Wuxuu yidhi bidow kuma sheego Ee yaan Camalkaa ku sheegin Inna Dirirow Midguu maalin bay baydheen baa la yidhaah daa Xirsi Gaab Daba dhilif shisheeye Illah haw xil qarinin Illaah uma xil qarinin e daan lagaga mudaharaadey baad ka sheekaynay e Burco Oo Uu dhadhay baa lagaga mudaharaadi doonaa Dalkoo dhan ayaa lagaga mudaharaadi doonaa Cassimadda Somaliland Degmo kasta Oo ay ka kooban tahay Ayaa lagaga mudaharaadi doonaa weli cida kumay mudaharaadin E ha sugi waayin waar ma khaayinul wadanka Ee u fataalaya Cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland Oo ay ugu horeeyaan Soomalia iyo Dal ka yar Ee inala jaarka ah Ee Jabuuti ayeynu dhawranaa waar ma ninka Masiirkayagii Gobanimada yadii iyo Jiritaankii Jamhuuriyadda Somaliland Cadaw gayagii ka xaraashaya ayaanu daawanaa waar waad riyoonay saaye hurdada ka toos Adoo soo taagan Oo Dal dal maaya ayaa fataal yar Oo qorigiisa Uu gacanta ku hayo Cadaw geenu Aad u xil qarinaysaa Illah baan u Xil qarinin Xirsi Gaab mudaharaad baad sheegay E wallaahi in la toogto ayaan wax ba ahayn Anaga Oo la hayb ah ayaa kow ka ah ku toogashada ula diyaar ka ah waayo Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland Ee kumaan kun ka Nin Ama mujaahid u god galeen Innan yar Oo fataal Cadaw ga u Adeega ah loogaga dul qaadan maayo in uu Cadaw gayaga noogaga fataalo isagaa fudud Xabad baana madaxa maalin Aan fogayn ka qabsan doonta waar Dal ka iyo Dad ka ka fadhiiso loogu taag waaye waa lagu mudaharaadayaa haduu ku joogsan waayana waa laga takgalusi Oo waa layska hor baydhin doonaa
Waar xirsi hadu nogoday dilaaly ka faa idastay inoo xarasho somaliland waa ku kacay shacabku jooji qabyaday aa ku shagasid shacabka rer Somaliland waa in aaku kacaan xirsi iyo ciro
warku caawa waanagu raagay✅
DAANTA SACAD MUUSE KULAHAA THIS MAN WUU XANUUSANAYAA
Tuugan xirsi gaab waa wuxuu Ku eryay madaxmweyene siiraanyo ilaahay ha u naxariisto
Masaajidka in laga qayb qaato weeyi
War ninkan afkii Somaliada ayuu haya 🎉🎉
🎉🎉🎉
Isaqa garahan habar yonis cidagale arab ayuub iyo sacad muusow dhulkina hawad risev eriya waxa ka bilbamay ganacisig majeten iyo ogaden 😂😂 baburta xamulka ha ee dhulkina maray xidha garacad ila jigajiha😮
Warka soo daa
Waad la raagtay wa laga seexday
Wale wa aftahan
Markay dhulmahante soo duulaan ee gaade soo qaadan ayay hadana iyagu ku jabaan oo maydkoodu bataa war waxani caqli malaha waa cawaan bila caqli ah😂
Waryaa taar dhaanta sacad muuse oo kaliya ma aha waa reer Somaliland oo dhan jooji qabyaalada xun ee aad wado
Daarood wuxuu kubalamaay
Dagaal Isaaq lagu eekeeyo,
Ee Diyaar Haloo ahaado,
Waxay mesha moodayaan Guurigoodii aay markay rabaan imasn jiireen?
Huwaan Jeebiyaa,
❤❤❤
Xalay warkii wuu badh go ay maxaadhacay
Huwanta kibir madayso hadanada waa jabtaa uubdee meelkstaba ay jogaan Ethiopia runta Ayey sheegty siba xudada Somaliland iyo Ethiopia udhaxaysa dadkasi sida nabad u ilaaliyaan
Sacad muuse dalka ayay leeyihiin hunguri ma siistaan dadkooda iyo dalkooda dalka dan kama leh xasan sheekh lacagtii uf muuse yidhi ayuu soo xanbaarta waxba ka socon aayaan khaainimo adigu afkaaga hagaaji qabiil ayaad ku shaqaysataaa xishoo si fiican warka u baro waad dhimanaysaaaaa
Haaye dacawaalay
Kala Qaybinta wariyayaasha kulahaa daanta Sacad muuse
Daantu maxaytahay
Kilalkii lixaad iyo ismaamul gaara isaaq ha samaysto hadiikale
Taar tv kaama daalo
Taqsiin muyaa ugajirta afka. 😂😂
waar ninkan faysal falaalug wuu dhintay
Bakhtigaad ka cararteen qaawaney kaalaya qaata in aanu idin dilno naga heli maysaan bakhtigiina inaanu idiin aasnee
Weligay war madhegaysan😂
Bal caawa kutuuro😂
😮
Wuxuu yidhi bidow kuma sheego Ee yaan Camalkaa ku sheegin Inna Dirirow Midguu maalin bay baydheen baa la yidhaah daa Xirsi Gaab Daba dhilif shisheeye Illah haw xil qarinin Illaah uma xil qarinin e daan lagaga mudaharaadey baad ka sheekaynay e Burco Oo Uu dhadhay baa lagaga mudaharaadi doonaa Dalkoo dhan ayaa lagaga mudaharaadi doonaa Cassimadda Somaliland Degmo kasta Oo ay ka kooban tahay Ayaa lagaga mudaharaadi doonaa weli cida kumay mudaharaadin E ha sugi waayin waar ma khaayinul wadanka Ee u fataalaya Cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland Oo ay ugu horeeyaan Soomalia iyo Dal ka yar Ee inala jaarka ah Ee Jabuuti ayeynu dhawranaa waar ma ninka Masiirkayagii Gobanimada yadii iyo Jiritaankii Jamhuuriyadda Somaliland Cadaw gayagii ka xaraashaya ayaanu daawanaa waar waad riyoonay saaye hurdada ka toos Adoo soo taagan Oo Dal dal maaya ayaa fataal yar Oo qorigiisa Uu gacanta ku hayo Cadaw geenu Aad u xil qarinaysaa Illah baan u Xil qarinin Xirsi Gaab mudaharaad baad sheegay E wallaahi in la toogto ayaan wax ba ahayn Anaga Oo la hayb ah ayaa kow ka ah ku toogashada ula diyaar ka ah waayo Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland Ee kumaan kun ka Nin Ama mujaahid u god galeen Innan yar Oo fataal Cadaw ga u Adeega ah loogaga dul qaadan maayo in uu Cadaw gayaga noogaga fataalo isagaa fudud Xabad baana madaxa maalin Aan fogayn ka qabsan doonta waar Dal ka iyo Dad ka ka fadhiiso loogu taag waaye waa lagu mudaharaadayaa haduu ku joogsan waayana waa laga takgalusi Oo waa layska hor baydhin doonaa
Waar Hargeysa dheh doqonyohow
Hargeysa laba maaha sxb
Haddii kale basbaas baad cabi doontaa oo liintii lagu bedelay
Waar xirsi hadu nogoday dilaaly ka faa idastay inoo xarasho somaliland waa ku kacay shacabku jooji qabyaday aa ku shagasid shacabka rer Somaliland waa in aaku kacaan xirsi iyo ciro
Hala iskahubso Mahamed adenow ma labaysan EE 4 sano umbu aha presednt jimmy carther 1977 ila 81 ki
Wcs
Tolaw somali maxa isku saliday
President carter was one term president.
Can you pls cease tribalising hargeisa districts
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
dagaaLka 3aad E Aduunka wuxuu ka bilaabi doona Somalinad iyo Somalida intiida kale
FIIRA. GAARA. TAAR. TV. QABYALADA. JOOJI. OO MAGALADA. EDAAB. KUJOOG