Xalane iyo Masuuliyin dowlada ka Socda ayaa Ku dadaalaya inlasii daayo Ashraf

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 50

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад +7

    Ninkaan waa Laga caqli badiyey God Buu ku dhacay maal aduunyo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Месяц назад +3

    Yaa rabbi maafiyadii aduunka ayaa xalane noo fadhida yaa rabbi na dabo qabo

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Месяц назад +3

    Waxii run ah Alle ayaa og.

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Месяц назад +2

    ar hooyaa ar hooyaa hooyo ilaahey khayr ha siiyo way kuu dhinac beeleee

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 Месяц назад +1

    Allaha so hanuuniyo

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Месяц назад +3

    Ajanibta so qabta xira gays weye qinisyo

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Месяц назад +3

    Madaxweynha yugandha aya diday qinismimo in lakeno wadanksa somalia no gays somliya

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 Месяц назад +1

    Hhhhhhh wlhi waxa iga qosli xabsiga ku madowaday😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад +1

    MASUULYNTESE WAA KUWA KAA SHAAQYE INAMADA YAR 5:25 YAR BEEYE WASAKHNIMADA kuu maale geelye

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Месяц назад +1

    Illahow na astur.

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein 27 дней назад

    Ramadan.. iyada.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад +1

    HABARTAN INDHAA ISKAA TUURYSE WILLKAN AFKA CASEYSTE

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 Месяц назад +1

    Kan. Mamuqal wanagsana wuxuyahayna ala og

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Месяц назад +1

    Subxanallah this mom.

  • @user-tt2rm8nw7g
    @user-tt2rm8nw7g Месяц назад +1

    Danbi malaha asaga dowlad la.aanta wadanka ka jirto ayaa sabab u ah xalane iyo ajnabi maxa noo kenay

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 25 дней назад

    Marba masuliyiin ka daba ordayaan meshaas waxba ka jira oo masuliyintas waxey u shaqeynayay ajanibta xalane ee maqnuudka isugu tagey xalane yaa og waxey ka sameyaan caruunta ha laga illaaliyo xalane

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein 27 дней назад

    Hooyo..qoomsluud.

  • @foozia426
    @foozia426 Месяц назад +1

    Muqdisho maxaa balaayo katanga ilaa qasqas😂

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 28 дней назад +1

    Hurdadda ka kaca Soomaaliyey tani mashruuc qowmuluudnimo lagu fidinayo loogana hortagey taranka ummmada soomaaliyeed, dad baa mashruuc ku soo qaatey🤔

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Месяц назад

    Ilaahayow na badbaadi meesha waa somaaliya xakee lagu badbaadi

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein 27 дней назад

    Ah

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад +1

    Waxaan oran lahaa rayigayga wiil ka halasoo daaayo kuwa Yuri waan damaano qaadaynaa Hala soo xiro

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 Месяц назад

      Waa runtaaas dadkas hala so xidho
      Because fasahadka iyaga wada

  • @Dasher10158
    @Dasher10158 Месяц назад

    ilahay dhalintena hano xafido waxi xuman ku wadana dawlado hanga qabten

  • @malakaaay
    @malakaaay Месяц назад

    xalane cidkastaa magashee waa hoooyo inkaar qabtoo umada balaaya u qarineysa😢😢

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Месяц назад +1

    Benaale😂😂

  • @SiyatHaret-eh6yz
    @SiyatHaret-eh6yz Месяц назад

    M.a

  • @cabdullahicolowceynte2886
    @cabdullahicolowceynte2886 Месяц назад

    xerada xalane wa dhibaato nola soo diray dowlada hala socoto

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Месяц назад

    Waa eedeysane inta dambiga lagu cadeyn

  • @HalimaHajiHussein
    @HalimaHajiHussein 27 дней назад

    Shaqáda..wiilķeèda..iyada..usoʻdirsetay.hata..alaakamahiishonsùbhannlaah

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Месяц назад

    Wilkaga cid xuman u qabto malaha lkn ada lugu edbina inu raga namadisa lo ilaliyo iyo wil namadisa why inu ku tarmo bad rabta asana marku gabobo waxa garab qabto u helo lkn qanid. Ma noqon karo nin saxa sida darted dalka dadka dowlad ba musul ka ah wana loga danbeya ha awod yarato yaday rabtabo why waxa no dhama ma heno waxañ fican ashaxa in la ililaliyo nin is tur tiray is qaal qaalocinaya waxas luguma yaqan wilasha somliyed ki lugu arkana aah poliska hada xafada ah dariska halalo socdo wayo wa ilma wa ku dayanayan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Месяц назад

    Waxay ahayd in lakharajiyo maxaa geeya digaalo lamagelikaro xalana maxaa geeya ninkan hooyadan way iscebeysey

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Месяц назад

    Sawiradaan miyeysan arag hooyadu waa yaabe

  • @foozia426
    @foozia426 Месяц назад

    Kuwaasaba dad caayaya.

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Месяц назад

    Kuwaa u yimiid in lasiiy daayo waa hadaay masuuliyiin yihiin iyo ajaanibata waa kuwii qudhunaka isalaaha walaaqadaan hoyaadiy waxaay aheed inaay tidhaahado ii xidhaha dadaka ma idhaad ka qabaanayasa maxaa habar yahay xishoow 😮

  • @Mohamed-ml4hr
    @Mohamed-ml4hr 17 дней назад

    Macaq Maa Hana
    Dhaqn qamaqlayo

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Месяц назад

    Wey iska caddeyd in uu isku haleynayo dadka wadanka qaska iyo dhaqan rogga ka shaqeynaya .

  • @malakaaay
    @malakaaay Месяц назад

    Ninkaasi waa khatar iyo dhibaato soo wajahdey caruurta somaliyeed waana Nin dhagar badan xambaarsan Dowlad na meesha kaba jirto hadii la xukumi waayo. walaahay dadka u doodaya xataa waa la mid😢⚠️😡

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад

    dhaqankani dhaqan quraan uma eka 😅😅

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад

    oo haduu quraan yaqaano hadaa qaabkiisu waa sidee maxaa socda😮😮😮

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Месяц назад +2

    Soomaaliyey diintena dhaqan kena iyo dhalin yaradena iyo dhul kena iyo Afkena hooyo ba waalagu soo duuley ee caqligu ha shaqeyo.

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t Месяц назад

    Hooyo dadka dhan haday ku nacaan hooyadaa marna ku nicimayso

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 Месяц назад +1

    Ilaahey ka cabsada cunugaas hoyadiis aa so hadashay iska dhaafa

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Месяц назад

    Hoyo cadeyn balagu haya what about that??

  • @zahraHassanEgueh
    @zahraHassanEgueh Месяц назад

    Walee ilaahey umada ha badbaadiyo

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Месяц назад

    Tuhun mooye wiilkan weli wax cad kuma haysaan media waxay ku qaldan yihiin wiil vaadhisi ku socoto ayaad wixii oo aan guntisa lagaadhin baad soo bandhigaysan waxa aad dadka u sheegaysan xataa sheegistiisa ayaa denbi ku sigan yahay waayo wixii findhil ma xasraan baa somalidu tidhaa soo hadal qaadkis xun hooyaddu waxay sheegtay in gabadh ay walasl yihiin leedahay meesha misan waxaa qadalad ah ba wiil xaafid inuu xaysiiyo waxa dumarku marsado

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад

    Kuwaas laftigooda ha la soo xiro u d’aminoacide qaaday

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 Месяц назад

    WAAR WAA KUWII DABSAARIJIYE KA HAYA HAYAR NASTEE ISKU FURAN BAY QAASSIIYEEN WAAR NIYOHOW XALANAHAA MIDJAA XASAN QUDHIISAA LAGU DABSAARAA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Месяц назад

    NIIN CADYE MAKE UP MAA MARSADO