WAXAA KU KACAY DADKII OO IDIL XITAA WAXAA SO HADLAY SHEIKH ….

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024

Комментарии • 289

  • @namiup0274
    @namiup0274 Месяц назад +12

    Aniga ayaa guursaday nin faqiira faqiirkuusuna Waa maal aduunyo ilaahay ayaa risqua bixiya laakiin wuxuu ahaa nin Taajir ah oo xambaarsan Quran Alkariim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ a 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Месяц назад +10

    I agree, wealth and poor comes from Allah, it’s not something you choose in life😢

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 Месяц назад +18

    Waa ruunted Nin fikir ah haaa laa guursaadooo ❤❤❤❤❤

    • @WiloNouh
      @WiloNouh Месяц назад

      Haaa hala gursado❤

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Месяц назад +12

    Allahuma anta qaniyo wa naxnu fuquraa dhaman waxan nahay fuquro

  • @UmalkhayrmusaAxmed
    @UmalkhayrmusaAxmed Месяц назад +3

    Rasuulkaba yiri scw Hadad Faqri ka baqdaan guursada

  • @MamaQali-dt2fd
    @MamaQali-dt2fd Месяц назад +5

    Fiqriga waa a laga guursadaa risiqa allaa bixiyo habartaasi way qaldantay ilaahay dambi dhaaf ha waydiisato

  • @dekoabdullahi691
    @dekoabdullahi691 Месяц назад +3

    Ma aha in las caayo diiniyan waxan nahay dad muslima hadii ad qofka hadalkiisa dhibsato ama ukhaldan yahay si wanaag san wax ugu sheeg. ha warun wiilasha iyo gabdhuhuba Caruurteenii inta an waxba hasan babadan marka Alle ha isu sakhiro Aamiin yarabi

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 Месяц назад +3

    Caydu ma banaana.
    Cayna jawaab mahan.

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Месяц назад +2

    Amin Yaa ALLAH 🤲🏻☝️🎤 Mama jazakallahu khaira. Ilaahay Wadnaha haku dhufto Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️

  • @hawoadenismael5123
    @hawoadenismael5123 Месяц назад +3

    Fiqiirka hadaan laguursan yaaumaqan waalagu liibaanaa fiqiirka Alla haya Arsaaqda kuyaaca fiqirka💯👍

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 Месяц назад +1

    Yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes yes

  • @cumarabdi9262
    @cumarabdi9262 Месяц назад +2

    Benale Maxaad sh. Umal sawrkisa u soo sartay oo aad uledahay kamam hadale

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 27 дней назад

    Naag Somali mar walbo naag Somali ayeey 90ka ku dhagantahay. Ilaah dumarka Somaliyeed hasoo hanuuniyo. Nin nin ku dhagan malaha😢😢😢

  • @user-te7vr3nh4w
    @user-te7vr3nh4w Месяц назад +1

    قول لي الجواب غالي الجواب الصحيحه مشاكل الناس بعضهم فقراء وبعضهم اغنيه وقال تعالى وانكحوا الايام منكم والصالحين لا دليل عند البنت الكبيره والله ما شاء الله

  • @aligajac-qk9wu
    @aligajac-qk9wu Месяц назад +1

    Somaalida dad xun maah sheekh khaldamin aduu waa dad fiican walahi oo diintooda ilashanaya.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Месяц назад +2

    Wey saxsantahay sheikhadu
    Hadu khuluq ninku laheyn lama guursado, laakin faqiirku wa in u qaadi karo masu'liyada inanta u guursan,
    Faqiir iyo taajirba allah aya irsaaqi , laakin quluq leeyihiin wbt.

    • @mohanedadendhuubow1274
      @mohanedadendhuubow1274 Месяц назад

      khuluq kama aysan hadlin lkn nin faqiir ah ha guursanina ayey tiri irsaaqaddu rabbi ayaa kafaala qaaday .

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Месяц назад +2

    ان يكون فقرا يغني هم الله

  • @abshiramohamed8687
    @abshiramohamed8687 Месяц назад +1

    Wa runta cade dadkan somalida wa dadxun muqalka weysujariin

  • @user-or1sw7nv8p
    @user-or1sw7nv8p Месяц назад

    Wlhi way siisay jawaabteedii habartan fasaaday e nabiga scw scw scw N.N.KH
    Ku bien abuuratey e kasoobaxdey iskuulkii abaarso e sidata shaadadii qomuluudka
    Gabad muslimada ayaa Allaah ☝️
    Ku saliday mashaa Allaah ☝️
    Jiro joog hanbalyo gabadh diiday duliyadan kasaar xijaabka🙏🙏🙏

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 Месяц назад +1

    Naag adiiand maqasho wasidaas habobodin inshaalah

  • @Sahal-001
    @Sahal-001 Месяц назад +4

    Mama Muna viva😂

  • @AyuubCiise-fu7qp
    @AyuubCiise-fu7qp 25 дней назад

    ان يكونوا فقراء يغنيهم الله من فضله والله واسع عليم

  • @user-dw1ui6lt6r
    @user-dw1ui6lt6r Месяц назад +1

    Cildibanad maha waa sheekhad sheekh dhalay adan siro alleh hawnaxaristee

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 Месяц назад

    SheekhCusmaan X. Allaha u naxariisto
    waxaan se Culimada Soomaaliyeed u sheegayaa in arimaha muranka dhaliya ay tahay Mashruuc Sacuudi Carabiya laga soo qaato ee ah in Sadaxa Mad-habadood Maalikiya,Shaaficiya, Xanafiya, cidii ku dhaqanta lagu sheego Suufiya si ay uga haraan Suufiyada waa koox gooni ah. Mad-habta Axmad bin xambali ee siyaasadeeysan la gufidiyo Wadamada Muslim ka ah taa soo ay Wadamo badan oo Muslimiin ah ka soo horjeesteen Dowladahooda kana hortageen, waxa la ogaaday in ay maalgaliso Mu a saso ku taala M. Riyaad ee Sacuudi Carabiya Raga soo qaatay Mashruuca waxayna kalagaran la yihiin in Mad-habaha aysan isdiidanayn lkn ay siyaasadeentooda ay khaldan tahay ummad walbaana ay midkay rabto ku dhaqanto Ummadda Soomaaliyeedna ay Mad-habta Shaaficiyada ku dhaqanto lagunna qasbi karin Mad-hab kale.

  • @ju4965
    @ju4965 13 дней назад

    Thank you brother❤

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 Месяц назад +1

    Quran
    قوله تعا لي
    وانكحو االيا مي منكم والصا لحين
    Naagta dhahday
    Yaa laguusan.faqiir

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Месяц назад +1

    Irsaaqda ilaah baa bixiya. Follow your heart ❤️ and work hard. You will win 🎉

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Месяц назад +3

    Faqiir ha la guursado

  • @AbdirazakAhmednour
    @AbdirazakAhmednour Месяц назад +1

    Nin faqiira hala guursado. Sh.Nasiima Sh.Aadan siiro.

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7tr Месяц назад +3

    Wa sheqad e xildhiban ma aha

  • @DrismaaciilMaxamed
    @DrismaaciilMaxamed Месяц назад

    Masha allah waxaa kurac sanahay
    Naagtakale mida wax garadka ah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Месяц назад +1

    Adigu Sheekh umal maxad usoo saaratay maba hadline 😡😡😡

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l Месяц назад

    Nin faqriya illahbaa guurka udiidey oo yiriy ragow xoolihiina kudalba

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 Месяц назад +1

    Halooguursado sifican xadana inshaalah mamadas wa mujinga weyan

  • @AbdiAarOsman
    @AbdiAarOsman Месяц назад

    Guurku waa mustaqbal waaa in laga fiirsado

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Месяц назад

    Asc maansha Allaahu Cadnaanow MAMa waa Qaldantay maqaldame waa illaahey,illaahey haka Cafiyo, Qaldamaha waa Binu aadam ogow waa Qaldami karaa ee walaal cafiya illaaheyna ha cafiyo walaashen.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  Месяц назад

      Haa wlahio qalad wuu dhaca hadana media ha ayaa si bunbuuni lkn it’s ok

    • @halimahassan657
      @halimahassan657 Месяц назад

      @@Cadnanyare36 habo jzk Qayran.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  Месяц назад

      @@halimahassan657 sidkle

    • @halimahassan657
      @halimahassan657 Месяц назад

      @@Cadnanyare36 ma ahan wax kale ragii iyagoo xoolo haysta hadii ay gabdhii ay furaan waa ay illaawaan ubadkii subxaana Allaah qaasatan Africa, dibada hadii uu ku dhalo xataa boyfriend waxaa laga qaada DNA hadii uu lahaadana ilaa uu gaaro 18 sano waa uu ku qasban yahay,gabdhaha caruurta ha lagu biilo illaaheyna ha oga cabsadaan ina ragoow gabdhaha quluubtooda illaaliya.

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt Месяц назад +2

    Way qaldantay

  • @tamaanmobilemaintenance5875
    @tamaanmobilemaintenance5875 Месяц назад

    Anukolay gabdhahayga nin faqiir lamarabo illahay ban kamagan galay

  • @mahadahmed8331
    @mahadahmed8331 Месяц назад

    Walaahay dhamaanteen fakhiir banahay iyadu waxay kufaanayso ilaahay halahortagto

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад +1

    Maamada rasuulkey kubeen abuuratay taasina haka toobad keento waxba umaheysano danbigeeda alaha cafiyee

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Месяц назад

      Asc Rasulku wuxu yiri kuraac qofka aad guursan khuluqiisa iyo diintiisa kuraac ,laakin faqiirka iyo taajirka allaah aya irsaaqa wbt

  • @MaslahMuhumed
    @MaslahMuhumed Месяц назад +1

    Been badanaa quqda waxey tiri waxan ahay qofka Ugu horeya ee guurka dhiira galiya? ee taba bar siiyo hablaha Marka ma waxaad tababar Ku siinesa in ey Nin faqiir ah guursan mida kale waxey dhahday dadku waa Sida duqsiga oo kale oo jecel in uu Mel Xun Ku istaago taa xataa raali Galin ayaa laga raba in aad kabixisay qalad labaad Ayey gashay faqiirnimada iyo qani nimada ALLE Aya bixiya

  • @rocky4066
    @rocky4066 25 дней назад

    WAA HABAR JAAHILAD AH OO ISMOODAY INAY WAX BARATAY

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael Месяц назад

    gabadhaa fadeexad ayay qaaday waayo adoon cilmilahayn lama fidyoodo maxaadiranz lama jeediyo waad qaldantay ilaahay u toobad celi diinta kuba taalo nin fiqiira ha guursanina ilaahay ayaa u balan qaaday aduu dhawrsani u guursadu inuu arsaaqayo dadkuna wada tujaar ma aha xigmad ilaahay nabigeenuna scw imisa ayuu u guuriya asaxaanbi an waxba haysan xataa inantiisii faadumo ilaahay raali ha ka ahaadee cali oo aa cali waakii u guuriyay cali ma daajir ayuu ahaa gabaraasi way is ceebaysay fadeexad ilaahayoow na astur

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Месяц назад +1

    Naago waxloo hiiliyo maaha
    Naa hahabaarin sheekhada caydana jooji miyaanad Siwacan wax usheegi Karin
    Nin aan waxba haysan Wakhtigan Caruur makorinkaro Xaqbuu leeyahay guurku bilaash majito been hasheegina Soomaaliyey ugu yaraan Masuuliyad iyo gurigiisa kama adka Rag badani weliba Iyadoo dayacan buu midkale been usheegi
    Xagay joogaan h

    • @Apdilaahiawaalerooble123
      @Apdilaahiawaalerooble123 Месяц назад

      Adi nin maleedahay makudayacey ooku biilinkari waayey oo hadana naag kale been usheegaya walasha Hadey midaas kuhaysato kaliya kahadal haduuse shaydaankii nacabkaga dhigay walalka aabaha aderka iyo abtiga haraadin wax ilaahay baneyn ilaahay usoonoqo

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Месяц назад +1

    Hadal waa Marti Oo kale hadba meel ujiidma. Nin ama Wiil aan shaqeeysan qaad ku cuna wuxuu soo shahaado fadhi ku dirir fadhiya waa kaas midka ay ula jeedo Sheekhada. 80/100 dumarka Soomaali iyagaa biila caruurta ma Diinta islaamkaa taa qabta? Maya fiiriya caalamka islaamka waxa dayacan fiiriya.😢😢😢dumarka Soomaalida wey nala yaaban yihiin Hooyo unbaa caruur sida aawey wixii dhaley?

  • @user-dq1sh9gg6r
    @user-dq1sh9gg6r Месяц назад

    waxan racsanahay mida dhahday wan gursanena nin faqiira wayo faqiir iyo taajirba alh aya aburay

  • @AbdiwaxidMahamed-q4u
    @AbdiwaxidMahamed-q4u Месяц назад +1

    Faqiirka hala guursado

  • @FadumaAbdirahman
    @FadumaAbdirahman Месяц назад

    I agree

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan8679 Месяц назад

    Mumodda Wa Khaldan Tahay iiney Gabdhaha Ka Cabsiiso Guurka , Macnahaa Hadii Ninku Faqrii ka Haguursan . Wa Geef Weyn Hablaha iyo Wiilasha , illaahay wuxu ku Beerey Shaahwad, Siii Aaney uugu Dhiiciin Baahida Shahwada , . Allah wuxu yidhii “Tasaawajuu iinnaa Saad Taqwaaa. ,” Macnahaa Guursda Guurku Taqwada Allah Ayuu iidiin Siyadinyaa, Macnahaa Sinnada Aad ku Dhiicii Lahayden Macnhaa Baahiida Dhaliin yarranimo Ee Shahwada, iinteey kuu Dhiicii Lahaayen , Faaxiisho iyo Sinno , Cudurrada khatertaa Ku Faa Fiinaya Bulshada,. Dhalliin yarrada Muslim kaa iiney Guursdan Waa Muhiim , 1 - Wuu Astuurayaa oo Qof Gurrii Dhiisey oo Shaaraf Leeh Ayey Gabadhu Noqoneysaa iyo Wilkins . 2- Siinadii iyo Faxishadii Ayuu Qofku ka Mar Mayaa , Marku Haystoo Qof Uu Nollosha Lawadago, Baahidii Shahwaduna Aay Xallaal kaga Dhacdoo. 3- Waxa Bulshduu ka Bad Badeysa Cudurada Diillaa Sidaa HIV Iya STD Sexual Traferring Disease 🦠 Ee Bacteriia Daa, Aay Siduu keento, oo ku Faa Fiii Lahaa Bulshda Muslim kaa. oo Qofka Guursdaa Wuu Dhowr Sanaanya, Xitaa , Hadii uu Awoodi Karoo Haa Guursado 4 Xaaass. Siii uu Baahiidisa uuga Dheergoo.. 4- Waxa uu Guurkuu Badinayaa Awllaada iyo Caruurta iyo Awooda Ummada Muslimka Aah. Hadabaa , Siduu Allah yidhii Maan Yatawakal Allaa Allah Faa Huwaa Hazbahuu, Waa Yarrsaqahuu , Miin Haay Thuuu Laaa Yaaxtasiiib”. Sadaaqa Allah All Catheem. Hadaba Gabdhaha Yaaney Wiilka Muslim ka ku Niiciin Faqriiga , Waxa Laga yabaa, iin iillmhaa Aay Faqriiga ku korrisoo , Eennu Berriiii, Fooqyoo Dhaadher uu dhiiso oo, Hajkaa iyo Dalxiiska Aduunka Geeyo. Hadaba Dhalinyarr Nimaduu iyo Caafimad kaa Guuu, iyo Ubaad kagaa Aad Dhashoo iintaad Yarr Tahay , Waa Raasamal kaaga iyo Hantiida investment kaga , Future kaa Beerrii, Markaad Gabowdoo , Eed Taag Darreyso Kuu Aan Fiicii Laahaa. kaa Faaa iideyso Dhallin Yarroo Nimadaa iyo Caafimad kaaga, Oo Guursoo, Inan ka Ama Wiilka Faqiirka Allah Naa Aamiin, iinad Xoogiinaa, Wax kulaa Soo bixii kartaan, ood Shaqey Sataan . Ood Reerking ku Dhiistan iiis Aamiin Daacad Nimo , ixtiirraam iyo Wada Jiirr iskaashii, Aad Caruurtiina ku korsataan, Waa Bee Allahii Tiwfiiiq Adeerroo Allah haa iidiinka Baad Baadsho Fiiitnadaa Aduunka . iyo Fawaa Xiishtaa, Faderree Ee dhulkaa ku Faafteey. Amiin.

  • @fahmaahmed2328
    @fahmaahmed2328 Месяц назад +1

    Subxaana lah maxey u caay samee oo u habaartamee, waxaas waa ceeb, fikirkeeda ha sheegto lakiin waa ceeb habaarka iyo cayda

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Месяц назад

    Malaha mamadan nin faqir ayaan soxumey ayaan umaleyna irsaqda Allah ayaa hayo

  • @AbdinasirAbdi-bp9mp
    @AbdinasirAbdi-bp9mp Месяц назад +1

    Mamada weyqaldantey iskadaya. Talugu yaciine.

  • @user-pm4eb9cb1o
    @user-pm4eb9cb1o Месяц назад

    Bisinka maama muna cay kuma Darin iyo habaar laakiin maamadaan hadalo gef iyo cay bey ku daresay ilaahay ka cabso maamada caytameyso wey qaldan tahay iyadaa qalad sheegeysay qaladkii ay sheegeysay bey aalad ku saxday ilaahay ha laga baqo

  • @nuuramohamed7126
    @nuuramohamed7126 9 дней назад

    Mash allah allaha❤

  • @user-lg2nf8dz7x
    @user-lg2nf8dz7x Месяц назад

    Guurga faqiirka ah ayawa ugu macen owayo dha dhanga halka ayuuwa gijira

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 Месяц назад

    Mashallaah

  • @ISSAKMOHAMED-l8f
    @ISSAKMOHAMED-l8f Месяц назад +1

    Marry the poor person

  • @user-tk1gu8gz1x
    @user-tk1gu8gz1x Месяц назад

    Faqirka haalagursada leh ayaan kuraacsanahay

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 Месяц назад +1

    Waxa Allah sxwtc xukunka noogu diiday waa waxaas sow irsaaqda qofwalba Allah maqorin mexeey tahay yaan faqiir laguursan.

  • @user-kb8uz4wc7c
    @user-kb8uz4wc7c Месяц назад

    Xil dhibanad ma ah waa inan ti sheekh aadan siiro

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 Месяц назад

    Warya aniga iya faqiira oo islantan wanka naxay ilahay iyan uu dhiibnay hadan faqiir ahay

  • @ashayusuf276
    @ashayusuf276 Месяц назад +1

    Gabadha qalad keeda way qadaate. Ta caitamesaa waa qalad

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Месяц назад

    MIDDAAN II SOO QABTA FAQIRKA RABTO AAN KU QABTEE

  • @nuuramohamed7126
    @nuuramohamed7126 9 дней назад

    Scw scw scw❤❤

  • @user-iv4pf4fe6c
    @user-iv4pf4fe6c Месяц назад

    Ayada hadii odageda ladan yahay ma uguurinee 234 diintaa sheegtee hala weeydiiyo

  • @Samia.Abdirashiid4623
    @Samia.Abdirashiid4623 15 дней назад

    Daci muna sax aye ku hadashay❤

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p Месяц назад

    Mamii iga wawi nagta qer allh haku siye ya mxe tiri nagtu subxan allh

  • @SmilingDancing-sq1ic
    @SmilingDancing-sq1ic Месяц назад

    wexee diinteena qabin
    miyaan kaladooraa
    subxaanallaaah,
    maseeraa malaha
    gale

  • @user-jm2rd8sj8v
    @user-jm2rd8sj8v Месяц назад

    Nin faqiira yaan ka guursan

  • @user-wh7kw5cw4r
    @user-wh7kw5cw4r Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉walaalo waxaan racasanahay 🎉🎉🎉🎉ninika fiqiirqka iyoo kaana tajirakaa ladaaba ilaahya ayaa aduuray irasaaqaya waxa laga yaada inaab atagatib nina taa🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @qajafweyn
    @qajafweyn Месяц назад

    Adigu marabtaa in an share iraahdo

  • @ShadaadibnucaliCali
    @ShadaadibnucaliCali Месяц назад

    Faqir Ayaan ahay 4na waan qabaa
    Maamada gaarsiiya 😅

  • @AminaadenYusuf
    @AminaadenYusuf Месяц назад

    Faqir hala gursado lakin nin balwad leh yan la gursanin

  • @laylajamac6655
    @laylajamac6655 Месяц назад

    Maguurzanayo Anigu for Ever weligay

  • @walabinwala8231
    @walabinwala8231 Месяц назад

    faqirnimada waa qadar maaha mid ad doraneyso balse hadii ay diin taqaan صور من حیات صحا به

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Месяц назад +1

    Somaliland gabadh xilxidhibaanad ah ma jirto la soco wax iska hubso

    • @AbdullahiNoor-rc6pp
      @AbdullahiNoor-rc6pp Месяц назад

      Wlahi I never knew so
      Girls cannot be amember of parliament mya

  • @اكزاواترسون
    @اكزاواترسون Месяц назад

    Kkkk dadku Duqsi inta xun ku joogsada waaye hhhh😂

  • @user-eh1ot6tx9n
    @user-eh1ot6tx9n Месяц назад

    Fariirka guursada

  • @anak1646
    @anak1646 Месяц назад

    calafkiina qaata haduu faqiir yahay iyo haduu wax haysto ilaahay baa risiqa meel inoo saaray habato ha yaraado acuudu billaah way khaldan tahay yaahuu

  • @user-vn9mx1os2k
    @user-vn9mx1os2k Месяц назад

    Habartan dibnaha iyo caqliga dameerka ka shabahda malaha kaydoonaysay ayaa diidoo markaasay muraara dilaacday.

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Месяц назад

    Mamada wexeey rabtaa In eey raga shaqeeystaan

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Месяц назад

    Kas iyo ula jeed ayey ka ahayd baraha bulshada halaa arko ayey is lahayd markii laga arkana raali galin. Ayey bixisay Mala aqbalayo wxd Kas u samaysay adoo og 8:20

  • @AbdiqaniSaleebaan
    @AbdiqaniSaleebaan Месяц назад

    Rayi geeda ayeyka hadashay shareeco mataqaan

  • @KadraCheikIsmael
    @KadraCheikIsmael Месяц назад

    cayda iyo habaarku waa nahyi ee ha caayina baabada waa bashar qaltkeetana ilaahay ayaa ka dhaafaya ee ha ku danbaabina

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Месяц назад +1

    Faqri hadad guursato hadhow buu markuu xoolo helo ayuu kaa tegayaa

  • @SabnaaSabnnaaaamin
    @SabnaaSabnnaaaamin Месяц назад

    Xil dhiban ma aha waa shiqad nasiiba shiiq adan siiro

  • @AbuxamidalxambaliAlxambali
    @AbuxamidalxambaliAlxambali Месяц назад

    حسبي الله ونعم الوكيل
    اللّه يرزق من يشاء بغير حساب

  • @abdisalaansamatar73
    @abdisalaansamatar73 Месяц назад

    Qalad ayaa ka shay dadka ha qaldin shey daan haku nugo nin

  • @muxumedmohamed5168
    @muxumedmohamed5168 Месяц назад

    Fiqiirka hala guursado

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 Месяц назад +3

    Viva faqiir

  • @user-wt2si9yj7o
    @user-wt2si9yj7o Месяц назад

    Adeerow faaqiir haa lguursda

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 Месяц назад

    Faqirinta qursadha

  • @tamaanmobilemaintenance5875
    @tamaanmobilemaintenance5875 Месяц назад

    Way saxantahay wayo abu faqiir carurtisa wata loqaramayo tiktok uf

  • @user-od7dh4yt7y
    @user-od7dh4yt7y 23 дня назад

    Mamada dire nine fagira korsada ❤❤❤

  • @MaxamedMacow-l4s
    @MaxamedMacow-l4s Месяц назад

    Faqiir.guurso❤

  • @BaxarBoss
    @BaxarBoss Месяц назад

    Tababarkag eska hayso hadabad ledahay nefaqera hagur sanena markad ledahay hateda allha haye😂😂

  • @mohamedibrow6597
    @mohamedibrow6597 Месяц назад

    Shiikhada waxay tilmaamayaa ragii wax la-aanta dhaqaale lagu raacay in badan oo ka mid ah hadana fadhi ku dirir u dhaqaaqay gabadhiina noqotay mid reerka u shaqa tagtay ma arinkaas ayaa ragoow idinla quman

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr Месяц назад

    Waa islaantan yaa qabta. Fiqhiga ayaa ku qaloocday!!! Boogtii hadda way sii balaarisay. Umadii dhan ayey u geftay, markay tiri, " dadka waa duqsi oo meesha xun ku istaaga. Kama ay laaban, waa shardiyeeysay:"Haddii " ma aha raali gelin, EE waa hadal Ku ciyaar

  • @Ali-tx8be
    @Ali-tx8be Месяц назад

    nin fiiqiire uguriya❤

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Месяц назад

    Gabarey guursa ninka midka aad Guri, dahaba iyo hanti kale aad ka tabcan karta. Kuwaa dumar ah oo dumarka kale wadaad u ah baa waxaa ugu sheekeyo gabdhii la guurssn la haa