Geerida hooyadey waliba anigoo aan fileen aadna u da.yar waxan ka qaadey niyad jab murugo xanuun fara badan hooyadey maxay aheed tiirka kaliya ay nolosheyda kutaagned igu soo duceeya in rabbi u naxariisto anne qalbi iqaboojiyo
Allh ku dajiyo qalbiga wll allh talo Saaro llh bari inuu qalbiga ku dajiyo dadkana so dhex gal kalinimada iska ilaali saadan u xasuusan wixi hore inshaallah wll allh ku dajiyo qalbigaga
Salim omar 50k uma qalmo ee asxaabey fadhiga kakaca. An muuqaalada ushare gareyno Wuxu ka fiican kumanan youtubero soomaaliyed oo an daawano haddane aana. Waxbo laga faaidin an kaeheen qosol iyo waqti dhumis madadaalo
Ustad salim aniga livekga janis uma helo plse youtobe kga ku xirnahy mudo bdn wx bdna wn ka faidey wan jeclan lha ina so qabsdo livekga wx bdn ban ku weydin laha iga cawin lhyd o ihysto malin jnis wn ku heli dona ina so qabsdo i.a
Zxp mawduuca wuu fiican yahay se marka aad mawduuca ka hadlaysid waxaad mooda direct inad dhagaystahaaga ula hadlaysid taas oo qofka ka dhigi karta inuu maskexdiisa baadhid nafed galiyo amad waxan la sheegayo leedahay kolay qoralka dheer ma ficna inaad ifahantan rajayn
Asc Asxabta waxan bixiya Tallooyin bilaash ah iyo kuwo Gaar ah
- La talin Gaarka ah
shorturl.at/g12I9
- La Talin Bilaash ah
forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
Expectations qaabka loo yareeyo kaso hadal plz🥺
Geerida hooyadey waliba anigoo aan fileen aadna u da.yar waxan ka qaadey niyad jab murugo xanuun fara badan hooyadey maxay aheed tiirka kaliya ay nolosheyda kutaagned igu soo duceeya in rabbi u naxariisto anne qalbi iqaboojiyo
Abyo hoyo allah u naxariisto adigana qalbiga alah ku qaboojiyo
alle ha u naxariisto hooyo adna samir iyo Imaan alle haka siiyo 😢
Qalpigana alle haku qaboojiyoh😢😢😢😢
Aleh haw naxriisto sxb
Talefanka isticmaalkiisa igu badan. ban anu ku dhib qabaa victim u ahayba😢 illaahay hayga dhigo dhanka wangsan inaa u adeegsado
Allahey wuxu garab siiya qof raba inuu isbadalo balse qof wali dhaqankii wado ilaahey mabadalo.
Adi kudhaqaaq inad naftaada dagaal lagasho adigoo naftaada dagaal kuwada alle kaalmo weydiiso. Asigaa garab kugu siinayo
Mahadsanid ustad Salim omar. Mante cashirka wax badan ka bartay ❤
mahadsanid ustad @salim omar
anigu waxaan ku darsanayaa inaad aaminto qadar-ta oo wax-kasta oo dhaca adigu samey ama qof kale ha sameeyo waa wax la qoray 1000 kun sano kahor ilahii dunidan ku keenay asagoon kaala tashan ayaana qadaray iney dhacan waxaan .marka hadaad qof muslima oo qadar-ka aaminsan aad tahay kama weynid qadar allah sidow doono ayuu sameynayaa . marka ilaaheyna waxow quraan kiisa kuugu sheegay لايكلفالله نفس لاوسعها naftaada haku ka lifin waxeysan awoodin
Wll qoys ba iga burburay
Ilaa iyo hadeerna Kama soo kabsan niyad jabki an ka qaaday
Xili kastana qol bn ku xir nhy iso duceeya
Allh ku dajiyo qalbiga wll allh talo Saaro llh bari inuu qalbiga ku dajiyo dadkana so dhex gal kalinimada iska ilaali saadan u xasuusan wixi hore inshaallah wll allh ku dajiyo qalbigaga
Dhibkaa anuu igu dhacey waana kakabsadey sigaara ma la sooxiri karta si aan talooyin kusiiyo ilaaheyna qalbiga hakuu qaboojiyo
Ustaad salim omar Full respect 🙏
The legand keep ❤❤❤❤
Great tutor salim omar 🤩🥰
Ustaad ka ween wad mhdsnthy video waan jeclahy in ay dheeradan kuwa gaban xita mhdsnd ❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉
Mahadsanid walaal wax badan baan kaa faa'idey ❤
Mahadsanid abowe keep going ❤
Aad iyo aad
Good topic
Salim omar 50k uma qalmo ee asxaabey fadhiga kakaca. An muuqaalada ushare gareyno
Wuxu ka fiican kumanan youtubero soomaaliyed oo an daawano haddane aana. Waxbo laga faaidin an kaeheen qosol iyo waqti dhumis madadaalo
Fiidyowga waxa aanu ka faa'idi lahaynba Musica baa qarribey, wixii danbe background musica kasaar waa talo.
Masha llh topic fiican ka hadashay
Thanks Walaal mashalah
Manta kugu soo biiray 🎉❤wan kula socon doona insha allah
Thank you 😊 ustada ❤
Xagee jogtaa DR suaashaa inbadan ban rabay in aad iiga jawabto
Alle haku barakeeyo pro
Jazakalaha khayr
Mudu bil ah ayaan kugu xidhanatahay muqaaladaada ilaa hada intaan daawada walaahi noloshayda ilaa xad ayay badshay waxaan ka faaiday qoraal kuma soo koobi karaayo qof cusub ayaan noqday waan ku duceeya marwalba Allah haku xafido
Miisaanka xasanaadkana hakuugu daro
Mahadsanid in badan
Shukran salim Omar❤
Ustaad Mahadsanid 💯
Zhukran wll ❤❤❤❤❤❤
thank you so much.
M.a guleyso sxb❤🎉
Guuleyso wll❤
Day dream si fiican uga soo hadal oo faah-faahsan
thanks wll salim
Mahadsanid ustad
Shukran
Ustad mhdsanid
Shukran zhp😊
Mahadsanid
Sxp aad iyo aad ayaa u mahadsan thy cashiradaan cilmi nafsiga nosoo padi
Thanks
ماشاءالله، هذا منطقي
thank you ustad
Thnks pro
Ma ku dhageysan karo bro background music is killing me too mu noise on
Mahadsanid ustaad but dhibatooyin ano age mayga aad uyaryahay aya dhibatoyin bdn lso macaamuly hdda allhm already wanka gudby casharo bdana wan ka barty ydo age kygu uu yaryahy lkin dareemahyga ayay wali sameen iny ku leedahy dreema like 1hr murug igashi anan fhmen halsaac farxad dreema hl saac warwar halsaac cabsi ycni dreemahyga sacad walba wa si sababtana ma aqaan? Ee bl arinka kso hdl ustaad adoo mhdsan alle haku karaameeyo
Haday vitaminskaaga qaar kamidi yaryihiin laga yaabaa in ay iyagu saameynta leeyihin ama inad perfectionist tahay
Mahad sanid❤
4:49 Zhp aniga opposite ayan ku ahay arintaan 😮
Ustad salim aniga livekga janis uma helo plse youtobe kga ku xirnahy mudo bdn wx bdna wn ka faidey wan jeclan lha ina so qabsdo livekga wx bdn ban ku weydin laha iga cawin lhyd o ihysto malin jnis wn ku heli dona ina so qabsdo i.a
Ooooooo xgeee ka galaaa live ka
23:40secon ayaow soconaya clipkan. Dadka qaar mowduuca meeshoo ugu fiicanyahay waxey karaadinayaan qeebaha danbe xataa 25 minut waa hadeey suurta galee. Hadii kale eeda ayey ku saarayaan oranayaan mowduuca intii ugu fiicneed kuma aad darin waa kajartay. Waliba ayagoo iska gudbiyay intii hore e topica. Maxaa u xala dadkaas?
❤❤❤
Wllhi wxad mooda dhamaan vedioyada aad so geliso inay iga hadlayaan
Mahadsanid macalin saalim dhibaatadaan aniga ayee i heysataa xaqiiqdii 😢
Aniga salimow waxn dusha ka saaraa waxwalbo oo dhaca nafteyda halka qofkn uu dadka kale dusha ka saaro maxaa talo isiinnleheed
Be my therapist
Wllo salim hanaga so raagin vedioyada
Muuqal kasta waxad mooda inuu aniga igusocdo waxd baraty ilahy hkgu anfaco
Zxp mawduuca wuu fiican yahay se marka aad mawduuca ka hadlaysid waxaad mooda direct inad dhagaystahaaga ula hadlaysid taas oo qofka ka dhigi karta inuu maskexdiisa baadhid nafed galiyo amad waxan la sheegayo leedahay kolay qoralka dheer ma ficna inaad ifahantan rajayn
ʙʀᴏ ᴍᴜǫᴀʟ ᴋɪ ᴀʜᴀ sɪᴅᴀ ᴅʜᴀᴡᴀᴄ ᴋᴜsᴏ ɢᴀʀᴇʏ sɪᴅᴀ ʟᴏ ᴅᴀᴡᴇʏᴏ ᴋᴀᴀᴍᴀ ʜᴇʏɴᴏ 2 ᴡᴇᴋ ʙᴀ sᴜɢᴇʏɴᴀ
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤