Youtuberkaan Waxaa Loo Doortay Baarlamaanka European Union Xubin Ka Tirsan....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 92

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 месяца назад +98

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 месяца назад +59

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 2 месяца назад +27

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 2 месяца назад +3

    he made it, aad baan usoo dhawaynayaa in ninkani uu aduunka tusay in wax walba la samayn karo, waa nin ku dayasho mudan, sidaan videogiisa kusoo arkayna waa nin dadkiisu ay wataan waliba ay jecel yihiin | mahadsanid mr hosow

  • @CabdikarimCumar-nv9fu
    @CabdikarimCumar-nv9fu 2 месяца назад +17

    Dulucda sheekada waxay tahy inad ka dhabeyso hadafkaga❤❤❤

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 месяца назад +3

    Manshallah. BROTHER. Good luck with everything. WWW. ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +3

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 2 месяца назад +1

    Amazing video my brother osman hosow 👌

  • @BilalMuse
    @BilalMuse 2 месяца назад +8

    Wr wa arkayy lkn wa prank islaha😅

    • @kingsuria93
      @kingsuria93 2 месяца назад

      😂😂😂😂😂

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 2 месяца назад

    Keep going bro hormar wacan ❤

  • @NasrabintuhissHiss
    @NasrabintuhissHiss 2 месяца назад +6

    bro shekada piden kasoo hdal. sababta uu doorshada ugu harey

  • @Missziyaash
    @Missziyaash 2 месяца назад +5

    Hosow pro abowe plz i cawi oo bin ii sar RUclips ka asxbta iso raca idinkna ilhy darti waxan ahy hooyo rabato inay ku shqesto👏🥰

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 2 месяца назад +1

      Waa kuu saaray Anna ii saar kula mid baan ahaye lkn ani hooyo ma ihi😂

    • @Missziyaash
      @Missziyaash 2 месяца назад +2

      @@Hurdaaye24 😅😅 dhib mle hye ku sary ana

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 2 месяца назад +1

      ​@@Hurdaaye24😂😂😂

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +2

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 месяца назад +3

    24 miyaa he looks 40s maxaa cimri dedejiyay

  • @Shakureyy
    @Shakureyy 2 месяца назад

    Waa waayay waaw 11:11 Ugu Dambeyn Meel Ka Muuqa Ama Ka Maqnaaw Hosow Pro I hear You ,

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 месяца назад +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @farhiya1234
    @farhiya1234 2 месяца назад +2

    Ninkaas fidias laho wadankiisan kaa soo salaamayaa #hossowpro

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 2 месяца назад +2

    Hosow pro

  • @yahye2436
    @yahye2436 2 месяца назад +2

    24 sano kaan ka weyn Hosow bro sidee wax lee dahay

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl 2 месяца назад

    Never give up pro❤

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 месяца назад +2

    WWWW. ❤❤❤. Good news

  • @BashiirMuxuyidiin
    @BashiirMuxuyidiin 2 месяца назад

    Wan ku salaamat

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 месяца назад +1

    Waxan noqday youtuber

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 2 месяца назад

    Waa Sheeko 😂 Cajiiba ,ana waan is sharaxin

  • @MohanadJr-39
    @MohanadJr-39 2 месяца назад

    hassow pro the legen of reer arlaaadi

  • @SOMALIEDITORPROMAX
    @SOMALIEDITORPROMAX 5 дней назад

    Scw❤❤❤

  • @ruweydiinalaky7541
    @ruweydiinalaky7541 2 месяца назад +1

    Hosow abowe yaxye hunter wllo matihin

  • @abdullahialli1150
    @abdullahialli1150 2 месяца назад

    Parte labaad ka soo samey pro😅

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 2 месяца назад

    #Fidius my fv RUclipsr ❤

  • @amranxasan4287
    @amranxasan4287 2 месяца назад

    Waa cajiib hh

  • @marwo15
    @marwo15 2 месяца назад

    Wll hossow cabsi cabsida tiktok kasocoto kasoo hadal wax nafahansii 😂😂😂

  • @abdifitahmoalim5246
    @abdifitahmoalim5246 2 месяца назад

    I like it 👍

  • @Ĺ.ÆĹÍBoy
    @Ĺ.ÆĹÍBoy 2 месяца назад

    What a background😮

  • @abdishakur3791
    @abdishakur3791 2 месяца назад +1

    Aar waa tuug haben dhawayd hotel halkana iskugu so galnay bilaash buu rabay inu wax Ku cuno

  • @MuzeygaBoy-td3te
    @MuzeygaBoy-td3te 2 месяца назад +1

    Intaan kee jeclaan lahayd in barlamanka Somalia lo doorto :
    1 hoosow pro
    2 ck family
    3 zaki bin daji team saraakisha😂
    4 qurux kudhigle
    5 asad hagio

    • @hamdisagal8177
      @hamdisagal8177 2 месяца назад

      1-Hosow pro
      2-somali royal family

  • @daraqoon
    @daraqoon 2 месяца назад

    Sxb aad aan ujeclahay barnamishyadaada noo soo badi walal
    Adina Malin uun wan rajeyneyna barlamanka Somalia ina Ka midnoqoto

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 2 месяца назад

    Guuleyso zxb

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 2 месяца назад

    Omaar barbar kaso hadal my bro

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 2 месяца назад

    Hosow proand

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 2 месяца назад

    Wiilkaan ayaan baa kamaqnaa wxn islahaa xiligaan 1 malyan kabadan buu gaaray laakiin nus malyan xatee magaarin 😢xaraam wxuu istaahilaa 2 malyan

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 месяца назад

    Burburkii Yuruba waa soo dhawaaday qaar kan ka darana dhabbada ayay kusoo jiraan 😂

  • @FarhanAbdiAdan
    @FarhanAbdiAdan 2 месяца назад

    Hosow wll shekadi trump iyo wiillkii nooso dhameystir

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 2 месяца назад

    Mudane arinta oomaar barbar iyo qolyaha maansooniyada ka samee video

  • @Elyez-
    @Elyez- 2 месяца назад

    Hosow adn issa soo sharx fusadaas ka faaidayso😂😂😂

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 2 месяца назад

    I like this guy 😂

  • @allahmahadle1330
    @allahmahadle1330 2 месяца назад

    Awalba basaas ayuu ahaa

  • @SHAMUURGAMER-rk8vc
    @SHAMUURGAMER-rk8vc 2 месяца назад +2

    RUclips prankster voted in as Cyprus map

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi 2 месяца назад

    Waa siyaasiga dalku u bahanyhy o kle kuwo naqaska isku xidhaya oo aad mood inay dadnimadi ka qalinjabiyen aya siyasi no ah xita xilkoda kama hadlan

  • @anzalsharaf5491
    @anzalsharaf5491 2 месяца назад

    walalka waxa ina fahansisa hesti asma love 001 io hesta suldan serar 275 waxa laga shegayo io xirirka ay le yihin number Ada Ku xusan hesta io masoniyada hade macqul thy😩

  • @InaHoussein-r5q
    @InaHoussein-r5q 2 месяца назад

    #InaHoussein

  • @naseemseed6459
    @naseemseed6459 2 месяца назад

    Kaso hadal keynaan o tagey aroski ambani iyo ceyda carabta kuwadaan keynaan wlo👍🏼

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 2 месяца назад

    Nio adi xitaaa isasoo xuree qof iyo doorasho Markey tagto 😅

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 2 месяца назад +5

    Ana waa inan u Tartama barlamanka Somaliland 😂😂

  • @guiledvlogs2996
    @guiledvlogs2996 2 месяца назад

    Armuu prank kusameeyaan

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshirsalahasam5193
    @abshirsalahasam5193 2 месяца назад

    🎉🎉🎉D-9🎉🎉🎉

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 месяца назад +4

    Soomaalida kaliya illeen maaha kuwa Kaliya ee dadkooda waalan Dhegeysta😂😂

    • @Movie.1745
      @Movie.1745 2 месяца назад +1

      Millionaire Waye ninkan

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 2 месяца назад +1

      ninkan parliamentka europe ayuu ka tirsanyahay hada kadib dadka kuu talin doona ayuu kamid yahay ee kaxishoo miskiinyahow fadhiga wayn leh, ku darsoo waa millionare raba inuu dadkiisa wax ka badalo, adiguna halkanaad soo fadhi wayn tahay 😂

    • @yuusuf34
      @yuusuf34 2 месяца назад

      ​@@ismail.mo77adoonow yurub hadii aad adiga adoon u taahay anaga maya adiga lee hakuu taliyaan😂😂

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun9228 2 месяца назад +1

    Waaba shactaro iyo dhiiro galin 😂😂😂😂

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 месяца назад

    11:31 😂😂😂 manooli

  • @CabdixaliimUpdyqadir
    @CabdixaliimUpdyqadir 2 месяца назад +3

    😂😂😂ff

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 месяца назад +1

    Marka Baba jeey Barlamanka Somaliya Halagu so Dari😅

  • @HajjDiab
    @HajjDiab 2 месяца назад +1

    Fidias wax walan 😂😂😂

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 Месяц назад

    Waxaa la qososhay rajo miyaa ku gashay marlamanka somaliya 😂😂🫵😂

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 2 месяца назад

    Cajiiib😂😂😂

  • @suadaalisiman9153
    @suadaalisiman9153 2 месяца назад

    Noosoo budbi badnaamijkii ahaa Questions show

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 2 месяца назад

    Open sourcegii oo qof ah 😂
    kaas wuxuu u eg yhy mid mute la galin doono haduu saan ku sii socdo

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 месяца назад +3

    Take notes😂

  • @m.abdi_jubo_prolong7449
    @m.abdi_jubo_prolong7449 2 месяца назад +1

    You Tuber da Somalia nagah lasoo furaya iyo sababta loo soo furay halka eey ka hadlayaan Raganah madax dad matasho ayeey xisbi LA.aan isisoo sharaxayaan

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 2 месяца назад +2

    24 sano aaa😂kan haduu intaas jiro ani 3 sano jiraaa alloore😂😂😂

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 2 месяца назад +2

      Farax 😂😂 waa aamini la’dahay miyaa inaa iskufac tihiin 🤣

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 2 месяца назад +1

      @@Maryan_idil haaaaa wallaaahi hhhhhhhh kan 39 sano kama yaro asee dhahaayaan 24 jir waaye hhhh