Xamarta aadan waligaa arag | Taariikhda Muqdisho
HTML-код
- Опубликовано: 16 ноя 2024
- waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
muqdisho, I was born and raised in muqdisho MuuQ wanaag it makes me emotional seeing xamar. thank you Geedi sahan
Mahadsanid
Caasimaddi jinsiyada Soomaaliyeed , dal iyo dadba ALLE hana bad-baadiyo, mahadsanid Geedi Sahan . Hargeysa ayaan kaa soo salaamayaa, inkasta oo aan mUuqdisho moogahay laba asbuuc.
Proff Mohamed waa nin taariikhda dhismayasha magalada muqdisho aad uyaqana, aad ayaad ugu mahadsantahay inad ku casuusnto muuqalka.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
Manshalah waxan nahay dad diinta Ku dhashaY kuna dhaqma oo muslim Allhmdulilah 🙏
Thanks
muqdusho waa magaalo taarikhi ah ,ilaahay ha badbaadiyo, thanks keep going GEDI SAHAN,,
Sxp muqdisho le haku ekanin b.w iyo beydhabo iyo all somali mar allaha ku fududeyo kuna xafido
Geedi Sahan chennel
Taariikh wanaaagsan oo dhanka diintaa ayaa Soo gud Bisey.
Mashaa Allah
Lkn waxaan Ku soojeedin lahaa wll
Inaa miyuusiga aad dhextaalka aad ka dhigaysid inaa kadaysid
Taariiq diimeed oo masjida ah ayaa kahadlee
Miyuusigna waa Soo dhexgelisey
Inshaa Allah miyuusigaa
Markaa khayr kaa Soo gudbinaysid khayr allaha kusiiyee .
Geedi sahan alla haku barakeyo howl weyn baad umada somaliyeed ee islaanka ah aad heysaa heesaha waxyar aad soo dhex geliso ka daa badalkooda quraan geli alla haku barakeeyo walal waa nin muqdisho kudhasjay jecel
Masjid ugu horeyo muqdisho laga dhisay wa masjid arbaca rukun waye maqlay
Viva Boqortoydii Ajuran Aasaayashii Xamar Cade... AHNA Caasimada 5 Soomaliyeed.
Maasha allaah my dhiigeyga ❤
Lacagta ay isku laynayaa lama ama farodheer
Waxaa lagu dayac tiri karaa mashaariic badan oo ah khayr
Ilaahay towfiiqda hana haleeshiiyo
Mashallaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi Allaahu ma aamiin 😭 barakallaah 🇸🇴💙❤️🇸🇴❤️💙🌺🇸🇴🕋❤️🕋❤️🕋❤️😭‼️
Masha alaah muqdisho cadeeyey waan kuu xiisay Insha alaah next year 😢😢 mahadsanid walalkey
Mahadsanid geedi sanhan and keep going
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEYOW DALKA NOOGA ILAALII CADAAWGA
Masha alllh magaaladeydii Muqdisho mxaan kuxiiisay xamary ❤😔🥹
Maasha alaah geedi taariiq doone keydi Keep going habo
Masha alaah barnaamijyo qiima badan geedi sahan legend koop going
❤WAAD MAHADSANTAHAY MR.GEEDI SAHAN WARBIXINADA AAD NOO SOO GUBISO WAAN KU TIXANAHAY.
Video aad u wanaagsan
Dalka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xamareey xeelada badan
Waaw boqortooyadii ajuuraan
best somali RUclipsr
M. Wiilkan wa wiil dadalayo horey u soco walalkey
ماء شاء الله تبارك الله
Thank u so much geeddi sahan❤
Maasha allah geedi sahan horumar wacan sxp
Mashallah very nice content. Ku soco
Nin fiican.hard work
Geediyow koonfur have many histories wali waxba kuu dhiman go outside of mogadishu if u can
Mashallah maqdisho caday❤❤❤❤❤
Masha Allah Tabaarka Allah ❤️
ماشاء تبارك الرحمن جميل جدا ورائع جداً ❤❤
MashaAllah Geedi Sahan waxan kugu yeero garanmaayee wxd tahay Cajiib boy 😍
Wxd noqotay second ibnu batuuta ninki la oranjiray, dhul mareenkii ugu horeeye ee Somaliyeed baarakallah wllky
M.a Aan kusalinu xabiibkeena (s.cw
Masha Allah moqdisho cadey
Muqdisho😍 🔥🇸🇴
Maasha allah
Thanks for the update
ILLAAHAAYOW DAADKA XAAQA KU SOO DUUW
Come to djibouti 🇩🇯 ❤
Masha Allah good history
Mansha alh ❤❤❤
MANSHA ALLAAH
Hore u soco
Muqdisho alle nabad haka dhigo
kusodhawow muqdisha cadeey . masugikaro muqaalka xiga sodadaji in shaa allaah mahadsanid.
Ma sha allaah geedi sahan horay u soco walaal
Waa barnaamij xiiso badan, oo qof kasta raalli- gelin kara, laakiin dhameystirka ka dhig gabayo wadani ah, oon music lahayn, ka ilaali music.mahadsanid walaal
MashaAllaah❤
Geedi Sahan👏👍
guulayso wll geedi sahan 👑😍❤🙏
Masha allah❤
Mansha Allah tabarkalaha
Mashaa allahaa ❤
You are the best
Welcome bro
Masha,alaah
Mogadishada cusub so duub sxb
quraan online ah cidiii rabto ila soo xidhiidh❤
Walaal Geedi sahan insan kula sooxiriiro ayaan rabaa xageen kaala soo xiriiri karaa please ?
Kep going wll❤
Sxb barnaamijyadaada muziga kadaa.
Tankale, sxb waxqoraal ah oo taariikhi ah raadi
Waa madsantahay
Muqdishada duqda ah tagtay xamartii hore
Masha Allah
Magaalada muqdishu weli wax wayn oo iska badalay ma jiraan meel walba waa la iska dhistay waa magaalo fawda ah oo aan lahayn sharci kala haga shacabka, mana filayo in wax wayn isbadalaan 30ka sano kale madaama aan nahay dad aan la hagi karin.
Mashallah shingani xafadeyda❤
Mansha alh
SALALAAHU caleyhi wasalaam
ALLAHU AKBAR
Masaajid iyo Muusik intee isugu
dhax wadaa heee
Xamartii 1960 iyo meelaha ee ku ekeed muqaal nooga soo sameey
Waloo baahan yahay in dalkaaga dadka barto
Well done
Somali Government should rebuild this Mosque
Sxb muqaalkaan waad hagratey
Geedi mogdisho meelo badan oo tariikhi ah be ledahay tag bada zajeera tag xafada qadiimiga ah tag xamar jajan xamar weyne shibis cabdicasiis degmoyinkas dhan tag
Mnsha allh lknse maxad noso tusi wayday musaajidka dhulka hoostiisa laga helay inaad gashid ayay aheyde
Geedi sahan
M.a ❤❤❤
Illahow taarikhdena dhowr
Ninka aan dhib sameen
M.a my home
Muuqalka bikowgiisa waa mesha lagu dilayo in feebaro 😮😢❤
Asc waayo ayaanoqotay
Video yadaada thumnail usuupso zxb😢
Manta shacuurteyda lama soo Kooning karo walalkey noo soo gudbiyay war bixinta taariikhda gobolka Banadir Mahadi haka gaadho
Darishada han aniga iminka dhow ibin jiray alwax linla dura laga sameyay qof guri ka ibsaday talex alabta guriga ka bedelay naso siyay darishada han badan ka helay dadka xebaha agtisa guriga ka DHISTO u fican yahay qali ku ibsaday
Waxaan ahay qofkii 2 waad geedi 📌
Sxb kismayo imow adiga rali ah
Mogadishu
Iran waligeed dhul soomaaliyeed ma xukumin taariikh khaldan ha gudbin…
❤
Mugadisho
Wax kama soo harin taariikhda soomaalida islaamka kahor ama nabiyullahi ciise c.s kahor sida xiligi namruud ama fircoon?
Masjidka marwaas?
Maqayadaha kudhaw ee waqtihore fur naa mase cidanka turkiga gumamaha misjidkey kabuxiyeen xiro turki hadey kudhawdahay halaxiro waxay cunan qashinki kasohara iyo maqyadaha agagarkod nafsiyan qofki kudilay tagerihis maladono
Waxaa kale oo jira masjidka afleershe oo ku yaala dagmada boondheere lana dhisay 890