaro qiimo badan A well educated family and you all make me proud to be part of your family. I love you and your family despite the far distance ❤ ❤❤
Thank you Doctar somalidii qiimaha lahayd in aad tahay way kaa muuqataaa Qofka markuu wax barto umada uma Eka Subhanallah cimrigaaga allaha ku barakeeeyo
Alle cimriga iyo caafimadka ha u kordhiyo Dr ka hadda ka hor ayaan Abe uu geyey asagoo lug ka xanunsan dawadii u uqoray ayaa Alle cafimad ugu daray Abe waa uu ku ladnaday. Waxaa anan ilobeyn kalmad uu igu yiri tas oo ahed waligey Daawo 100.000 oo shin Somalia qof uuma qorin naxariis ayaa Alle ku beray Dr ka
Maanshaa Allaah Allaah Yaxfidak 💯🤴🏾🙏🏾Adeer Dr.Guleed Cajiib Reer Finland & Waliba Helsinki Finland 🇫🇮🇸🇴🇫🇮🎉🥳🤩🥰WAA LIBAAX 🦁🦁🦁🤴🏾🤴🏾🤴🏾HG🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🦁🦁🦁😇😇😇😇😇😇💜🥺❤️❤️❤️KISMAAYO CADEY MAGAALADAYDII AAN KU SOO QAATEY NOLOSHAYDA OO DHAN. MAQAAYADDA CAANKAA WAXAY AHAYD BAAR WALAALO OO 🦁🤴🏾HG🤴🏾🦁 LABO NIN XASAN & XUSEEN SALAAD AY LAHAAYEEN. DAJUUMA WAXAA LAGU SOO DHAQAN CELIN JIRAY CIYAAL KOLLADA KISMAAYO OO XERO CIIDANKA ASLUUBTA AYAA KU TAALLEY OO KISMAAYO AYAY HOOS IMAANAYSAY DHINACA XUDDUUDDA KENYA EE DHINACA BADDA AYAY KU TAALLAA “AMAZING CITY KISMAAYO CADEY🌆 🌃 ❤️❤️❤️❤️❤️
Maashallah Dr Ahmed, jazaakaallah & shaqada adag aad ummadda uhaysaan
Mahadsanid.
Ayaanle wariysi kaso qada Dr #Elmi Ahmed Du,ale wa Dr,kii👨⚕️ ugu horeyay Dalka Somalia 🇸🇴 iyo ex wasirki Cafimadka, ex wasirki Arimaha Dhibada iyo Ambassador kii qaramada miidoobe uu fadiyaya Somalia 🇸🇴 hada wa 91 jir Moqdisho ayow joga please wareysi kaso qada sii taarkhiiqo badan oo dhaxal gaal ah ugu heelno. Thanks Hanoolaato ❤
Maansha Allah. Tabaaraka Allah.
Ilaahay ajar iyo xasanaad badan ha kaa siiyo dadkaaga wax qiimo leh ayaad u qabatay.
Dadkii inta yar ee qiimaha badan Ilaahay ha inoo daayo ayaamo.
Mahadsanid Dr.
Iyo Ayaanle
Mashallah dr guled Allaha ku xifdiyo waa dr qiima badan
0😊
Ascww
Reer yuusuf guleed reer abtigeey
Hooyadeey macaan iyadoo aad idiin jecel ayuu alle subxaana watacaalaa oofsaday allaha u naxariistee ❤ Ana waan idin jecelahay
Reer yuusuf guuleed abtiyaal iyo habaryaro qiimo badan
A well educated family and you all make me proud to be part of your family. I love you and your family despite the far distance ❤ ❤❤
Thank you Doctar somalidii qiimaha lahayd in aad tahay way kaa muuqataaa Qofka markuu wax barto umada uma Eka Subhanallah cimrigaaga allaha ku barakeeeyo
Saxiibkeey walaalkeey Dr Ahmed Yussuf in aan isku magaalo ku dhallanay ma ogeen mashallah
keep going
guulayso
Alle cimriga iyo caafimadka ha u kordhiyo Dr ka hadda ka hor ayaan Abe uu geyey asagoo lug ka xanunsan dawadii u uqoray ayaa Alle cafimad ugu daray Abe waa uu ku ladnaday. Waxaa anan ilobeyn kalmad uu igu yiri tas oo ahed waligey Daawo 100.000 oo shin Somalia qof uuma qorin naxariis ayaa Alle ku beray Dr ka
Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ddakas abhey io wllhey kujiren abarti jexo Thk dr ❤
Ayaanle Xuseen mahadsanid saaxiib.
MANSHAALLAH 😢❤DHQTARKAN QEER AALLAAH SIYO WUXU IIBADBADIYAY WIL
Alle ayaa ku badbaadiye Dr. Sabab ayaa looga dhigay
Waan ku salaamayaa dhaqteyga qaaliy waa dhaqtarki iigu horeeyey ee aan lasoo shaqeeyey markaan kasoo baxey nurse schoolka ee digfeer
Waxaa leygu qorey forlanini hospital tb center kaasoo oo uu isagana uu ka shaqeynayey waxaan ku xasuustaa isagoo bukaan biyo kammiiraayo ayaan ahaa nursiga markaas lashaqeynaayey waxeyna aheyd bishii iigu horeysey
Markii aan arkey malxdii bukaanka uu ka miirey ayaa urkii isaaqey markaasaan inta istaagey oo wareerey matag madaxa uga bilaabey dakhtarkii
Wuxuu igu dhahey sidaan Nurse laguma noqdp ee adkeysi yeelo
Mahadsanid dayore.
Hada weli nurse miyaa tahay wll
Mashaallah allaha ku xafidoadiga iyo dhaqtarkaba
Dr guuleed waa daqtar daacad ah guuleeyso ayaanle waa ku salaamayaa
Wad mahadsan tahay wll allah ku sharfo
Dr. Guled inyar oo aan bukaan u geeyay ayaan la kulmay waa nin aad u wanaagsan Allaha noo daayo.
wareysi qiimo badan, oon waxbadan ka faa iiday.
macalinkeyga dr Guled iyo Wariye Ayaanle waad mahadsantihiin
Ayaanle dhakhaatiirta noo soo badi Allah yabarik
Guleso walal macan ayanle your one of the greatest person to our people
Masha'Allaah TabaarkAllaah
Mahadsanidiin
Maashallah Adeer Ahmed Dr howl badan uqabtay Bulshada.thanks Ayaanle for sharing
MAASHAA'ALLAAH.
Hanoolaato ❤
Mashalah
I’m alright thanks 🙏🏽
Anoo maryan ah oo kamida ahaa shaqaalihii cafimadka qoryoley. Ayaa ku salaamayo
Maanshaa Allaah Allaah Yaxfidak 💯🤴🏾🙏🏾Adeer Dr.Guleed Cajiib Reer Finland & Waliba Helsinki Finland 🇫🇮🇸🇴🇫🇮🎉🥳🤩🥰WAA LIBAAX 🦁🦁🦁🤴🏾🤴🏾🤴🏾HG🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🤴🏾🦁🦁🦁😇😇😇😇😇😇💜🥺❤️❤️❤️KISMAAYO CADEY MAGAALADAYDII AAN KU SOO QAATEY NOLOSHAYDA OO DHAN. MAQAAYADDA CAANKAA WAXAY AHAYD BAAR WALAALO OO 🦁🤴🏾HG🤴🏾🦁 LABO NIN XASAN & XUSEEN SALAAD AY LAHAAYEEN. DAJUUMA WAXAA LAGU SOO DHAQAN CELIN JIRAY CIYAAL KOLLADA KISMAAYO OO XERO CIIDANKA ASLUUBTA AYAA KU TAALLEY OO KISMAAYO AYAY HOOS IMAANAYSAY DHINACA XUDDUUDDA KENYA EE DHINACA BADDA AYAY KU TAALLAA “AMAZING CITY KISMAAYO CADEY🌆 🌃 ❤️❤️❤️❤️❤️
Dajuuma ayaa kutaal kulahan xuduuuda bada ee kenya iyo soomaaliya waa macluumaat koley aan saxneeen
Habeen kismaayo kuma hoyan
Xalwo baasidi masoo cunin
Hanolato wa RUclips an ku xiranahau si joogtaa maalin walbo wan dawada mahadsanid wariye sare ayaanle
Wariye Ayaanle iyo dhaqtarka Alaha idin barakeyo
MShalh
Ifka lagu yahay walal😥 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin❤❤❤
Waa ku saray wax xun ha soo galin in sha Allah
Asc All Muslims♥️💖
Salaada ilaaliya dhalinyaro🙏😢
Dr. Keena mrna macalin keygi respiratory ga Allaha ku xafido.
aadiaad maad umahadsantii dr guled iyo weriye ayaanle anigu waxan kami ahaa dadkii tii biida laga daweyay sigara dr guleed iyo maxamed aadan mahadsanidin
Imisa sano ka hor waaye
❤
Axmad guuledow 40 sano kadib ayan ku salaamaya
❤❤❤❤❤❤
dr guuled wa dhaqtarkii labaad on lashoqeya qalinjabintaydi jamacada kadip 😊
Sanadkee
🎉
🤔
ASC ayaale waxaa wareysi kasoo qadaa dr Abdulahi ( bigmay) hadii Aad fursad u heshid
DR GUULEED WARDHIGLEY KU XARUNTA CAFIMADKA MADIGUU AHAA MISE WALAALKAA MAOGI WELIBA CARUURTUU KU TAKHASUSAY NINKAASI XARUNTA CAFIMADKA DR GULED
Wariye Ayaanle Xuseen Abdi Sooraadi Dr rifeedar 😂😂
Anoo iga daad shaykkk
Tuugadan raashinka iibsato ma jirin waqtiigaas
Jeexan waa ceel biyo badan oo u dhexeeya Ceelbuur iyo magaalo yar oo Dac la yiraahdo lkn hada Jeexan waa Tuulo yar Lkn waagaas dadka Abaaruhu aafeeyeen ayaa la isugi keeni jiray oo xeri gargaar ayaa Dowladu ka sameysay mana ahayn degaan la deganaa
Axmad Yusuf guuled aduunyo sidaan ma u gabowday
Baladwayne waxa ay kamidtahay Gobolada dhexe. DR WUXUU DHAHAY AABAHEEY WUXUU KAYIMID GOBOLADA DHEXE KADIBNA BALADWAYNE UU YIMID.
Dr ka waa reer cadaado wall.
Suaal muhiim ah buu hil maayay Ayaanle oo ah Kuwaalatiga dawada see loo ilaalin karaa
Libaax nool waa kanaa noolow
Hanolato wan salamayaa maxad isugu egtihin ayanlow adiyo dhakhtarka kkkkk
Abehey xataa beledweyne ayuuku dhashay laakiin waxaan umaleynayaa sidii hore majiridoonto oo hada waa magaalo qabiil .waa lagukala tegey
Ayaan_loow 2 ama 3 jeer ayuu kuu sheegay in loo diray Qoryooleey, kadibna 2 jeer oo kale ayaad dibb u weeydiisey isla Arrintaas.
Repetitive.
Xornimada ma hee ee sheek wqtiga
Xirnunada waa layaqaanaaye adiga hadaa aqoon soo baaro taariiqda
Meel keen ey eheet maxaa laga wadaa, maxaa la keenaa
Keenta waa meel dhir badan oo jiq ah geedo miiran ah
Waa meel how'd ah oo geeda badan sxb
Keen maaha ee waa kayn waxaana laga wadaa meel hawd ah yacni dhirbadan dhir ama geedo isku xiran leh
@@xogbaar tamirtii hore dab loo waayey.. hadana waxaad tiri howd
iska dheh meel duur eh
Meel dhir badan
Cureeji mise ninkeeda
Waa Ureeji
Kkkkkkkkk
Ninkani dowlad dadaalysay baa soo saartaye,aaway hee hada tii sidaaso kale samyn lahyd,wadani waagaasu jiray Allow sahal !!!!
Lkn dowladas mrki dambe wey is badashy
Haa wlh dadki hore waa naga nasiib badnaayeen hda wax jmacado ayaa so dhamaynay si free ah ayaa nagula shaqaystaa 😢
Lkn waa sugaynaa chance keena
Iii