XAAFADA BISMILLAH&XAFADA CEEL TUBA WEYNE EE DEGMADA YA........

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 авг 2021

Комментарии • 25

  • @ahmedcowsay3245
    @ahmedcowsay3245 2 года назад +1

    ceel tubawene waa xafad lkn bismillahi waa farmashiye ninka iska leh ayaana bismillahi ladhahaa

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 года назад

    Inshaa allah

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 2 года назад +1

    🙏🌹Maansha alaah ss horay usoco hana kadaalin inaad nooso duubto horumarka iyo dib udhaca kajira dalkeena hooyo🇸🇴

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 года назад

    Mashallah

  • @ahmedcowsay3245
    @ahmedcowsay3245 2 года назад +1

    Masha allaha waa xafada an ku dhashay oo ku so barbaray

  • @munoadem4895
    @munoadem4895 2 года назад +1

    ajmal bls kasoo waram xaafada ceel war dheere

  • @aishomohamed3300
    @aishomohamed3300 2 года назад

    Mashaa allaah horu soco shaqo fiican ayaad uhaysaa umada reer muqdisho xasuus

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 года назад

    Madiina abagade plz sooduub siday tahay ayaan rabaa

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 2 года назад +1

    👉Bal soomaalidaan 😭inaysan wax nadaafad iyo bilica toona rabin🥱waxaad ku ogaanaysaa👉☑️laamigaan highwayga ah ee dhisan meey iska hagaajiyaan ciida iyo qashinka kabuuxsamay👌wlh waayaab🥱

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 года назад

    Aabagade aankaasugayney xabiibtii

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 2 года назад

    Thanks abaayo

  • @hailegoome7817
    @hailegoome7817 2 года назад

    Masha allah abaayo hore usoco lkn video markaa duubto kaddib tartiib mid usocdo (slow level)maka dhigi kartaa maadaama meelaha qaar xawaaro ku dhaafaysid.waa mahadsanty

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 2 года назад

    Hargeysada la sheegaayo Degmada Yaaqshid ayaa ka weyn.!!

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 2 года назад

    Subxanallaah nin nooloow maxaa aragti kuu laaban tanna ma dambeysay illaahow saqir amuuraha illahow nookeen dalaala kheer leh oo lagu doogsado

  • @libanabdi6505
    @libanabdi6505 2 года назад +1

    Asc walaal qiimaha dulka lasiiyo wuu kaa qaldanyahay ee iska hubi waay meelo aan dhul ka gatay ayaad qiimo aad uga badan inti aan ku gatay kusheegtay

  • @abdalla2421
    @abdalla2421 2 года назад

    Dadka xafadaha degan waxan ku dhalileynaa in aysan xil iska saarin nadafada iyo wadoyinka meeshu mamulka gobolka soma gaarin miyaa ajmaley

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 года назад

    Laakin Adeer Dayniile iyo Yaashiid wax badanaad soo duubtay waddooyinkaan oo kale waxay ku yaalaan Dharkeynley ee mar tag Madiina iyo F de harkeynley iyo H/wadaag Boondheere iyo Shibis iyo C/casiis meelahaasna waan kaa sugeynaa

  • @Mahdi--no8fn
    @Mahdi--no8fn 2 года назад +1

    Walal tayada filimka wuu liita, mase muraayada bajaajka ayaad ku kor duubtay? wa in aad iibsata usha dheer ee mobelka/kamerada lugu xiro si aad banaanka usaartid

  • @kaxdachannel9891
    @kaxdachannel9891 2 года назад

    Asc abaayo kaxda ayaa ku dhiman Masha allla walaale

    • @hailegoome7817
      @hailegoome7817 2 года назад +1

      Kkkk maa soo duubtid yaa sugaysaa adaaba magacii labaxaye 😀

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 года назад

    maansha alaah horay usoco

  • @umuabdalla8520
    @umuabdalla8520 2 года назад

    Maanta Ana ugu horreeyo

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 года назад

    Masha allah

    • @maxamadcarab1085
      @maxamadcarab1085 2 года назад

      Mesha adjidka ugadhacday wa shakti ilasaldhiga