HANOOLAATO Qeybti 2-aad Taariikhdii Sh Maxamed Macalin Xasan Waxaa ka hadlaya Sh. Almis

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 52

  • @abshirmohamoudsuufi3002
    @abshirmohamoudsuufi3002 3 месяца назад

    Sh maxamed macalin Naxariis waasaca Allah hasiiyo wuxuu ahaa caalim wayn Aabahay Sh maxamoud suufi ayay rafiiq cilmi ayay ahaayeen illaahay labadodaba ha unaxariisto wax badan ayuu aabo iiga shekeyay runti shakhsiyad cajiiba ayuu ahaa

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 года назад +1

    Mufakir Sh Maxamed macallin kudayasho mudan Allaha unaxariisto

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 Год назад

    ASC waa Masha Allah aad baa u mahadsan tahay wllayka wareysiga aad wareysa tahay sh yaye Wuxu ka hadalay waa xaq aniga aad iyo aad ban ugu oyaaya sh yaye sheekada iyo taariikhada sh maxamed xasan u ka sheekenayay sh yaye waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badaalo kheeyr mid aduunka iyo mid aqiiró Isha Allah

  • @mrzigu18
    @mrzigu18 4 года назад +2

    Wallahi waa taariiq macaan runtii ilaah haunaxariisto sheeqa

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp 8 месяцев назад +1

    Sh maxamed macalin xassan waa suufi ashcari ah

  • @NHikam
    @NHikam 4 года назад +2

    Sh Maxamed Maclin Wallee Abaalkiis alle ayaa gudey! Alle dartii Ayaan U Jecelnahay❤ Wallahi!

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 7 лет назад +5

    Mansha allaah. Allaah naxariistiisa janatul fardowza ha ka waraabiyo sheekh maxamed macalin xasan ... Sheekh Almis Yaxye xaaji ibrahim .. allaah ha ka jazaai siiyo...Inagana allaah ha inagu anfaco

  • @muscabyare
    @muscabyare 8 лет назад +3

    Masha Allah waa taariikh Runtii aad u muhiim ah in aan barano sheekh maxamed Macalin raximu Allah. Sheekha soo diyaariyayna ajar allaha ka siiyo balse heesta iyo shiikha kala saar oo ka bixi heesta aad ku gaba gabeeysay

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 8 лет назад +1

    maashaa allaah sheekhan kheyr alle ha siiyo taariikhda sh.maxamed. macallin oo ahaa caalimkii ugu weynaa ee soomaaliyeed ee soo mara taariikhda la ogyahay ee soomalaiyeed,,,

  • @mufakirmukhtar6574
    @mufakirmukhtar6574 3 года назад +1

    22/04/2021
    Sh.Almas kheeyrkiisa Allaha badiyo
    Sh.maxamed macalin neh
    Allaha u naxariisto.

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 2 года назад

    Allahu akbar! Jwb waafi ah Quraana waad taqaan caqiidadaaduna masaxna. ALLA YARAXMA.

  • @adamomar5704
    @adamomar5704 4 года назад

    Alle ha unaxariisto sh maxad macalin xasan.
    Sh almis waxaan kafaa idaystay taariikh qiimo badan.
    Heesta lagu bilaabayo kaqaada khayr alle ha idin siiyee

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre6737 7 лет назад +5

    allah u naxariisto sh. maxamed macalin xasan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 лет назад +1

    Shiikh mahamad macalin jizaakallah qeer Allaha unaxariisto jannada fardoso Alloow kasawaabi

  • @qadroabukar7152
    @qadroabukar7152 8 лет назад +3

    ilahey ha unaxariisto shiikh maxamed macalin

  • @amaadin12
    @amaadin12 3 года назад +1

    alla yaaraxma sheekh maxamed macalin aamiin yaarabi,
    sheekh almis allaha ku xafido amiin

  • @mohandism.9510
    @mohandism.9510 8 лет назад +10

    Ilaahow jano firdowsa ka waraabi, Sheikh Mohamed Moalim masaajidka Cabdiqaadir ayuu tafsiirka ka bixin jiray ee Iskuulka Macalim Jama u dhaw.

  • @yasinmohamedibrahim798
    @yasinmohamedibrahim798 4 года назад

    Sheekh Maxamed Alle ha naxariisto.

  • @muniraosman9211
    @muniraosman9211 7 лет назад +1

    فجزاك الله خير الجزاء و يد خلك الله الجنة الفردوس الأعلى

  • @yahyebashir2854
    @yahyebashir2854 3 года назад

    رحم الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى مع الحبيب محمد صلى الله عليه وسلم..

  • @mohamedibrahim9433
    @mohamedibrahim9433 8 лет назад +1

    mash allah, allahu akbar ilahey kheyr hakasiyo

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 года назад

    Sheekha allaha u naxariisto

  • @ahmedosman615
    @ahmedosman615 4 года назад +1

    Alle ha.unaxariisto

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 Год назад +1

    Ayaanle ajar allaha kaasiiyo adiga sh Almis runtii waxban baa iiga iftiimay wareysigaan

  • @mdhoofaandhoofaan8192
    @mdhoofaandhoofaan8192 7 лет назад +1

    Allah. haunaxariisto.sheekh.maxamed.macalin.

  • @munasayed8657
    @munasayed8657 4 года назад +1

    Allah haw naxariisto janatul fardowsa haka waraabiyo

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 3 года назад

    Asc waa Masha Allah Masha Allah waa runta sheeg

  • @mohamoudhaaji5065
    @mohamoudhaaji5065 8 лет назад +2

    Alle yaa Raxma

  • @idildaahir3300
    @idildaahir3300 7 лет назад +1

    Allaah ha u nacariisto

  • @bashiir9636
    @bashiir9636 2 года назад +1

    M.a

  • @farmaajoanigaagardaadiyeyg1128
    @farmaajoanigaagardaadiyeyg1128 7 лет назад +8

    in aad music ku dulduubtaan ma fiicna taariikhda shiikha. Almes mahadsanid

  • @bashiir9636
    @bashiir9636 2 года назад +1

    Raximahu allaah

  • @mohaazad7765
    @mohaazad7765 7 лет назад +5

    Sheq almis iyo sheq mustafe wan ka jclhy culumada kale ee somaliyeed waayo dacwadooda si caam ah oo iqlaas iyo dhimrin umada somaliyeed ka muqato tacasuf ma sameyaan haday culumadeenu sidaan wada ahaan lahayd waxbadan ba inoo hagaagi lahaa lakin nasiib daro waxaad arkaysaa nin sheganaaya calim isla marlaas koox ama urur kamid ah culumadu waxay dhaxleen anbiyada ma aha qofka caalimka ah isliido oo koox iyo urur unisba sheegto allah ajanatul firdoosa hageeyo isaga iyo culumadii somaliyeed oo idil

  • @zakielmi9105
    @zakielmi9105 7 лет назад +3

    aad ayaan kaga mahadcelinaay ayaanle inaa inoo soo duubto barnaamij sidaan faaido u ah sh almis yahye illahey qeyr hakiisiiyo sida aad shiiqa inooga sheekesay ajar iyo xasanaad allahakasiiyo qabrigiisa allaha uwaasiciyo shiiqa

    • @abdinaxar8295
      @abdinaxar8295 7 лет назад

      maasha allaahu nin Soomaali ka dhashay waa gablan taasaan been ahayn

  • @samalemakadshah8801
    @samalemakadshah8801 6 лет назад +3

    Somali waa umad wanaagsan lakiin wax baa naga qaldamay aan isa saxno. Aan wada nolaato

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 4 месяца назад

    Soomaalidu barashada iyo aqoonta Diinta Islaamka aad ayay ugu fiicanyihiin, lkn ku dhaqankeeda ayay dhibaato kaga dhacday. Mushkiladaha maanta dalka haystana arimahaas ayaa sabab u ah

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 года назад +1

    Allow unaxatiiso 😭

  • @khuraanchanel1729
    @khuraanchanel1729 4 года назад +2

    Sh almis qeyr allaha siiyo lkn siyaad inuu utaraxumo maahan

  • @ashamohamedabdi1504
    @ashamohamedabdi1504 2 года назад

    Illahay kabaqaa sheikh kadaya musicta itaqillah

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 года назад +1

    Walahi muuqaalkan wax badan baa iiga baxay
    Laakiin waa suaale Culimada kale maxay sidaa almis uga hadli waayeen halkaa far baa ku godan.

  • @Yusufamaan365
    @Yusufamaan365 3 года назад

    Music baad ku xirtay illintii sheekh almis meesa ku sameeen Adiga ag fadhiya

  • @cusmanaadan4649
    @cusmanaadan4649 3 года назад

    Maxaad barnaamijka diinigaa aad musica uga horreysiinasaan

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 года назад

    Maasha alaah waa culimada nadiifka ka ahayd qurunka wahaabiyada salafiya isku magacawdo

  • @kafeyaabdi4828
    @kafeyaabdi4828 2 года назад

    Music ka reeb bro arimaha diinta looga hadlayo

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 3 года назад +1

    Maxaad heesta oogubilawdeen

  • @khalilhussein7563
    @khalilhussein7563 Год назад

    قدس الله روحه

  • @abdiqadirmohamed3466
    @abdiqadirmohamed3466 2 года назад

    Xaaladu sidee iskugu dhex qasantahay ma fahmin ashcari buu ahaa iyo wahaabiyad ayuu faafinayey bal is qabadsiiya wax is gala maahan

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 года назад

    Sheekha allaha u naxariisto