Daawo Taariikhda Degmada Hodan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 28

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 месяца назад +2

    We love Mogadishu❤

  • @asadabdiomar1565
    @asadabdiomar1565 2 года назад +5

    Masha allah waa dagmadii aan kusoo barbaray agagaarka kpp dhanka saraha bangariyada

    • @KeyseCadceed
      @KeyseCadceed Год назад +1

      Bangaariyow xafada kudhashay oo ila hada daganahay

  • @mahmudabdulle750
    @mahmudabdulle750 3 года назад +5

    Masha Allah dagmada Hodan meel weyn bey iga taala waa dagmada hooyoday mcn ku dhalatay kuna barbartay wax barashadana kaga baxday insha Allah markan Xamar imadno mel kale na noo ma qorshey sano inaan dagno Dagmada Hodan wa dagmo histor ku leh wadan keena

    • @samsamqaali8360
      @samsamqaali8360 3 года назад

      Meeshaani waa meelamaa

    • @mahmudabdulle750
      @mahmudabdulle750 3 года назад

      Samsam Qaali waa Muqdisho dagmada Hodan ama Xamar sida ad u taqanid ba

  • @calimuuse1058
    @calimuuse1058 Год назад +1

    Meeqo waax ledahay

  • @AhmedAli-mi1cg
    @AhmedAli-mi1cg 2 года назад +3

    Walaal labadii guru marxum maxamad siyaad mqaranka soom uu ku wareejiyay shaqalaha soom iyo hoyoyinka guryahaas oo ku Yale Deg hodon iyo Deg Wabaari walaal sidoo.kale moo soo duub guriga marxum cali Mahdi oo saxafada tarahdo labatan dabaq buu cali Mahdi xamar ku leeyahay

  • @saafifood6518
    @saafifood6518 Год назад +1

    Wa ku mahadsan tahey video. xafada wa meshii aan ku dhashey, 30 sano ka hor ba iigu danbeysey. 😢

  • @aminahmedmohamed1905
    @aminahmedmohamed1905 3 года назад +5

    2007 ayaa igu dambesay wxaan daganaa casapolpolare misajidka sh. Cali suufi agtiisa. Inaan mar ku soo laabto ayaan rajaynayaa

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 года назад +4

    Sherkadan hada ayaa igu horay sa hodan Ayan daganayn MA maqal hada ka hor wad mahadsantahay

  • @Daqare666
    @Daqare666 7 месяцев назад

    Kuliyadii Jaale diyaad
    Wasaaradii Gaashaandhiga
    Guriga Shaqaalaha
    Kaasabalbalaare
    Fiyoorihii wiifoowyada
    Warshada caanaha
    Bashiir Lugeey
    Suuqa siigaale
    Qashiqubkii ugu horeeyey
    Tarabuunka
    Shileemo ekwartoore
    Shaafada Ciraaq
    Safaaradii Iiran
    Safaaradii Ruushka
    Safaaradii Shiinaha
    Intaba waxay ku yaaleen inta u dhaxaysa guriga Shaqaalaha iyo shineemo ekwatoor
    Dusiga Banaadir Sare
    Group 4 security
    Seybiysane

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 месяцев назад

    1990 ayaa u danbeysey Degmada Hodan waxii dowlada la heed lawada biliqeystey waa degamada lagu heysto hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey

  • @sagaltube5543
    @sagaltube5543  4 года назад +3

    Walee taariikh jacey Dagmada Jaceylka

    • @mohamadali445
      @mohamadali445 3 года назад

      waxaan raba ina caweeyo dalka hodon aniqa waxaan joka imaradka

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 4 года назад +3

    Shaleemo hodan waxay ku taala isgooyska Dabka marka laga soo dhaadhaaco Dabka filimada cowboy ga keliya Ayaa laga daawan jiray

  • @abdikhabirmohammed455
    @abdikhabirmohammed455 11 месяцев назад

    Waad ku mahadsan tahay video gaan .
    Lkn maad video ku sheegto waaxyada degmo walba ka kooban tahay iyo degmooyinka dariska la ah

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 4 года назад +1

    1946 xafadaan majirin

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 месяцев назад

    FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RUclipsR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA HODAN WAA MEEL LAWADA DHACEY HANTIDII SHACBKA AY LAHAYEEN IYO KUWII DOWLADA

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 3 года назад +1

    School Hodan aaway wllkis

  • @hafsacadey2593
    @hafsacadey2593 3 года назад

    Codkaan sayid muzamil ma ahanoo misee anaa umaleeyo

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 2 года назад +1

    sheekadan waa been iyo waxba kama jiraan