Sadiiq oo dhahay AJ ilmaha asaga ma dhalin ee nin kale aya dhalay subxanalaah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 дек 2024

Комментарии • 69

  • @Ilwaaadcaday
    @Ilwaaadcaday 7 дней назад +3

    Rageeena soomaaaliyeed qaaalisanaaa❤❤😢😢allow adaa nagabeerey umadaaada dadka ugu qaalisan❤❤❤😢 gabdhaheena iyo hoooyadeena nooxifdi allow nahanuuni allow noodambi dhaaf 😢😢😢 yaarabi wadankeena nabad nooga dhig❤❤❤

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 7 дней назад +1

    Aj caruurta nin kale oo Somali ah baa dhalay naagtu iyadoo ciyaalka wadata buu guursaday

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 7 дней назад +2

    Ha udoodin inkaarqaban hooyadii dulmiyey marar badan ayaa ladhahay carurta qaarmuudhalin

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 7 дней назад

      @@SaluglaSicid asagaa dhalay mu u quuri la dihiin dee waxaan leeyahay carabka aadmiga aloow caano kaaga yeel Aj weye

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 7 дней назад +2

    Waa run isaga caruurta ma uu wada dhalin only 1 ayuu dhaley

  • @adowabdi8625
    @adowabdi8625 7 дней назад +1

    Ninkan qalad ayu kagale carurta AJ haka firsado hadalka nacaska qibradna malaha

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 7 дней назад

    Tan Labaad Aj Caruurtiisa iyo Wiilashiisa Ayaad Jalas Ka Tihiin. Sawirkan Aj Ma Soo Dhigin Waa Xussien Isaga Weydii.

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 7 дней назад

    Sawirka AJ Ma Keenin Waxaa Keeney Xussien.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 7 дней назад

    YAA HADANA ILAMAHA AYAAD UU Soo dhigateen

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 7 дней назад

    Waryaa saadaq ruufyan big ruufyan xusen jaamac baa qaati ka joognaye adigana maku soo darsantay mahubo lkn waxaa la yidhi Aj ilmaha asaga ma dhalin markad leedahay waxaadan hubin sidee uga hadalee ruufyan beenale ah inaad tahay Waryaa camal sameysta Aj haku waalaninee

  • @adanmohamed4164
    @adanmohamed4164 7 дней назад

    Aj maa laga dhamaado ragaan dhan AJ miyay kamasayrsanyihin. Ileen raga masayrkoodu waa waali

  • @amun6894
    @amun6894 7 дней назад +3

    Caasi walid

  • @RewKey-p5p
    @RewKey-p5p 7 дней назад

    Waqtigii Raxaween Layasi jiray brother welcome nagu soo laabo kk

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s 7 дней назад +2

    Ufiirsada dhamaantiin hadaan noolaano xuseen oocebilaah kuriday laooyaya waala arkidoonaa sababtoo ah umadaa ilaah ayuudaba dhigtay dhamaantiina waa danbowden rabiutoobad keena

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  7 дней назад

      Lkn xusen waxuu so bandhigay wax macqul ah maryaney

  • @maryami2299
    @maryami2299 8 дней назад +2

    Ilmaha ma wada dhali qaar buu dhalay nin baa naag taan uga horeeyay xuseen xitaa waa sheegay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 7 дней назад

    Hadii warka lasheegayaa runyahay maaha nin caqli leh waxba xoolaha madhaamo waayo waa ayjiraan caruur soomaaliyeed oo dagaaladii kulumay oo ay reero kale korsadeen. Laakiin kuwa loosheegay in la koriyey oo aan ladhalin way raadsadaan.

  • @canabiinadia
    @canabiinadia 7 дней назад

    Ilmaha hore wiil somali haduu dhalay waa ilmahenii maxaa laga rabaa plz caruurta ka leexda uffff😢

  • @skay134
    @skay134 7 дней назад

    Hooyaadaa ilmaha ka maqan ilaahow u fududee oo qalbiga u qabooji. Waxan leeyahay hooyo anagaa ah oo ragga somaliyeed ah. Anigaa waaji nagakaa saaran yahay oo kuunool hooyo. Hooyo somaliyeed ayaad tahay

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 7 дней назад

    Daahir sheekada waaba dhaaftay maxaa loogu xogana war nin jecleysiga iska daaya oo arinta ma hubnee aan dhexdhexaad ka ahaano runtu way iska imaan yaan la hor ordin😢😢😢

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 7 дней назад

    Aj hooyadiis wuu heystaa sadaqoow caasi in aad tahay ayaan maqlay hooyana waad ka hadleysaa

  • @IfrahQaali
    @IfrahQaali 7 дней назад

    ❤aboowee saxaa🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 7 дней назад

    Nin isagoo sagaalsano jiro ka tagay hooyadiis haduu arinkaas run yahay oo aan waligii soo raadin , qof sagaal jira hooyadii ma aqoon weynin hooyadana wiilkeedii oo sagaal jira haduu ka tago isagoo weyn ma aqoon weyn sidaas daraadeed ninkan hooyadiis waa yaqaanaa hadey maamadan tahay kas ayuu u inkarayaa wiilna u noqon maayee maamadaas hayska sabarato haduu wiilkeedii uu noqdo xitaa nin inkiray wiil u noqon maayo oo waa caasi

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 8 дней назад +4

    Cuqubadii hooyadaa allaha kugu rido talaabadaa qaadabo allaha kugu kashifo aamiin.

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  7 дней назад +1

      Allaha so hanuniya

    • @Halima-h2y
      @Halima-h2y 7 дней назад

      Maxa u habaare ma habara ku leday subxa Allaah allah kacabso adi qaqiida ma o gide

    • @zahraabdullahi3008
      @zahraabdullahi3008 7 дней назад

      Adiga habaarkas yuu kugu dhicin

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s 7 дней назад +1

    War maceynkartaan eeumada kafariista rabiyuu cadaabka idiinsoodadajin

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 7 дней назад +1

    Ha dodin Waa xarami! Dhilada rag ba ka dhalay!

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  7 дней назад

      Ma doodin Lkn in carurta mesha la keena ayan diidana

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 7 дней назад +1

    Asma Daa'uus Ayaa Sheegtay iyad oo mam malyuun u sheegeysay 1 year ago
    Dad badan ayaa sheegaya in uu dhalay caruurta kan u yar ayuu dhalay ayeey sheegan Somali hadii ay ku daba galaan codka sii qodo

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  7 дней назад

      Hal cunug bas ayu dhalay aya la dhahay

  • @maryami2299
    @maryami2299 8 дней назад +5

    Magaca na Waa badashay markii maamada baafinta bilowday 2 sano kahor

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  7 дней назад

      Mamada markii maqlay in ay radini ayu badashay

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 7 дней назад +1

    Qofka danbi waxaa ugu filan wuxuu maqlaba in uu sheego adiga maxaa kaagalay wuxuu sameyay waar iimankaad beesheen ee ninka ka fuqa wuxuush yahay maxishoodayaashaa

    • @HalimaAbdisalan
      @HalimaAbdisalan 7 дней назад

      adigu wax aad hubto miyaad ku doodeysaa oo ajar miyaa lagaaga qorayaa?

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 7 дней назад +1

    Waa run wiilkaas caruurta ej ma dhalin waxaa uu dhalay kaliya waa hal gabadhaan wiil soomali ah ayaa caruurta ka dhalay iisaga gabdha waxaa uu ku shukaansaday soomaalida isku mid ma ah markaas ayey yeeshay oo tiri hal cunug ka badan ma kuu dhalaayo sidaad darteed ayey xididka shahwada ka sanceysay anagaa la dagan usa

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 7 дней назад

    Ma uu odhan waa walaakay ee ilaahay ka baqa

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 7 дней назад

    Haduu dhalay iyo hadaanu dhalin ball maxaa idinkaga jira isagaa raalli ku ah oo raba. Irsaaqada meel xun idinka gashay ee dadka kadaba hara ummada Waad ka daba laalaadaane. Hooyadiiba hadaanu rabin cidna kuma qasbi karto waxaad badsaneysaan uu dambi
    Hooyo ninkii karaga jannu kategay hooyadaasna allaah qalbiga u qaboojiyo, hadey kuwa kale heysatana allaha ku anfaco

  • @KhadarMohamed-o7m
    @KhadarMohamed-o7m 8 дней назад +1

    Cugan sadiq la dhaha horta maxuu ka raba aj

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 8 дней назад +1

      Waxa somali oo dhan ka rabto ayuu ka rabaa.

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 7 дней назад

      ​@@maryamadam6932somali dhan mxy ka rabta ma ilahy aburay ba qofka ma ladhafo

  • @maryami2299
    @maryami2299 8 дней назад +1

    Ilmaha ma wada dhalin

  • @abaadirjecliyaa5114
    @abaadirjecliyaa5114 7 дней назад

    War ninkaan Sadiiq la yiraahdoow aad & aad baad u qaldan tahay waxa laga hadlayeyna ma aha ilmaha soomaaliyeed ee saqiirada ah waana kuu sharaf daro inaad ilmo saqiir ah oo aan wax kaa galabsan cideey danbi galeena aaney jirin inaad ku sheegto inuu nin kale oo soomaali ah dhalay , doqon , diin laawe ah baadna tahay sababtoo ah aflagaadada ilmaha soomaaliyeed ee saqiirada ah oo aan waxba kaa galabsan aad baad ugu qaldan tahay ( raalli gallin buuxdana sii ilmahaas iyo waliba hooyadood ) , Wallaahi aqasu naas baad tahay topica meeshaan looga hadlaayeyna ma aheeyn inaad u gafto meelna aad uga dhacdo saqiiradaaas maskaxdaadana gali aniga Aj family ma aqaano heeyb & qabiilna lama wadaago , balse aabbe soomaaliyeed baan ahay , waanan hubaa inaadan sadiiqoow aabbe aheeyn , waayo aabbe caruur dhalay nijaasada afkaaga ka timid wallaahi kama imaan laheeyn , ragg oo dhana adigaa ceebeeyey waxba yahay baadna tahay ee illmaha biri ma geeydada ah sharaftooda iyo shaarkooda ka fuq , deg degna raalli galin buuxda hadalkaaga uga soo bixi , cafisna weeydiiso ilmaha aad u gaftay waalidkooda , ninka chanelkan leh ee hadalkaaga nijaasada ah meeshaan keenayna waxaan leeyahay maxaad aflagaadada iyo gefka intaas la'eg ee social media - ha , akhlaaqda , dhaqanka & diinteena suubanba meel uga dhacaya uga jari weeysay intaadan noo soo deynin hadaadan adigana la mid aheeyn ninkaas saqiirada & hooyadood ku xad gudbay ? Ogoowna waxaad la mid noqoneeysaa ninkaas gefkaan afkiisa uu ka yimid isku danbi baadna wada noqoneeysaan aduunyo & aakhiraba waayo adigaa ku garabsiiyey gefkaas oo in malaayiin dad ah ineey maqlaan ka masuul ah , hadalada noocaan oo kale ahna oo aad soo gudbisaana ogoow ineey kuu horseedayaan in dhamaan shacabka soomaaliyeed ee kugu xiran mid Aj family haaysta & mid taageeraba aay dhamaantoodba isku aragti kaa qaadan doonaan oo chanalkaagana aay dhamaantood subscribe ka kaala laaban doonaan waliba si deg deg ah , sidaa daraadeedna adigana waa inaad raalli galin aad siisaa illmahaas saqiirada ah iyo hooyadii dhashay oo chanelkaaga loogu gafay ogolaanshaagana uu gefkaas halkaan ku yimid / wscww

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 7 дней назад +1

    😆😁😁😄😃😃😃😃

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff 7 дней назад

    Hadana ma waxaad keenteen waa photo shop somaali dambigooda xagee lagu qaadi yaab

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 7 дней назад

    Adigana Dollar Ayaad Soo Qaadatey Sorry

  • @marwanyusufhassan8250
    @marwanyusufhassan8250 7 дней назад

    War ka hara ninja ragga.

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 7 дней назад

    😂😂😂😂😂hasan farey waxa lo gudbina police America arintan ayaga xalin karano

  • @SacdiaSacdia-w8q
    @SacdiaSacdia-w8q 7 дней назад

    Saadaq wuuca deeystay in kuu qaraarsan ya hay maxaaqaldan

  • @LJama6119
    @LJama6119 7 дней назад

    Iimaansada dadkiina ninkaas waa nin hooyo, aabe iyo tol ilaahay siiyey. Yaa sameeyey sawirka? Qofka sameeyey photoshopka farta ma sameen waayey?

  • @bahdoontaakoy
    @bahdoontaakoy 8 дней назад

    Sadiiq wuu qaldanyhay

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 7 дней назад +1

    😂😂 SUBXANA NINKAN XUSEN LA DHAHAYO QOFKOW DABO KACO BALAYA DABA KACDAY MA ASAGI AYABA CIDA MA REER FAREEYA KULA 😂😂😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 7 дней назад

    CADNAN YARE NAAGTA NIN HORE OO SOMALIYA AYAA SO XUMEYAY OO CIYALKA KA DHALAY CUNUGA UGU YAR AYUW DHSLAY 3 WIIL OO KALE NIN SOMALIYA AYAA DHALAY WALASHEY ILA DHALSTAY AYEY DARIS AHAN JIREN NAAGTA MARKII WIIL SOMALIGA QABI JIRAY WUUWNA XUMEYAY KADIB AYA AJ GURSATAY HAL WIL BIS U DHASHAY ASAGA INTA KALE NIN KALA DHALAY 😮

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  7 дней назад

      Haaa ani ma ogen waxan u maleyn jiray in u asaga dhalay kuli thank u I never knew

  • @MaryamAli-z1s
    @MaryamAli-z1s 7 дней назад

    Waryaa toobadken dameeridhaan raacday hanoqon

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 7 дней назад

    😂😂😂😂 WEJI FIRINMBI😂AJ🎉VIEWS , XAARAAN AH AYAAD KU CEESHTAA! SUN IYO WAABAY BAAD KU QAADI!!

  • @bahdoontaakoy
    @bahdoontaakoy 8 дней назад

    Ilmaha asaga Aya dhalay

  • @maryami2299
    @maryami2299 8 дней назад +1

    Ilmaha saga kuli ma dhali qaar nin kale baa dhalay