Walaalaheyow waxaan idinka codsanaa in aan isoo duceysaan waxaan leyahay ahdaaf waaweyn oo ugu weyndahay Xifdinka Qur,aanka igu soo duceya waxaan rajeynaa in aan Ramadaanka Qur,aanka aan khatimo oo aan xifdiyo qof walboo farinteyda arka ha igu soo duceyo si niyad ah mahadsanidiin Alle hanoo wada fududeeyo ahdaafkeena aduun iyo aakhiraba.
Aniga Alhamdulillah. maalin walba waxaan sku daya in aan barto wax cusub. Aniga hadii aan fiiriyo hormarka waxaa ugu muhiimsan (Cibaadada iyo in aad sla hadasho). Cibaadado wa waxa ugu muhiimsan. in aad alle marwalba qalbigaaga ku hayso. in aad sla hadasho wa arin aad kuu hormarinaya. Sku kalsoonidana waa arin muhiim ah weeye. Hadii aad wax qorsheysatid wa in aad sku kalsonata. Laki kalsoonida badana waa halis, haku fikrin libaax ayaan salamaya iyo waan sku kalsonahay wa xalis. Lakin sku halsonow iyo Alle ka baq. Allah inugu dhigo dad hormara Aamin🤲Aamin
Mawduuc,yada nocan ah iyo kuwa quraanka kownka iyo scienca,ka Kuwa Noloaha danbe aan la ogayn ruuxda waa kuwa ugu faaiidada badan manta bulshada somliyeed aan ka mid ahay abaal,na ay kaga hayn doonan halkaa kasii wad ustad aad bad u mahadsantay
Ob ob fra i tagan lacala qof wax fican ii samey hadan dhaho mahad sanidmaxa ka dhigan tahy su aasheydu si gar ah ayan idin wedi kuma sabsano cabdi rashiid 🤝
Muuqaalada noocan oo kale ah waa kuwa ugu muhiimsan ee ay u baahan yihiin dadka dhalinyarada u bdn ee kanaalka ku xiran, Please waa iga codsiye xogaha aad kanaalka noogu soo gudbiso u badi qaar la fal gelaya nolosha dhalinyarada iyo waaqicooda dhulka soomaalida mahadsanid ustaad
Wll Waxaan Ahay Nin Dhalinyarro Ah oo uu Jajaban Isbadalka Wax Akhriskana Aad u jecel Ee Ma ii Sheegi Kartaa Buugaagta Ugu Fiican Ee Sayniska Ama Reference ka Aad Adigu Nooga soo Xigto
Macalin Somalia markii lajogo mala yacniyu ubadan yahay Mana isuro beyso inan helo Migu cawin kartah Pdf yo English ha ahado hadii uu Rabo Waxana jeclhy book ta Ganacsiga, xirfadaha, Dadka guleys tey iwm
Walaalaheyow waxaan idinka codsanaa in aan isoo duceysaan waxaan leyahay ahdaaf waaweyn oo ugu weyndahay Xifdinka Qur,aanka igu soo duceya waxaan rajeynaa in aan Ramadaanka Qur,aanka aan khatimo oo aan xifdiyo qof walboo farinteyda arka ha igu soo duceyo si niyad ah mahadsanidiin Alle hanoo wada fududeeyo ahdaafkeena aduun iyo aakhiraba.
Ilahay ha kugu guuleyso h❤❤😊adafkaga
My teacher 🙏full Respect 🥰
778 qof aya dawaday in yar aya like sarty mxay dhib ah ayay ku heysa haday usaran wyo isaga waxba miu naga hagran waqtigisii iyo cilmigisii wuu nasiiyay
Walalkayow indhahad noo kala qaaday ee aduun iyo aakhiraba guulayso ❤❤❤ love you brother
Keep going pro 💯
Aniga Alhamdulillah. maalin walba waxaan sku daya in aan barto wax cusub. Aniga hadii aan fiiriyo hormarka waxaa ugu muhiimsan (Cibaadada iyo in aad sla hadasho). Cibaadado wa waxa ugu muhiimsan. in aad alle marwalba qalbigaaga ku hayso. in aad sla hadasho wa arin aad kuu hormarinaya. Sku kalsoonidana waa arin muhiim ah weeye. Hadii aad wax qorsheysatid wa in aad sku kalsonata. Laki kalsoonida badana waa halis, haku fikrin libaax ayaan salamaya iyo waan sku kalsonahay wa xalis. Lakin sku halsonow iyo Alle ka baq. Allah inugu dhigo dad hormara Aamin🤲Aamin
Mawduuc,yada nocan ah iyo kuwa quraanka kownka iyo scienca,ka
Kuwa Noloaha danbe aan la ogayn ruuxda waa kuwa ugu faaiidada badan manta bulshada somliyeed aan ka mid ahay abaal,na ay kaga hayn doonan halkaa kasii wad ustad aad bad u mahadsantay
Saxip waxan joogaa jigjiga jamacad ayaan sanadkii 1 aad dhameyn rabaa Engineering diigtaa waxaan aan aad u jeclhy technologyada lkn wadanka aan joogo ayaa iisaamixi la sida Internet xumo ,waxyaabaha technology ugu muhiimsan oo aan meeshaba ka shaqeyn TALO AAD ISLEEDHY WEY ANFACEYSAA IISHEEG
Engineering ma aadan jeclayn miyaa walal
●●●●●●●
Ama riyadada ma ahayn
ALLE KHEEYR HAKUGU ABAALMARIYO USTAAD WAX BADAN AYAAN KAA FAAIDNEY
Thanks you are inteligent person
Big Respect 📚
I love Anaga production wlh thanks
100% waan Ku amimsanahaY ustaad😊❤️
Taasaana been eheen walhi ilaah haku barakeeyo macalin🙏
Education can not wait
Mahadsanid ❤
Waa dhameestay M.A dulqaad basn leeyahay😉
Dadka commtiga bixinayo fadln mid ayn idinka codsnay hadhihina
Mahadsanid ee dhaha
Jazakal laah wyo allah abalmarkisu waa mid aaad usaraeeeyo
Haa wallahi waa sax
waayahay wll
Ok
@@abdirahmanwais5606 wil kulaha
Ob ob fra i tagan lacala qof wax fican ii samey hadan dhaho mahad sanidmaxa ka dhigan tahy su aasheydu si gar ah ayan idin wedi kuma sabsano cabdi rashiid 🤝
pro noo soo badi muqaaladan oo kale
Macalin beryahaan dambe waad naga gaabisay waxaa rabnaa science yada, iyo tafsiirka quraanka ,sadaashii hore iwm
Jasakallah kheyr ustaad mahdsanid
Mahadzanid usaad 🥰👍
Mnsha allah bro alle haku barakeeyo.
Soo badi fadlan.
Mahadsanid macalin.
MAHADSANID 🎉
Mahadsanid ustaad.
Jazal laah wll qali ilahy haku siyadiyo cilmi iyo cimri dher oo cibada suban caqabadaha nolashana allah hakaa kaafiyo waxa tahay ruux wngsn
Umu mal mahan dambe aad kaga arka qeybta comment iga good "
@@ADAN-XSN haa sax wxu mudn yahy in latagero wyo dadkena matagenaran kuwa waxtarka leh sas ayana xoga usaraa qofkasto bulshadeena iyo dalkena faido uleh
Mahadsanid wll qali ah 💯🏁🏁❤️❤️
Thank you very much👍👍💯💯
The one only legend
God bless you 🙂
Thank you 🙏🙏👑👑
Jizakallaahu walal qaali
Full Respect👍
Thanks
Well done sxb
Guuleyso masul🥰
Salaama Teacher Wa ku Taageraa
Jasaa aka allh khayr
Mahad sanid ustad waankula socdaa masha Allah
Ustaad maad nabartid naftaada
Meqasano mamaqal Adin Markan maqlay inti yaret mahadsanid wll❤
Anigaba waaxan rabaa inaa Nolasheyda hoor mariyoo 🥰 waxana ahayy Shaqoo doon raboow🤲isahaal
Sxb shaqo freelancer ku shaqeeso ama adoo gurigaaga jooga shaqeeso wax isbar oo baro design iwm
@@halabuurfx freelancer casharadisa Ayaan ubahanahay mahelaysaa
Muuqaalada noocan oo kale ah waa kuwa ugu muhiimsan ee ay u baahan yihiin dadka dhalinyarada u bdn ee kanaalka ku xiran,
Please waa iga codsiye xogaha aad kanaalka noogu soo gudbiso u badi qaar la fal gelaya nolosha dhalinyarada iyo waaqicooda dhulka soomaalida mahadsanid ustaad
Wllky asc waxaan kaa codsan in aad wax nooga soo diyaariso website Yada diinteena aan kabran Karo internet dhaxdiisa inshaa allaah Allah kubara keeyo
Noo soobadi walal
Barnaamijyada kusaabsan
Tarbiyenta nafta
Dhirigalinta
Guusha
I.w.m
I.w.m
Maxa laga so gaabi iga dhis qeybtas
Iyo waxii la mida looso gaabiyay
Thank you so much 💓
The legent
Respect
Wll Waxaan Ahay Nin Dhalinyarro Ah oo uu Jajaban Isbadalka Wax Akhriskana Aad u jecel Ee Ma ii Sheegi Kartaa Buugaagta Ugu Fiican Ee Sayniska Ama Reference ka Aad Adigu Nooga soo Xigto
Ihaverespectbro
Sxp qaali chat gpt appkiisa saxda ah sidee ayuu uyaala fariin nooku reeb sidaan usoo daksano
Asc wllo seede ba loonoqda caan
Kkkk
Caan nimo cayn kee ah ayaad rabtaa
Erayga caan waa in dadka adduunku ku bartaa
Balse waxaa is waydiin leh maxaad doonaysaa in lagugu barto
@@xogbaar haa
You must different before anther people
Qodbka 5aad io qodbka 6 Inaba cadi ma ahn runtii
Thanks ustad Background music kadaaf dagaha 😢 inaga haleyna fadlan kadaaf ustad
Yaa ina farax iyo markale waakan na 🙄
Macalin Somalia markii lajogo mala yacniyu ubadan yahay Mana isuro beyso inan helo Migu cawin kartah Pdf yo English ha ahado hadii uu Rabo
Waxana jeclhy book ta Ganacsiga, xirfadaha, Dadka guleys tey iwm
Dadka waxay u bahan yihin sida baburta shidalka oga bahan yihin bay cibado u bahan yihin
✔️💙
Mahad sanid ustaad
Tolaw somalidu maxay
Rijaalkan ila arki ladahay
💯
😊
Asc kor aan uqaadno wllkena subscribe share gareya Insha allah
Sidee ayaa si Deg Deg ah lacag loo helaa kkkkk
Mahad sanid
Waxaan Ahaan doona i.a youtuberka magaca somaliyed madaxa saaran doona 2024_2025 1 subscrebr isi wll
Mahadsanid ustaad