Aj family oo diiday in laga qaado DNA iyo rer putland oo dhahay waa in u is cadeeyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 дек 2024

Комментарии • 19

  • @Habsanesaid
    @Habsanesaid 10 дней назад

    Waa hoyodis AJ Allah ka hisho walale

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 дней назад

      @@Habsanesaid maaha hooyadiis dhiiga ayaa isu soo jiidi lahaaa haday tahay mida kale Wiilkaan reer ayuu sheegtay oo yiri way nool yihiin waalidkay hooyaday iyo aabahay ilma aderadiis ayaa soo galay live oo hadlay

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 10 дней назад

    Waa,hooyadiis,dadweynaha somaliyed,waamaxkamad,wuudiiday,inlaga,qaado,DNA

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 10 дней назад

    Ilaahow soo hanuuni wiilka subxaanallaah

  • @luulyusufabdulle3929
    @luulyusufabdulle3929 10 дней назад

    Waa hooyadiisa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 дней назад

      @@luulyusufabdulle3929 maaha hooyadiis

  • @Shirwacphotograph
    @Shirwacphotograph 10 дней назад

    Subxanallah

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 дней назад

    alle ayaa og laakiin waa inuu ogalado hooyadi

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 дней назад

      @@mamamuslim1003 hadayba ahayn oo hooyo kale leeyahay ka waran wuxuu yiri Aniga qasab maah waalidkay in aan halkaan keeno

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 10 дней назад

    Wan hooya wan casin sumxan Allaaha

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 10 дней назад

    Sagaaljir,wuuyaqanaa,dadkiisa taasi,waxalamidtahay(ninsoo,jeedo lamatosiyo)

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 10 дней назад

    Alla somalidu buuq badanaa wiilkan AJ haday run tahay uu kalumay reerkiisii madareemayaan miyaa somalidu xanuunka uu dareemaayo wiilku famliguna maxay kahor usoo raad san waayeen baafintiisa 2kahor ayuunbay baafiyeene xagay intatii kale kumaqnaayeen

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 дней назад

      Hada waa lacag doon Mida kale DAAHIR CALASOW ayaa yiri waa wiilkiinii

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 дней назад

    hada kohor asagoo dhahayo anoo lumay ayaa waxaa ibadbadisey gabar reer buntilana reer buntilana waa umahad celina

  • @HodanAbdikadir
    @HodanAbdikadir 10 дней назад

    Supxanalah yaaahuu casi waliid wayo Kas

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 10 дней назад +1

    War Nin kaan waa mj walalkiis ayaa hadlay maamadaana maha hooyadiis oo hooyo kale ayuu leeyahay iyo aabihiis ma rabo media in uu soo dhigo qasab maaha DNA wa haduu ogolaado un miyaa la qasbi

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 10 дней назад

      Hadii oo MJ yahay aaway Hooyadiis aaway Aabihii Aaway eedayashiis Aaway ilma adeeradiis ninkan wax badan ayuu qarinaa Maamada ayaa saxan DNA maxuu u diidaa hadii aanan wax qarineeyn

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 дней назад

      @ waxaas aad sheegaysaan oo dhan ma xoog ayaa lagu raadiyaa hooyadiis ma rabo media in uu keeno iyo aabihiis WUUBA abtirsaday ee raadi videos Mida kale kaalay Aniga ku dhalay ee DNA aan kaa qaado ma aqli baa somali maxaa ka qaldan nin isagu is maamulo aabo ah reer leh hooyadiis iyo aabihiis korsadeen in DAAHIR CALASOW dhaho DNA iska qaad wlhi waa yaab Wiilkaan waa wiil daarood ah Mj ah weliba qoladuu yahay sheegatay hoos u daadagay markuu live aha Aniga arkay wiil at ilma adeero yihiin oo labadooda aabo walalao yihiin ayaa joogay oo hadlay

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 10 дней назад

    Islaantu waxay tiri cudur ayaa ooga dhacay farta isaguna xabad ayaa iiga dhacday ayuu dhahay