AJ FAMILY DHALINAYARADI BANOONIGA LA CIYAARI JIRAY WASHINGTON SIR WAYN QARXIYAY XOGTISA DHAN LAKENAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 дек 2024

Комментарии • 111

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP День назад +10

    This "say walahi" kid is telling the truth. I Believe everything he said..

    • @MohamedAli-w2i3j
      @MohamedAli-w2i3j День назад

      You don't need to presuade people to believe what he said

    • @HERSIGROUP
      @HERSIGROUP День назад

      I'm just sharing how much his message resonated with me. No persuasion needed-everyone's free to form their own opinions. If that bothers you, that's on you.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 дня назад +8

    Waxii run ah Alle ha soo bixiyo.

  • @fahmoaadan7802
    @fahmoaadan7802 День назад +4

    Qofka dhaartey Qofka aamini waaya ka daran.Qof been kuma dhaaranayo. Ninka xasan farey calool adagaa wlhi haduu ka soo laaban arintaan aay sax tahay kuwuu korinayo baa isagana ka cararayo aduunka xaqa waalitka wuu soo dag dagaa aduunka korkiisa laga iqaabayaa iyadoo tii aanqiro la gaarin. Illahow ha naga dhigin kuwa waalidkood uqubo ka galo caruurtana baari naga dhig.yaa allah 🤲🤲🤲

  • @MulkiMire
    @MulkiMire День назад +1

    Alaaha so hadadey wixi qeer ah alaaha wafajiiyo❤❤❤❤❤❤

  • @ashawarsame1662
    @ashawarsame1662 День назад +3

    Munaafiqiin Jaahiliin ah ayaa tihìin somaliyey illaahay ha xishooda horta

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 День назад +1

    AJ he use to work at QFC on rainier ave south night shift Seattle Washington

  • @بنتخالتي-غ4ل
    @بنتخالتي-غ4ل День назад

    Naeema bring cml banaanka waa gaalo mediaha waa maashalah 😅

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy День назад +1

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA

  • @sadiyadavis8384
    @sadiyadavis8384 День назад

    Somaliyay Danita mad island days ion subhanallah

  • @deqamohamed8960
    @deqamohamed8960 День назад

    Say walaahi kid never lie at all wiilkaan yarkaah mooryaan buu lahadlayaa
    Dadka wiilku uwaramaayo waa dad aad iyo aad uxun waaye
    Sharci maaha inuu iin sheego magaceeda waa qalad.

  • @xaawo1
    @xaawo1 День назад

    Aj familly waa la yaqaanaa ee ilaaheey ka cabsada bilaa caleek

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 День назад

    Maseyr baa idin haya iyo Majeerteen naceyb war ilaahey dadkiisa ka xishooda

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 8 часов назад

      Siiljeerteen maxaa laga nacebyahay dhabayaco ayaga ba Nabar ku ah umada somaliyeed ee muslimka. Qaniis dhilo gaalinomo isir naceeb somali baaba reerka looguyimid

  • @muxuboafraxcawale6307
    @muxuboafraxcawale6307 День назад

    Allaha Sahalo wiilka waa baadi

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 День назад +1

    Waxa la qarinaaya waa qarxis ee maamadaan wiilkeedii Allaha u sahlo miduu yahayba koba wax baa qaldane

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy День назад

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 День назад

      wllo aniga 2 qabil mina mayhi lkin waay kugu dhici karta taan labad majerten waa qabil baladhan 1 qof u dhutin mayan qolada kale sidaso kaale 1 qof u dhutin mayan inaad fahanto ayaa laa raaba mala adiga cudur qabil kugu dhacay hooyodanina waa hooyoda yoo kaale maarka sheekadu qabil maa taagne waa hooyo hadi see u isku kaalson yahay miyu dhiiga iskaa qaado

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 День назад +1

    Allah sahalo umurah

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 День назад +2

    Subxaahll 😮😮😮 1:53

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 День назад +1

    Waxa yaaba ah reerkan raxweyn oo kudhagan wiil eeysan dhalin oo cadeyey insane raxanwey aheen.mey faraha kaqaadan.fadexo ayey kutahay nin kacaraya shegashadooda iney qafiyad weyn kadhiganmeel walbo eey latagnaadan waa wilkeni naga dhimey.😮

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux День назад +3

    Sxb dadkaan aad run ma rabaan
    Ayaka ayaa ka waalay ninkaan aj
    Ninkaan hadancadeynta wada wuu mahad san yhy
    Lkn dadkaan iyaka oo og in xataa qabiilkooda uusan aheyn ayey hadana ku dhagan yhin
    Dad ilaahay ka baqa ma ahan

  • @ibrahimsooyaan5071
    @ibrahimsooyaan5071 День назад

    Ilaahay.ka.cabsada.oo.ka.baxa.famliga

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 День назад

    Aj family abahii askari sarkaal bu ahaa meelo badan ka shaqeynayey ilaa bakool beydhabo ani wan maqley muqdisho bu ku dhashey af mayga inu ku hadlo wax macro ma sheego mida kale wiilkan waxu yiri muqdisho bu ku dhashey wa sax wu ku dhashey aj family hooyadii wiilka ka dhumeyna waxay ledahay buurxakabo baadiheda ayan ku dhaley sey sheekadan isku qaban karan beenta intaas leg a la sheega somaaliyey wax hubsada labadan reer ayey arinkan u dhaxeysaye idinka ha xadgudbina

  • @HasinoFarah
    @HasinoFarah День назад

    Waa jilicsan yahay wiilka yaan la bursan ee tartiib haloola hadlobabliga haga daayo

  • @naphillaafrica4031
    @naphillaafrica4031 17 часов назад

    Lacagta maxakamada inaga ayaa dhibayne ee accounti u fura

  • @boqordagedo1655
    @boqordagedo1655 День назад

    murug dartisa gar kiyuba iska haben la yahay xasan o nag galu qaba sas ayu u didaya hoyadis runta ah

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 День назад

    Aniga aya kadi ah waxana isku araki jiranay Bgika kunyaalo 6Neribi nin ka hadalayo iyo aniga wan naqana

  • @kismayo612
    @kismayo612 День назад

    Saxib ninkan maxin under age his over 21 years that means he has a right to say I’m cleaming s as anybody has a family so stop abusing anybody

  • @Gmaaad
    @Gmaaad День назад +1

    Views bay kuraadiyan nagta anigaba waka shakiyay

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b День назад +1

    Kuwa muslimka ku dhashay ayaa surwaal xirta timahana qaawiyaan

  • @Jamadjano
    @Jamadjano День назад

    Dhaliyara iyagaa saxiiba

  • @Ubaxnimco
    @Ubaxnimco День назад +1

    WAR ALLE KA BAQA 24 SANO AAN AQAANAY WIILKAAN ,
    MAAMADA MAREEXAANKA AA KORSANAYSAY WAANA WIILKAYGA AY DHIHI JIRTAY WIILASHA IYO GABDHAHA LA DHASHAY KULI WAAN AQAANAA TANKALE NINKA DHAHAAYO RISPONSER AY HOOYADA KU KEENTAY BEEN WAAYE MAAMADA MA KEENIN RISPONSER GOONI UU KU IMAADAY LAAKIIN MARKAY DHALAYSAY ANIGA MA OGEEN ABSHIR AA LA DHIHI JIREY WIILKA LA SAWIRAN MAAMADAA DHASHAY YARAANKOODII WAAYE

  • @fatomoosman8342
    @fatomoosman8342 11 часов назад

    Maxaa wiilka u handadeey qasab miyaa inuu familkiisa dhaxgala qasab miyaa bolooniyeey isla cayaari jireen ma aha miskiika inaad af jigtaan

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 День назад

    AYADOO TUKANEYSA BAAN ARAGNEY HEY !!!

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 День назад +1

    Runta haday khalqiga k qorsoontahay khaliqa ayeyna ka kharsonayn, wiilkan hadalkiisa waxuu u egyahay inuu xuman wilka u qabo because maba yaqan reerka korsaday gabadhii ayuu cay ugu dhaqaqay bal ma danbigeda saaran

  • @Jamadjano
    @Jamadjano День назад

    Iyagaaba Isla ciyaara dhaliyarad

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 12 часов назад

    Tarting soo dhuuntee ee hoyadii u tagee

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 День назад +1

    Wiilkan waa runtii laba waji ayuu ku joogaa social media waayo sida uu u kibraayo USA dadka hantida haysata ma tusaan noloshooda dhabta ah. waar wiilka waxba ma durayo been kuuma sheegaya waxa uu ogyahay ayuu sheegayaa. laba sano dadka ila shaqeeyo magacooda ma aqaano labo sano ayaan meel la joogaa America aad laysuma dhex galo.

  • @NuurAdoow
    @NuurAdoow День назад

    Ilaa ya

  • @fosiyaseid1403
    @fosiyaseid1403 День назад +1

    Subxaana llaah

  • @al-xikmaprimaryschooljalam44
    @al-xikmaprimaryschooljalam44 День назад

    waxa uu sheegaayo anigu ma,aanan fahmin waxaa fiicnaan lahayd inuu dhaho hooyadii anaa aqaan haddii kale isagaa yiri maxay tahay maxaase keenay ninka nintaa le,eeg in laysku qabsado waxaan kale oo aan idiin sheegaa meeshaan la dhaho baydhano dadka joogaa maxay yihiin mid milmo asan dhalin sheegata iyo mid hadba yiraahda aabahay ayaan doonayaa isagoo lacag ku doonaaya waxaani waxaad moodaa tuugsi hadda la bilaabay

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 День назад

    Waar soomaaliyeey xasadka yareeya! oo Ilaahay ka cabsada! Ninkaan haduu maamada ka ganbistay oo sax tahay ma waxaad rabtaan in sharciga lagala laabto? Fadlan ka fuqa walaalkaas!

  • @SaynabxaajiMaxamuud
    @SaynabxaajiMaxamuud День назад

    Ninka muslimka ah waa u xalal gabadha gaalada ah yuhiud iyo nasariba waa gursan karan lakin habluhu ma gursan karan

  • @ccazizsalaad6199
    @ccazizsalaad6199 День назад

    Wiilka aad wareysanaysaa laba arinba waa ku qaldan yahaye inuu kamirada furtana wuu diiday tan kale maama aan deris nahay oo wiilkeeda kubada wada ciyaarno oo soo wadakorney hooyadiina magaceeda ma aqaan waa beenlow idinka qofka markaad waraysanaysaan si fiican u dhageysta tan kale gabadha baydhaba joogta oo leh waa walaalkay marbaan waxaan fidiyow ay soo duubtay magaciisa waxay ku sheegaysay maxamed bal taana raadiya

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 День назад

    Wax cad ayaa loo baahan yahey

  • @SamraaOmar
    @SamraaOmar День назад

    Muu si qaas ah ula xariiro hooyadiis macaan si ay hurdada u lado oo ugu ducayso maxaa jira

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux День назад

    War ninkaan
    Aj mar dhaw isagaaba cadeyn doona maamadaan iney hooyadiis ay thy.waana laga balamay iskaga hara fidna wada yaal ayaa tihin

  • @Salamin77
    @Salamin77 День назад

    Shurun shuur.

  • @aminaguled8745
    @aminaguled8745 День назад

    Soomaalidu been kama daasho marba dhinac ha lagalo wiilkaan ha ku aakhiro seegin ee hadalka yareeya aad marba nooc ka dhigaysaan asagaa idinka raayey oo idinka aamusay

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 День назад

    Hoyada korsatay magacedi somalia asha abshi muse abaha koriyey xirsi buur magaca uu iskudhibay magaranayo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 День назад

    Familka hala daayo

  • @Tasnim-j8b
    @Tasnim-j8b День назад

    Adiga magacaa

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 День назад

    Maxaa ka minaa inuu af many ku hadlo dad badan baa af ku hadla oo aan raxanweyn ahayn

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g День назад

    War somaliyey ninka iska daya hadey runtahay hoyadii isagaa radsanayee aman galiya wah

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 День назад

    Weeyan weeyaan😂😂😂 carabka muruq ha iska galin ee af maaygada isga hadal.

  • @duvyaosman8065
    @duvyaosman8065 День назад

    Ninkaan waa xasiid e waxaba ma ogya ' wayo wax an lodiran ayuu ka hadlayaa

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft День назад

    Hooy ninka muslimka ah wuu guursankaraa naag kiristaan ah adeer

    • @shushuprince9149
      @shushuprince9149 День назад

      Yes but she have to convert later not keeping like that for ever because the kids wil impact it

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g День назад +1

    😂 caasi wyn wye ninkan

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 День назад

    Nin xarash uhaayo buu U egyahey Lama aamini Karo hadakaduisa was'n aqaanaa Iyo reerka kagacyadooda Ma aqaano weligeed na naqlin waa fuusto

  • @SeynabDubad-nb6uf
    @SeynabDubad-nb6uf День назад

    Sharciga lagalamanoqonaya because denbimagelin waxa uu orankaraa maan ogan oo reer baa ikorsaday anigu waan arkay dad saa lagu keenay oo mar kay halkan yimaadeen dad koodii raad sadey oo lookeenay

  • @NuurAdoow
    @NuurAdoow День назад

    Waaruntaa sxb

  • @AbdulAli-w4z
    @AbdulAli-w4z День назад

    He is lair 1/00 percentage

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 День назад

    War illahzy ka cabsada qof isagu doortay noloshiisa maxaa .idin dhaba dhigay abid waa dadkii .ugu liitay kuwani shaqo kale doonta ubarya illahay in .uu soo hadeeyo qalbigiisana raxmada waalidka tuso ika dhaafa yaab dhib badanaa shaydaanka ka daridin

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День назад

    Wax aad ka ogtahay ma jiraan

  • @kismayo612
    @kismayo612 День назад

    Why somalida get in people business mind your own business

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 День назад

    Ahmed madobe Ann ku noqono

  • @kaltunmursal5660
    @kaltunmursal5660 День назад

    Waa beentiii

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 День назад

    Wax la arkey oo la maqley ma ahan waxaan. ninkan ku andaconayo in Aj banooni la dheeli jirey, wuxuu sheegayo wax caqliga bini aadamka gali karo ma ahan. Dhaar ayuuna xaf isku siyey. Subxanalaah. diin la’aan weyen ayaa dadka qaar ka muuqata. imankiba Aj ayu ka racey.

  • @Aminaadan720
    @Aminaadan720 День назад

    Qofkan ma fahan tay da hayaaa wuxuu ila cod egyahay blue mekup Camera dana wuu diiday sidaa darteen wax been abuur

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День назад

    Waxa uu shegayo xusen ayuu ka soo maqlay

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey День назад

    😂😂😂 marqaati beenaale markaa furaysid dad aad taqaano dadka aad ku marqaati furayso magacooda

  • @najma649
    @najma649 День назад

    sax

  • @nuurkom8335
    @nuurkom8335 День назад

    yaa idin dirsaday waxbaa la qarinayaa

  • @xaawo1
    @xaawo1 День назад

    Waa fake la soo abaabulay eh waa nin cumar mahamuud waane la yaqaanaa waa reer gaalkacyood ee waa fiyuus raadis

  • @sahraabdullah4830
    @sahraabdullah4830 День назад

    Ninka hadlayoow maxaad u dhaaratay ma adigaa hooyadiis markay dhashay ogaa? Maxaadse kuligiin igu mashquul santihiin . Hooyadiis iyadaaba afka maayga ku hadasha oo reer baydhabo ahaan ayay isku cadaysay oo afka ay ku hadasho oo ugu fudid in ay hadasho waa maaymaay . Reerkiisa nonkaan hadlayo in uu been low yahay adinkaa waad i jeedaan.

  • @fatmaibrahim8216
    @fatmaibrahim8216 День назад

    Runta ayuu she get galmudug

  • @Sahrashey
    @Sahrashey День назад

    SHEEKADAADA NINYAHOOW BEEN EE U EKTAHA. DARIS AAN AHEEN HDDANA MA AQAAN WALAALIHIIS IYO HOYADIIS

  • @mohamudosman9085
    @mohamudosman9085 17 часов назад

    War kan inuu been sheegayo wayska muuqata

  • @calishaaciye7813
    @calishaaciye7813 День назад

    Soomaalidii dalka joogtey ayaaba been ku dhaarto maxaad u maleen kartaa kuwa gaalo iyo diin carishtaan kusoo dhex korey mida kale hadu run sheegaayo camirada muxuu u xirtey

  • @AminaMohamed-x3z
    @AminaMohamed-x3z 2 дня назад

    In eey pamaarka ku parabato waa palad

  • @najma649
    @najma649 День назад

    ninkan been ku xoog weynaa war waxaad hubin haku dhaaran

  • @najma649
    @najma649 День назад

    maba yaqaano afmaay

  • @xaawo1
    @xaawo1 День назад

    Sheekadaan waa fake waleeee

  • @Abdulka12
    @Abdulka12 День назад

    DNA

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 День назад +1

    😂😂😂!! HAHHHHHHHHA!! TOLOW DADKAN HABEEN WALBA BEENTA DHEEGAYMIYAAN(RABBI) XISAABRYN(HAZBUNNALAH)!! TANI WAA BEENTII UGU QADHMUUNEYD😂ABIDEHAHAAAAAAA!!

  • @ardojama6127
    @ardojama6127 День назад

    Beenlow

  • @najma649
    @najma649 День назад

    naago somaali ah oo muslin ah ayaa ba madax qaawan oo surwaal xiran oo meelaha ka niikiyo kuwaas ka hadal

  • @fosiyaseid1403
    @fosiyaseid1403 День назад

    Waxaadan ogeen aakhiradada ha ku ii sanka ayuu

  • @JaweeriyaAli-d6b
    @JaweeriyaAli-d6b День назад

    Waa idin fahameen dadjka midkasta fayuus ayuu raadsanaa aj familkiisa anagaa deris ah waa famiila qurux badan oo la helikarin maashaa allaah caruur qirux badan wiilka lasawiran wuu nool yahay wuu joogaa jaamacad ayuu dhigtaa aj famiilkiisa wey isu eg yihiin dhamaantooda ee allaah kabaq waa lagu xisaabin aj waa wiil nadiif ah oo wax bertey shaqo foocan h eesto guriga uu dagana yahay qiimahiisa hadaad ogaan laheedeen waa kala dhuuman laheedan aj magaalad uu defanyahay waa nin sharaf kulah oo aad loo ixtiraamo waa famiil aad uwanaagsan waa famaali top ah ishabaxarka daahir iyo hana waa labo dayuus allaah kabaqeenin hana 50sanno ayey joogtaa yurub maxey heesata waa zerow marka dadkaam fuusto ayey wataan xaqa ayaa dilaacaayo mar dhow wuun guuleesan aj aj wax dhib maqabo shaqadiisuu heestaa kuwaan qaaaq kuhaayo qaaaq ku haaya insha allah xaq soo baxaayo😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День назад

    Beenaale

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 2 дня назад

    WAR YAA ALLE YAQAN MAXAA KAA GALAY NAGTISA IN AY IS QAWISO IYO IN KALE MAXAA NAGA GALAY

  • @najma649
    @najma649 День назад

    dariskaaga waad taqaan magac yadooda

  • @najma649
    @najma649 День назад

    been loow

  • @najma649
    @najma649 День назад

    war nin yahow iska daa beenta

  • @najma649
    @najma649 День назад

    ninkan been ayuu sheegi

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 День назад

    Xijaab ma xidhato .oo waa gaal imisaa is daday oo wasakhdo .ah oo al shabaaba dadkana dila qaar dadan ayaa tuugooyin ah xijaab ayey idinka raacday diin aan akhlaaq lahayni maaha diin isllaam

  • @buurfuule1omar225
    @buurfuule1omar225 День назад

    Subxaana laah kan beebuu sheegaayaa jiiraan aheeyn hooyasiisana magaceeda ma aqaani kulaha

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy День назад

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy День назад

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy День назад

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA

  • @MohamedSalah-tq9fy
    @MohamedSalah-tq9fy День назад

    EELAAY, MOORYAAN IYO SHURUNSHUUR QAYLADAAN IYO WAXAAN OO IDIL MA MAJEERTEEN NACEYB BAA
    XUMAANTIINA U DHINTA

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p День назад +1

      Mohamedsalah Eelaay ha ku wasto majeerteen waa is ku kee keen adeerkaa Dani waa jareer weyne 😂😂😂