- Видео 291
- Просмотров 2 494 268
Cadnan yare
Добавлен 11 май 2023
Walal cadnan yare
Aj family oo la shegay in uu TikTok iskaga baxaya si lo hilmama kiskisa
Aj family oo la shegay in uu TikTok iskaga baxaya si lo hilmama kiskisa
Просмотров: 6 390
Видео
Amiiro qurux wareysi ay ka qaaday xayaat qurux oo ay dood ka dhalatay
Просмотров 12 тыс.2 часа назад
Amiiro qurux wareysi ay ka qaaday xayaat qurux oo ay dood ka dhalatay
Sadiiq oo dhahay AJ ilmaha asaga ma dhalin ee nin kale aya dhalay subxanalaah
Просмотров 19 тыс.4 часа назад
Sadiiq oo dhahay AJ ilmaha asaga ma dhalin ee nin kale aya dhalay subxanalaah
AJ FAMILY oo cadeeymo kale lugu helay oo ku sabsan walalkis
Просмотров 14 тыс.4 часа назад
AJ FAMILY oo cadeeymo kale lugu helay oo ku sabsan walalkis
Aj iyo hoyadis tii hore oo diiden DNA in la qaado
Просмотров 1,9 тыс.12 часов назад
Aj iyo hoyadis tii hore oo diiden DNA in la qaado
AJ FAMILY 100kun ee dollar oo sharuda ahed oo u mamada ku xiray oo somalidii ka xanaaqen😡
Просмотров 12 тыс.12 часов назад
AJ FAMILY 100kun ee dollar oo sharuda ahed oo u mamada ku xiray oo somalidii ka xanaaqen😡
Aj family DNA ga wuu ogaladay lkn sharuda u ku xiray aya dahir ka hanaajisay farin ayuna u dirty
Просмотров 3 тыс.14 часов назад
Aj family DNA ga wuu ogaladay lkn sharuda u ku xiray aya dahir ka hanaajisay farin ayuna u dirty
Fanaanada Nimco Happy iyo Aj Family oo walaalo noqdeen
Просмотров 43 тыс.14 часов назад
Fanaanada Nimco Happy iyo Aj Family oo walaalo noqdeen
Aj family oo sawiradisi hore la kenay ar somali dhib badana 😂
Просмотров 17 тыс.16 часов назад
Aj family oo sawiradisi hore la kenay ar somali dhib badana 😂
Aj family oo cadeeymo cusub laga kenay iyo will rer Nairobi ah oo xaqiqda shegay
Просмотров 8 тыс.16 часов назад
Aj family oo cadeeymo cusub laga kenay iyo will rer Nairobi ah oo xaqiqda shegay
Aj family oo diiday in laga qaado DNA iyo rer putland oo dhahay waa in u is cadeeyo
Просмотров 6 тыс.19 часов назад
Aj family oo diiday in laga qaado DNA iyo rer putland oo dhahay waa in u is cadeeyo
Aj family walashis oo so hadashay iyo dahir alasow oo cadeymo kale kenay
Просмотров 14 тыс.21 час назад
Aj family walashis oo so hadashay iyo dahir alasow oo cadeymo kale kenay
AJ family sababta u ushegtay rer putland watana ila dawo
Просмотров 7 тыс.21 час назад
AJ family sababta u ushegtay rer putland watana ila dawo
Aj family oo laga kenay cadeeymo cusub dadkana waxay isku raceyn in ay tahay hoyadis
Просмотров 23 тыс.21 час назад
Aj family oo laga kenay cadeeymo cusub dadkana waxay isku raceyn in ay tahay hoyadis
Cadnan model bahdilki ku dhacay oo ay dumarland ku farxen 😂
Просмотров 12 тыс.День назад
Cadnan model bahdilki ku dhacay oo ay dumarland ku farxen 😂
Sundus ayanle iyo amiiro qurux in ay is dagaleyn maxaa ka jira
Просмотров 9 тыс.День назад
Sundus ayanle iyo amiiro qurux in ay is dagaleyn maxaa ka jira
Gabar u gaftay hijabka oo lugu kacay
Просмотров 21 тыс.День назад
Gabar u gaftay hijabka oo lugu kacay
Sundus ayanle iyo amiira qurux dagalkoda maxaa sababay iyo Xalada team27 rer TikTok maxay ka dhahen
Просмотров 45 тыс.День назад
Sundus ayanle iyo amiira qurux dagalkoda maxaa sababay iyo Xalada team27 rer TikTok maxay ka dhahen
USA 🇺🇸 OO AQONSAN RABTA SOMALİLAND ILA DAWO
Просмотров 97014 дней назад
USA 🇺🇸 OO AQONSAN RABTA SOMALİLAND ILA DAWO
Musa bixi oo lugu yeri ma caqbali kartit natiijada dorashada iyo rer kulmiye oo calanka somali weyn.
Просмотров 7 тыс.14 дней назад
Musa bixi oo lugu yeri ma caqbali kartit natiijada dorashada iyo rer kulmiye oo calanka somali weyn.
Casho yar oo exkedi uso jawabtay iyo hoyaded oo dhahday casho oo faraxsan ma arki dontan
Просмотров 4,5 тыс.14 дней назад
Casho yar oo exkedi uso jawabtay iyo hoyaded oo dhahday casho oo faraxsan ma arki dontan
Zaki binu xaaji oo fananita somaliyed baaq u diray oo ku aday hestii madhiban waa madaxda somal
Просмотров 25 тыс.14 дней назад
Zaki binu xaaji oo fananita somaliyed baaq u diray oo ku aday hestii madhiban waa madaxda somal
Amiiro qurux oo lo aflagaadeyay ceyda dartis
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
Amiiro qurux oo lo aflagaadeyay ceyda dartis
DEG DEG GEERIDA SIILAANYO OO LIISKU DAGAALAY & DADKII 00 KU ILMEEYAY AASKIISA
Просмотров 1,1 тыс.14 дней назад
DEG DEG GEERIDA SIILAANYO OO LIISKU DAGAALAY & DADKII 00 KU ILMEEYAY AASKIISA
Amiiro qurux oo tiri wan ogalnahay in raga 4 gursadan iyo dumarki oo taageray
Просмотров 2,6 тыс.14 дней назад
Amiiro qurux oo tiri wan ogalnahay in raga 4 gursadan iyo dumarki oo taageray
Rayan bajaj qofkii so qarxiyay oo laso ogaday cod sir
Просмотров 18 тыс.14 дней назад
Rayan bajaj qofkii so qarxiyay oo laso ogaday cod sir
Donald trump somalida maso celin dona ?group5 ma joojiyay iyo arimaha qaxoitiga ila dawo
Просмотров 1,1 тыс.14 дней назад
Donald trump somalida maso celin dona ?group5 ma joojiyay iyo arimaha qaxoitiga ila dawo
NINKII MSS UNSII OO DIL KA BADBAADAY NAİROBİ
Просмотров 93114 дней назад
NINKII MSS UNSII OO DIL KA BADBAADAY NAİROBİ
Mansha allah koko bulle nolow qof nol aya tahey hada macan gabar fcn o xaqeda ugudi karo iney dhashey ayan makhrati ka ahey waxana kuleyahey rag badan ayana kafican tahey wlh e nolow wanag ayan kugu ogahey waliga nolow o guleyso markasta anaagana garab kaga ayan nahey horey usoco
Queen of malaysia sundus ayaanle is queen
Waa saxanthy dhaafa gabadha
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Abaal ragay ragga baa leh ka soo deg degayn dumar baa leh 🎉🎉❤ ManshaAllah ❤
Wale ani umadan ani waa layabay waxa baxsatay ma in lagu shega mise wa wax ilahay dartiisa ubaxsatay mise hala ishego wye muhimada cawinad si qaldan unfahten 🤔
Allahu akbar allow xaqa na fahansiii dhamantin hooyo lugahedaaa aye janadu ku jiran eee garo
Qofkan jaqalada waweyn waxa laga wayey war cebaha dadka wa la astura ila u marki dambe ka so xirtey nin ay ilmo ader yihin Facebookgag gala family pictureskaga o so urursana isagana wa Ka dabo kenen wax alla wixi la dhashay ay so dadiyen wadan la isku dacweyn karo u joga qofka caqidadiss ilaa afkisa ka dhaho mushrik ban ahey wa gaal ma dhihi kartid
Sudxaanallah😢
Hooyo mcn hadi la qancin wax ba jiro lakin somalida ayada cadeyneso xogta keneso waxa jiro mamadas murugada allah ka dulqado wa dhibtoda yarkan dadka ka walayo mesho jogo sharci ka jiro asa qabanayo
war waa kii hore weyna shegty lakin hadeey dhiiqo gashay waxaan gilisy amiiro iydoon heeyn wariye bey dhiigo gilisy waa tan
Nin sheydaan ah oo is qarinaayo ma gabar Somali guursan karo. 😂
That is why you should never help anyone
Raxanweynimo Ayaa Idinka Hadalsiineysa Laakiin Allah Ka Baqa. Subxaanalaah
ILAAHAY BAAGAARSIIYAY IYADAANA ISGAARSIISAY❤❤❤
Cayaata qurux wey u mad Elisa’s Indiris bey ku digrin leheed war gabadha iska daaya subxaanallah
Muulimine wuu ka tegay hooyadii wuuna siibalamiyay
Kkkk Aj hooyo kama maqna waana idin diidey ma xoogeysiin ? islaan tabaleysan oo loo jeedo ayey ku leeyhiin ma tabaleysna. islantan afkeeda ayey isku kashiftey. Markey baafineyso oo ay idacadaha u tageyso waa nin ay already ka fiirsatey baraha bulshada. ninkan Aj ah meeshu joogo iyo in uu xaas iyo ciyaal leeyahay.Kaarka dhibanaha iska xoqda ileyen talo kale faro kuma heysiine.
Ilaahay kacabsada
Idinka ilahey ka cabsada oo wiilka in aysan islantan dhalin waa u jeedan, hadana waa isa sii indho tireysaan. Qofna hooyo dhashey ma diido.Film hindigana joojiya.
Daahir dameer miyaad wariye utaqaanaa cawrada islaamka faafinteeda umbuu wariye kuyahay kaasdadka rabihakaqabto
@@MaryamAli-z1s xagee igala qaadey goormanse dhahey daahir waa wariye? Si fiican u aqri qoralkeyga oo wax hubso. Xasbunalaah wa nimcal wakil. Hubsimo la’aanta waa waxa Aj u dabo ordeysaan isagoo idin leh war hooyo igama maqna hooyadey waa ila joogtaa. ee i daaya.
@ adoo u jeeda ayaad hadalkeyga badaleysaa daalimad ayaa tahay. Dalim jisadisu waa naar. Xasbunalaah minak wa min askalik
kafuur dhagax markuu caawinaaya idaris muu caawiyo maskiinta jidadka fadhiyo😂😂😂😂
❤❤❤❤❤sundus mcn
Waa qalad allaha subxana watacala hau mahad celiso cafimat laan hor mar magari lahed allaha umahad celi qofki abal kugala umahad celi jisar hanoqonin allaha swc waxu yiri qofkan adomaheyda umahad celinin aniga imamahad celiyo
WARYAA RUUFYAN AXMAQ YAHOW DAHIR DAYUUS MIYAAD U SHAQEYSAA AJ INEY HOOYADAS DHASHAY MA ADIGAA CADAYN KARA
Naag karti leh waaye ee meeqaa lacag loo aruuriyey oo hadana waxba heysan wey dadaashay naag guri dhisatay oo ganacsi sameysatay waaye abaalna wey u heysaa abaalkaas na ma qasaarin ❤❤
Ileey xaal qaado oo ma adaa huba iney dhashey
Wey saxan tahay yaa ku taakuleeyey lama dhihin oo lacag ku siiyey idiris Waa siiyey taakuleyn laakiin naag karti leh bey noqotay waana u farxad idiris pepe Waa wiil somalida dhan caawiyo ajar alaha ka siiyo ❤
Horta inay hoyadii tahay yaa huba iska dhaafa
Waa been iyo views dahir dayuus iyo duliyada youtuberada ah ay ku tuugsadaan
Arnaagaha qareer badanaa waa qaraarey naasuco xayad kuma dbalinee😮😮😮😮😮😮 Idiris beebe waa ni n wanagsan ilaayuw xafid❤❤❤❤❤❤❤❤
Jisaar wye
Ani Guushaan iyo Horumarkaan AY Soomaali Sheegto. Aanla Yaabey. Waalida Tiktokga miyaaa guul ah?????? Jahliga Waa Mugdi. EE Waxhala Barto. Wa igatalo. Cilmiga Diinta Ee Aakhiro aadku Badbaadayso. Ayaa guul iyo Horumar Ah Soomaaliweyney
Waa runta MashaAllah ❤
Xayat qurux si fiican u dhageysta waxay tiri dad badan ayaa i caawiyey mana rabo inaan hal qof sheego qalbiga idiinka ogi dadaalkana iyada dadaashay waana run wey saxan tahay
Haduu wax fahmaayo allaah wax ha fahamsiiyee hooyadii oo uu halmar dhunkooda uga Khayr badan
naag ilahay qofweyn baatahaye miyaadan dhiman hooyadiis ku tee yaa ku sheegay inay hooyadii tahay
KAN HAWIYE NIICLE😂IYO KAN EELAAY WIIQ😂BEENALAYAAL😂VIEWS😂 BEENAALAHA LUGEEYA!! AJ🎉MEYDNAAN DHALIN🎉XINIINYAHA UGA FUQA!! WIILKA FARTA GO”AN EE BSKAARAHA JOOGA MAAD U TAGTAAN! AJ🎉MAREYKSN BUU JIIGAA MIYAA WAAR BEENTA JOOJI, CANDHO AYUU KU YIDHI BAASTARYOHOW REERKIINU NIN QURUX BADAN OO DHEER MALEH MIYAA??
shukri Dhila majeerteeneey kann eelaayga maalin walba waa daawataa gabdhihiinane waa wasaa maxaad la gubaneey Dani xataa waa jareer isku kee keen baa tihiin😂😂😂😂😂😂😂😂
DHUUUUUSO WEYNE😂XAAR WEYNE😂DHUUUUUDO😂CANDHO CSLASEEY😂!! JAQAAAAAAAQ BAQAAAAAAAAQ! BEENAALE, AJ🎉HADA AYUU KU JIRAA!! ADIGA BEENTADII SOO AF XIDHSNTAY! FOOSTADII ADAY KUGU SOO DHACDAY
Iyadaa udadaashay idiris ayaa u hadlay ayaa halka laso fadhisaten oo halkaa gaadhsiyey naa way dadaasheedaaya
Sax🎉sax ❤sax ❤
Haaaa wlhi sax sax sax sax sax sax sax sax
Maser MA itinka hayoo
Sosial mediyaa dhinacbay karantahay. Markuudhahayo waadhashay. Adimaa. kadhaliyay. Hooyada. MJ. Waajogtaa. Maxaa udulminaysaa?
Walahi Oo Bilahi Oo Talahi Dumar wax Abaal ah Malahan xaqiqatan waa Cadow qarson
Wll sidaa ha odhan waa runteed yaa habeen oo dhan uso jeeda maalin oo dhan usoo daalay waana iyada wayna saxatay ee u fiirso hadalka
Xayaat caanimada aba wax weyn la ah
Hooyada miskiinta ee wiilka ka maqan yahya ha loo duceeyo waa waalid wax dhaley arintaan waxaa soo af jari kara Aj oo DNA iska Qaada hooyadana ay xaqiiqda ogaato inuu wiilkeeda yahay iyo in kale
She is right
Maybe suasha ee fahmin. Lakin dad badan oo lacag haysto. Hormar ma karaan
Aniga caw igu horaysa 😂😂😂
Qoftan ma taqanid😂
Sax waa runtaa Abaayo qufka waa dhaliil kartaa xayaad wey qaldanta hay in eey ku baloogta
Jareer abaal malah najaasta
Adine aqlaq malahid yaadaran marka
Lahjada xataa wey badalatay ar xayadaa dee walalao kulahaa😂😂😂 gushaan iyo cadowgan la sheega ka yabanahay maskiinimada qadka laguso galaa kadib san taag la bilaaba caadi iska dhig gabarey
Somali.abaal.malaha
Muanze fighting mm na ongoja sana team sundus ❤️🔥💯🖕
wey qaldantahay