Midi Ayuu Galiyay Imaamka kadibna Mareykan ayuu u baxsaday! goormaan baraarugeynaa?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Midi Ayuu Galiyay Imaamka kadibna Mareykan ayuu u baxsaday! goormaan baraarugeynaa?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 87

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  3 дня назад +12

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 дня назад +8

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 3 дня назад +3

    Shiikh alle hakubarakeyo ee soomaalida wa fududahaye waani🎉

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 дня назад +4

    Scw scw scw scw scw scw illaahay baa doortay mana u baahna xoolihiisa la birbireeyo

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 3 дня назад +3

    Dadkaan lahadlayaa baan lahayn dux iyo iimaane by Abwaan timacade. Waa ummad meel ay usocoto aan lafahmey

  • @basraawgeydhe7212
    @basraawgeydhe7212 3 дня назад +1

    Masha Allah alle hanoo ka daayo. Sida ad usheegtay qofku intuusan muxaadaro intuusan jeedin in asaga lasaxo

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 3 дня назад +3

    Shiqow allaha kubarakeyo sida wax u fahantay allaha nofahansiyo umada in lakakeyo moye isku kenid umajedno

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 3 дня назад +1

    Masha Allah Raxmanku haku barakeeyo sheikh dulmi diid

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 дня назад +1

    Laa xawla walaa quwata illaa billaah, ilaahow badbaadi 🇸🇴

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 дня назад +2

    Wadaadoow hawlahaan dhibkoodu sanado badan ayaa laga hadlaayey walina wax iskaga garaabo ma hayno ee adigu mid samee ha buun buunin ee naga dhaaf ama labada qolo mid u sheeg inay khaldan yihiin labadoodu ma wada saxsanee

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 3 дня назад

      Maashaa Allaah garashada Allaah ha kuu barakeeyo

  • @HRU20
    @HRU20 2 дня назад

    Allahayow iaga yeel kuwaii kasbada jacaylka Nebigeena Muxammed صلى الله عليه وسلم

  • @samirr546
    @samirr546 3 дня назад +3

    Subxaan Allah oo ileen waxa loo sawiro argagaxa waa markiiba ha la soo eego!!!
    Midi dhiig leh masjid muslimiin waxa aad u soo sawirtay waa muslim ceebayn ku hako uun in aad waxa aad ka hadlayso ciwaanka ku muujiso dulmi diid.

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so 2 дня назад

      Abyo waa wacyigalin soomali dhiiga ladadinayo iyo dad laaska dilayo baa ka soo harey waa inloo sheega dhiiga qofka Muslimka ah waa ka xaraan in aad xaqdaro ku daadiso wllo Allah xaqa nawafajiyo amiin

    • @samirr546
      @samirr546 2 дня назад

      @@Ayanmohamed-xl9so hadii loo sheego iyo hadii laga aamuso qof shaydaan wato waa uu ku dhici danbi Allah u diiday ,laakiin reer walba kuwa nadiifta ka ah dhiig muslim oo qaraabo in ay maamulaan oo edbiyaan shaydaamadan qadyaanka laga joogo .

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 2 дня назад

    Sheikh D.D. Ilaahay waxaan ka baryayaa in Somali iyo mdx da soomaliyeedba ku qegaystaan oo hadaladaada xaqa ah ay kala baxaan zubdada . Mahadsanid Sheikh 🌹👌🏽

  • @moktarilkacase5085
    @moktarilkacase5085 2 дня назад

    Sheikh ajar Alle hakaaziiyo

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 3 дня назад +3

    Scw scw scw

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 3 дня назад +1

    Haa saaxib midaan macquul maha runtii wallaahi waa in wax laga qabtaa

  • @amalabdi143
    @amalabdi143 3 дня назад +2

    mowliidka waa bidco niyahow diid ama yeel,maxaa U daboolaysaa maa dhahdid anigaa aaminsan

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 3 дня назад

      Wuu is qarinayaa isagaad mooddaa inuu bidco aaminsan yahay

  • @user-fv3ce8tn1x
    @user-fv3ce8tn1x 3 дня назад

    wanaxaris. alahuwasalim wasalim wabarkice. nibi 11:19 11:21 11:23 11:26 11:

  • @XakiimoMuxudiin-l7j
    @XakiimoMuxudiin-l7j День назад

    Waa qaldan yahay,lakum dinakum wali dini qofwalbo waxa,u aminsan yahay ilahey ayaa kula xisabtamayo hadii u qalad sameyo

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Sheekh

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 дня назад

    Culumadan lacag ayay laga qaataan sahyuniyada iyo kaniistaha carabta ayaa maalgaliya

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 дня назад

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 2 дня назад

    Wahaabi Ashhaado nabiga ku saliya

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 3 дня назад +1

    Culimadda maulidaka aaminsani hano sheego inlasaman jirey waqtigii Nabigiini Nabdgalyo iyo Naxariisi korkiisa ha,ahaatee mallasamaynjirey mawliidka oo lamdah birthday gaaladda

    • @maxamedcadde3233
      @maxamedcadde3233 2 дня назад +1

      Adiba weydii meel nabiga scw kudiide wuxu mowliidku kakooban yhy 1 amaanta nabiga scw 2 sadaqo meesha lagu Baxsho 3 siiirafa nabiga 4 meel kasto xaflad lagu dhigayo waala qurxiyaa waa intaa uun hye intaa nabiga scw meeluu kudiide keen ?

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 дня назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 3 дня назад

    Scw scw scw ❤️

  • @Ismail-io4ho
    @Ismail-io4ho 3 дня назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-fv3ce8tn1x
    @user-fv3ce8tn1x 3 дня назад

    ❤❤❤❤ nebiga d'Ida hadilaco

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 дня назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-rs5hw2wg3e
    @user-rs5hw2wg3e 3 дня назад

    Sh ha,u ,ololayn mawliidka waa bidco umada lagu kharibaayo

  • @Ayanmohamed-xl9so
    @Ayanmohamed-xl9so 2 дня назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 дня назад

    Warkii islaax baad haysaa oo shirkiga u nugul haddii aysan samayn. BTW, xadiiska ha marin habaabin saaxiib. Raddinta shirkiga waa waajib ee ka fiirso hadalkaada

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 2 дня назад

    Waa wax. Bur burka laciifnimo. Baday Muslinta

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Sheekh cbbda

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 3 дня назад

    Wcs wr wb

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Sheekha cbbda

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 дня назад

    Waad iska haddashay malaayiin Sano baa LOO sheegay imisuu Nabigu DAGAAL galay ma Af kaliyuu waday

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 дня назад

    War Shiico waa duli iyo fisqi Naago lagato so dadban bay aduunkii ku gubeen wax walba si dadban.bay u samayn

  • @mullerkay4743
    @mullerkay4743 3 дня назад

    Ceeb subxaana laahi

  • @AadanxasanAadanxasan
    @AadanxasanAadanxasan 3 дня назад

    Adiga intaad taqaanid mowliidka
    Sax miyaa mise bidci weye
    Qaabkii wax sheega waan fahmay
    Ama dawlad markay dhalato
    Maan ka hadalnaa

  • @ts7152
    @ts7152 3 дня назад +1

    Mowlidku waa siirada nabiga muxaadaro isku imaatin maxaba diini ah ay isku keentay wax aan khayr ahayna lama sheego kuwaan diidanna magacooda waxaa la yiraahdaa (UJEEDA XUN) meel ay wax u wadaan garanwaynay af islaam iyo aqli gaalnimo keenikara dhalintii dalka iyo diinta difaacilahaa oo dadkii iyo diinkii duulaan ku ah ayagoo taas loogu fasiray inayba dalka iyo diinta saas ku difaacayaan ilaahay waxaan ka barinay inuu maskaxda soomaaliyeed oo foorarsatay soo toosiyo dhibka oo dhanna wuxuu kayimid waa xadgudubka diineed ee soomaaliya 40kii sano oo ugu danbaysay ka jiray.

  • @osmanalio4785
    @osmanalio4785 2 дня назад

    Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh
    Sheeq dulmi diidow magacaan iska bedel maxaa yeeley mowliid taageeridu waa dulmi allaah iyo rasuulkiisa laga galey anagumaalinkaan maalin murugo ayaan unaqaanaa sababtoo ah waxaan hubnaa inuu nabigu dhintey s cw 12ka bisha rabiicul alwal

    • @osmanalio4785
      @osmanalio4785 2 дня назад

      Waamaalin saxaabada agtood maalin ka mugdisan uu jirin waa maalin murugo maalin lafarxo oo xoolo laqasho maahan muslimiinta fiyo agtooda dhaxdhaxaadna majiro imaa mubtadic imaa suni
      Marka walaalow aad baan kuu dhageysanaa laakiin waxaa kuu fiican hadaadba nabiga difaaceynini scw inaad iska amuusto

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 2 дня назад

    قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله
    الكذب مفتاح كل شر
    IBNUTAYMIYA sheekha Islaamka ( رحمه الله )
    BEENTU WAA FURAHA SHARTA AMA MUSIIBO WALBA
    ADEER XUSEEN

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 дня назад +1

    2:09. Ineeysan Luudka XALLANNE iyo Xamar buuxa, Ku Mudaharaada.
    Lakiin Loo Diraayo, Wadaad Ku faraxsan dhalashada NABIGEENA CUUBAN CS.
    🤔.

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 дня назад

    Gacan maya laakiin ha laga waaniyo

  • @akisheharara
    @akisheharara 3 дня назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،
    Soomaalidaballaayo fara badan ayaa dibada looga soo diray Illaahay waddanka iyo debadaba haku xafido, aamiin.
    Soomaaliyeey cadaw GAAL AH waddankiina qayb ka mid ah qabsaday, waa Gobollka GEDO, meelo kalena way maamulaan oo dadkeenii ayaa qaar gaalo laga dhigaayaa, qaarna khaniisnimo lala wadaa, idinkiina sidaa ayaad isu kala qeybinaysaan oo aad isu weerartaan, HADABA DHALLINYARO WADDAAD KU SHEEG IYO SIYAASI KU SHEEG YUU IDINKA DHIGAN XAABO LAGU SHITO DAGAAL ASAGA DANTIISA AH, EE WADDANKIINA DIFAACDA

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 3 дня назад +1

    Wan kugu soo biiray shiiq

  • @Ahmedmohamed-og9uu
    @Ahmedmohamed-og9uu 3 дня назад

    Xigmada waa wadadii lagu dilay cali bin abii daalib .kuwii dilay maxay ku dileen waa wadadan hada ay hayaan dadkan is qarxinaya .ee sidaas ula soco.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 дня назад

    0:55 Fasahaadka XALLANNE ka taagan Maanta. Miyuusan arko, Kana Hadlo. Luudka Dalka ka buuxa.
    Wadaad Somali Waa kufaar, Anigu. Maba amino 99.99.00.9%.

  • @MohamedHassan-ou8uy
    @MohamedHassan-ou8uy 3 дня назад +1

    Shiiqow in looo dabaaal dalo mowlidkaa ma saxbaaa

  • @EggBenedickt
    @EggBenedickt 3 дня назад

    Mowlidku waa sax waana qayb diinteena ugu muhiimsan qofkii diidaa ma aha qof nabigiisa jecel ilaahay ha soo hanuuniyo

  • @Daqiiq
    @Daqiiq 2 дня назад

    Adi howlahaan maxaa ku giliyey ani waan ku ogahay waana kula socdaa inaad momayac tahay waxaana ku badeley waddamada gaalada aad la joogtid ikhwaankana wax kama dhageysano ikhwaanku waxaa lugu og yahay in ey yihiin dad shey kasta iskala qabsada xataa caqiido haddey tahay mowqif dhan ma lahan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 дня назад

    Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 3 дня назад +1

    baadilka mowliidka waa in gacan lagu suliyo afway dhaaftay sh baadhil hadifaacin

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 2 дня назад

    Esa. Khawaarij Dadka. Isku dira. Umada gaaleeya

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 3 дня назад

    Waxyaabo ka daran ba ka dhaca wadanka oo u juuq ka dhihi Karin wadaadkas dhalinyarada qaldaya

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp 3 дня назад

    Sheekhaw qofkii wax xun sameeya isaga ayay ku kooban tahay. Laakiin adigu dadka ha u sakhirin in bidcadu bannaan tahay. Nasaarada iyo yuhuudda ayaa ku baaba’day diin wixii la doono lagu daro.
    Is caddee yaakhii haddaad bidcoolayaasha taageersan tahay.

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 3 дня назад

      Orod daadka midida gali dee argagixisada dhaqan keeda sida ah kuwa bidico kuu dheegaysid daadka ma dhibateyan

  • @user-le3ij1xd9b
    @user-le3ij1xd9b 3 дня назад

    Wlh waasax waayo soomaali dil iyo dagaal waaku daaleen waxkasto wada hadal iyo isfaham isku duubni lagudhisayo dadku inaw yahay dad muslima iyo inaw soomaali ah iyo inaw yaha dad isku luqada isku dala intaa markii lafahmo waxkasto waa fudeed

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Qolka

  • @aliabdi1254
    @aliabdi1254 3 дня назад

    Adiga fuleey aa tahay aryaa majidka aa lalawareegaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 дня назад

    10:10.
    Lakiin raali beey ka yihiin Alshabaab. Oo Caruur taa Qaraxa lagu xiraayo, Oo loo Diraayo. Ineey Muslim Qarxiyaan, iyo Cabdulaahi iyo Maryan..
    Wadaadka aan dhaheen. Dadkaan Muslimka qarxinaaya, oo Caruurta adeegsata. Halagu jahaado.
    War Wadaad Somali waa kufaar aan Diinta aqoon. Sidaan u wada arkay.99.99.009%.

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 3 дня назад

    Qabyaaladuista qabiiliite ma adigaa dad wax usheegayo

  • @FarxiyaMMc
    @FarxiyaMMc 2 дня назад

    kuwaan wahabiyo balaayo nogama horeen

  • @xariiftuulo1598
    @xariiftuulo1598 3 дня назад

    Mowlidka waan amisanahay cid diidan waa yelkeed mana kula dagalayo

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 3 дня назад +2

      😂😂😂mawliida Rasuulkenii
      SCW caylahi salaatu wasalaam waxbadan kadib
      Ayaa lasameyey mana ogeyn
      Mawliidaka majirn waqtigii
      Rasuulkenii n n k h to
      Been abuur kaadibnimada nimada waa lagucelin bidco waa khatar iyo denbi katoobad keen

    • @xariiftuulo1598
      @xariiftuulo1598 3 дня назад

      @@Bilekhyr intaas oo wanaag rasuulka gadaashii lasameyay dhamantood waa bidco adne waa inaad ka tagtaa ileen bidco wayee

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 3 дня назад +2

      @@xariiftuulo1598
      Maxaad sameysey siyaaro
      Iyo ddkaa is ruxaaya iyo
      Jimicsi

  • @omarosman8749
    @omarosman8749 3 дня назад

    Kooxna kama tirsani lakin Gar alay taqana ee Dhibku waa waa qolyaha sucidiga ee wahabiga. Waa asaska hoyada iyo abaha. Dacish iyo shabab.

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Sheekha cbbda

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 2 дня назад

    قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله
    الكذب مفتاح كل شر
    IBNUTAYMIYA sheekha Islaamka ( رحمه الله )
    BEENTU WAA FURAHA SHARTA AMA MUSIIBO WALBA
    ADEER XUSEEN

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Qolka

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 2 дня назад

    قال شيخ الإسلام ابن تيمية رحمه الله
    الكذب مفتاح كل شر
    IBNUTAYMIYA sheekha Islaamka ( رحمه الله )
    BEENTU WAA FURAHA SHARTA AMA MUSIIBO WALBA
    ADEER XUSEEN

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z 2 дня назад

    Qolka