Diinta Rastafariyanka | Maxay u Caabudaan xayle salaalse | Bob Marley muxuu ahaa |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Diinta rastifaarianka … milyan qof oo ku nool dhulkaan ayaa aaminsan … in imbiraadhoorkii itoobiya xayle selaase uu ahaa muuqaalkii ilaahay , in uu ahaa soo bixidii 2aad ee ciisa calayhi salaam , waxay rumaysan yihiin in uu ahaa mukhalaskii dadka madow u hogaamin lahaa xukunka caalamka .
    intooda badan waxay ku noolyihiin jamaica kaareebiyaanka , bob Marley oo ahaa sida lagu tilmaamo boqorka musicada reagiga , ayay dadka diintaan haysto ku tilmaamaan rasuulka rastafariyanka ama qofka 2aad ee ugu muhiimsan ... markii laga soo tago xayle selaase oo aan u imaandoono magaciisa waxa uu ka dhiganyahay ... iyo waxa isku xiray dad halkaas ku nool iyo asaga …. Faasila .
    Dad badan oo muuqaalkaan daawanaayo ayaa maqlay bob marley ama musikada riigi , nooc musicada ka mid ah …. qofwalba oo aaminsan diintaan ama fikirkaan ama heeso reggae waa in uu calankaan ama maradaan asalka ka samaysan midabka calanka itoobiyo uu qaataa …..
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 544

  • @Adnanahmed-ld3gu
    @Adnanahmed-ld3gu 3 года назад +112

    War nio ethiopian jooga waxa iga yaabin jiray Ethiopianka oo bob marley aad u jecel wxn is waydiyay ninka soo Jamaican ma aHa haa mxy Ethiopianku u jecelyihin lkn mrkan muuqalkan dawaday wxpan ka faHmay thanks ustaad Omer inzhar in badan yan sugayay muuqalkan hdd qoralka aragtay wad mhdsantaHay Ustad

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 3 года назад +2

      Haa shp ma ila aragtay bajaajyadooda kala badh xga danbe buu uga dhaganyahay

    • @shandhakoboyniga8998
      @shandhakoboyniga8998 3 года назад +1

      @Muhanad same same weeye shp lkn oromo boqolkiiba 80 waa muslim

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 3 года назад +41

    Ogaansho
    Ogaalka cusub
    Ogaalka dunida
    Radio buulaxubey
    Dadwenaha
    Inta ila dawato like dhac kusii nh

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 3 года назад +201

    ALLAH ayaa ii dooray inaan noqdo Muslim ❤🤩

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 года назад +1

      Subscribe igu caawi walal adoo mahadsanid

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 года назад +1

      Wll subscribe igucw

    • @walalrastamohamed667
      @walalrastamohamed667 3 года назад +1

      ilahay ayaan kamagan galnay

    • @abdiali1502
      @abdiali1502 3 года назад +2

      Sxb an ku shukrino rabigeena naga dhigay Muslim. in sha Allah.

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 3 года назад +1

      Alxamdulilah,walidken walidkii dhaly kuwii sii dhaly iyo dalkena ilahy ba nga dhigey Alxamdulilah,

  • @maxamedfaarax2272
    @maxamedfaarax2272 3 года назад +113

    Diinta Rastafari 08/1/2021.
    Maanta Ka Hor Mamaqal Imisa Qof Baan isku Mid Nahay Han is Ogaano Bal👇👇👇👍👍

  • @busuri35
    @busuri35 3 года назад +65

    الحمد لله علي نعمة الإسلام

    • @ahmedomar839
      @ahmedomar839 3 года назад +1

      Shukran cumar inshar sxb magacan rastafariysn dhalanyaro isticmasho ayan arky ana hada ayan ogaday wana usi gudbin doona insha allah

    • @mulkimohamed2125
      @mulkimohamed2125 3 года назад +1

      wcs abowe

  • @abdirihinmohamed77
    @abdirihinmohamed77 3 года назад +30

    الحمد الله بنعمة الإيمان سبحان الله عما يشركون

  • @Hassansayga
    @Hassansayga 3 года назад +22

    Islaamnida waa Nimco Wayn Alxamduilaah 💓💓💓
    Walaaal Ku Shukri alle Hada muslim tahy ☝️☝️☝️Alle kaliya Ayee Cibaadadda u sugnaaaty💓Allow Nagu dil islaanimadda

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 года назад +11

    Alhamdulilaah,
    Ilaahay baa mahad leh diinta islaamka ahi nawaafajiyey,
    Alhamdulilaah Alhamdulilaah

  • @almanaarmedia4794
    @almanaarmedia4794 3 года назад +45

    الحمد لله على نعمة الإسلام والايمان 💜🤲

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 года назад +27

    الحمد الله على نعمة الاسلام وسلا مه ❤

  • @somalia80
    @somalia80 3 года назад +64

    Inta vedio ila dhamay satay jumco karim
    Soo qara one love ❤❤❤❤❤❤

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 3 года назад +13

    2021 iyo sanadaha kadambeeyo waxaa ii muuqato yurup iyo mareekanka daqaalahooda in ee burburi doonto.
    Sida ee ahaanjireen in ee ku soo noqdaan aa ii sawiran.

  • @kiinqare6416
    @kiinqare6416 2 года назад +10

    الحمد الله علي نعمة الاسلام💟

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 года назад +27

    SubxanallaaH😱 Alxm AllaaH muslim naga dhigay 🙂

  • @hamzemahamed2054
    @hamzemahamed2054 3 года назад +30

    الحمد الله على نعمة الإسلام 🥰❤

  • @khadiijomaxamuudbarre1416
    @khadiijomaxamuudbarre1416 3 года назад +5

    İlaahow adigaa mahad lahoo diin macaan ina siiyay Alxamdulillah
    Wacaleykumu salaam waraxmatu allahi wabarkaatuh Shukran walal cumar

  • @tiktoksomali4754
    @tiktoksomali4754 3 года назад +54

    Omar inshar m.a
    2021 wxan xaqijiyay inaa joojiyay siigaysiga alxamdu lillah
    Wxana sabab u ahaa kanalka ogansho
    Thanks omar inshar

    • @1millionviews160
      @1millionviews160 3 года назад +10

      Aniguna wll waan joojiyay
      Imka 8 cisho ee sanadka cusub ba masameyn waxan go aansaday inaan sida ku joojiyo ... alle ha inagu asturo

    • @tatelift
      @tatelift 3 года назад +2

      Wligey masigansn alx

    • @z1_certz228
      @z1_certz228 3 года назад +2

      Saasa larabaaa lpx sharaftada ilaali naftada waxay mudnen hakula kicin

    • @fadlurahmanhussein5661
      @fadlurahmanhussein5661 3 года назад +3

      Lkn ogow fitnadi wali way jirtaa is ilaali insha allah ilaahay ha kula garab galo❤️

    • @tiktoksomali4754
      @tiktoksomali4754 3 года назад +2

      @@1millionviews160 Amin 🤲

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 года назад +2

    Waad ku mahadsantahay waqtiga aad galisay muuqaalkaan alle haku sharfo.

  • @khaliiloffice5585
    @khaliiloffice5585 3 года назад +20

    Wll ku Sali nabigeni Mohammed swc hadhafin sar like wll

    • @ayaanbarre8379
      @ayaanbarre8379 3 года назад

      صلي الله عليه وسلم ♥️🥰

  • @allahakbar2496
    @allahakbar2496 2 года назад +1

    Waligey ma maqlin subxaanalaah ilaahey ayaa muslim iga dhigey alxamdulilaah😍🥰🥰

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 3 года назад +19

    3 sano ayaanu kula soconay wll maalin nasoo hor istaag oo wax uun nooso jeedi.

  • @badrihhajihofficial8981
    @badrihhajihofficial8981 3 года назад +10

    Masha allaH 1🤩

  • @saadahmed9205
    @saadahmed9205 3 года назад +2

    Alxamdulilaah ilaahay ayaa idooray diinta islaamka

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 года назад +9

    Keep going bro
    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴

    • @najibali2919
      @najibali2919 3 года назад +1

      hdad eritrea tahy mxd af Somali ugu hdlysaa🤔

    • @mohamohay4786
      @mohamohay4786 2 года назад

      @@najibali2919 afsomaliga wa luqad qof walbo aana baran kara😒

  • @nia8672
    @nia8672 2 года назад

    SubhanALLAH Najayna
    Alhmhmdullilah Ilahay Bay mahadii uusugnatay diinta islamka iiga dhaliyaay Alhmhmdullilah markale

  • @gamingvideos3191
    @gamingvideos3191 3 года назад +40

    Ogaanshow ninkaan takeye ladhaho aqonyahaynka isku tilmaamayow hadaladisa iyo su alaha u layimid barnamij noga diyari
    Mahadsanid
    Inta iguracsan like👍

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 3 года назад +3

    Thanks
    Edited: الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @kooshinyare177
    @kooshinyare177 3 года назад +2

    Ustaad cumar thanks ❤️

  • @athlofhitler779
    @athlofhitler779 3 года назад +43

    First time I see

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 3 года назад +2

      Subscribe igu caawi walal please

    • @dwight9024
      @dwight9024 3 года назад

      @@iqraacooking6079 whatsapp imaw

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 3 года назад +3

    gacanta taag qofkii Pop marley jecel kuna taageera qadiyadiisa madow jacaylka iyo nabada heesihiisa xikmada iyo dadku iney siman yihiin kahadli jirey RIP Legend pop

    • @Ciiltira
      @Ciiltira 2 года назад +1

      Subxaanallh 😏😏

    • @zeinabmohamud3920
      @zeinabmohamud3920 2 года назад +1

      Miyad walatay

    • @iamsk1899
      @iamsk1899 2 года назад

      Wallal Pop Marley Diin Ma aha Waa Nin Caan Ah oo Fanaaan Ah Sida Xariir Axmed Fanaan somaliyeed Uyahay Ayuu Usna Fanaan Rer Jamaica-Ka ah u yahay Teeda Kale waxa Uu Ahaa Nin Aad Umaskaxbadan Badanaan heesihiisa Ugu Dooda dadka Madowga Ah oo iyo Xoriyada Ee Khalad Ha fahmina dagdagna iska Daaya Somali Maxamadey Qofku Qof ma Taageeri karo Miyaa Intee dhalinyara Ah oo Somali Ah ayaa Tageerta Dad Laacibiina Kubada Cagata Ah oo Aaan Muslim Ah Sida Ronaldo Messi Iyo Kuwa Kale oo Lamida. anigu Diin Kama hadlin Ee wxn dhahay FanaanKas ayaan Tageera Bes👍🏾😐

    • @hamseosmaan
      @hamseosmaan 7 месяцев назад

      ​@@iamsk1899Anba waan taageeri jiray waana sababta Aan u soo raadiyay Diintiisa iyo waxa uu Aaminsanaa. Ee kaliya waan ogaaday inuu Gaal Ahaa Diinta rastafariyaankana u olalayn jiray. Lkn Alxamdulilaah Allaah Ayaa iga dhigay islaam saxa. Waanan ugu mahadnaqayaa markasta ee Diintaada inaad ilaashato weeye wll taas markasta xusuusnow.macasalaama

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +24

    Yaa ila tagera chanlka ogaansho
    One love🙏

  • @ip____poi7324
    @ip____poi7324 3 года назад +7

    Ogaansho channelka kaliya somali an wax ka faido alle ha ku xifdiyo wllo
    👇

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 года назад

      Wll haday macquul tahay janaalkeyga soo booqo adoo mahadsan waxay iinoqon doontaa farxad waayo wan ubaahanahy garabkaaga

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 года назад +12

    Wcs wcn oo wngsn guul iyo gobanimo Insha Allah dar Alle kuu jeclhy❣️💟

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 года назад

    Saaka unbuu macalinkayga historyga ii dhigayay nooga sheekaynayay bob marley iyo xayle salaase isagoo tilmaamay inay caabudaan waliba dalka jamaica ay ku noolyihiin waliba sharaaxd dgeer buu ka galay macalinka shukran ogaansho😘

  • @hamzeomeraden5113
    @hamzeomeraden5113 3 года назад +1

    haa mahadsani wax waan ka faiiday

  • @faysalbashiir6783
    @faysalbashiir6783 3 года назад +1

    Wll aad iyo aad ayaad umahadsantahay waan kaaga mahad celina sida wanaag san aad waqti ugalisid sida waxa wanaagsan aad usoo ba dhigtay💯❤💯

  • @kinggoley5189
    @kinggoley5189 3 года назад +1

    alaah aya mahdale inga dhigeey muslim inti muslim ah like

  • @5hanl3
    @5hanl3 3 года назад +4

    الحمدلله على نعمه الاسلام..........😑😑😑🤲🤲🤲

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 3 года назад +7

    Intii nabiga jecel hku salido like dana haka graapin❤️

  • @oszma19
    @oszma19 3 года назад +5

    الله يحفظك

  • @hassaniikoow9266
    @hassaniikoow9266 3 года назад +5

    Allaha ku barakeeyo wll omar❤

  • @timor252
    @timor252 3 года назад +9

    Wcs ustaad omar inshaar 💯❤

  • @mahamedyasincige6808
    @mahamedyasincige6808 3 года назад

    Istakhfurallah iilahy diinta ha ku soo hanuuniyo qof kasto ka jaahil ah nolosha iyo diintaba.

  • @zakirmaxamuud6996
    @zakirmaxamuud6996 3 года назад +3

    MacHallaH barnaamijkan ilaah zhalaY sugayay
    Thanks walal
    Omar imshaar❤

  • @hasannour186
    @hasannour186 3 года назад +6

    Keep going brother

  • @farxangudi7041
    @farxangudi7041 3 года назад +5

    Asc wllo xabiib kena kusali maxamed scw scw scw 🤲🤲

  • @Hubimacluumaadka
    @Hubimacluumaadka 3 года назад +1

    Cumar inshar ustaad madaxa noo saarana tahay❤wax badan waad noo ifisay

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 года назад

      Wll haday macquul tahay janaalkeyga soo booqo adoo mahadsan waxay iinoqon doontaa farxad waayo wan ubaahanahy garabkaaga

  • @JanaalejamacabdiJanaleja-zt3mx
    @JanaalejamacabdiJanaleja-zt3mx 10 месяцев назад

    Maashaa allah wllky cumar iinshaar

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 года назад +2

    Diintani waxan horay ugu maqlay sahanka xogaha isago kahadlaya bob marley

  • @xaamjilibey2270
    @xaamjilibey2270 3 года назад

    diintan adiga kaa hor waxba kalama aanan socon hadase wax ayaan kaa korrsaday mhdsanid OMAR INSHAR

  • @AhmedMohamed-fs2fk
    @AhmedMohamed-fs2fk 3 года назад +2

    nio waa mahad santahay ani Ethiopian 12 years aa ku nolaa waana ku qaan gaaray waxaan waa la yaabanaa jaceylkaas ey BoB marley uqaban laakin maanta aan fahmay thanks sxp

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 3 года назад

    Alx allow adiga mahadleh nagu suntaay diintena macaan e islaam wa nimco kamid ah nimcooyonka rabi alx alx alx alx alx alx alx umada inta kalena allaha tuso xaqa amin

  • @cabdisalaamhareeri28
    @cabdisalaamhareeri28 3 года назад +9

    I LOVE THIS

  • @iamhareeri4658
    @iamhareeri4658 3 года назад +7

    Wll Diinta Mansoniyada pernamij inaga so Diyaari Ogaansho🥰🥰

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 года назад +2

    Ninkaas maasooniyadda ayaa dishay waxaana ka hadlay sahanka xogaha

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 3 года назад +1

    Wll ilaahay haku garap qabto intan kugu xirna cilmi badan ayan ka faaiday😇

  • @cabdiraxmaanoffical3328
    @cabdiraxmaanoffical3328 3 года назад +1

    OGAANSHO WAXAAN KUGU XIRNAHAY 2 IYO BAR WANA KU FARAXSNAHAY INAAD WALI WADO MUQLADII LAGAGA BARTAY HANIYAD JABIN SXP HORAY USOCO✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 3 года назад

    alxamdullilah rabbi ayaan u mahadcelinaa iga dhigay muslim qoys muslim ah iga beray dal muslim ah alxamdullilah

  • @axmednuurcismaan8450
    @axmednuurcismaan8450 Год назад

    الحمد الله على نعمة الإسلام والا يمان❤

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 3 года назад +2

    Bob marley waan la yaabi jiray markaan arko heesihiisa calanka Ethiopia mxaa u xidhay.
    Mahadsanid ustaad omer wax badan ayaan ka fahmay this video .
    Team ogaansho alle garabkeena ha galo

  • @teamilk9623
    @teamilk9623 3 года назад +1

    inaan hormar ka gaadho youtube wan jeclahay adiga hada adiga akhrinaya ii billaw subscribe tah wll mahdznid

  • @taarsinowofficial7678
    @taarsinowofficial7678 2 года назад

    Allx waxa mahad iska leh allah oo Islam iga dhigay

  • @mohamedamiin9697
    @mohamedamiin9697 3 года назад +1

    Masha Allah wax badan ayan ka faiday wll qaali hore u soco intan inka badan ayan ka sugeyna insha Allah

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf 3 года назад +4

    Hadii aad rabto barashada quraanka iyo siirada rasuulka scw iyo axdista rasuulka Scw iyo dhamaan shareecada islaamka fadlan la xariir what's App number
    +252618548184
    Mahadsanidiin

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 года назад +10

    أنا مسلم

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 3 года назад +3

    xeyle salaase show fircoon yar buuba ahaa🥶

  • @maaamoj1539
    @maaamoj1539 3 года назад

    Waa sheeko igu cusub waad mshadsantahay

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 года назад

    Tariikhdu waa mihiim markaa aad ban u jeclahay waana soo gudbiyaa

  • @pubgkings5718
    @pubgkings5718 3 года назад

    Thanks brother cumar inshar

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 года назад +1

    Cumar inzhaar God bless

  • @Barka0706
    @Barka0706 2 года назад

    Shukran ustad

  • @ciisecali3427
    @ciisecali3427 3 года назад

    Allha ayey mahado dhan usugnatsy oo nagu manestay Kalimatul Towxiid 🙏🙏🙏❤❤❤

  • @mohamedabdaazizmohamedfare2056
    @mohamedabdaazizmohamedfare2056 3 года назад +3

    Hda ku zo biray✊ mzhan✌

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад

    Waligay ma.maqlin alhamdulillah calanicmatil islam

  • @bilegacaney4319
    @bilegacaney4319 3 года назад

    Dad baadalkooda ku dhagan
    Aa dan Muslim sheeganayo wali af Somali ku hadlaayo dad nuucas soo ka xeesanaayo lehna dalkey noo qabanaayan
    Intaa adi garato hadey madaxdeena garan lahaayen wlh hormar gaarnen

  • @deqohassan5752
    @deqohassan5752 Год назад +1

    Rabiyow ada mahad iska leh o muslim iga dhigay alx😉❤

  • @Mo6316
    @Mo6316 3 года назад

    Wllky Omar Omar inshar ilahay ha ku xafidiyo sida wanagsan ee waxa faidada leh nogu biso

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 года назад

      Wll haday macquul tahay janaalkeyga soo booqo adoo mahadsan waxay iinoqon doontaa farxad waayo wan ubaahanahy garabkaaga

  • @sadfar2033
    @sadfar2033 3 года назад +1

    Mahadsanid walaal Cumar Iinshaar, Muddo aad u badan oo aan Ethiopia kunoolaa maan fahamsanayn sababta dad badan oo ethiopian ahi u taageeraan Bob Marley una xidhaan koofiyadda midabkaas leh, timahana ula baxaan sidii Bob marley oo kale.

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 2 года назад +1

    From tiktok❤💯

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 года назад +1

    Maasooniyadda kasoo hdal xaaji inshaaraw

  • @najmaabdi228
    @najmaabdi228 3 года назад

    Alhamdulilah alihi naga dhigay muslim ❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋💯💯💯

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 2 года назад +3

    الحمدلله علۍنعمة الاسلام

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 года назад +1

    JASAAKALAAH WLL CUMAR

  • @KhalidAli-wg3tv
    @KhalidAli-wg3tv 3 года назад

    Legend omar inzhaar zxb horumar balaran ban kuurajaynayaa

  • @baylodoffcail6598
    @baylodoffcail6598 2 года назад +1

    Yaaa ila dawaday 2022

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 года назад +6

    Maasha Allah Inshaar our role model ❤

  • @abdullahibaris7182
    @abdullahibaris7182 3 года назад

    ALLHAMDULLILLAH DHIIMCAADAA OGU WEEYN OO WAX LALA BARBARDHIGO JIRIIN WA ISLAM ☪️ NIMAADA ALLE AYA MAHAADA LEEH

  • @abdulbaasidsaciidabdulrahm8582
    @abdulbaasidsaciidabdulrahm8582 3 года назад +7

    ❤💕❤💕

  • @filsan101
    @filsan101 3 года назад +3

    Jimco wanaagsan wllken🙌

  • @MAAHIRPES
    @MAAHIRPES 3 года назад +2

    Macalin waxaad kasoo hadasha heestii qamar suugaani ee erayga " ELIMINATE " KU jiro

  • @cabdiali5372
    @cabdiali5372 3 года назад +2

    M.a hore wad dadaalkaaga bro

  • @abdiali2530
    @abdiali2530 3 года назад

    Mahadsanid wll cumar

  • @zadafaskar9937
    @zadafaskar9937 3 года назад +5

    8 minutes and 1.4k Views masha Allah 👏

  • @apdirahmanhikmaawi1079
    @apdirahmanhikmaawi1079 3 года назад

    Ogaansho kanaal noloshayda badalay 95 degree wlhi hore u soco wll cumar inshaar alle haku xafido

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 3 года назад

    Bob marley gaaalkii waynaaa ee looga haray xashiishka

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 года назад +2

    First person great

  • @jtc7961
    @jtc7961 3 года назад +11

    Niyow maasooniyadii iyo ficiladooda ayaa fanaaniinti somaalida lagu arke bal barnaamij kasoodiyaari hadey macquul tahay

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 3 года назад

    Mahadsanid Cumar
    Laba Maalmood Ayaan Sugaynay Barnaamijkan

  • @hasankaafi9795
    @hasankaafi9795 3 года назад

    SUBXAA NALLAAH SAAID AYAAN UJECELAAY HEESAHAAN WAAD MAHAD SAN TAHAY

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 года назад

    Alx diinta islaam ka diin ka nasteexan majirto alx alle s.w oo inaga dhigtay dad islam ah