Aj family oo la shegay in uu TikTok iskaga baxaya si lo hilmama kiskisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 20

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 6 часов назад

    Raxanweynimo Ayaa Idinka Hadalsiineysa Laakiin Allah Ka Baqa. Subxaanalaah

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 13 часов назад +1

    Haduu wax fahmaayo allaah wax ha fahamsiiyee hooyadii oo uu halmar dhunkooda uga Khayr badan

    • @bishiali1671
      @bishiali1671 12 часов назад

      naag ilahay qofweyn baatahaye miyaadan dhiman hooyadiis ku tee yaa ku sheegay inay hooyadii tahay

  • @CabdifataaxOnline
    @CabdifataaxOnline 2 часа назад

    Allahu akbar allow xaqa na fahansiii dhamantin hooyo lugahedaaa aye janadu ku jiran eee garo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 5 часов назад

    Nin sheydaan ah oo is qarinaayo ma gabar Somali guursan karo. 😂

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 8 часов назад

    Muulimine wuu ka tegay hooyadii wuuna siibalamiyay

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 11 часов назад +1

    Ileey xaal qaado oo ma adaa huba iney dhashey

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 13 часов назад +1

    KAN HAWIYE NIICLE😂IYO KAN EELAAY WIIQ😂BEENALAYAAL😂VIEWS😂 BEENAALAHA LUGEEYA!!
    AJ🎉MEYDNAAN DHALIN🎉XINIINYAHA UGA FUQA!! WIILKA FARTA GO”AN EE BSKAARAHA JOOGA MAAD U TAGTAAN! AJ🎉MAREYKSN BUU JIIGAA MIYAA
    WAAR BEENTA JOOJI, CANDHO AYUU KU YIDHI BAASTARYOHOW REERKIINU NIN QURUX BADAN OO DHEER MALEH MIYAA??

    • @MohamedAbdulkadir-e6p
      @MohamedAbdulkadir-e6p 11 часов назад

      shukri Dhila majeerteeneey kann eelaayga maalin walba waa daawataa gabdhihiinane waa wasaa maxaad la gubaneey Dani xataa waa jareer isku kee keen baa tihiin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 5 часов назад

    Hooyo mcn hadi la qancin wax ba jiro lakin somalida ayada cadeyneso xogta keneso waxa jiro mamadas murugada allah ka dulqado wa dhibtoda yarkan dadka ka walayo mesho jogo sharci ka jiro asa qabanayo

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 11 часов назад

    WARYAA RUUFYAN AXMAQ YAHOW DAHIR DAYUUS MIYAAD U SHAQEYSAA AJ INEY HOOYADAS DHASHAY MA ADIGAA CADAYN KARA

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 13 часов назад

    DHUUUUUSO WEYNE😂XAAR WEYNE😂DHUUUUUDO😂CANDHO CSLASEEY😂!! JAQAAAAAAAQ BAQAAAAAAAAQ! BEENAALE, AJ🎉HADA AYUU KU JIRAA!! ADIGA BEENTADII SOO AF XIDHSNTAY! FOOSTADII ADAY KUGU SOO DHACDAY

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 11 часов назад +1

    Horta inay hoyadii tahay yaa huba iska dhaafa

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 11 часов назад

      Waa been iyo views dahir dayuus iyo duliyada youtuberada ah ay ku tuugsadaan

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 8 часов назад

    Kkkk Aj hooyo kama maqna waana idin diidey ma xoogeysiin ? islaan tabaleysan oo loo jeedo ayey ku leeyhiin ma tabaleysna. islantan afkeeda ayey isku kashiftey. Markey baafineyso oo ay idacadaha u tageyso waa nin ay already ka fiirsatey baraha bulshada. ninkan Aj ah meeshu joogo iyo in uu xaas iyo ciyaal leeyahay.Kaarka dhibanaha iska xoqda ileyen talo kale faro kuma heysiine.

    • @AminaAli-q8z
      @AminaAli-q8z 8 часов назад +1

      Ilaahay kacabsada

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 8 часов назад

      Idinka ilahey ka cabsada oo wiilka in aysan islantan dhalin waa u jeedan, hadana waa isa sii indho tireysaan. Qofna hooyo dhashey ma diido.Film hindigana joojiya.

    • @MaryamAli-z1s
      @MaryamAli-z1s 7 часов назад

      Daahir dameer miyaad wariye utaqaanaa cawrada islaamka faafinteeda umbuu wariye kuyahay kaasdadka rabihakaqabto

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 6 часов назад

      @@MaryamAli-z1s xagee igala qaadey goormanse dhahey daahir waa wariye? Si fiican u aqri qoralkeyga oo wax hubso. Xasbunalaah wa nimcal wakil. Hubsimo la’aanta waa waxa Aj u dabo ordeysaan isagoo idin leh war hooyo igama maqna hooyadey waa ila joogtaa. ee i daaya.

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 6 часов назад

      @ adoo u jeeda ayaad hadalkeyga badaleysaa daalimad ayaa tahay. Dalim jisadisu waa naar. Xasbunalaah minak wa min askalik