FADEEXO AJ FAMILY SIR IYO XOG YAAB LEH OO LA HELAY ADIGAA YAABI DOONO MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 159

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 День назад +6

    Daahir duomidiid tahay guuleyso xaawi dadka masakiinta ah codkooda meel dheer gaari karin ilaahey ha ku naxariisto aduun iyo aakhiro ilaahey ha ku barakeeyo❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 День назад +2

    Hooyooy la,aantaa aduunyada ma joogeen hooyo fadumo raali ahow xaqa waa imaanaa inshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 День назад +2

    Daahirow aduun iyo akhiro nabad ku waar aamiin ❤❤❤❤

  • @hodanish3768
    @hodanish3768 День назад +1

    ❤Hoyo fadumo❤ insha Allah gushuu adii ku dabenee Qalbiga Ale haa ku qabojiyoo hoyo mcn Fadumo❤

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 День назад +2

    dahir walaalkey xooga sar hooyo fadumo ariimaheda guleyso dahir ❤❤❤❤

  • @Miidan5
    @Miidan5 2 дня назад +5

    Xusein iyo daahir waa dad wax ku ool ah allaha noo daayo.

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 День назад +2

    masha allaah thank you abaayo guleyso Hooyo Fadumo ❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад +9

    AABO DAHIR HANA JIRA O JOGA KU WARA NABAD NOLOL CAFIMAAD WE LOVEEEEEEEEEEEE👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 2 дня назад +13

    Daahiroow inta kunecban lugta hoosteeda insha allah

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 дня назад +2

    Ziyaad barre libaax buu ahaa koonforta barkood wuxuu yiri isheegta
    Very strategic.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 дня назад +3

    Daahirow inaga daris ahen baydhabo wax gooni u raadsanayay majirin raxawenta intey ku fiican yihiin malahen wax yaabaha hawiye io daarood weey dhicikartaa qof iska baqo balse wax ugaarsi majirin balse ninkan wax uu idindhahay hadaan rabo idin marabi ayaan idin dhikaraa majerten ayuu love ku yahay

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 2 дня назад +1

    Hawiye Ma layn jirin Yantaan Daaroodna Ma layn jirin Yantaar Ee Raxanweyn Ayaa Yantaar lay jirey Oo Dhihi jirey Yantaar Waa Daarood❤

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Wax maqley Siyaad bare ayey la shaqeyna jireen

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 2 дня назад +4

    Yaa Allah mamadaan u gar gaar
    Nin aad dhashay oo aan ku rabin
    Goes around cames around
    Caruurtiisaa ka jaraayo wuxuu kaa jaro
    Wlhi hadii uusan saas wax udhaamin

  • @AsmaAbdi-j4k
    @AsmaAbdi-j4k 2 дня назад +4

    Dahir bila hor dad nagadhegtee

  • @mahmoudshiikh336
    @mahmoudshiikh336 День назад +1

    Fanax waxkasta wuu ogyahay lkn ma rabo inuu xaqa u hiiliyo

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 дня назад +3

    Maantaad ugu xigmad fiican tahay

  • @Selma-p2m
    @Selma-p2m День назад

    Daahir xaqiisa ayaa sobaxay❤❤❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 дня назад

    (RABBI) UMMADA HAKAASOO DHEX QABTO!(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲DULMIGA (RABBI) MAJECLA!

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 2 дня назад +4

    C/casiis Really waan aaminaa aniga reer tiktok ma aaminaayi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад +4

    EEY JEEY HADU DACAD YAHEY MOOW QADO DNA MARQATI LEH

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 2 дня назад +4

    Ilaahey Hasoo Hadeeyo Ninkas waa caasi waalid😢😢😢😢

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 2 дня назад +2

    Ninkaan AJ, mamma Faduma AA dhashay waa cadahay just waxa ku filan AJ in uu keeno hooyada uu sheeganayo iyo aabihiis, si live.
    Laakiin ma keenayo.
    Waayo waa beenloow.

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 День назад +1

    Arinkan waa Arin Cajiib ah Family Ninkan wax weyn baa ka maqan Caadi maaha Waligay sheekadan oo kale ma maqal war kuwa Xataa Gaalada waalidul caasiga ah xataa sidaas Uma dhaqmaan

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 День назад +1

    Marka dadkan qabyalada Daahir ugu buuqayo mey ugu hiliyan qabyalada mamdan wilkeda radine so ayaduba Darood ma ahan 😔

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 2 дня назад +2

    Waxaan kayaabay nimankan raxan weynta ah maba hadli yaqaan fanaxa iyo midkii kale caac badana si toos ahba uma hadlayaan ila meereyso bes ayey wadaan 😢

  • @fadumarashid
    @fadumarashid День назад

    Yaab daahir oo maanta qabiil ka dayriyey cajiib aabihi qabiilka maanta dhageysta daahir

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg День назад

    Mash allah❤❤❤❤❤

  • @Miidan5
    @Miidan5 2 дня назад +1

    sax aj ma kashifin ccasis oo reerkaan wiil ayaa ka maqan buu kaliya ku baafiyay.

  • @AxmedcabdulaahiAxmed-e6k
    @AxmedcabdulaahiAxmed-e6k 2 дня назад

    Yintaar waa dad daarood ah waana geri koombe arintaasi waa caan❤❤❤❤

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 2 дня назад +2

    War wiilkaas hooyadii in ay tahay Mama faadumo tahay waa og yahay ee Marabu ee iska dhaafa waa habaaran yahay

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 дня назад

    Oo eeleyda daarood xirfad bartey tuugsi meey ahayeeen. Waa soo dhaweyneyna kk aj damilyvy la xariira hooyadiin.

  • @rashkaali5087
    @rashkaali5087 День назад +1

    Ninkan Aj family aniga waxaan aaminsanahay in uu yahay Jareerweyne ama meel un ka soo galo Jareerweyne , marka aan fiiriyo ilmihiisa ay u dhashay Gabadha cadaanka ah ilmihii Waxay noqdeen mushakal, Halka qofka Somalida kale ah Gabar ama wiil haddii uu guursado cadaan ilmahaas 100% wuxuu u ekaanayaa Cadaanka xitaa lama moodo in African meel ka soo galay , sidaas daraadeed ninkaan waa west Africanka Somalida ah ee talyaanigu keenay Somalia xiligiis gumaysta

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Sax dhiigisa ayaa wax u badan .African waana laga yaaba in uu yahey jareerweyns Soomaali dhan ayaaba jareer ah .

  • @Guul-ou2vx
    @Guul-ou2vx 2 дня назад +1

    Hooyada ha lugoynina laba arin darsado
    1.hooyada HADAY dhashayba NIN Kan Uma SOO jeedo.
    1.hadii aanay dhalina madhalina
    Markaa WAQTI ha Ku luminina

  • @safiyaahmed6112
    @safiyaahmed6112 День назад

    Ascwwb waxaan deris nahay 4 hooyaayin yurub ilmo ku dhalay ku hadlo afka raxaweynka ilmahaadana waa kula hadlaan waana yaqaanaa hooyo walba luqada ay ku hadasho ilmaheeda wey yaqaanaan gobalkey doonto haka timaado ilmo aan hooyadoon af aqoonin ma jiro waxaa tusaale iniinku filan ilmahaan lagu dhaley yurub iyo North America af soomaaliga xagey ka barteen? hooyooyikooda ayaa kula hadlo guriga ayeyna ka barteen marka qofkii aan waalidkii rabin hadana hooyadii aan rabin isagaa og meeshuu u socdo xisaabta allaah agtiisa ayey ahaadey iska daaya hooyadaasna allaah waxaan u weydiinayaa samar jamiil ah iyo inuu allaah xaqeeda u soo dhiciyo inshaa allaah

  • @ifrahshire6839
    @ifrahshire6839 2 дня назад +1

    Ninkaan waaba doqon mana rabo hoyadii. Waana mid nasiib xun dadkaana xaqiiq mahan balse xaqiiqda alaa sosarayo

    • @Miidan5
      @Miidan5 2 дня назад

      sow taan la yaabanahay dunida inta aan joogno waxa aan la qaadan karin maahinoo

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 2 дня назад +3

    C.casiis oo idinka magac dheer haduu halkaan imaado wuuba isbahdilaa

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Sheeko 😹😹😹

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Maxkamadaan Hassan Shiikh iyo Ahmed madoobe ayaaba loga yeeri sheeko .Daahir MashaAllah Tabaraka Allah waa nin dulqaada badan

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 8 часов назад

    Asc boqorka waan kusalaamay

  • @makohussien4034
    @makohussien4034 День назад

    Walaahi waa run

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg День назад

    Amiin amiin❤❤❤❤❤❤❤hoyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 23:29

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад +3

    XASAN FAREEY SHARCIGA HA LA HORGEYO

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 День назад

    War sidiii Netflix cml ayaan udawada Movei laga samayn kara Serei or show magaciisa waxa waaye the black Boy lost🦸🤌🏿

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад +2

    FANAX MEQA LACAG AYU KU QATEY INJ U KALA EXDO HOYOYINKA OW U EXDO MID BENLEYA

  • @MadinaMahmoud-gt5hg
    @MadinaMahmoud-gt5hg 2 дня назад +1

    War dahir allah ka cabso

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 дня назад +1

    PUNTLAND WEYJIRTEY WALIGEED OO ADUUNKA OO DHANBA LOGA YAQAN
    ILA IYO FIRCOON WAKHTIGISI.
    PUNTLAND DHULKI UDGOONKA
    😂😂😂 ILA HADAN WEY JIRTA
    AJ AYA AMBASSADOR KA U AH🎉❤

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Haye faanka reer abtigey bilad ayaa lagu siiyey 😂😂😂

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk День назад

      @Selma-p2m waa intas dhibka iyo maseerka meeshayal,

  • @genihassanibrahimibrahim5733
    @genihassanibrahimibrahim5733 2 дня назад +1

    Daahir calasow waa balaayo loo bàhanyahay

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 День назад

    Ma shaqo waaba markuu waxaas galayo😊

  • @jmmh6274
    @jmmh6274 2 дня назад +2

    ELLAY WAXEY RABAN 🇺🇸 😂😂😂😂😂😂

    • @hawomohamed507
      @hawomohamed507 2 дня назад +2

      Eelaay aday ku rabaan iskeen.

    • @saadiyaibrahim1832
      @saadiyaibrahim1832 День назад

      Yeeku wasin eelayda futudada ka ilaaso😅😂

    • @fifitheexplorer4074
      @fifitheexplorer4074 День назад +1

      Cadi waaaye, Somali maryoleey dhan a raban 🇺🇸, wax weeyn ma ahan, caadi iska dhig.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад +1

    HOYADAAN IYO ILMAHEEDA HADI LA DILO WAXA KA DANBEYA EEY JEEY

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 День назад

    Waxaaso dhan eed sheegayso waxaa looga dheefiyay hawiye xaarwayne

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 День назад

    Daahirow habarta ilmaha AJ soo xad miyaa tiri?.

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 День назад

    Daahir calasow,
    Raali ahow moos masar kama baxo.
    There's no banana Egypt 😂

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 2 дня назад

    Aniga hoyady ayaa ku hadasho afmayga aniga kuma hadlikaro ee waa fahmaya

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 2 дня назад

    Waanka xumahay subaxaanlaah

  • @fardowsacali2642
    @fardowsacali2642 День назад

    Ej allaah kabaq maamada miskiintaa qanci😢

  • @فتحيه-ح1س
    @فتحيه-ح1س День назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭Hooyo mcN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ,🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶

  • @LJama6119
    @LJama6119 День назад

    Walaahi iyo bilaahi uu yiri Dameer Calasow kolay anigu ma aamini karo. Reerkan hadii wiil ka maqan Allaha u sahlo.

    • @naimaadan2635
      @naimaadan2635 День назад

      Adiga dameer ah leave this guy alone..

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 дня назад

    Inshalaaah wlky ❤❤❤❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 дня назад +1

    WAX HAREY MA JIRAN AJ WALALKIS IYO ISAGABA WAA ISKU EGYIHIN MAXAA TALO AH?
    😂😂😂 MEEQO AYA HOOYADA KU HADLIN LUQADA CARUURTA

    • @Nadia-i7n1v
      @Nadia-i7n1v День назад

      Wiilku wllkii ma aha baa la yidhi. Hussein Jama baa soo helay warka wiilkaasna😂

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk День назад

      @Nadia-i7n1v 🤣🤣🤣 walle ma maqli
      Waa yaab hada radinaya Hussein Jama

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 День назад

    Adigaa waxlalayaabo ah wlhi.daahir candhoy

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 13 часов назад

    Naagtaan wariye nima baa ka hadlaaysaaa naayaaa shaqo yeelo daarood haays ka dhigin ok xoog miyaaa

  • @laylaahmed6212
    @laylaahmed6212 День назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 2 дня назад

    Asc walaal qof aan ni rabin, miyaad qasbaysiin. Amaan iska siya fadlan.

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 День назад

    hooyo mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😁

  • @issackfarole2794
    @issackfarole2794 2 дня назад +1

    Walayaloow ninkaan dadkiisa iyo hoyadiis maba rabee maad iska dhaftaan hoyadaasna maay kasoo qaado wiil ka dhintay ooy aasatay axxx axxx axxx ilaahow mamadaas xaqeeda usoo bur buri adigaa boqor ah oo baari ehe

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg День назад

    Sax waye

  • @naimaali2677
    @naimaali2677 День назад

    Maamada hadeey wiilka dhashay meey raadsato why daahir ugu imaane Ilahay Kama baqeysaan dadka dahir dulmiga ku tageerayo

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Sheeko intee ka raadsani dadki dhan.Aj wey kabaqeen ninka u barerey waa .Daahir .

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Ani Xitaa wax u maleynayey in uu Daahir wado Sorry .Daahir

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 День назад

    Naaa wilka nooga hara hooy eelaydaa tihiin cuneeh nogahara wilka

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      May may dhan horta eelay lee u taqaniina 😂😂😂

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 2 дня назад +1

    Soomaalidu waxay tiraahdaa dadkaa cararaaya lama cayrsado eedo duunyo kaa cararaysaa lacayrsadaa haduu idin inkiraayo isagay ku danbayn waa jaanis I haduu ka dhumay mar labaad hadii ilaahay istusay inuu alxadu lilaahi yirashdo bay ahayd

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 День назад

    Dadkan waxaay ku mashqulayaan maxaakagalayna

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 День назад

    Tuug calasow mar ku arkay inuu walaalkiis u egyahay

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 2 дня назад

    Waa maxay Taarwale uu ahaa Aj?
    Waladse waa maxay?.

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 День назад

    Islamahan washay eed fagaraha keenayso

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 День назад

    Ninkaan AJ haduu idin rabin iska daaya

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 День назад

    Dahiroow adiga saw maahan Mooriyaantii na soo qaxisay?Maanta ma adigaa na waanihaayo oo aan ognahay inaa tahay Mooriyaantii 1991😂ADUUNYO GADOON WAAYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад

    EEY JEEY HADU QADO DNA WAXA LA TARXIILA WALIDKA KORSADEY IYO ASAGA

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 13 часов назад

    Tif tif baay a haayeen ogaada eelaay oo dhan waay is qari naayeen

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 День назад

    Ninkan dad ayaa kolba been u soo dhiibaya adiga iyo farxiyo kheire waxaan shalay daawaday klip ayuu soo duubay nin ay jaar yihiin xasan fareey ama AJ wuxuu dhahay wergeysyada maraykanka ayay gaadhay arintaas waa in la xoojiyo qoraalada looga hadlaauo arintaas adiga iyo farxiyo waa inaad xoojisaan arintaas kadib waxaa soo geli doona hay,adaha xuquuqul insaanka waa in la raadiyaa.

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 2 дня назад

    Kalay dadka ma waalan yihiin qof aan ku rabin maa la khasabaa waa yaabe isin ma rabo hadii idin dhahay lhasab miyaa ??

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 2 дня назад

    Daahir calasow adigaba wacal au abahaa meeh

  • @AxmedAbdi-w3i
    @AxmedAbdi-w3i 2 дня назад

    SLC ANIGA WAXAY ILLA TAHAY IN TOBIGA LA BEDOLO NINKAN ISLANIMADISA WAXA LOO QABAN KARO BAAB AMA SIXIR MA JIRTA QOF AMA QOYS MJ KA BAXAY OO CIDODI HELAY SI KASTA HAW DHACDE

  • @jmmh6274
    @jmmh6274 2 дня назад

    ELAAY MAN ALAAY TUUSATO ELAAY 😂😂😂😂😂😂😂

  • @jmmh6274
    @jmmh6274 2 дня назад

    IDINKANA WAXAD RABTAN SOCIAL MIDEA IYO INCOME 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ELAYNA WAXEY RABAN 🇺🇸 IYO SADAQU WA DAD TUUGSATO 😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад +1

    ❤❤❤❤HOOYO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад

    FANAX WA LAGA AQLI BEDIYEY😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 дня назад +1

    Hooyadu wiilkeda ninweyn isagoo ahuu ka dhumee magaraneyso miyaa isguse mahooyadiisuu iloobaa beenta daahir kuumo soconeyso

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 2 дня назад +1

    Indha adeeyga soomaalida wataas War AJ hooyadiis wuu heeeystaa ama qeeyliya ama cabaada qasab miyaa shaqo maqabtiine shaqo yeesha AJ dadkiisa wuu heeystaa baxa wiilkiina doonta

  • @saadiyaibrahim1832
    @saadiyaibrahim1832 2 дня назад

    Ar ma iska dhaaftiinoo ninkaas wah 😂

  • @AyaanMohamed-v4z
    @AyaanMohamed-v4z 2 дня назад

    Hooyo😢😢😢😢

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 13 часов назад

    War naagtaan eelaay daa oo edeb ta daran xoog ma jiree shaqo yeelo qu dhaayda aa leedahaay sheega

  • @RamloNoor-y2b
    @RamloNoor-y2b День назад

    Wiilkan dhib heysto waa inu yasayo cidiisa oona ceeb latahay inu sheegto

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 13 часов назад

    Ok wiilkaan idin rabo ogoow ok adiga shaqo la aan maaatahaay ma xaa rabtaa naaa yaa shaqo yeelo wasaqad baa tahee shaqo yeelo naayaa shaqo yeelo

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 2 дня назад

    Marexaan baa la layn jira waliged Soomali kale lama layn Soomali marexan nacyb bay qabaan ilaahey Nabad masiiyo ayda cuqdada qabta

    • @Selma-p2m
      @Selma-p2m День назад

      Kkk yaa so Aabe Siyaad kama dhalan ani hadda wax aan maqley yantaar isaga ay u shaqeyna jireen marki danbana waa lalaayey .

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 дня назад

    EEGA CALASEEY SIDUU INDHA LEEYAHAY!! MUNAAFAQ! DAALIM AH! MUSIIBO WEY JUGU DHICI KARTAA? WALEE MEEL KUMA MAQNA!!

  • @genihassanibrahimibrahim5733
    @genihassanibrahimibrahim5733 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo

  • @SafiyoCabdirixin
    @SafiyoCabdirixin 12 часов назад

    Dahir wiilka indhihiisa iyo mamada ha lasku fiiriyo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад

    FANAX WA QAIN DAYUSA WEXEY AHEYD INU DHAHO EEY JEEY IYO HABARTA KALE ISKU RACA DNA MARQATI LEH

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 2 дня назад +1

    Horta maxaad doqomo isaga dhigtaan anigu reer bari baan ahay hooyadayna jabuti weye mana aqaani lahjada reer jabuti marka qasab ma ah inaad barato

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz День назад

    Tiisa daryeela tu kale ku dara

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 13 часов назад

    Ok, xoog miyaaa idin marabo kkkkkkk xoog miyaaa idin marabo ogaada nin kaan idin marabo ogoow

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 дня назад

    MUXU XALIN KARA CABDI CASIIS