Xayat qurux si fiican u dhageysta waxay tiri dad badan ayaa i caawiyey mana rabo inaan hal qof sheego qalbiga idiinka ogi dadaalkana iyada dadaashay waana run wey saxan tahay
Lahjada xataa wey badalatay ar xayadaa dee walalao kulahaa😂😂😂 gushaan iyo cadowgan la sheega ka yabanahay maskiinimada qadka laguso galaa kadib san taag la bilaaba caadi iska dhig gabarey
Abaal ragay ragga baa leh ka soo deg degayn dumar baa leh 🎉🎉❤ ManshaAllah ❤
aankuwadha salino nabigenna scwscww❤
Naag karti leh waaye ee meeqaa lacag loo aruuriyey oo hadana waxba heysan wey dadaashay naag guri dhisatay oo ganacsi sameysatay waaye abaalna wey u heysaa abaalkaas na ma qasaarin ❤❤
Wey saxan tahay yaa ku taakuleeyey lama dhihin oo lacag ku siiyey idiris Waa siiyey taakuleyn laakiin naag karti leh bey noqotay waana u farxad idiris pepe Waa wiil somalida dhan caawiyo ajar alaha ka siiyo ❤
ILAAHAY BAAGAARSIIYAY IYADAANA ISGAARSIISAY❤❤❤
Cayaata qurux wey u mad Elisa’s Indiris bey ku digrin leheed war gabadha iska daaya subxaanallah
Arnaagaha qareer badanaa waa qaraarey naasuco xayad kuma dbalinee😮😮😮😮😮😮
Idiris beebe waa ni n wanagsan ilaayuw xafid❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa saxanthy dhaafa gabadha
Xayat qurux si fiican u dhageysta waxay tiri dad badan ayaa i caawiyey mana rabo inaan hal qof sheego qalbiga idiinka ogi dadaalkana iyada dadaashay waana run wey saxan tahay
Waa runteed ilaahay baa ubalbalaadhiyay
Waa qalad allaha subxana watacala hau mahad celiso cafimat laan hor mar magari lahed allaha umahad celi qofki abal kugala umahad celi jisar hanoqonin allaha swc waxu yiri qofkan adomaheyda umahad celinin aniga imamahad celiyo
war waa kii hore weyna shegty lakin hadeey dhiiqo gashay waxaan gilisy amiiro iydoon heeyn wariye bey dhiigo gilisy waa tan
Haaaa wlhi sax sax sax sax sax sax sax sax
Ani Guushaan iyo Horumarkaan AY Soomaali Sheegto. Aanla Yaabey. Waalida Tiktokga miyaaa guul ah?????? Jahliga Waa Mugdi. EE Waxhala Barto. Wa igatalo. Cilmiga Diinta Ee Aakhiro aadku Badbaadayso. Ayaa guul iyo Horumar Ah Soomaaliweyney
Waa runta MashaAllah ❤
Xayaat caanimada aba wax weyn la ah
Waay saxantahy diida ma doona
kafuur dhagax markuu caawinaaya idaris muu caawiyo maskiinta jidadka fadhiyo😂😂😂😂
Maybe suasha ee fahmin. Lakin dad badan oo lacag haysto. Hormar ma karaan
Walahi Oo Bilahi Oo Talahi Dumar wax Abaal ah Malahan xaqiqatan waa Cadow qarson
Wll sidaa ha odhan waa runteed yaa habeen oo dhan uso jeeda maalin oo dhan usoo daalay waana iyada wayna saxatay ee u fiirso hadalka
Sax waa runtaa Abaayo qufka waa dhaliil kartaa xayaad wey qaldanta hay in eey ku baloogta
Iyadaa udadaashay idiris ayaa u hadlay ayaa halka laso fadhisaten oo halkaa gaadhsiyey naa way dadaasheedaaya
Way saxantahy no one helped her
Soomali hada gabadha dhiiri galin wax aan ahayn iyo in lacag u ururiseen marka maku sheeganaysaan
Jisaar wye
She is right
Sax🎉sax ❤sax ❤
Aniga caw igu horaysa 😂😂😂
Qoftan ma taqanid😂
Lahjada xataa wey badalatay ar xayadaa dee walalao kulahaa😂😂😂 gushaan iyo cadowgan la sheega ka yabanahay maskiinimada qadka laguso galaa kadib san taag la bilaaba caadi iska dhig gabarey
wey qaldantahay
Maser MA itinka hayoo
Somali.abaal.malaha
Jareer abaal malah najaasta
Adine aqlaq malahid yaadaran marka
That is why you should never help anyone
Hada ma cidbaa abaal ku sheeganayso miyaa 😂😂😂
Idris abal Ka ma rabo walal ahan Ku cawiye hadalka ISKA qurxi walshey ya lagu sirin dadka garabahada jogo views radis weya
Vidio geeda yuutubkuu kujiaa faar ku sooqabta befor after halakeeno😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 idires pe pe iyo nicmo joker wey is iloowdey😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂