Masha allaah qof qiimo badan ayaad keentay waa in laga faaideystaa tariikh badan & dhac dooyin dhaxal gal ayuu haayaa marlabaad & marsidexaad noo keena Ahmed rashid Hanafi.
Jazakumulahi khayran, diinta qofkii u soo qidmeeya lama hilmaamo, wixii qawaanii kale wata ama shuuci ama democrats danbas ayey noqdaan, qiimana uma laha umadda Muslimka ah.
Siyaad Bare Allaha U Naxariisto Islaax Iyo Itixaad Inee Tuugo Yihiin Wuu Ogaa Walee Xabsi Uu Dhigay, Dhamaan Tood Waa Dad Dhuunta Wax Ka Maqlo Aan Diin Laheyn
Walal hanoolato waxan kaa daawaday adigo kahadlaayo qolo maalgasha maalin group marka kadib waan aaminay ineyihiin dad lagu kalsoonankaro maadama aad ka Hadashay adiga oo ah yutubar waxayna iga dheceen lacaga ayaalo maxad tuugada ugu soo banigeysaa yutube
Sheekha waxaan waydiinlahaa inuu qiranyahay inuu qayb ka ahaa khalad dhacayna uu u arko in ummadda Soomaliyeed diin ku kala jabinteedii uu qayb kulahaa.
Al itaxaad ma dowladdo shisheye ayaa dhisey mise somali Dowlad daha ay xirirka la yeeshen wakuwee hubka yaasiiyey dhaqaalo aan somali laheen baku baxayey oo aad ubadan yaa siiyey ciidanka yaa utababarey dalkee hubka siyey dhaqaalihii intee losomariyey Inta dowlad dod aa taagyero siyasaded iyo mid militari iyo mid dhaqaale siyey maxaad kula heshiiseen
Soomaalidii Hore Ahlu-diin Ee Ahaa Yeen Oo Imaan Leh Oo Is Jecel. Wahaabi Islaax Iyo Itixiaad Markee Yimideen Abaar Aa Bilaabatay Iyo In Lees Dilo Ilaa Hadana Wee Socotaa In Kastoo Gabal Kooda Dhacay Hada Been Toodana La Arkay
Mahadsanid Ayaanle abdi iyo Barnamijkiisa HANOOLAATO
I like wareysiga hanoolaato wlhi intaan daawanaayay wax badan ayan ka faaiday thank you 🙏 ayaanle full respect bro
My favorite Chanel 🎉🎉
Waxaan joogay jameeca sheikh Bashir Ololihii horumarinta reer miyiga 1974 anigoo ka mid ardaydii waxay ii tahay xusuus wayn ❤
Masha 'LLah ader Sheikh Axmed rashiid Allh kuxafido.
Masha allah sheikheyga waa salamaya s c alla ha noo barakeyo
Masha Allaha Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo sheekh abdirashiid ❤❤❤
Allah ku xafido sheik iyo ayanleh
Hanoolaato❤
ماشاءالله
Adeer ahmed Rashid allaha ku xafid sheeqeena
Masha allaah qof qiimo badan ayaad keentay waa in laga faaideystaa tariikh badan & dhac dooyin dhaxal gal ayuu haayaa marlabaad & marsidexaad noo keena Ahmed rashid Hanafi.
Waa nin dadaalay ah.Axmed rashiid cimriga ilaah ha u saaidiyo .
Ayaanloow waad ku mahadsan tahay Taariiqda qiimaha badan ee aad nooga reebtay sheeqa ❤
First 😅
Prof Ibbi iyo Sheikh Ahmed Rashid waa isku egyihiin
Ma aas aaseen mase waa soomin guuriyeen
M.allh
Cajiib Cajiib cajiib
Taariikhda dib ayy is ku qortaa
Jazakumulahi khayran, diinta qofkii u soo qidmeeya lama hilmaamo, wixii qawaanii kale wata ama shuuci ama democrats danbas ayey noqdaan, qiimana uma laha umadda Muslimka ah.
Masha Allah macalin jaamac waa iskuulkygii afar sano oo dugsiga sare ah ayaadhiganayey
Nin qiimo badan baa keentay saaxiib ayaanle nin waqti fiican soo qaatay
Siyaad Bare Allaha U Naxariisto Islaax Iyo Itixaad Inee Tuugo Yihiin Wuu Ogaa Walee Xabsi Uu Dhigay, Dhamaan Tood Waa Dad Dhuunta Wax Ka Maqlo Aan Diin Laheyn
Siyaad barre rabi naarta hagaliyo
Suuf baan ahay dheh
Beenaale
@@easky363Subhanallah 😂
Sheekh Mustafa wareysi kasoo qaad Ninkaas wax bdn ayaa ku duugan si ay taariikhda ugasho
Walaalkii xildhiban ka noqday xaguu ku dambeeyey?
Mr Hanoolaato please ka faaidayso commentka aan qoray.
❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Walal hanoolato waxan kaa daawaday adigo kahadlaayo qolo maalgasha maalin group marka kadib waan aaminay ineyihiin dad lagu kalsoonankaro maadama aad ka Hadashay adiga oo ah yutubar waxayna iga dheceen lacaga ayaalo maxad tuugada ugu soo banigeysaa yutube
Somaaliya hadda qofwalba School iso furtay oo lagu dhigo wadamakale waxoodda manhajyo kala jaan ah wadanka ka hawlgalla nasiib daro wlhi
Asc
Soomalidu wxy ubdnthy in leysku heeyo qeybohooda kla duwan fikirkoodda iyo dadnimdoodaba dadka ma ahn in laka foogeeyo
Halysku soo dhabeeyo umada
Guul ha noolaato channel
😭 heestaan ogaada Iyo guulwadow siyaad subax walbo. Laakiin Guulwadow Siyaad Was a disaster I regretted Walaahi To sing that song
Sheekha waxaan waydiinlahaa inuu qiranyahay inuu qayb ka ahaa khalad dhacayna uu u arko in ummadda Soomaliyeed diin ku kala jabinteedii uu qayb kulahaa.
Al itaxaad ma dowladdo shisheye ayaa dhisey mise somali
Dowlad daha ay xirirka la yeeshen wakuwee hubka yaasiiyey dhaqaalo aan somali laheen baku baxayey oo aad ubadan yaa siiyey ciidanka yaa utababarey dalkee hubka siyey dhaqaalihii intee losomariyey
Inta dowlad dod aa taagyero siyasaded iyo mid militari iyo mid dhaqaale siyey maxaad kula heshiiseen
Heestaas waxaa kahireyso ee aad kharisay alxamud lilaahi ayaa kahoreysay heesta weydanbeysay sheikh
Hadduuba ka sheekaynayo saxwa waa nin wax ka qaldameen oo ku dhex meerto dabadeedna wareeray.
Soomaalidii Hore Ahlu-diin Ee Ahaa Yeen Oo Imaan Leh Oo Is Jecel. Wahaabi Islaax Iyo Itixiaad Markee Yimideen Abaar Aa Bilaabatay Iyo In Lees Dilo Ilaa Hadana Wee Socotaa In Kastoo Gabal Kooda Dhacay Hada Been Toodana La Arkay
Asc gaalo dhib badanaa makarofoonka waa calaamada saliibka meel aadan wax ka fileyn ayey kuu gelinayaa …
Ma taqaanaan baabuurka baaabuurta jiida waa saliib meesha gaariga la saaro
macno weyn maleh ma,ahan waxaa.
Ictisaam iyo al islaax wa isku mid xagjiriin ah
islaax waa ikhwaan macaan jecel. Ictisaam ama Itixaad waa nimanka towxiidka gaadhsiiyay dalka ee la dagaalay siyaad Barre, cabdullaahi Yusuf iyo axmaarada
@ lkn waxey kasiman yihiin wa xukun doon soomaha
@@KeinanJunior4233 Xukunka xaq bay u leeyihiin. Ma mooryaantan dalka ku ciyaartay baa lagu hallayn karaa waddanka
al-islaax ma akhwaanbay galaan mise suufiyo yaa i bayaamiya
Waxay galaan ikhwaan sheekhaaliya macaan jecel ah oo maanta iska leh jaamacadaha u waawayn ee dalka waan suufiyo. Almuhim waa nimankii diiday in Xabashi lala dagaalo
Mr xanafi kama jawaabin suaasha ah maxaa idin mideeyey malaha ma uu garanayn waxa uu rabo ama wuxuu isku dayayaa inuu qariyo .waayo raggaani waxey wadeen afkaar dad kale oo aan shacabka soomaaliyeed waxba ka quseynin.
Kuwaan ayaa somali qaribey ukala baxey urar midkasto urar samestey ilaa hada somaliya waxey kadagi ladahey dadkaan oo kale u fiirso somali dadka isku heesto somaliya Waa dad sameyey urar u gaar ah
Mr xanafi meesha uu kacararyaa waa meesha uu ka soo qaaday saaxiibkii garyare figriga wahaabigaa.
Cajiib - Waa sababta Maanta loo laayo Shacabka Muslimka ah ee Soomaaliya. Siyaad barre in uu ciribtiro waqtigaas bay aheyd.
inkaar alle idinku rid fikradihii aad iska asaasten waaye maanta waxa lala tacaaalayo sidii virus kii
Asc ayaanle itixad as asayash marka maqlo suaalo badanbaa igu sodhaco lkn mid
Wagii ay sobaxeen deegan keyga markey sogareen habdhaqankodii hadafkey sheganayen iyo xalada markaas degaan kaas kajirtey qabki iimuqadey sawir bal hanaga siiyo aa weydii
Iyado somaliya mamulia jirin oo qabiiladu is cunan bey yimadeen aad bey u hubeysanayeen lkn waxay dhaheen anagu somaliya shaqokuma ilihin oo Ethiopian ban dulankuna hay Ethiopian markaas majirin ciidan iyo mamul tona ujogey deganka DDS marka ay dagaalkas kudhawaqeen
Dowlad Ethiopian qayla dhaan bey calamka udirtey taas. oo jawabtu noqotey Dowlad xoog leh aa Ethiopian oo qabsatey somaliya aa itaxaadow goaankas ma idinka laha mise dowlado kele
BEENAALE RAQIIS AH. dIINTA BARO MARKA HORE JAALLE
Ninkaan yooyhy please haalygu caawiyo
Muslim suni somali
Ragaan waa khawaarj hala baaro Ama islaax dheh Ama aqawaan kuli waa isku hadaf
Adigaa u baahan in lagu baro, markii hore Moryaan dilaa la yaqaano ayaa ahayd, haddana shabaab ayaa ka tirsan oo sirdoonka u qaabilsan ayaa tahay.
Is xaji
Hanoolaato ❤