caalimka weyn ee sh muse cade o ka sheekenaya dagaalki taariikhda galay ee badar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DAGAALKII BADAR [Qaybta 1aad]
    Waxaan soo marnay inuu Rasuulku SCW muddo hal sano ku dhow uu ciidamo dirayey isagoo rabay inuu qureysh dhaqaaleheeda curyaamiyo oo ka gooyo jidka ganacsigoodu ku xiran yahay maddaama ay xoolihii muslimiinta dheceen, kana soo saareen guryahoodii, maalkoodii iyo ehelkoodii, ayna tahay qureyshi codowga ugu daran islaamka iyo muslimiinta intaasna soo dhibayey. Muslimiinta iyagoo ka jawaabaya falalkaas xun xun ee qureysh waxay ka joojiyeen safaradii u kala socday Shaam iyo Makka oo dhaqaalahoodu ku xirnaa. Quaxumaatay, jiri ayuu ku noqday ilaa ay ku kalliftay inay maraan badda xeebteeda oo halkaasna looga daba tegey. Waxaa kaloo qureysh ka sii xanaajiyey in Makka duleedkeeda safarradoodii laga ugaarsado. Haddaba waxaan soo marnay in Rasuulka SCW iyo ciidan u hoggaaminayo ay bishii Jamaadul Uulaa ku bexeen safar ay qureysh ledahay oo Makka ka tegey Shaamna u sii jeeda, hase yeeshee Rasuulka SCW iyo asxaabtiisu waa soo wayeen safarkaas, dabadeedna waxay dhowrayeen soo noqodkiisa dambe. Labo bilood ka dib markii la is yiri safarkaasi waa soo gaddoomay ayaa Rasuulku SCW wuxuu diray laba nin oo kala ahaa: Dalxa ibnu Cubeydillaah iyo Saciid ibnu Seyd wuxuuna ku yiri "socda oo baadi gooba soona ogaada meesha ay soo maraayaan iyo waqtiga ay ku soo aaddan yihiin". labadii nin way baxeen dabadeedna waxay gaareen meesha la yiraahdo Xuura, halkaas markay ayaamo joogeen ayaa waxaa soo maray safarkii qureysh oo tijaaro iyo alaab fara badan wada, kana koobnaa kun rati oo ay wadeen 40 nin, uuna madax u ahaa abuu Sufyaan ibnu Xarbi. Si degdeg ah ayay markaa labadii nin u soo noqdeen khabarkii oo dhanna Rasuuka SCW ugu soo gudbiyeen. Rasuulku SCW wuxuu Madiina ka soo baxay bishii Ramadaan sannadkii 2aad ee hijriga, wuxuuna Madiina madax uga dhigay Cabdullaahi ibnu Ummi Maktuum hase yeeshee markuu marayo Rawxaa' ayaa (rasuulku scw) direy abaa lubaaba oo ku yiri "Madiina madax ka noqo, Cabdullaahina salaadda ha tujiyo". Calanka guud ee muslimiinta wuxuu Rasuulku SCW u dhiibay Muscab ibnu Cumayr, wuxuuna Rasuulku SCW ciidanka u qeybiyey labo qaybood: Muhaajiriin iyo Ansaar. Qaybta Muhaajiriinta wuxuu calankooda u dhiibay Cali binu Abii-dhaalib, qaybta Ansaarna Sacad binu Mucaad. Habka duullaanka ciidanka wuxuu Rasuulku SCW u qeybiyey shan qaybood oo waagaas ciidanka loo qaybin jirey: Midig, bidix, horey, gadaal iyo dhexda. Dhinaca midig wuxuu madax uga dhigay Subeyr binu Cawaam, dhinaca bidixna Miqdaad ibnu-Aswad waana labadii nin oo labada faras ka watay ciidanka. Dhinaca gadaale wuxuu madax uga dhigay Qeys ibnu abii Sacsac. Rasuulka SCW iyo ciidankiisii way dhaqaaqeen waxayna qaadeen waddadii Makka aadi jirtey hase yeeshee markay u dhow yihiiin ceelka Badar oo ay marayaan meesha la yiraahdo Rawxa' ayey dhinaca midig u leexdeen ka dibna way sii socdeen markay u dhow yihiin meesha la yiraahdo Safraa' ayaa Rasuulku SCW wuxuu ceelkii Badar u diray laba nin oo sahan ah oo la kala oran jirey Basbas ibnu Cumar Aljuhani iyo Cadiyi ibnu Saqbaa Aljuhani, si ay u soo ogaadaan safarkii qureysh iyo meesha uu marayo. Dhinacii kale ninkii la oran jiray Abuu Sufyaan ibnu Xarbi, oo ahaa ninkii madaxda u ahaa safarkii qureyshee, oo aad u digtoon, ogna waddada uu hayo oo Badar sii martaa ineysan aamin ahayn wuxuu galay wareysi uu

Комментарии • 40

  • @caygaupdi3083
    @caygaupdi3083 5 лет назад +15

    Siirada quluubtay xasilisaa ee hala dhagaysto somalaay jazaaka allah ya sheekh

  • @zowdaqueen7606
    @zowdaqueen7606 5 лет назад +4

    Sheikh muuse cade caalimka weyn ya sheikhunaa allaha nokadayo cimri dheer iyo cibaado suuban shiqeyga

  • @akrambro261
    @akrambro261 5 лет назад +2

    masha allah barakalahu yaa sheikh una sheikh muuse cade allah yaxfidak

  • @maslahhussein3587
    @maslahhussein3587 6 лет назад +5

    Sheikh muse ilahey haku xafido shiikhow jazaakalah ajar Allah hakusiiyo

  • @SA-je6ou
    @SA-je6ou 6 лет назад +3

    JAZAAKALLAAH SHEEKH MUSE CADDE CAALIMKA WEYN ALLOW U DAMBI DHAAF WAXAN KA BARANAY KHAWAARIJTA SOMALIYEED EE DIIDAN KA SHEKEYNTA DHALASHADA XABIIB KEENA MUXAMMED S,C,W SHUKRAN SHEEKHOW

  • @HANSANTECH
    @HANSANTECH 2 года назад +1

    I'm from sheikh muse cade ahlul kheyr allow mar'uun nakulansii yaarabil caalamiin.

  • @nabadoonakaakacade7421
    @nabadoonakaakacade7421 3 года назад +1

    Masha allh

  • @saidali4615
    @saidali4615 Год назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبير ا

  • @aliosmanabdulkadir7558
    @aliosmanabdulkadir7558 4 года назад +1

    صلى الله عليه وسلم اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد

  • @ayanleabdullahi4966
    @ayanleabdullahi4966 4 года назад +1

    ماشاء الله كان
    الحمد لله الذى نصر الإسلام والمسلمين

  • @siidali3826
    @siidali3826 6 лет назад +2

    Maaashaa allah

  • @abdiqaniosmaan6641
    @abdiqaniosmaan6641 7 лет назад +3

    Masha allah
    sheikh muse cade allah xifdiyo

    • @daahirdhere197
      @daahirdhere197 7 лет назад

      AbdiQani Osmaan wa ragi dhagaysta qulubta haydin jilicde

  • @hassanlows9255
    @hassanlows9255 7 лет назад +1

    Mashaa allah

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 Год назад

    Mashallah Mashllh

  • @mahamoudabukar6890
    @mahamoudabukar6890 4 года назад

    Masha allah shiiqeyna shiiq muuse cade allaha xafido

  • @yuusufxasan8964
    @yuusufxasan8964 Год назад

    Cajiib

  • @mahamoudabukar6890
    @mahamoudabukar6890 2 года назад

    Masha Allah shiiq Muse Cade Allaha No xafido

  • @daahirdhere197
    @daahirdhere197 7 лет назад +4

    Somalay Ragan dhagaysta walalyal qulubtu hayna jilicde,

    • @adiizabdul3856
      @adiizabdul3856 7 лет назад

      Daahir Dhere MashaAllah walal qulubta Allaha no jilciyo

  • @cadoowmahamad9253
    @cadoowmahamad9253 8 лет назад +3

    masha allah tabaraka laah

  • @ilyasabukarmohamed6705
    @ilyasabukarmohamed6705 5 лет назад +2

    Aniga Hadji aan dhageys to shiiq muusacade kashekenta uukasheekenaayo dagaalada beder uxud I yo siirsda

  • @iqroaxmed9359
    @iqroaxmed9359 4 года назад

    Masha Allah

  • @fatuuxasheekh2118
    @fatuuxasheekh2118 6 лет назад +3

    Jazaakallah plz igu caawiya gazwatul axzaab sh muuse cadde saan u raadinaayy waan.daalay plz plz

  • @Abdihafiid2
    @Abdihafiid2 5 лет назад

    ماشاالله

  • @saidkhalif1010
    @saidkhalif1010 2 года назад

    ماشالله جزاه الله خيرا ورزقه التقوى ولاخلاص، والفصاحة والحكمة،

  • @abdirazaackali3515
    @abdirazaackali3515 8 лет назад

    masha allah

  • @luuldhicisow6165
    @luuldhicisow6165 2 года назад

    Salalahu caleyhi wasalim

  • @cadnicumar4144
    @cadnicumar4144 4 года назад +3

    11 ka qofood oo sirida xabinkena (nnkh) dislike ta dheheen gaalo miyaa

    • @abdiwaxidshekhcumar7547
      @abdiwaxidshekhcumar7547 4 года назад +1

      WAXA LAGA YABA AQOONTA AYAA KU YAREEY CALASHAN LIKE IYO DISLIKE AYEY FAHMIN

  • @sunriseforexacademy3180
    @sunriseforexacademy3180 4 года назад +1

    Furinka

  • @mummyismylife9200
    @mummyismylife9200 6 лет назад +1

    Reaploud garey blz

  • @abdirisakmahmad8681
    @abdirisakmahmad8681 3 года назад

    Mushrik aaminsan shiikh awees iyo munaaqib iyo awliyo cadaab baad galaysaa adiga iyo intaad lumiso

  • @maxamadshuriye9755
    @maxamadshuriye9755 3 года назад

    maasha alaah

  • @munasarshiine8706
    @munasarshiine8706 4 года назад

    Masha allah