SAFARKA & YOUTUBE-KA | Geedi Sahan - Dhakhtar - Perfect Zizu | GORAY PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 244

  • @GeediSahan
    @GeediSahan Месяц назад +96

    🔥🔥🔥

  • @XaajiDirirka
    @XaajiDirirka Месяц назад +45

    @Dhakhtar sxb shidaal baad ii noqotay. Thanks

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 Месяц назад +8

    Geedi sahan waa ka aqoon ama koran yahay ragga kale , wixiisu waa talented Hargeysa ayaan kasoo salaamaya Goray

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 29 дней назад +3

    Dhakhtar iyo sahan aad bey u maskasx badan yihiin maasha Allah soo badiya barmaamijyadano kale👌👏

  • @ganaje5840
    @ganaje5840 Месяц назад +18

    I never watched a somali podcast full, but I did this one. the perspectives opinions and facts you all said matter. this podcast talked about different sides of the reality that happens daily in Somalia or the countries that all our fellow youtube visit. they clarified every aspect, and I salute the host for allowing them to talk freely. the host I would keep looking aye at this podcast daily and I wish you keep it like this thank you for this, AND I KNOW YOU PUT TIME AND EFFORT into this podcast MANY MACS AND CAMERAS AND SOURCES AND AMAZING questions
    THANK YOU GORAY
    SINCERELY

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  Месяц назад +3

      Thanks ganaje, we appreciate every single word you said.

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 Месяц назад

      ​@@PodcastGoray Podcastigan waxba lagama qabankaro 🔥

    • @inaabdioorabdi3229
      @inaabdioorabdi3229 Месяц назад

      Also me afsomliga igu adag but wan ka hel this prodcost

  • @mohmedyousuf7063
    @mohmedyousuf7063 Месяц назад +3

    Barnaamij wax badan aan ka faa'iday ilbaxnimo badanna ka muuqato, Mahadsanid Goray podcast.

  • @raqianor
    @raqianor Месяц назад +15

    Geedi sahan nin somaliyeed oo waaya arag ah inta kale waa caruur wax muhim ah kama hadleyn

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 29 дней назад +1

    Nolosha waxa ugu macaan markaad wax barasho soo dhameyso ila heer jamacadeed walina aanad guursan dhalin yaro labada marxaladood dhexdooda............. is the best to make money by any means marka laga reebo wixi diintena, dhaqankena, iyo dadnimadeena aan wax u dhimeyn ka faideysi wanaagsan insha allah💪💯✍️

  • @ahmeddaahir9749
    @ahmeddaahir9749 Месяц назад +7

    Podcastgaan waa very informative runtii waan dhamaystay waana jeclaan lhaa in qofkastaayi dhagaysto sbbto ah inbdn oo nolosha ah ,media ah ,wadankba ahba waa iskugu jiraa mhdsndiin Goray podcast , geedi sahan,dhaqtar iyo perfect zizou.

  • @hamdixsan
    @hamdixsan Месяц назад +13

    Geedi sahal soomaalinimada ayaan ku jeclahay iyo dal jeceelka

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 Месяц назад +10

    Masha Allah dhalinyaro culus baad so qabateen oo bilaa negative ah waliba ninka Geedi sahan oo waayo aragnimo u leh socdaalka anigu dhaman deeganada somalida waxa ii dhiman NFD kaliya inta kale dalxiis iyo shaqo waan u tagey.
    Canbabur waa canjerada ciida an sameysano borama caan ku tahey hada bulshada Somaliyeed way wada sameystaan ciidaha iyo farxadaha.

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel Месяц назад +2

    Mudo 5 days ah baan daawanaya podcastigan the best somali podcast aan daawado 👍

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 4 дня назад

    Wareysigaan wax badanaa ka faa'iday team youtube good job 👏🏽👏🏽

  • @mohamednour2916
    @mohamednour2916 Месяц назад +2

    Geedi sahan umada adiga ayaa ku bahan yahin walikag go'aanka somalinimo jacelka ha kula jiro in badan neh wad guuleysaneysa insha Allah

  • @MoIsmailMo-d8k
    @MoIsmailMo-d8k Месяц назад +4

    Waa podcastgii ugu horeeyay ee aan dhamaystay waligay, aad baad ugu mahadsantihiin sidaad noogu soo gudbiseen xogo badan oo naga qarsoonaa iyo sida aad ugu soo dadaasheen youtubeka, special thanks ibrahim cm ❤✋🏼💯

  • @AhmediAbdalle
    @AhmediAbdalle Месяц назад +1

    Waa podcastigi abid intaan dawan jiray aan wada dhamaysatay wuxuuba iga dhamaday anoo usii baahan runtii shaqo aan bilaabay intaan dhagaysanayay waanba ku raaxaystay fir fircooni yadiiidilo fiican ban ka helay mar marka waad iga qosliseen thanks walal❤

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 Месяц назад +6

    Geedi Sahan the one and only Somali RUclipsr

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail Месяц назад +3

    Hadalka dhalinyaradan dhiirigalin baan ka qaaday wlhi mahadsanid wll

  • @Zaki_ZulDaN
    @Zaki_ZulDaN 3 дня назад

    Podcast kii ugu qiimaha badnaa een daawaday

  • @Hiigsasho
    @Hiigsasho Месяц назад +1

    Good information , Zaadka safarkeyga raadinaaye mahdsanid Goray proadcast

  • @Zaahirhazzan
    @Zaahirhazzan 26 дней назад +1

    Podcast-gii ugu horeeyay oo aan dhameysto

  • @Casee0
    @Casee0 Месяц назад +3

    Masha Allah Wlhy Podcast Wax Badan Ban Ka Faaiday

  • @guleidguloh
    @guleidguloh Месяц назад +5

    Amazing podcast🎉

  • @nimcomaxamed7986
    @nimcomaxamed7986 Месяц назад

    Dad qiimo lel iyo waxyaabo qiimo leh waligaa meel aad cilmi aqoon iyo waxyaabo kugu cusub ka faa iidaysa wakhtigaag lagu bixiyaa masha allh guulasyta dhamantiin😊❤

  • @Awohashi
    @Awohashi Месяц назад +1

    Thanks for letting me to know obstacles of RUclips and life and to know how to evaluate my self🎉

  • @user-np9ms3kw6x
    @user-np9ms3kw6x Месяц назад +11

    Dhaqtar lkn wakudarsate been weyn 7 qarax waligayn ma maqlin mise xabad iyo qarax isku qaldeee😂😂😂😂😂

  • @XaajiDirirka
    @XaajiDirirka Месяц назад +6

    Shaqo fiican baad haysaan. Guuleysta.

  • @aishaabdi5694
    @aishaabdi5694 Месяц назад +5

    Goray podcast shukran 1:52 one second ma gudbin kumana caajisin ❤

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 Месяц назад +2

    شكرا للأخ صاحب غراي بودكاست لتقديم هذا المحتوى الهادئ الممتاز

  • @HamseMahad-c7k
    @HamseMahad-c7k 19 дней назад

    Its motivation to me❤ welldone

  • @omarabdiosman33
    @omarabdiosman33 Месяц назад +10

    Podcastigii ugu dheeraa ee aan daawado ! Hal saac 52 daqiiqo baan dhamaystay thnks waxbdana waa ka faiidey!! Thnks Goray podcast! Proud of you!!
    Dhakhtar waxaan ka faaiidey “ noloshaada waxa aad u qaban karto cidkale uma qaban karto”
    Geedi sahan “ Nolosha jaanis labaad baa jira”
    Thnks all of you guys!

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 Месяц назад

    Wanka hly Sida Wngsn Usocdy barnamijka Dhakhtar waa dheeri galiye gedi sahan iyo Zizu kulu Hore u socda ❤

  • @moha-bc4ih
    @moha-bc4ih Месяц назад +1

    Muqaal dubista Goray xagayga haa ban uhaya ❤

  • @TaxanahaFilimada
    @TaxanahaFilimada Месяц назад +8

    Waxaanaa Podcasts lagaa dhahaa Nio🔥

  • @bish_hassan
    @bish_hassan Месяц назад

    Kaga mahadcelina sida qurxan fikrada iyo rayiyada nogu soo gudbisay waana kafaidey qasatan qudheyda dhakhtar iyo dhiirigalimaha kaleh ee wallalaheyna geedisahan iyo Zizuu🥰👏🏻

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +29

    Good podcast ❤❤

  • @FarahAbdulahi-ps6en
    @FarahAbdulahi-ps6en Месяц назад

    Masha allllah tabrakallla wlhy billlahay aniga Wll dhakhtar hadalkagu wuxu ii noqday dhiiri galin ad u fcn wxnan baddi dona noloshayda i

  • @MaxamedfaysalXuseen
    @MaxamedfaysalXuseen 15 дней назад

    Lascanood imo insha allah Wlal

  • @zimamohamed2920
    @zimamohamed2920 18 дней назад

    From geedi sahan

  • @Fartum__I
    @Fartum__I 26 дней назад +1

    From tiktok

  • @Sabestianthetraveller
    @Sabestianthetraveller Месяц назад +1

    Somali kala dhaqan ma’ahan ee ummadda kalataga

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube Месяц назад +4

    bahalka waxa la duubay shaw ramadaantii 5 bil kadib laso daayay

  • @xafaar1459
    @xafaar1459 Месяц назад +4

    1daqiiqo ima seegin mahadsanid goray podcast 🎉

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  Месяц назад +2

      Mahadsanid walaal, taasina dhiiri galin bay inoo tahay

  • @deeqbashir186
    @deeqbashir186 Месяц назад +3

    Zxp hada waxaan iska ahey nin dhalinyaro ah lkn waxaan rabaa in aan bilaawo you tube kawaran kadAan ka bilaabo wadanka gudihiisa sida baadiha dalkeena❤😢

    • @MohamedAhmed-lc4es
      @MohamedAhmed-lc4es 16 дней назад

      Zxp bilaw waad bilabi karta ileen Kuma dhalan iyaguba way barteen

  • @LayloWarsame-n6s
    @LayloWarsame-n6s Месяц назад

    Geedi sahan wxa kamuqda ilbaxnimo iyo aqoon badan❤

  • @HamseMahad-c7k
    @HamseMahad-c7k 19 дней назад

    Its good motivation to me ❤ one i will be a youtuber inshllh ❤

  • @zahraomar6040
    @zahraomar6040 Месяц назад

    Dhakhtar is a very funny and very intelligent young man 👨 waligay madaawan program ma dhamaysto wiil sidagan oo ilbaxnimo ku jirto u sheekaysanaya Maasha Allah ❤

  • @user-fi1bg2ou6n
    @user-fi1bg2ou6n Месяц назад +2

    Good podcast

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 Месяц назад +2

    Channelkan rntii laba podcast ayaa ka dhageesty midna Waa kn Waa 5:20 am ubilaaby hada ayuu idhamaady rntii wx bdn ayaa ka faaidy sahan ,dhaqtar,perfect zizio
    Waad mhdsntihiin bahda goray podcast ❤️🥰

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 Месяц назад +2

    Wlhi daqiiqad kamida ima dhaafin barnaamijkan aadna wan ugahelay. Xogo dheeri ah oodhanwalba leh ayay ka sheekeyeen waliba xogta marketting ka oo igu dhalisay inaan baadhis dheeradda kusameeyo.
    Thanks Gorey adiga iyo team kaagu
    Geeddi Sahanna waa nin culus runtii oo afkaarihiisa aan ladhacay, ciyaal casiir maah😂

  • @muktarYusuf500
    @muktarYusuf500 Месяц назад

    I watch this video More than 10 times.

  • @RaxmaHaaruun-zy4gw
    @RaxmaHaaruun-zy4gw Месяц назад +1

    Dhakhtar nin nin ah❤❤❤🎉

  • @mohammadsirka
    @mohammadsirka Месяц назад +1

    dhakhtarr ninkaas wax badan baa ku duugan m.a

  • @user-ir7jx1sy9f
    @user-ir7jx1sy9f Месяц назад

    M.Allah wareysigani taarikh daa ayuu galayaah😇

  • @abdirizakhassan8388
    @abdirizakhassan8388 Месяц назад +2

    Woow new generation oo afsomali ku hadlaayo oo hadane hadlaka iska dhageeysanaayo ayaaan caawo Si fiican u daawaday wariyaha waaa ku mahadsanyhay sida oo martida hadlaka ugu soo dhex kaleeynin mar walba dhakhtar aad ayuu u Fiican yahay waa sheego yaqaan hadlakaane Si fiican u yaqaano gedi sahan luqada baa wali ku adag lakin dadaal fara Badan ayaaa ka muuqdo yarka kalane waa yar afgaaban guuleeysta

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Месяц назад +2

    New subscriber from Geedi🎉Sahan🌹💓💕Zizou💕❣️Dhakhtar💞❤️‍🔥💞💓💕Sadexda 🎉aan ugu jecelahay❣️💖💖💖💓💓💕💕♥️💖❣️❣️💓💓💓Akhlaaq💕💘Asluub❤️‍🔥♥️💕KARTI❤️‍🔥💖💖iyo Aqoon🎉ayey isku darsadeen(MASHA “ALLAH)🤲🤲🤲

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 Месяц назад +1

    Insha Allah maalin un wn qaari doona 😢😢❤

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Месяц назад

    Legend geedi sahan and dhakhtar

  • @cabdisamadcaruso5242
    @cabdisamadcaruso5242 Месяц назад

    Sadexdaa legend dartood aynu kor uqaadno pagekan goray ❤😊❤❤❤

  • @Hadiish99
    @Hadiish99 Месяц назад +2

    Good podcast❤💯

  • @samiircadeofficial9830
    @samiircadeofficial9830 Месяц назад

    M.a wllhi aad baa iidhirigalisey sxp dhakhtarow

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 Месяц назад

    Podcast soomali ledahay kana maanta arka iga so jirtay wayo kuwa caalamka waxba kama duwana quality ahan dad macno leh wax laga faidayo khibrad leh weyan aan maalayacni ahyn wxy soo gudbiyeen😮 horu soco bro

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Месяц назад

    Waa podcast gii ugu fcnaa ee aan daawado dhwntaan.
    Aad ayd u nhdsantihiin dhmntin Geedi Sahan aad bn u salaamayaa ninka wadanka isii jecleysiyay wye

  • @Awdable
    @Awdable Месяц назад +1

    maanta oo tariikhdu tahay 16/7 2024 podcostigan daawanayaa I.A labada sana soo socoto saan oo kale baa la iidaawan doona anoo somalida wax manfac leh u soo gudbinaayo haday nafta baaqi igu ahaato

    • @PodcastGoray
      @PodcastGoray  Месяц назад

      Horumar wacan walal in sha Allah

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 Месяц назад

    Hore usocda dhamaantin❤

  • @abdiazizsaid2776
    @abdiazizsaid2776 Месяц назад

    Ninkaa dhaktar sxbki rer garisa si buu u yara xanuujinayay run ahaanti ma wanaagsana aad buu u riixayay.

  • @KhadraJaamac-sx6tl
    @KhadraJaamac-sx6tl Месяц назад

    Keep going my brother s, Rayllnti waaye yu tubaarka wllhi waa dhibaatin badna 😊😊

  • @naturalchannel4638
    @naturalchannel4638 Месяц назад +1

    Best podcast in somali

  • @HamseMohmuud
    @HamseMohmuud Месяц назад

    Bestie podcast 🫡

  • @zackyy_01
    @zackyy_01 Месяц назад

    Masha'allh wlal dadka nocane degan e famouska ah o dhalinyartena maskaxdooda badali kara'barnamijkan ilike it noso badi wlal.❤🎉

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g Месяц назад +3

    Dhulka somaliyeed m.a sual adag weya

  • @mrfresh1432
    @mrfresh1432 Месяц назад

    Meilleurs podcast

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 Месяц назад +2

    Anoon ogaynbaan dhamaystay siduu 20min oo kale ayuu ila noqdayba ❤

  • @rashediting6172
    @rashediting6172 Месяц назад +3

    Dee Ilahey Haidinsoo Hadeeyo😂😂😂

  • @abdisamedgeelle-br8yv
    @abdisamedgeelle-br8yv Месяц назад +2

    🎉 Halkan nolol iyo waaye(experience) ayaa lagu wadaagay. Goray, Geedi-Sahan,Dhakhtar iyo Zizu. Nabad ahaada

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r Месяц назад +1

    The first one podcast good 🎉❤

  • @user-sl9hu4dz5p
    @user-sl9hu4dz5p Месяц назад

    M.a the best podcast aan waligay dhagaystay wax badan ayaan idinka faaidnay tank y’all ❤

  • @IQLAASAbdi-pu3tq
    @IQLAASAbdi-pu3tq Месяц назад

    Waay wax ukasheekaysa muqdisho wax thyba anaka ku rabno

  • @Dailyvegtables
    @Dailyvegtables Месяц назад

    Woow podcast 🎉😊

  • @user-gu9kl4wo7z
    @user-gu9kl4wo7z Месяц назад

    Good podcast ❤

  • @mohdabdullahi3002
    @mohdabdullahi3002 Месяц назад +1

    Waa waa caadi ma aha barnaamijkaas

  • @warfajama
    @warfajama Месяц назад +1

    Geedi sahan waa qabiir wlh

  • @monamoon1761
    @monamoon1761 Месяц назад

    MnshaAllah ❤

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Месяц назад

    Rag aan aan isku hiwaayad nahay mansha Allah inaba caadi maahan

  • @Zalmougaas
    @Zalmougaas Месяц назад

    Dkakhtar❤️

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Месяц назад

    ماشاء الله واحلى عيال عصير 😁✌️

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 Месяц назад

    Best podcast I have seen

  • @user-sg3ei3sb4z
    @user-sg3ei3sb4z Месяц назад +3

    M.a waa podcast yadi ugu ficnaa ee aad so dhigtaan midkan.
    Geba gebadi hasawaha waqtigan ee ah in sawiro laysu diro aniga ahaa waxan dhaha qafka aan la hadawayo si aan muqaaga ubarto profile-ka so saaro sawir kaga aniguna waan soo saran dedna iska deji hadaway donto inta waxan xeyrinayaa in an isku dhacno qafkaa oo aan xanaq awgii aan xumeeyo oo aan ku kaco fall aan la maysan kareeen natijada ka dhalantoonto ❤❤❤❤😊😅😮😢

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Месяц назад +1

    From

  • @abdikaadirfiile57
    @abdikaadirfiile57 Месяц назад +2

    Geedi sahan horta asagu waa ayo 😂

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 Месяц назад +1

    Amazing podcast ❤

  • @usaamepoy
    @usaamepoy Месяц назад

    Pro waqtiga no ilaali amp jecel vedioga. Ina dhameysto hadana 2hour macqul mahan ❤wll

  • @Zatik._mu
    @Zatik._mu Месяц назад

    The best video weeyi ha la dhameesto

  • @Ina_Deex
    @Ina_Deex Месяц назад

    Goray Podcast waa mahadsan tihiin sidoo kale walaalaha barnaamijka qeybta ka ahaa waan u mahadcelinaa saacad iyo 52 daqiiqo aan ka shalayneen inee iga baxday ayeey aheed muuqaalkaan runtii anigoo weli jecleysanaayo ayuu dhamaaday waxaa idiin kaaga mahadcelinaa sidaa quruxda badan ee aad inoola wadaagteen qibradiina in badan waa mahadsan tihiin.

  • @mohameddeeq8540
    @mohameddeeq8540 Месяц назад

    Best bodcast

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 Месяц назад

    Enjoyed. Thanks

  • @user-ic9sl6gk5v
    @user-ic9sl6gk5v Месяц назад +1

    1:52 baaan dawaday waxbana ka faiday waliba geedi sahan xagiisa naftada wax walba ka hor mari naftada ka bahan wax walba gulyso goray broh♥️🫡

  • @daacadcalidaacadcali
    @daacadcalidaacadcali Месяц назад

    yaa reer boorama ah oo meshaan igadan beyo wasalamaa❤😂

  • @AsiyaMuse-sv2wx
    @AsiyaMuse-sv2wx Месяц назад

    Good podcast 👌

  • @AbdullahiMFarah
    @AbdullahiMFarah Месяц назад

    Good content