Gabdhow iska Jira Nin Faqiir Ha Guursanina Mey tiri Walaasha? Sax ama Qalad?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Gabdhow iska Jira Nin Faqiir Ha Guursanina Mey tiri Walaasha? Sax ama Qalad?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 100

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Месяц назад +15

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Aaminashariif7
      @Aaminashariif7 Месяц назад +1

      Masha allah walahi waxan dhihi laha I dhahde hadalka dhica wanaagsan laga fiiriyaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Месяц назад +11

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ❤

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Месяц назад +10

    Hadalkeeda wanaag ayey ula jeeday laakiin ragii xumaa oo khayru masuuliyiinta ahaa ayaa dhanka xun u qaaday

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 Месяц назад +9

    Nin aan shaqaysanin oo reerkiisa ku bilaan ayey kawadaa mashaqayste gacmo lalaadiye ayey kawadaa sheikhada

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada Месяц назад +6

    زدك الله علما وفهما وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي الكريم يا شيخنا الفاضل ❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад +2

    Ilaahay ha usahlo intii guur xalaal ah rabto alxamdulilaah caawa ayaa Ana gabar laygu dhalay Uganda 🇺🇬 alxamdulilaah way nabad qaban ayada iyo hooyadeeda
    الحمدلله رب العالمين
    الحمدلله علي نعمة ربي

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 Месяц назад

    Waa runta, sifiican ayaad usharaxdey.
    Dadku isku fikrad ma ahan….malaha fikradaas ay lafiicantahay, oo dhinac fiican ay kawadey.
    Waa dheerigelinta inay RAGGA ay wax bartaan oo shaqeeyaan.
    Mahadsanid, D.D.C

  • @Zuhurat__V
    @Zuhurat__V Месяц назад +2

    Noloshu waa isfahan❤
    Kuma xirna inaa faqiir thy iyo inaad Tajir thy wiilasheenow labadaba waan idinku rabnaa midkaan tihiin waayo dhiigeena tihiin oo soomali ah❤

    • @ahmedabdi319
      @ahmedabdi319 Месяц назад

      Nin aan shaqeyn waxbana haysan isfahankiisa ayaaba adag, A hungry man is an angry man. Calal aqal Guriga iyo biilka maalintii waa inuu heli karo.

  • @khadarmuhyadin
    @khadarmuhyadin Месяц назад +3

    Kkkkkkkkk walalhi wa runtaa sheekhow allaah haku sharfo walaal waxa tahahy waayo arag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AziyOsman
    @AziyOsman Месяц назад +5

    Kolay ani hankaygu waa meel sare qof aan wax ba haysan iskuma si dayn karo
    Laba qaawan isma qaado😂

    • @Sumadeena
      @Sumadeena Месяц назад

      Hankaagu inuu sareeyo waa wax wanaagsan, yaan lagugu ceebayn. Waxaa ku dartaa in Alle subxaanahu wa tacalaa aad ka barido in uun ku siiyo mid aakhiro iyo aduunba kuu wanaagsan insha Allah. Xayaka Allah sister. Hankeena Allah hana gaadhsiiyo.. Aamiin ♥️♥️♥️

  • @DhibiqHusein
    @DhibiqHusein Месяц назад

    Waxaa sax waayo markaa lasoodhimato ayuu iska tadayaa intoo lacararo waxa ada usoodhomaha mayasa wadan walaashan sheekh waxaankuu sheegayaa waxa rur ah markaa soocaawisida ayuu ku leeyaha adigu goomaasheysatae anagu waa ku samir aan faqriga laakin waxaa nagu dhacaha markuu waxa helo kuma yaqaan waxaa waxa aanki sooguban❤ hadan nahaya gadhaha sooaaliyda❤❤

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 Месяц назад +4

    Waa dhicikartaa

  • @migo2444
    @migo2444 Месяц назад

    U Guuriya Xaaslaawaha Idinka Mid ah iyo Kuwa Suuban oo Addoomadiinna ah (Rag iyo Haweenba) hadday Sabool Yihiin wuxuu ka Hodmin Eebe Fadligiisa, Eebana waa Waasac (Fadligiisu) Waana Oge. Quraan 24:32

  • @Moud-wb6gc
    @Moud-wb6gc Месяц назад

    Alaha ku barakeeyo sheekj❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад +1

    jazakallaahu khayr sheekh

  • @ismaanyare16
    @ismaanyare16 Месяц назад

    Jazakallahu qeyran shiikh

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 Месяц назад

    Sax, Sheikh hdalkeeda sidaase ubadanta in ee ula jeeday.,Somalida qar kooda wa war xumo tashiilk.Allahu Aclam
    1-Wa run oo waxaa jiro ragg badan oo
    Dumarka ee guursanayaan ee biilan.
    2-Second. Ragg badana diin iyo sumcad badan. Guurka ku raadiyo. Ayago aqlaaq leheen. AMA ha ger weynadan ama ha qamiis dheeradaan.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Месяц назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @majid2968
    @majid2968 Месяц назад +1

    Sheekh qof aan risqi ale raadinay oointuu subaxdii kaco ale talo saarto hadana ficil la imaanayn see rer udhaqanayaa

  • @hassanmusse7700
    @hassanmusse7700 Месяц назад

    Runtaa Rabbi ha barakeeyo gabadhaas u taagan kuna dhiiratay inay diinta faafiso

  • @MohaCasri
    @MohaCasri Месяц назад

    Maamadaan xamaasadaa qaaday kadhaca ma qaldame waa ilaahey shakhsi waa khaldamaaye ka leexda

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 Месяц назад +1

    Waxaan u fahmay in ay kawado nin qayra mas’uul ah oo mashaqayste ah!

  • @Blackiislo
    @Blackiislo Месяц назад

    Sheikhow saas mee dhihin difaaca joji faqiir ha guursan ayee dhahday jamac diinta waa wada fahansanhay
    Khalad wee Ka dhici kartaa balse waxaan u furan so laabasho

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti Месяц назад

    war koorsada diiwaan galinta dhan.waa igadiidooyaa🎉🎉

  • @user-bq2mg8fc3o
    @user-bq2mg8fc3o Месяц назад

    Maasha Allah wlhi waaruntaa shekh

  • @abujole3992
    @abujole3992 Месяц назад

    Sheikh dulmi diido Arooska Hada socdo Arooskii asxaabiyada laga soo gaarey ma ahan saydina ali marki nabigeena kabadhiisa Fadumo Uguurinayey nabiga wuxuu siiye Barkin iyo sariir ay kujiifaan hada waxay noqdey arooska inaad lahaatid 10.000kun dolar kii ugu yar waa5000 Kan ugu maskiinsan 2000 waxa ka xoseyo waa garoob kana waa lawadiida inaad heshiisiin 1000 ama kayar Insha.allah shekhow umada muslimiinta ilaahay ha ulaabtaan siirada nabigeena hala raaco aabaha iyo hooyada iyo ehelka hafududeeyaan

  • @BarlaHashi
    @BarlaHashi Месяц назад

    Anigu maba qabo ninaan financially stable ahayn inuu guursado, Somalida nimankoodu ama weligii yu guursan ama ha guursado macsida aadbeey u baadi goobaan baahi naagba lagu ibtileeyey

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr Месяц назад

    رب سبحان وتعالا يرزقمنيشاء بقر حساب

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Месяц назад

    Nin caafimaad qaba oo guri ga hooyadii bariiska ka cuna oo waxba isku dayeyn ha guursanina mid kuwii sii hore dayacayna ha guursanina

  • @user-qc8jo6ly5b
    @user-qc8jo6ly5b Месяц назад

    Sheekhow xadiithka ay daliishatay waa saxiix
    Adilada is waafajinteeda ayaa ka. Dimaneyd.maahan wax aan sax aheyn iney sheegtay.sheekhow waan la yaabay umDeena

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 Месяц назад

      Waa runtaa adilada hal dhinac bay iska taagtay.
      Waxaa larabay in ulajeedkeeda cadayso si aan qalad looga fahmin.

  • @IbrahimYacin-sf9zi
    @IbrahimYacin-sf9zi Месяц назад

    1-Magaladan ma qadar
    2-ku ma difacaysa
    Ma dalimka mise madlobka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    dadka ugu faqiirsan baaba caruur badan dhala oo ilaahay ugu deeqa ee raga faqiirka gursada gabdhow meeshi xoolaha waxa laga yaaba inu ilaahay ugeliyay dhaqan wanaag

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 Месяц назад

    Walashaa waraba ha cuno
    Nacas fera weyn!
    Wuxu ku hadlayo eg

  • @osmankaahiye342
    @osmankaahiye342 Месяц назад

    Aslm

  • @MohamedDeeq-p7p
    @MohamedDeeq-p7p Месяц назад

    Asc sheikh wahtsapka fariin aan ku diray la iigama soo jawaabin

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 Месяц назад +1

    Maya sheekhow way cadaysay se raali galin bay ka bixisay

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq Месяц назад

    Sax waaye wllhi lkn dad war xumo tashiilka wado asagey dhibe niman xun xun baa jiro asagoo 2 xaasle ah oo waxbo heysanin ayuu gabar yar lug gooyaaa iga dhaafa dadkan
    Mida kale waxaa aniga is isoo martay nin sxbkiisa ah ayuu rabay inuu qiyaamo oo lacagtiisa oo guur ku sameysto walibo sxbka gabdhii uu mudo jeceylaa inuu ka dulqaado
    Waxbo ma heysto naagtiisa xitaa ma biilan karo lkn af dheer ayuu laso taagan yahay faqiir ha haqeysto aniga wiilkeyga xitaa waa ka diiday

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад

    ASC SHIIKH FAQIIRKA HA GUURSANINA WAA SAX DIINTA ALLENA MEY KHILAAFIN NIN CARURTIISA DAYACAY LOOMA JEEDO XADIISKA NEBIGA CSW NINKII AWOODO HA GUURSADO NINKII AAN AWOODINA HA SOOMO TAAJIRNIMO LOOLAMA JEEDO FAQIIRNIMADA FASIRKA AF SOMALIGA AYAA QALDAN

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 Месяц назад

      Diintu way badan tahay ee hal hadiis lalama ordo. Waa sax Nabigu wuu yiri ruuxii aan guur awoodin hasoomo.
      Lakiin kuwa badan waxba haysan ayuu isu guuriyey ama inay guursadan kula taliyey.
      Marka diinta hal dhinac lagama fiiriyo ee waa layswaafajiyaa.

  • @abdirahinAbdullahAbdullah
    @abdirahinAbdullahAbdullah Месяц назад

    Waa jira sheikh hadda guriga isla deganyahay ninkii qabo wxa ma siiyo hooyadiis aya biil maalinkast 5 dollar na siiye waa runa somali wayw ka buuxan

  • @maryanl804
    @maryanl804 Месяц назад

    Shiikh wxn dareemay in ayba ka xun yihiin gbr culuma ah ee hortaagan Ragu jooga meeshaas ninka daaci isku bixiyey hanaga qabtaan shiikhada kheyr bay ula jeeday lkn mnta balaayaba la orodaysa hadalkaga

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Месяц назад

    Ulama jeedo hadal cad waxay ku tidhi faqiirka haguursanina .
    Wayo way sii fasettay .
    Waxaa laga yaabaa un ay daba socoto hadalkii sh.waajidi .
    Alxam dulilaah aniga iyo gabdha hayguba waxaanu kusoo kornay meel 7.maado oo diiniya lagu dhigto iskoolada .
    Axma Delilahi rabilcaala miin .

  • @abwaanxuseen1865
    @abwaanxuseen1865 Месяц назад

    Asc
    Shiikhow lacagtii inaa soo dirsadaan rabaa Evc ama Sahal ayaan ku soo dirayaaye sidee ku heli karaa koorsada si dhaqso ah ma la iigu furi karaa

  • @Ma_Dame.
    @Ma_Dame. Месяц назад

    Qofkii aqli le wuu fahmay inay u jeeday ma sheqeestayaal, dalkiina hagaajiya intaad dumarka afkooda eegaysiin ragoow

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Месяц назад

    Gabadhu sidaas wanaagsan ayay ujeeday gabadhu waa sheekhad waxaasina kama suurtoobaan

  • @libaaxliqe7062
    @libaaxliqe7062 Месяц назад

    Asc. Wll waxan raba inan qaato casharada barashada ku ganacsiga online si xalaal ah.

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t Месяц назад

    Dadka qaar ayagoo wadaad bee qalad sheegi karaan laakin somalida oo dhalinyaro ubadan oo sabar kunool bee social media kaleedahay nin faqri ha guursanina aaway diinti nasteexadeda iyo eedaabti iyo sabarkii ee caadifad mala abuuro iyo qiiro jabaan😅 umadan shaqo la aanta kasoo daashay oo soo wareertay oo social media shaqo u ah inee daawadan adiguna waa lagu soo qarxinaya seexan meysid😂

  • @SirajQolkadacwada
    @SirajQolkadacwada Месяц назад +1

    مشاءالله مشاءالله مشاءالله Asc,Siaad Uga Celisay

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Месяц назад

    Wiil Lashow Dumarfaqri Xa guursanina

  • @LuulCigale
    @LuulCigale Месяц назад

    My wxay ula jeedaa nine aan shaqaysan ha guursan saasaan ufahmay

  • @ahmedabdalle6513
    @ahmedabdalle6513 Месяц назад

    Madigaac gabdh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    wa gabdh masayrsan ee diinta dumarku ciyaarta haka daayan

  • @MohamedahmedAbtiga
    @MohamedahmedAbtiga Месяц назад

    Asc faqir nago badan wa gursan kara nabiga scw nin aya uyimid ya rasulallah xaskaygi ayan wax an ula,ahay faqirnimo darted. Nabiga scw waxu yiri midkale gurso. Wu yelay hadana wu uyimid hadana mid sadxad gurso kadib ninki nabigu scw wu wayey war hebel away nabiga aya radiyey marku lakulmey waxu nabiyow xolo ayan melan kalageyo. Wayey wa mashquley

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 Месяц назад

    😂😂warun walahi

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Месяц назад +1

    Ader nin naag qabaoo wax soo dayacay maahee ninka aan guursan ee aan waxba haysan ha soomo sow muu odhan nebigu ninkii awoodana ha guursado Sheekhad Muna wey saxan tahay iney nimanku soo weeraraana wey ku qaldan yihiin diintana dumarka kama xigtaan hadalkii af carabiga ahaa siduu yahay bey u fasirtay sidaad rabtaan u qaata

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 Месяц назад

    Wahawa wahawa kaleh excuses uradinayo 😂😂

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Месяц назад

    Asc sherkhow ninka faqiirka markaad family ga gabadha dhalay gooyaan oo bahdil loo gaysto oo gaajo udhiman gaadho
    Haduu lacag helo abaal gud ma xasuusto xaaskii ma sharfo markaaba ayadoo wali meel muuqata la dajinin ayuu mid kale uboodaa marka koley waa calaf balse gabadha dookha ayadaa leh

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 Месяц назад

    Ama raga aan shaqay sanayn kawadaa walasha

  • @farxaanqoslaye
    @farxaanqoslaye Месяц назад

    sxb qeel ha u raadin nin fawri ah haguur sanina

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Месяц назад

    Shekh naagta wey taraaraxday qiil ha u yeelin guurkii ayey mancday

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Месяц назад

    Kheirkhow dad keyna wax kasto cudur daar ma u samaysa ma jiro iyago oo dhan maxkamad waye mom wey khaldantey afka soo marey nin faqiir ha guursanin cml diinta cayar cayar ka dhigan

  • @majid2968
    @majid2968 Месяц назад

    Wa sax sheekh ragii qayrul masuul weeye

  • @deqomuhumed4662
    @deqomuhumed4662 Месяц назад

    risaaqada waxaa bixiya alah

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 Месяц назад

    Ma laga yabaa in ay wadey qof diinta ka faqiir ah ha guursan.

  • @KingNuur-j6z
    @KingNuur-j6z Месяц назад

    Number kaaga Intee ka helaa

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 Месяц назад

    somalidu waxay ku tashadaan qof kale oo isaguba reer samaysan lahaa waxay rabaan naag loo biiiliyo

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc Месяц назад

    😂😂😂somalia wxy noqdeen malayacni😢😂only social media 😂

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade Месяц назад

    Asc walal gorme lafura user ka free korsada 😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @deqomuhumed4662
    @deqomuhumed4662 Месяц назад

    maamadu yay sa nugu deri raga

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 Месяц назад

    Wx layabay haday ri kukufto somaliland mxay samayn uyelata

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 Месяц назад

    Somalida qaar markasto wax badalan bey jecelyihiin, waxaa arkeen qof timo qaawan ayaa lagu ceynaayaa waa qaawan tahay tii diraac qafiif wadatay taas waa caadi❗
    ..

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 Месяц назад

    Kuwa jaadka cuna waaye waxey kaxanaa yaalaguursan jaad cune cunug jaad cunuudhalin soomaali landharkuna jaadkeykaxanaaqeen

  • @FaizaMaxamed-r2l
    @FaizaMaxamed-r2l Месяц назад

    ❤❤❤l❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Twa917
    @Twa917 Месяц назад

    Asc ninka dinta. Fiqir ka haa gursanina

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 Месяц назад

    Halakaalmeeyo wain uushaqeysto habo yarado garka weyn maxaa keen aqlaaq haduusan lahey garkiisa wax mataraayo meeqaa xun oogarweyn

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Месяц назад

    Nimankii Soomaaliyeed hal eray la yidhi maxay uga gubteen.Way saxan tahay imisa nin baa ilmihii ay dhaleen aan biilin oo ilmihiisi dayaceen. Meelkasta uu tagana ilmo kaga taga oo bayhoofaya.

  • @khassan6449
    @khassan6449 Месяц назад

    Ninka faqariga uga fiican xoola xale kasbad guurka kadiba waxabal waa iska imaan ilha fura furaye gabdhah beenta ka daa umada ha halageen

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 Месяц назад

    Faqiir fadhi ku dir rabo iyo Yaa i biilee ka fogaada

  • @hassanmusse7700
    @hassanmusse7700 Месяц назад

    Ader gabadhaasay hanaga daalin

  • @hamdaomar5514
    @hamdaomar5514 Месяц назад

    Shekhow dintay waa lama tabtan oo mahin waxay adad gaaray leyihin. Ilhay waa loo simanyahay. Intay eray aytiri gabadhani sax ama khalad waa biladan lakin maxay loog hadali wayay ninkan labaxay daci salax ee. Markastay hablahay bahdilaya

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 Месяц назад

    Inata xun aya waynayse iyadu umaywadin sidaye ninka anshaqaysan aya kawada

  • @Abdulahixaaji
    @Abdulahixaaji Месяц назад

    Shiiqow adiga naftirkaaga hadegdegin

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Месяц назад +1

    Faqiir qooqan wuu guursan hadii kale wuxuu ku dhici xumaan

    • @abdiwahabadan6584
      @abdiwahabadan6584 Месяц назад

      Taas waa runta wlhi bro

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 Месяц назад +1

      Aaway soonkii nabigu salaamu llaahi calayhi (falyasum )

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah Месяц назад

      @@fardosa1236 midda uu guursanayo ayaduba nin bay rabtaa markaa labo isku baahan ayey ahaayeen markii caruur timid oo lacag loo baahday kulaykiina ka dagey inay dumarku qayliyaan ma ahan

    • @falis2104
      @falis2104 Месяц назад

      Wall hda faqiirthy hba qoooqin mxa

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y Месяц назад

    Waaqalad

  • @abdiFUNNYMOMENENTS
    @abdiFUNNYMOMENENTS Месяц назад

    Hargursanina nin faqiira xitaa hadow shiikh yahay,hadalkaas wow cad yahay fasir uma bahna ee hala garaaco mamadas,edebna haloo yeelo

  • @osmankaahiye342
    @osmankaahiye342 Месяц назад

    Aslm