Never isma dhihin Shiikh Mustafa aa kaa yar… Masha allah Nin Aqoon Diin iyo Mid Maadi ah bartay waaye. Allah ugu deeqay Sida Dadka wax loo fahansiiyo.. Masha allah.. Thanks Ayaanle iyo Hanoolaato..
the sheikh's story is full of a tragic sad stories but at the end, he triumphed by the grace of Allah we learn this story you should never give up your dream
waa sheeko xanuun badan oo ka ilmeysiineyso cunug agoon ah oo ku nool wadan dagaal ka jira oo baahan quraac waaye qado iyo cashane warkeedaba daay ilaa maanta kuwa kale ayaa sidaan u dhiba wlhi waan la ilmeeyay qisadaan 😭😭😭😭😭
Exactly sheekh Mustafe qisadiisa way i taabay sidaas ku dhacday aya igu dhacday walaalkiis sida loo dilay aya loo dilay hooyadiis sida ay noqotay ayeey hooyadey noqotay wlahi ilina iga timid 😭😭😭😭 allaha u naxariidto aabaha iyo walaalka
Walahi beentiisa ma ahan ingiriiska abaal uu nagu lee yahay xamarl cadeey lama hilmaamo xudunteynaa ku duugan alaha barakeeyo Masha allah waa wiil wanagsan hooyadiisa alaha u dhaafo hooyooyinka dhan dembigooda alaha dhaafo 🤲🏽
Allaah ha u naxaariisto walaalkaa maxaamed ajaar iyo xasanaad ha ka siiyo ducadda waalidkiis hooyana samir iyo iimaan ha ka siiyo adigana siddo kale sh mustaafe
Very much hard working pays off bro it’s encouraging bro. Indeed. I too didn’t have a father but came in USA in young age and get the advantage of education. Alx. Thank you for sharing your story.
Masha allah wlky mustafa allah haku barakeeyo wax iso jiidatay sida qimaha leh e hooyo kugu wayntay allah ha isku kiin barakeeyo wariyaheena asna wa mahadsanyey markasta waraysiyo xiiso leh ayu ino so jediya dhmntin allah ha idin xiftiyo🤲
Masha Allah Marka Hore Marka Xigtana Waxaa Ii Ah farxad inaa Maanta arko Macalinkeyga Iigu Horesay ee ii bilaabay BTJ Xasuus Gooni Ayeena Ii Ahed Macalin Mustafa Guuleso In Bdn🙏🙏
Inspiring first hand information it’s a moment of reflection you are blessed and got the courage of hard work from your past hardship ina macal cusri yusra
Wcs masha Allah waxan dhaha in Ale xifitiyo ninka hooyadiina Mowallaha nolol wanagasan oo ah xayata duniya kef fil xakhirana Janna galiya, madama uu baari u yahay hooyadiina waxan dadkoo dha in Ale ka dhigo asagokale inshaAllah
Wlhi waa Sheeko xanuun Badan allah noo Daayo Hooyo Macaan iyo Aabe QaLi Inta dhimatayna allah U Naxariisto Dadka Qalbi xanuunka Kusoo koreyna allah U Sahlo
Mustafa allaha idin samarsiiyo waxaad soo marteen nolol adag oo in badan Oo caruur Soomaaliyeed idinla soo Mareen Allaha u naxariisto Aabbe iyo Walaalba hooyo Allaha idiin siiyo cimri Dheer oo caafimaad leh.
Wlhi waa oyey waxaana la oynaaya qisadiisa mid la mida anigey iheysa walaalna ma lihi agoona ma ahan caruurteyda balse hooyo caruur kaligeeda korineyso waa xanuun qof ku caawiyana aadan lahayn lakiin Maalin un waxaan rajeyna wiilkeyga inu herkaan ka fican gaaro
Mashallah Ayanle you are soft hearted Sheikh Mustafa and Ayanle you are both legends everyone has their story to tell I am happy rafaad looma dhiinta Allah sw is more than enough for us May Allah sw bless our parents we have to say Alhamdullillah at all times
Alla maxaad run sheegtay walaaley, naagaha qaar nin hooyo kusoo silicday oo ay maanta aragtay bey dhihi hooyadii ma arki kari. War gabdho ilaahay ka xishooda oo sodohdiina ixtiraama oo cagaha u dhaqa.
Masha allah mustafa waxaan kubartay baaltook oo maraas magaca aan watay ahaa intasaaraat wuxuu ahaa qofkii sabab uahaa inaan barto quraanka tafsiirkiisa iyo caqiidada ajar allaha kaasiiyo
Aamiin
Aad iyo aad ayeey Mustafe Iyo hanoolaataba u mahadsan yihiin, Mustafana dadaalkiisa quruxda badan hambalyo baan leeyahay, Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
Amiiro from Norway.
Mashalaah, mustafa walaal alaha ku barakeeyo nin cajiib ah ayaa tahay oo waayo arag ah dadaal badana sameeyay, hooyana cimri , caafimaad iyo cibaado allaha siiyo. Hannoaato ayaanle adigana mahadsanid .
Ax shekadani waa qiso emotinal ah kutusinaysa macnaha hooyadu ledahay
Hooyo qlli waan kejeclahay ilahay haku xafido♥️♥️👑👑
Never isma dhihin Shiikh Mustafa aa kaa yar… Masha allah Nin Aqoon Diin iyo Mid Maadi ah bartay waaye. Allah ugu deeqay Sida Dadka wax loo fahansiiyo.. Masha allah.. Thanks Ayaanle iyo Hanoolaato..
the sheikh's story is full of a tragic sad stories but at the end, he triumphed by the grace of Allah we learn this story you should never give up your dream
Waa qofki somalied er uguu horeeyeey ee uu mahadnaaqa wanaaga iyo ciilmiga aanu kaa heleey umadahaanu las joogno!!! Mashallah wllo Allah haku barakeeyo
waa sheeko xanuun badan oo ka ilmeysiineyso cunug agoon ah oo ku nool wadan dagaal ka jira oo baahan quraac waaye qado iyo cashane warkeedaba daay ilaa maanta kuwa kale ayaa sidaan u dhiba wlhi waan la ilmeeyay qisadaan 😭😭😭😭😭
The story is mine, exactly it is make me so emotionally
80% Nolosha Soomaalida waa sidaan
Okay
@@sheekadaDahab ٠
Haa wlhi waa runtada
Ilaahay ha ku xafiddo.
Exactly sheekh Mustafe qisadiisa way i taabay sidaas ku dhacday aya igu dhacday walaalkiis sida loo dilay aya loo dilay hooyadiis sida ay noqotay ayeey hooyadey noqotay wlahi ilina iga timid 😭😭😭😭 allaha u naxariidto aabaha iyo walaalka
Walahi beentiisa ma ahan ingiriiska abaal uu nagu lee yahay xamarl cadeey lama hilmaamo xudunteynaa ku duugan alaha barakeeyo
Masha allah waa wiil wanagsan hooyadiisa alaha u dhaafo hooyooyinka dhan dembigooda alaha dhaafo 🤲🏽
Allaah ha u naxaariisto walaalkaa maxaamed ajaar iyo xasanaad ha ka siiyo ducadda waalidkiis hooyana samir iyo iimaan ha ka siiyo adigana siddo kale sh mustaafe
I will say brother mustaf, came somali and safe our people, you deserve to elect to be somali president please came home and safe somali !!
Alle ha barakeeyo hooyada Abaal keeda jano Rabbi haka dhigo bi idnillaah wa qaali walidku
Waxaan khiiraa caruurta isku hooyada ah inee true brotherhood yihiin
Masha alah ninki hooyo haysta nasibleh alaha kuu dayo hooyo sheq mustafa hooyo waa qof culus kihaysta alaha udayo
AMEEN YAA ALLAH
Hooyoy mcn Allow lui naxariiso
Very much hard working pays off bro it’s encouraging bro. Indeed. I too didn’t have a father but came in USA in young age and get the advantage of education. Alx.
Thank you for sharing your story.
Thank for sharing your story brother Mustafa. I can relate to your story. Thank you as well to Hanoolaato.
Masha allah wlky mustafa allah haku barakeeyo wax iso jiidatay sida qimaha leh e hooyo kugu wayntay allah ha isku kiin barakeeyo wariyaheena asna wa mahadsanyey markasta waraysiyo xiiso leh ayu ino so jediya dhmntin allah ha idin xiftiyo🤲
Masha Allah Allah Dhamaan Maamooyinka Khyr iyo Farxad Ha Siiyo
Masha Allah sheikh mustafe alle hakuxiftiyo ayaanle waad mahadsan tahay siidaa barmaamijka aad soo deeynaysid
Walahi qalbiga ka ooyaya yaa Allah no xafiida Hooyo macan
Maansha allah mustafe sida aad ugu mahad celisay wadanki kusoo dhaweeyey ama ku siiyey hormarka aad heesato mahad,celinta waa muhiim ka mid ah diinta iyo aqlaaqda
Mashallah mustafe ilaahayi haku barakeyo. Waa macalinkii English ee reer dubai
Masha Allah Marka Hore Marka Xigtana Waxaa Ii Ah farxad inaa Maanta arko Macalinkeyga Iigu Horesay ee ii bilaabay BTJ Xasuus Gooni Ayeena Ii Ahed Macalin Mustafa Guuleso In Bdn🙏🙏
Ilaahay hooyo dhan unaxariisto siiba hooyooyinka soomaaliyeed dhibka ka saar
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Jizaaka Allah kheyr for sharing with us brothers 🙏❤.
Sheikh Mustafa ilaahay haku xifdiyo. Wlh marugaa nooga sheekeesay kadibna waa naga qosolsiisay thanks bro Ayaanle masuul sare adigana WAAN kusalaamaayaa
Inspiring first hand information it’s a moment of reflection you are blessed and got the courage of hard work from your past hardship ina macal cusri yusra
Macha Allah hanoolaato inshaa Allah barnaamijka fiican جزاك الله خيرا
Raxmatu Allah caleykum jamiican. Your story is very touching and very emotional 😢 💔 😭 😪
Noloshu maaha hadyad ee waa halgan. Manshalah sheekh waa sad story
Waxan so xasuusty qasadii aabahy allah unaxariisto 😭😭
😭😭😭😭 waa qiso xanuunbadan rauhaantii hooyo abaalkeda lamakudikare Allah janooyinkiisa Haku martiqaado
Aamiin wlle dunida naxariista hooyo qof leh lgma helay 😢hooyo wn kuuxiisay 😢😢😰😰rabi naxariis warta haku siiyo
Aamiin qofkaan hooyo waayay garan kara qiima heeda 😭😭😭😭😭
Masha Allah allow waalidka dambigooda naga dhaaf
Maasha Allah tabarakallah alle haku siyaadiyo cilmiga baratay mid aadku najaxdo.
Masha allah mustafe isku arday baan ahayn macalin subeer macalin cajiib ah buu ahaa
Wcs masha Allah waxan dhaha in Ale xifitiyo ninka hooyadiina Mowallaha nolol wanagasan oo ah xayata duniya kef fil xakhirana Janna galiya, madama uu baari u yahay hooyadiina waxan dadkoo dha in Ale ka dhigo asagokale inshaAllah
Wlhi waa Sheeko xanuun Badan allah noo Daayo Hooyo Macaan iyo Aabe QaLi Inta dhimatayna allah U Naxariisto Dadka Qalbi xanuunka Kusoo koreyna allah U Sahlo
Every success behind hard work and difficult life but at the end time you will be all in all enough 💯 💪 👌 🙏🏼 ✨ 🙌
Manshallah aad baan u ooyeye walahi dholashaas agoonimada aniga kusookorey ilajadana caruurta agoont hadan maclo waxan isku dayaa noloshooda in aan cawiyo plz dadkeeygo usu tudha dadka liito unaxa qabiil iyo qabayadana allhanaga masaxo peac en love soomali ul iyo diir amiin yaarabi
wlhi feeraha ixanuuny san uqoslayy marku shineska kashekeynayy enewey xanunka abaha ficn e rerka kabaxa wakulafhmaya madama ankuso kory allow hoyadey cimriga usi dherey cafimadnh ugudar aamin yarabi
Masha ALLAAH isku dayga waa muhuum nin adag aya thy mash ALLAAH agoonta nala ogaada
Allaha uu naxaristo janadul fardowsa allaha ka warabiyo amiin
Mashallaah hooyooyinka alle ha barakeeyo
Runtii waa qiso cajiib ah oo ay tahay in wax laga barto
Subxaanalah walaahi waa arin murugo Leh yaa Rabi umadana Ka saar dhibaatada iyo dulmiga
Asc shekh mustafe bari yatahay allha kubarakeeyo adiga iyo walintiindada
Wonderful 👏 story and Wonderful brothers ❤
Mansha Allah walaal baariya ayuu ahaa
Maansha allha waa wiil caqli badan❤️
Thank you Ayaanle
This is amusing story
Waa Taariikh sax ah oo dad badan ay soo mareen weliba hada dad ku koraayo
Sh.mustafa guul ku rajeynaa
Alle naxariistii jano fardowsa Hawgu deeqo insha allh aamin
Maasha alaah hooyo alaahanoo xafido sh mustafa thanks hanoolti oo barnaamijyo dhaxal gal ah noosoo daayo.
Waxan dhahay hooyo Somaaliyeed jecel dadka baarigaha masha Allah
Caruurta Agoonta Ah Waa In Laga warhayaa Malaayiin Agoon Ah Oo geedo hoostood ku ooyaya Ayaa jira maanta Alle Ha u Gargaaro masaakiinta
mashallah such an inspirational story ✨
Masha allah macalin subeer waa macalinficnaa xisabta iyo farqurxinta ibaray 🇸🇴
Maasha Allaah..waa sheeko yaab leh.. Saxitaan. Qofkii qoom kale afkood barta dhibtooduu la badbaadaa.. Ma aha xadiis..
Alle haw naxaristo wll
Mashaallah waa qiso cajiba
4ta inaad kacdo waa hogaanka hormarkaaga mashaalaah
Sh Mustafa wa abooto koris dadaal badan
Wlhi waan la ilmeeyey qisadaan xanunka badan🥺💔
asc habo waxan kugula talinlaha inaad shekadada aad book ka qorto insha allah hadi adan hore uga qorin mahadsanid 🙏🙏
Maasha allaah ilaahey haku barakeeyo ilaahey ha kuu siyaadiyo caafimaadka iyo cimriga ,hoyana ilahey
Caafimaad iyo cimriga udheereeyo jana fardoowsa ha geelong iyda iyo hoo yooyinkoo dhan , dadaalkaad
Bixisey mustafe ,ilaahay ayaa maxadleh .
War aniga waa fuuray san uqoslaayay diyarada wuuw juk wlhi waa fani ninkaan Masha Allah
🤣🤣🤣🤣
Allow u naxariisto 🤲🤲🤲
ماشاءالله تبارك الله
Allah unaxariisto dhaman hoyokinkena oo dhan
Waa qiso xanuun badan hooyo dambigeeda alaha dhaafo 😭😭😭😭😭
Wa qiso aad ucajib ah allh dayo hoyo mcn mel walbo ey jogta
Mashaa ALAAH dadka wanag inad kula dhan qanto waa sax
Masha allaah Sheekh mustafe agoon oo ahay aniga camal hooyo macaan Illaah Haku xafido allaahumaa aaamiin
Amin Amin abayo
Walhi wan qiroday 😭qisadan oo kale ana ku soo koray 😓waqti badn ayn gajo la ooyey
Masha allah reer towfiiq sax ah bad eheed hadadba macalim zubeer sheegtay
Mnsha Allah baarakallaah
Mustafa allaha idin samarsiiyo waxaad soo marteen nolol adag oo in badan
Oo caruur Soomaaliyeed idinla soo
Mareen Allaha u naxariisto Aabbe iyo
Walaalba hooyo Allaha idiin siiyo cimri
Dheer oo caafimaad leh.
Wlhi waa oyey waxaana la oynaaya qisadiisa mid la mida anigey iheysa walaalna ma lihi agoona ma ahan caruurteyda balse hooyo caruur kaligeeda korineyso waa xanuun qof ku caawiyana aadan lahayn lakiin Maalin un waxaan rajeyna wiilkeyga inu herkaan ka fican gaaro
insha allah wlshy
Inshaa allaah wax walba waqti ayey leeyihiin waadna gaaraysaan. Dhibtana waadkabaxaysaa
Allhu akbar askri diin lleh masha allh
Top top interview sheekha alle ha barakeeyo
Sheikhan wa dhegeysta wa sheikh wanaagsan allah ha xafido wbt
Inalilaah wa inaa ilayhi raajicuun wlhi waa qiso xanuun leh
It is. Truth. May Allah bless you
Can you imagine its 1:28 am Uk 🇬🇧 time and I laughed loud about the Chinese getting news Mustafa translation version kkkk🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣funny part
Walaal ilaahey ha ku xifitiyo ilaaheyna Raali ha kaa noqdo sidaad hooyo u jeceshahey
Hooyooyinkeen janaadkiisa ale haku casuumo ma gudi karno aboolkooda ducay inaga mudan yihiin mar walba baryana maahaa waa waajib 😭😭😭😭😭😭
It's so painful! I'm feeling sorry for you Mustafa!! 😢😢
Mashallah Ayanle you are soft hearted
Sheikh Mustafa and Ayanle you are both legends everyone has their story to tell
I am happy rafaad looma dhiinta Allah sw is more than enough for us May Allah sw bless our parents we have to say Alhamdullillah at all times
9 Kiki k9.
9k.9k.
9999i9999i99999999999999999k9
9. Knoll k9
99999i999999i9ki99iikiiiiiiiiiiiik
Mustahaa waa walalkeyga Shaikh iraadi
Masha alaa sheekh mustafe
Thanks my brother 🙏❤
Nin dhibkaas iyo rafaadkaas ku koray ayay naagna rabtaa inay tiraahdo hooyadaa ma arki karo islma noolaan karno yeyna iga soo galin guriga fabdhoow aan anigabo kujiro raga aad shukaansaneysaan hooyadiis mdaxa usalaaxa waa hooyadaa 2aad inkastoo laftayda ilmo agoon haysto hdana ksligay korsado wx iga mqana aysan jirin aan ixtiramsiino waalidiinta xaq ayay naguleeyihiin
M.a waa talo wanagzan abyo ilmaha Allah kula koriyo xafidkumullah
@@Ossysherii-e1t thanks walashay
mahadsanid wll
Alla maxaad run sheegtay walaaley, naagaha qaar nin hooyo kusoo silicday oo ay maanta aragtay bey dhihi hooyadii ma arki kari. War gabdho ilaahay ka xishooda oo sodohdiina ixtiraama oo cagaha u dhaqa.
Mash Allah ❤️👑💐🌹🌹
Waa qiso kamida kumanaan Qisooyinka Oo xanuun badan Oo So maray Dadkeena soomaaliyeed Burburkii ka bacdi
Hooyo macan ilahay qayr ha siyo
Mashallah alaha nolasha easy hanoga dhigo
www cajiiib runtii xaada ayaa i istaagtay legend reer towfiiq ah si weyn ayeeynu kuu naqanaa iskuul towfiiq one iyo macalin zubeyr
Xasuus macalin zubeyr 😥
Mashaa aallaah hooyo macaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Sheekooyin ka nuucaan ah haloo badiyo bulshada 🤍🤍🤍