In kasta oo ay badan yihiin sababaha ay qaarada Africa ay u hormari la'dahay ama ay tahay qaarad dib dhacday, waxaan ka soo qaadayaa dhowr qodob. 1: saamayntii ay ku reebtay ka ganacsiga adoomaha. 2: gumaystihi reer galbeedka ama reer Europe. 3: dayta ay bixiso haayada lacagta aduunta (IMF) iyo baanka aduunka iyadoo lqgu curyaaminayo dhaqaalaha wadamada qaarada Africa. 4:korodka dadka ku nool qaarada Africa oo aad u sii badanaya iyda oo aanay jirin wax family plan ah. 5: saamaynta dhaqaale e ay ku yeshaan xanuunada sida HIV & EBOLA, in kasta oo aamay wadankeenu aanu kala sinayn wadamada kale oo ku yaala qaarada. 6: khatarta is bedelka cimilada. 7: dagaalada sukeeye oo aan dhamaad lahayn. Waxyaabahaa oo is birsaday ayaa sababay in qaarada Africa horumar gaadhi waydo Mahadsanid.
Lkn mid ogow hada kuhadasho ma ahan inaad xuryahay wayoo bugaagta wax kubarano ma luuqadeena mise waxa ka barano wax aan sameyn karni miya sida hada waxa lagudhahaa soomali dad aqoonyahan akujiro sida dgaqatiir ad u waaweyn makujira hal qof kaniin kan ugu yar paramol soo saray ama wax soodhaweynayo nio horto allh no maqan mhnee wax aan ognahay majirto hadii runta la rabo
BEENAALE HADII AAN FAHMI LAHAA INAAD TAHAY KUWA GUMEEYSTUHU U SOO DIRAY MARIN HABAABINTA BEEN KA SHEEGIDA TAARIIKHDII QABIIL BIYAMAAL IYO TALYAANI KU DHAXMARTAY SOOMAALIA
Dunida masoo marin qof lamida nabi muxamed scw❤
Wll ciidamada America ee la keenayo soomalia vedio kasoo samee brother
Kusali nabiga ❤❤❤
Mar2 baad
Waad ku mahadsantahay soo gudbintaada wacyi gelintaada waa Chanel horumarineed
Africa wax hortaagan wadanid la'aan
Mahadsanid
Aad iyo aad mundane
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💔💔💔
In kasta oo ay badan yihiin sababaha ay qaarada Africa ay u hormari la'dahay ama ay tahay qaarad dib dhacday, waxaan ka soo qaadayaa dhowr qodob.
1: saamayntii ay ku reebtay ka ganacsiga adoomaha.
2: gumaystihi reer galbeedka ama reer Europe.
3: dayta ay bixiso haayada lacagta aduunta (IMF) iyo baanka aduunka iyadoo lqgu curyaaminayo dhaqaalaha wadamada qaarada Africa.
4:korodka dadka ku nool qaarada Africa oo aad u sii badanaya iyda oo aanay jirin wax family plan ah.
5: saamaynta dhaqaale e ay ku yeshaan xanuunada sida HIV & EBOLA, in kasta oo aamay wadankeenu aanu kala sinayn wadamada kale oo ku yaala qaarada.
6: khatarta is bedelka cimilada.
7: dagaalada sukeeye oo aan dhamaad lahayn.
Waxyaabahaa oo is birsaday ayaa sababay in qaarada Africa horumar gaadhi waydo
Mahadsanid.
Mahadsanid macalin qali igu ah
BEENAALE SOO BARO TAARIIKHDA SOOMAALIDA
Waxaad mowduuc kasoo diyarisaa ustaad somali wayn siday umidoobi kartaa
hardworkers ma aha, waxna ma bartaan
Ustad maalinkasta waan ku searching gree beryahan dib baad noog dhacdaa ma week inaad sadex video inaad soo gelisad go aansatay
Abdi rashid waad khaldan tahay dadka soomaali galbeed qalbiga ha ka jabin hal qabiil oo agaadeena dhulka ma lahan magacyadi xayla salaase ujeedada ka lahaaa ayaa maskaxda kaa galay dhulku waa dhul somaaliyeed qabiilo badan ayaa daga ogaadeen waa hal qabiil kamana badna soomaalida degto ka noqo dheh soomaali galbeed
Asc waal mahad sanid🙏🇸🇴
Asc ustaad cabdirashiid
Africa waxaa faqiir ah gumeesiga marna marabaan in hormar suubiyaan waxaa lagala dagaalamaa maskaxda dowladii hormar suubisa waxaa dib loo dhigaa 30 sanadooa waxey giliyaan dagaal gudaha bey ku furaan macaarad beey u suubiyaan sida hada soomaaliya ku dhacdey.
Maxy tahy sbbta engiisku uusan u kalaqaybin Hinya oo ah dad aad ukala dhaqan duwan kala diina ah somaliya intii uu maamulayay ow 3daxda ugu qaybiyay sida NFD somlia galberd iyo somali land ...?
Jawaab wacan ustaad.
Hindiya waaa uu kala qaybiyey bangaladheesh iyo nepal labaduba hindiya ayey ka tirsaneed ilaa bagastaan uu qayb kaga daray hindiya
Ustaad annaga ka Africa ahaan wali looqadeennii hooyo ayan ku hadalnaa taasi ayaa cadeeyn noogu filan alxamdulilah
Lkn mid ogow hada kuhadasho ma ahan inaad xuryahay wayoo bugaagta wax kubarano ma luuqadeena mise waxa ka barano wax aan sameyn karni miya sida hada waxa lagudhahaa soomali dad aqoonyahan akujiro sida dgaqatiir ad u waaweyn makujira hal qof kaniin kan ugu yar paramol soo saray ama wax soodhaweynayo nio horto allh no maqan mhnee wax aan ognahay majirto hadii runta la rabo
wow sxb
Ustaad waxaan kaa sugnaaba wa ciidamada American ka ah ee loosoo wado wadankeena in aad mowduuc nooga soo saarto ayan ka rabnaa si aan oga foojinaano
Nio ma ogaaty hada ujedada sa yadhahy ciddan mrekan aya somali lakenaaa jeclanlaha inad wx iga fahansiso wxad ka ogthy🥰adigo mahadsan
Mal mahaan mshaul ustad malin walba wan radiya muqal Cusb
First view
BEENAALE WAXAAD U SHAQEEYSAA GUUMEESTAYAASHA
Jskndr
BEENAALE HADII AAN FAHMI LAHAA INAAD TAHAY KUWA GUMEEYSTUHU U SOO DIRAY MARIN HABAABINTA BEEN KA SHEEGIDA TAARIIKHDII QABIIL BIYAMAAL IYO TALYAANI KU DHAXMARTAY SOOMAALIA
BEENAALE ADIGA OO AAN AQOON ULAHAYN TAARIIKHDA SOOMAALIDA MAGARAN KARTAA TAARIIKHDA AFRIKA
💔😭
BEENAALE GUURMUU DAAROOD KA DIFAACAY TALYAANIGA SOOMAALIYA/ BEENAALE MAXAAD UQARISAY BIYAMAAL OO 12 SANADOOD TALYAANI BADA KU HOJOOGAY
BEENAALE WAA LAGUFAHMAY
Afrika maaha fiqiiir dumarka, dumarka afrikanaka ah ayaa hoos ino riiday wajigod gubay kkkkkl