Dr Omar Jabril - Soomaalida wax ka wanaagsan lama arag!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 янв 2025

Комментарии • 262

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Год назад +33

    Wiilashaan wa wilal fiican maasha Allah ma arkin dad somali amanayan wax na liida mahane ilahey ha,idiin xifdiyo ayaanle iyo diktorka.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +4

    Runtii wa xaqiiqo waxa uu sheegay Dr omar jabriil
    Allow Cimri dheer iyo caafimaad sii wa qof qiima badan oo dadkiisa iyo dadkiisa jecel waqtiga qurux badan ayuu ka sheekeynaa wan jeclaan lahaa inaan maalin maalmaha ka mid ah inaan la kulmo
    Somalia ha Noolaato 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Год назад +52

    Ayaanle Aad Baad U Mahadsantahay Fadlan Qisooyinka Noocaan Ah Inoo Badi Barnaamijyada Noocaan Ah Dadkeena Ayay Isku Soo Dhawaynaysaa Qalibiyadooda Dr. Omar Jibriilna Wuu Mahadsanyahay Khayr & Karaamo Ilaahay Ha Siiyo Adduun & Aakhiraba.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 Год назад +56

    Asc. Ukrain ayaan tagey saa anoo arag Somali mudo ayaan arkey wiil iyo mama isla socdo markaas ayaan farxay waan is baraney ka dib cunto ayaan isla cuney ALLXAMDULLILAAHI ALAHA noo daayo dadkeyga Somaliyeed.

    • @CAFIS630
      @CAFIS630 Год назад

      ruclips.net/video/DXyIEouCUfQ/видео.html

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Год назад +11

    Alxmadulilaah iilaaaahhow adaa soomaali iga dhigay!✊🇸🇴

  • @faadumomaxamed7689
    @faadumomaxamed7689 Год назад +6

    Maa shaa allaah tabaaraka llaah. Allaah hayna xifdiyo dhammaan teenba meelkasta oo aan joogno Soomaali waa walaalo, waxaa dareemi kara qofka qurbe jooga.

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Год назад +12

    Soomaali ka Wanaag sheeg badan ninkaan waligeey manan Arag masha allah alle cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban haku siiyo wll ❤

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 Год назад +3

      Maa shaa allaah tabaaraka llaah, waa nin masxaxda ka fiyoow. Allaah ha xifdiyo meelkasta uu joogo aamiin yaa allaah. 🤲🤲🤲

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Год назад +7

    Waan qabaa fikir kaan ah in soomaali number1 yihiin oo is jecel yihiin waanag badan yihii n quuritaan na udaa soomaali iam proud to be soomaali

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b Год назад +12

    Ayaanle wallaahi qalbigaaa idhaqaaqay anigoo sahaydii iga go day muqdisho laba nin midba maalmihiisa ayuu imarti qaaday waxan xasuustaaa ayaanle xilligaas xattaa tikidkii diyaaradda waaa lay keenay iska fadhiyo cunto iyo hotel hadalkeedaba daaaa wallaahi alxm inan soomaali ahy

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 Год назад +5

    mashaAlah Dr❤waa qfki igu horeyy dhanka wngsan kaga shekeya dadkena somaliyed🇸🇴☝️🥰💯

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад +6

    Ma sha alla allow shanta somali bukoda burca isu mari waidin salamay Ayaanle en Dr umar❤💖👍

  • @kubaroenglishkasifudud4320
    @kubaroenglishkasifudud4320 Год назад +14

    Wise and experience matters ,the man is very intelligent enough mashallah.

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 Год назад +3

    Maash alaah Soomaali waa is sporta . wax yaabaha uuu ka hadley Dr jibriil , ❤❤

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 Год назад +12

    Yarkan Ayaanle waa top notch, sida uu u handle gareeynaayo martida , mowduca dooda u ilaalinaayo, u dhageeysanayo martida, u saxaayo ereyada.
    Ayaanloow qalbiga kaa ogsoon walaalkeey

  • @Qaali12
    @Qaali12 Год назад +11

    Fikirkayga wuu ka duwan yahay manta fekerkina😊. Wayo waxan u soo jogay qaab ka duwan sida’aad u shegten, lkn wan ku faraxsanahay inan ahay gabadh somaliyed

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Год назад +4

    Dr.e waad mahadsantahay.
    ayaanle walaalka wayn adna waad mahadsantahay .

  • @alisaidelmi
    @alisaidelmi Год назад +3

    Maasha allah ayaanle hussein abdi somalida wax tar weyn ayaad ugu fadhisaaa❤❤❤❤❤❤

  • @zahraahmed5971
    @zahraahmed5971 Год назад +2

    Maasha Allah soomaalidu Waa dad is jecel.
    Ilaahay hogaamiye daacad ah Hana siiyo

  • @abdifitaahmohamed4972
    @abdifitaahmohamed4972 Год назад +3

    m.a dr omar qof ee somalinimada ku weenthy waaye

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Год назад +2

    Waa run somalida waxad mooda iney iswafaqsan tahay inta badan dhaqankooda iyo diinta 🎉❤

  • @amiirahaji7687
    @amiirahaji7687 Год назад +5

    Hanoolaato adiga iyo Dr ka waa idin salaamay allah ha idin xifdiyo

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Год назад +13

    Tolkay waa free insurance, mashaa allah.waa wax fiican I don't need to buy insurance from now on

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 Год назад +39

    There is nothing more beautiful being Somali, please everyone promise to your selves to do justice, to all Somali including me. One ❤

  • @nimcaanxasan442
    @nimcaanxasan442 Год назад +1

    Maansha alh Dr kan waa macquul waana garaad Sare oo cilmi weyn leh khibradweyna waalaga dhaxli karaa e waraysiyadiisa soobadi alle haydin xifdiyee

  • @DiniHassan-nb5fv
    @DiniHassan-nb5fv Год назад +2

    M.a wlx wanqiroday ifeel emotional . Qisoyinkan Somalida aybayugubahantay runtu

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Год назад +4

    Allah Somaalidu waa cajiib , anugo 18 jira una kala dhoofaya Scandanavia ayaa Tareenki iga tagay anigo yaaban ayaa wiil Soomali ah i arkay i waydiiyey dhibatadayda ina kaxeyey ui geeyay walaashii ila malintiidambe tareenkii la i saray i love my people from Hargeisa.

  • @mohamedabdi4509
    @mohamedabdi4509 Год назад +1

    Masha allah wlhi waligay maantay ka hor soomaali jeceel uma ooyin oo ilmo iigma imaanin alx allow soomaali qalbigooda isku fur aamin😢😢😢

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 Год назад +3

    Isa soo dhaweynta Somalida Waa Mid Ay Asal U ledahay

  • @Amino321
    @Amino321 Год назад +12

    Alhmdulilah ilahayga somali iga beeray baa mahad leh 🤲🤲

  • @techwizissa7247
    @techwizissa7247 Год назад +1

    Mashallah, mahadsanid Hanoolaato media. Great positive interview with Dr Omar.😎

  • @shukri1395
    @shukri1395 Год назад +16

    Everything he said is very psychologicaly true. We are concretely connected❤

    • @manduale3936
      @manduale3936 Год назад

      Hadalkiisa ma google translationba ku dhageysatey waa maya dhamaan waad fahamtey xaga wax kacad inaa soomali kuhadashid waayahe mxaa af english ugu qoraysaa fariintaada
      Soomalidu yaab ree djibouti markey af fransiis kuhadlaan way la yaaban ree djibtigu iyagoo yaryar dugsiyada afsoomali lagulama hadlo mxaad ulayaabtan inigaba sidana

  • @abdulaziz-wj7dj
    @abdulaziz-wj7dj Год назад +3

    masha allah dr allha ku sharfo

  • @SFrh77
    @SFrh77 Год назад +2

    Thanks Dr Jibril

  • @mossgaming
    @mossgaming Год назад +1

    Hanoolaato adigu naftaada ka nadiifi qabyaalada iyo nacaybka qabiilaad gaar ah. Waxna kabaro mudanahaan ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 Год назад +8

    What an insightful video. Thank you Dr Umar.
    Ayanle keep on bringing such talents.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Год назад +6

    Wlh qalbigaa ii qaboobay markasta xumaanteena ayaa lasheegi jiray manta aad iyo aadbaan ugu farxay wareysigaan

    • @UbaxMaxamed-h9b
      @UbaxMaxamed-h9b Год назад

      Wallo gob ayaaynu nahay runti diinta iyo dhaqankeena oo diinta salka ku haya ayaa aad inoo qurxiyay lakiin qabiilka wax qasaya wadanki marka la joogo lakiin tahriib ama safar dadkeena waa nasab naxariis badan oo is jecel oo qabiil laysma waydiiyo dadku wada walaal weeye❤

  • @safiyaaxmed9971
    @safiyaaxmed9971 Год назад +3

    Eray aan horay u la aa ayaan bartay gabar Somaliyeed waxaa loo dhalay wiil soomaaliyed wiilkuna sida. sax weeye

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Год назад

    Mashalah ayanle hanolato waan jeclahy sida aad wanaga nogu soo dirtid iyo xaqiqada drkana wuu mahadsan yahay r scw ku saliya nnkht aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Год назад

    Masha allah what a beautiful postive story, thank you Dr.

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 Год назад +14

    Somalida Markii somalia la joogo ayay is neceb yihiin Lkn meel qurbaha haday isku arkaan isku hooyo iyo is aabe umaleysaa…
    Dr Omar Jibril walalahay sxbkood Allaha daayo 🎉🎉

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Год назад +6

      Marka somaliya la joogo xitaa hadaad gobolada ku safartid waad arki walaaltinimada ka dhexeeyo dadka somalida

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 Год назад

      @@UbaxMaxamed-h9b MashaAllah walal wadamo badan baa ku arkay saas Waa leenahay dalkiiba dhibaato nooga dhacday

  • @feisallughsson5754
    @feisallughsson5754 Год назад +7

    Most valuable talk!! We Somalis have ears yet cant hear… so SAD!!

  • @hindabashe2275
    @hindabashe2275 Год назад +2

    Maansha ahllah waraysi wacan❤️🇲🇵❤️🇲🇵

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b Год назад

    Masha allah soomaali qofkii jid tahriib ah lasoo maray ayuunba og gobanimo iyo wanaaga ay leeyahiin dalka hooyo marka la joogo qabiil iyo bila macne ayaa dadka kala geeya lakiin wadan shidheeye iyo wado adag markii la maraayo garab iyo gashaan ayaay isku noqdaan❤aad ayaan idiin jeclahay dadkaygi waliba wiilasheena geesiyaasha ah❤

  • @yurubelmi7082
    @yurubelmi7082 Год назад +7

    Maansha alaah waa run qisadan somali somali neceb ma jiro hadii qabiilka la waayo ilaahayow ba badbaadi amiin

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Год назад +1

      Masha Allah somalitha Allah barakeeyo

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 Год назад +1

    Maansha alaah baarakalaah dalkeena iyo dadkeena dhaqan iyo ku dhaqankiisa nabad Alle ha inooga dhigo

  • @dahirb
    @dahirb Год назад +3

    Manshallah dr cumar nin khibrad badan oo waayo arag inta uu sheegay waa sax lakin waxa adak in qof madax u noqdo o aysan luga ka jiidin una ogolaan firad kasta oo wanagsan ama horimar lagu gaari karo iyo inay u sugaan inta uu wax qabanaayo way adagtahay meesha ay laayihiin waa dishibilinka ama taqwada iyo samirka xitaa hadal iskama sugaan oo is dhagaysiga kuma fiicna ilahay taqwada ha ku duwo oo ha soo hanuiniyo

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b Год назад +3

    Ayaanle addis ababa xilligii an joogy gabar soomaaliyeed haddaan arko in salaamo mooyaane wax kle iima noqonayn

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 Год назад +3

    Ramadan Karim
    Ayaanle Dr: Waa. Runtii
    Waxa. Ana Maqan keliya
    Waa.
    MUWAADINIMO
    IYO
    QABYAALAD
    Inta kale. Hodan ayaan ka nahay
    Ilaahbaa Noogu. Deeqay

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад +1

      Dhibicda. Badan.kadaa.markaad.qoraysid.

  • @hoosinmedia671
    @hoosinmedia671 Год назад +11

    Ascww ayaanle waxa aan kaa codsanaa, in aad tagto dhulka rindile oo xog muhiim ah ka keento

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Год назад +2

    Masha Allah

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Год назад +4

    MashaAllah Dr. Omar Jabril waa nin wanaagsan.

  • @iidsmart
    @iidsmart Год назад +3

    Barnaamij yada noocaas ah soo badi

  • @shaymaofficial7525
    @shaymaofficial7525 Год назад

    Am so proud inaa somali ka dhashay❤

  • @somaliparents2879
    @somaliparents2879 Год назад +14

    Alxamdulillah. Ayaanle si dadkayagu u baskoodaan oo nicmooyinka Rabbi siiyay u xasuustaan fadlan sheekooyinka noocaan ah badi. Fadlan wakhti ha kulumin microphone na ha siin kuwa liito oo ku nool kala qeybsanaanta iyo qabyaaladaynta.

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад +1

      Sheeko iyo nacnac been miyaa wax lugu keeni somali ismana jecela wayna isuma aha

    • @majid2968
      @majid2968 Год назад +5

      ​@@abdirahmanfaarah3912 wa sida ad adigu aminsantahay
      Anagu kulama qabno ama wadanka ayaadan ka bixin

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад

      @@majid2968 sidaan aamin sanahay waa sida xaqiiqada ah xageey joogtaa somalida wax isu ihi hadee beeni raad male somali way kala tagtay waxay ukala tagtayna waa naxli iyo cadawtinimo ay isu qabaan

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 Год назад +3

    Ninkaan wuuna amaaney hadan soomaali nahay, ilaah kheyr ha siiyo,,,,,,

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 Год назад

    Keep going Ayanleh

  • @ahmedabdul-rd2wl
    @ahmedabdul-rd2wl Год назад +4

    Soomaalinimadu waa qaali

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Год назад +2

    Walaalka arinka uu sheegay waa xaqiiq jirta ilaahay ha xifdiyo mahadsanid ayaanle

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Год назад +7

    Abowe hooyadaa iyo aabahaa aakuu duceeyay soomaalida kale lagama helo sidaas aa sheegaysid

    • @yusufhussein4364
      @yusufhussein4364 Год назад

      Dadka qalbikoda uu ficanyahay dadka dhan ayuu illahay hoyo iyo abo oga dhigaa

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад +2

    M.a dalakeenne ALLOOW nawadee

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Год назад +5

    Alx muslimnimo somalinimo ❤❤❤❤

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Год назад +3

    Walee runtiis Rochester MN anigaa dagan waana meel aad u fiican oo soomaalida isku jeceshahay oo aad isku soo dhaweeyaan Maansha allah waxaa tahay ruux abaal loo galo😂

  • @mustafakmchannel6531
    @mustafakmchannel6531 Год назад +17

    Anaa comments ga labaad noqday baledweyne ayaana ka soo salaamayaa cid kastoo qoraalkayga aqriso

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Год назад

      Qabiil ayaa kaa buuxa

    • @MaxamedBaashe-rm7ys
      @MaxamedBaashe-rm7ys Год назад +2

      ​@@musemuse1507dadka Lee salaanyay ninkaan cid ma caayn qabiilna ma sheegin maxa kaa qaldan😢😮

    • @xaliimasacdiyo4679
      @xaliimasacdiyo4679 Год назад +1

      maasha allaah salaan iyo barakada rabi hela adiga iyo reer b/weyne

    • @khadijocabdifitax5980
      @khadijocabdifitax5980 Год назад +2

      ​@@musemuse1507 oo qabiil beledweyne LA dhaho maajirana waan yaabee ileen anigu ninkan qabiil kama arkee qoralkisa

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 Год назад +3

    Allah dadkeena soomaaliyed hanoo barakeeyo oo qalbigooda ha isku keeno

  • @Hayaan121
    @Hayaan121 Год назад +2

    Aniguna waa Ayaale Xuseen Cabdi❌️
    Anigu waxaan ahay Ayaa Ayaanle Xuseen Cabdi✔️

  • @fnw8688
    @fnw8688 Год назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @rasmirasmi757
    @rasmirasmi757 Год назад +2

    Mashalah dr

  • @Said02s
    @Said02s Год назад +1

    Maashaa Allah

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 Год назад +7

    Soomaalida wax ka wanaagsan lama arag! 33 sano dil, dhac, kufsi, qabyaalad, iwm (Qurbaha waxaa la aruurin jiray lacag si qabiil qabiil kale ugu duulo).

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад +2

      Haa waa runtaa. Siddookale wadankooda majecla ee dadka kale wadamadooda ayey jecelyihiin. Marka dadku xumaan iyo wanaagba way leeyihiin laakiin xumaantooda ayaa badan. Waxay doonayaan inay been iskugu sheekeeyaan😂😂😂😂

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад

      Soomaalida qaarbaa igu dhaha annagaa keenyaatiga iyo yugaandhayska kafiican sababtoo ah ganacsi iyo firfircooni ayaan leenahay 😂😂😂waxaan kudhahaa mawaxaad kufaanaysaa alaab ninkale sameeyey oo aad soo dhoofsatay? Aaaway warshadahaagii iyo beerahaagii wax soosaarka??!! Keenyaatiga iyo yugaandhayska xattaa guryaha dayrkooda waxay ku leeyihiin beero yaryar haddaad tagtid tuulooyinkooda. Waxay kaloo leeyihiin cuntooyin kala duwan oo Bariis iyo baasto keliya macunaan sidda anagoo kale😂😂😂😂😂Annaguna waxaan cunnaa keliya uun wax lasoo dhoofshay.

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 Год назад +1

      Duruufaha jirra somalia aya sidasa waayo dal iyo dawladnimo dhaqanka xoola dhaqatada ayan u samaxeyn

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +2

    MASHAA allaah..

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Год назад +3

    Somalidu waa dad dhaqan fiican oo soo dhawayn iyo sooryo ba leh Somalida gudaha kujirta waxa isku dira waa N 1 Baahi 2 Qabyaalad

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Год назад

    Asc walal ayaanle ad bad umahadsanthy waxad jeceshahy si dadku isku soo jitan owanaga aad ugu soo gudbiso wey isdhalen weysgursden dintenana waxey jeceshahy in laisxumen so dintena macan inla isdhexgalo mashalh

  • @saadaqaxmed1225
    @saadaqaxmed1225 Год назад +2

    ALXAMDULILLAAH

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 Год назад +2

    Soomaali wadankii hooyo waxay u baahan yahay. Hogan Cadaalad ah Oo. Dadka bin aadanka yihiin ee Soomaali iyo daka la nobla loo vadad sameeyo inshallah alaah .

  • @MohammedAli-uy4ls
    @MohammedAli-uy4ls Год назад +1

    Maash A wiilashu waa Somaalidii xalaasha ahayd, maantase waxaa soo buuxaamaykuwa Cuqdadaysan oon Allah iyo Xisaab kadambeysa midna ka cabsanaynin oo ummadda isku guba.

  • @Mohafxtrader41
    @Mohafxtrader41 Год назад +3

    Dhanka safarka markii lagu jiro qof walba wxa uu doono ayuu cuni waxana inta badan bixiya qolyaha baaburleyda ah ama qof kamid ah masaafiriinta, anaana practical u arkey❤

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 Год назад +2

    Aad buu u mahadsanyahay Dr Omar

  • @maryan953
    @maryan953 Год назад +3

    Somaalidu was dad illaahey jecyahay

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 Год назад

    Maaaaash allhu

  • @xamralive
    @xamralive Год назад +4

    Soomaaliyeey joojiya dhulka Cid kalaanu ka qaadnay Dhulkaan Allaah baa idinku beeray taas ogolaada oo iska daaya Qar iska tuurka meel kastooy soomaali degen tahay Soomaalibaa leh

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад

      Ilaa hadda qof coment'gaan camal Soo qoay baan raadinayay, ninkaan wax wayn baa ka qaldan wuxuu leeyahay Hargeysa ilaa garbahaarey ilaa dhulkaan NFD waxaa lahaa Booraan back somalidu halkey lahayd?
      Goormaase ay dadkuu sheegaayo ay daganaayeen? Laga yaabo inuu mashruux wato

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 Год назад

      Walhi markuu inta dhahay waaka xanaaqay sidee dhulkeena u dhihikaraa dadklaa lahaan jiray

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 Год назад +1

    Masha alah wale somalinima wax ka ficnan la Waa tasne wax fahmi Kara qofki dad kale e an Somali ahen laso dhaqmay runtii anigon 4 Sano Mel Somali. Jogan dagin xitaa African Mana arki jirin Ayan Waxan so dagay magalo Somali ka buxan markasan farxad wllhi Marka somalinimadu WA cajiib

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Год назад +2

    Asc Mashaallaah waa runtiis soomaali waa dad is jecel ❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Год назад +1

    Mahadsaniid Ayaanle iyo dr

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 Год назад +2

    Ha fogaaato ama ha dhawaato maalin un somalida way bixi dhibaatoyinka haysta oo ay kamid yihiin saboolnimada jahliga qabyaalada iwm, dhibaatada laguma waaro.

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 Год назад +2

    Maasha allaah Dr Omar

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 Год назад +3

    Illahaiw somali mideey quluubtooda isku soo jeedi qabayàlda xuna wanaag ugu bedel aniga makhraanti ka ah in nin somali ahi hadû kurto inaad somali tahay baahi kasta u sheegato wax kalaa qabanayo. Dubia ayey qiso igaga dhacday weliga maskaxdayda ka bixi mayso

  • @omerharedomer3763
    @omerharedomer3763 Год назад +2

    Same times it's very crucial to find back your background to know who you are.

  • @abdisalamabdullahi4026
    @abdisalamabdullahi4026 Год назад

    Remember we have Islamic culture which should be the bedrock of the Somali constitution.

  • @Alijaja21
    @Alijaja21 Год назад +1

    Walahi Somalis we love each other regardless I think the so called tribe leaders messed everything up

  • @umucimraan6061
    @umucimraan6061 Год назад +2

    Mashallah

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 Год назад +1

    Siyaasiga Kaliya ee maanta soomaliya iskuso celinkara Sidi ruwanda Waa c kariim axmed mooge

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Год назад +2

    AYAANLOW TAAARIIKHDAAS WAXAN KAAGA SHEGAYA WAXAY KU BEXEEN DAGAAL DAAQA XOOLAHA LA XILRIIRA

  • @abdisalamabdullahi4026
    @abdisalamabdullahi4026 Год назад +8

    Somali conflict resolution mechanisms were not discussed. As a community we have elaborate traditional systems in place that has helped us.

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Год назад +2

    Somalinimadu maha wax layska dhigdhigi karo waa wax dhuuxa iyo dheecanka ku jira Manshallaah waana inta layno didanyahay inaan salka dhulka dhigno

  • @garasyow1786
    @garasyow1786 Год назад +1

    M.a❤

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад +2

    Asc ayaanle subax wanag san sodaa barnamijka iyo muqaalka number one commint mahad sanid bye

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Год назад +2

    Waa Runtiis Dr.Omar Jibriil Dulqaadka Ayaa Nagu Yar Haddaan Soomaali Nahay.

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Год назад +1

    Ruunti that is a good story illahey xanobarakeyo insha Allah

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Год назад +3

    Somalida waa dad cunsuruyiin ah oo dad kale oo ayaga la dhashay faquuqaya
    Waxaad arkaysaa reera dhan oo la hayb soocayo

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Год назад +2

    AYAANLOW DR KAN ARINKU SHEEGAYA SOMALIDI HORE NIN SOCDA HADU REER U GALO ISAGO LA KASEYNIN AYAA NEEF LO QALI JIRAY MARKI LA SOORO KA DIB AYA LA WAREYSAN JIRAY
    TAANA WAXAY KA TIMID DIINTA