Markaad Hargeisa kaga degto diyaarada Flydubai, waxaa ku sugaya Modern car rentals

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 73

  • @sirtanoloshaonline2050
    @sirtanoloshaonline2050 Месяц назад +35

    ❤❤❤ Ala walaal Reer Shiikh isxaaqoooow Quruxdaa iyo Horumarkaa iyo Ku dhacaa aad soomaali kaga horeysaan Hanaga Duminina walaalayaal oo cidii Nabad Geliyo Daro Wada Aan si wada jira iskaga qabano illaahay nabadaa macaan hanoogu wado Noloshee caruurtayadii iyo waalidkayagii iyo xaasaskayagii baa hadhsada somaliland ne ❤❤❤

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Месяц назад

      Hhhh ader xaqirida joji ma xayaysiis yar oo baabur la xayey sinayo ayad noogu faaneysa mida kale hargaysa ma isaq kaliya ka shaqeysta samaron iyo darodka ayaba ciida ka badane

    • @sirtanoloshaonline2050
      @sirtanoloshaonline2050 Месяц назад +1

      @@APDUL7HI illaahay haku caafiyo abti yaa

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 Месяц назад +2

      ​@@APDUL7HImiyey leeyihiin haday ka shaqaystaan mise meeshad ka xamaalatid inad ledahad utaqaan calooshaa ku bugta e raga her kaa ad usoo shaqo tagtid dhulkooda gaadhsiistey yaanay magacooda calooshu kugu xanuunin

    • @ridwankk2187
      @ridwankk2187 Месяц назад

      in sha Allah kheer ilaahay ha inooga dhigo Aamiin Somaliland

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Месяц назад +1

      ​@@APDUL7HIyes hargaysa waa magalo lawada leeyahay

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z Месяц назад +19

    Hargeysa ehelsan anigoo yar aan habern ku hakaney oo hotel ugu hoyadey, wan jeclahay in aan tago ❤ Muqdisho idinka soo dira salam 🕊️🤍🇸🇴

  • @user-fx9uw8io1s
    @user-fx9uw8io1s Месяц назад +10

    Cabdisalaan full respect

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Месяц назад +9

    Ku saliya nabiga❤

    • @ismailali-nd5dp
      @ismailali-nd5dp Месяц назад +2

      Salallahu caleyhi wa aalihi wasalim ❤❤❤

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 Месяц назад +2

    Jazakallahu kheyr walaal for updating,and it's Awesome 👌 👏

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 Месяц назад +4

    Masha allah, allow shirkad ma tahay Modern qofki ay u adeegtay uunba garanaya

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel Месяц назад +3

    Manshallah viva soomaliland Allha xafido Amiin we gowen Sky

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi Месяц назад +4

    markaan kadego Hargeysa waan ogahay waa isla wixii hore iisoo maray qabyaalad cunsuriyad iyo xadhig

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 Месяц назад +4

      Markii horeba waxba kumaad noolayn oo bahashu feedhahay ku buuxisay markii lagu arkayna waa lagaa yara buufiyey sida muuqatana weli kamaad caafimadin

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Месяц назад +2

      ​@@abuhanaan9009 ha feedhaha ayay buuxisay qadhmuunka😂

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z Месяц назад

      Adigu horte bini aadan noqo

  • @saleebanidiris4695
    @saleebanidiris4695 Месяц назад +4

    Cabdisalaan hereriye waa wariyaha keli ah ee aan daaawado inka badan 20 jeer halkii video shaqo wacan horusoco suxufi

  • @CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl
    @CheerfulChrysanthemumFlo-jc9pl Месяц назад +7

    ❤hereri Mr haaaye haaye

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 Месяц назад +2

    Wooow masha Allah walahi wadankii wuu tegey

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Месяц назад +4

    😂😂😂 lkn ha ku fakarin haddii aan jeebkaagu Qoyneyn ama Buurneyn😮

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n Месяц назад

    Ilahow hirumarka noo siyadi guul somalilan❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад +3

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Modern Car Rentals.

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Месяц назад +2

    Masha Allah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад

    Wariye Sare Abdisalan Hareri waa Wariyaasha Ragii Ugu Qiimaha badnaa❤❤❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Месяц назад

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 Месяц назад +2

    Haaye haaye Mudane Hereri

  • @UmooH
    @UmooH Месяц назад

    Harari iyo Hargaysa ❤

  • @sali3492
    @sali3492 Месяц назад

    Soomaalida waxay ku faantaa wax caadi ah🤣
    Ilaahow noo naxariiso

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban Месяц назад

    Xabiibkeena nebi Muxamed igula Sali Scw.. na Soo Booqo walal muxaadarooyin aya Soo gudbina.. guulayso walal

  • @27May1988
    @27May1988 Месяц назад

    Fahanay website ma leh qiimaha niyow sowtaad ilabaxa ahayd Hertz, enterprise intaad kiraysatay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Месяц назад

    Haayoo haaye

  • @bardacad
    @bardacad Месяц назад

    ❤❤❤❤
    HARARI
    WAAN KU AAMINSANAHAY.
    PLEASE XAGA SIYAASADA HA LA HAGAAJIYO ANIGU FROM USA TO ADISS TO HARGAYSA DHULKA BAABYUR ILAA GAALKCYO.
    HAWSHAAS ALAHA SOO CELIYO XAGA NABADGAKYADA AYAA HADA U MARA
    USA ADIS JIGJIGA GAARI TO WARDHEER GALKACYO
    SIYAASADA IYO SHACABKA HA KALA SAARTO SOMALILAND HADAY RABTO BUSINESKA

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Месяц назад +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu Месяц назад

    Diyaarada dubay matagto muqdisho

  • @user-uk2zc6th3z
    @user-uk2zc6th3z Месяц назад

    Mashllah waa magalo aad uhorumaraysan Somali inteeda kale inay ku dayato ayaa wacnayd

  • @ismailadammuse1903
    @ismailadammuse1903 Месяц назад +1

    Abdi salan hereri respect full reporter

  • @mahdiguelleh3516
    @mahdiguelleh3516 Месяц назад

    Mashallah

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Месяц назад

    Masha Allah amazing

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Месяц назад +1

      Abayo ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi Месяц назад +1

    I sii tuur car rentel

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Месяц назад

    Qiimaha 3 weeks isheeg👍

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Месяц назад

    Abdisalam Hereri ma is tidhi in qadaysay uun baad ka soo warantaa? Bal is ilaali Somalidu waa dad caqli badan inta aan lagu sheegin

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 Месяц назад +1

    *Nin baahan gob maaaha*
    Abdisalaan saan miyaa u danbaysay😂

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 Месяц назад

      Wan dareemi karnaa title kaa ku xanuujiyey miyaa

  • @hassanabbe6791
    @hassanabbe6791 Месяц назад

    payed advertising

  • @Borama1960
    @Borama1960 Месяц назад

    Let's go, bruh. ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Месяц назад

      ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo wll

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад

    Guuuuuuul somaliland geeeesi somaliland viiva

  • @mancity4688
    @mancity4688 Месяц назад +9

    You’re titles are too long sir ( HARGEISA AIRPORT VIP RENTAL CARS ) this title would be better

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Месяц назад +1

      Sxb ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 Месяц назад +2

      Dullinimada ugu wayni waa inaad afkaaga ka doorbidid af cidkale adeer ingiriisiga ma hooyadii baa leh kanbay hooyadii leedehee

    • @cabdixakiinaxmedmaxamed7734
      @cabdixakiinaxmedmaxamed7734 Месяц назад +1

      Soomaali soo qor!

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 Месяц назад +2

      Af somaali hadaan rabin iskaga bax meesha

  • @abdiazizmohamed187
    @abdiazizmohamed187 Месяц назад

    Soo noqo adoo nabada

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 Месяц назад

    Qiimaha kiradu waa imisa maalinkii

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Месяц назад

    5 dollar ee xamaalkaad ilasoo dhaaftay cabdisalaan sxb

  • @AhmedUsman-gm6jh
    @AhmedUsman-gm6jh Месяц назад

    ilbaxnimo cusub ayaad keenteen iyo adeeg hufan

  • @kederabdi409
    @kederabdi409 Месяц назад

    Shirkii Qatar war nagamaad siin tittleka aad ku joogtay, ma noo fasiri arintaa Abdisalaanoow Haaye haaye maanta nagama kaa saaraysee.😂😂

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Месяц назад

    Waar ogeygii hereri xayeysyye weyn ayuu noqdey yaab anagaa wax aragney

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Месяц назад

      ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo

  • @fdama
    @fdama Месяц назад

    Rubbish.