Sheekada Sharma boy mar hore ayuu keenay way u socon wayday.Ilhaan Cumar baa ku xigta Qurux ku dhiiglana wuu soo wadaa. Horta hooyadaas Ilaahay wiilkeeda ha u sahlo waa hooyo ilmo ka maqan yihiin.
waa been waligiis ilhaam ma keenayo hadan daahir aqaan laga qurux ku dhiiglena ma keenayo waayo kiiska Aj wuu ka duwanyahay fuustooyinka la riixayo hooyadan mudo ayaa wiil ka maqanyahay laga yabee inuu yahay iyo inuusan ahayn
Ruuneey burada dhabarka ma hadaa lagu soo darey maamada waan dhageystay mana maqale hhh daahir calasow cida aamineysa asagey u taalaa somaalida ilowsho dhowaa ma umulbaa imisa dumar baan aragney oo daahir inta lacag soo siiyey halkaas dadka islaamka ku caayi jirey oo markii danbana ku cadeeyey in daahir soo adeegsadey aaqira war waa jiraa 😢
War daahir waa sheydaan umada lagu soo taagay inuu dad ceebeeyo maahee lagama yaabo inuu islaan wax fiican u sheego hunguriga ayuu si xun u doonaa imaanka lagaa qaad insha allaah
Rumi abayo qof rabi ka cabsada o akhiro xasusan aya wanaga ka shaqeyo dhahir calasow intan arkayo xuman iyo inu fitno awabulo mahane wax kale maba ku arak ALLAH SW xaqa haso saro
Arinta sharma boy anigaa xasuusta naagtas dahir duli ayey u shaqeysaa waa ruufyaanad la hayste ahwaagaasna sharma iyo dahir duli ayaa dagaalsanaa naagtas nahaabada ah in warkeeda la aamino maaha naagtas iyo dahir duli iyo kuwa badan ee qolkiisa ku haysto umada allaha ka qabto
Wlshey farta iyo magaca Aj dahir baa afka u galiyey wlley dahir somalidu ma bartaan miyaa wlley horta soo dhageyso videogii ugu horeyey ee hooyadas wiilka cid bahdili karta ma jirto hooyadasna ma dhalin sabab uu Dna u qaado ama uu cid u qanciyo ma jirto
Maamada RABIGAYGA SWT cunugeed ALLAH u sahlo isana inu DNA la baaro say maamada u qanacdo ileen hooyo waaye way beer nugushahay Somalidana qabyalad baa dishay Xaqiiqda RABIGAYGA SWT og runta ALLAHAYGA SWT ha soo daahiriyo o xaqa haso dilaaciyo
sharma boy waa walkay waa nin cumar maxamuud ah waa wana nin reer xirsiye lkn hooyadis baa ah raxanwayn sharma boy waa nin lawadda ogyahay waayo inuu reer abtigiis raxan wayn yahay waa lagoyahay taas
Mamada in wil ka maqan yahay layskuma hayo lkn maxa diday in hoyada si tos ah ula xarirto o intas o dhan logu dhex jira haday run thy hadan sumcada loga cayaro ayaa laraba
Dahir calasow waxba ma sameenin mamada ooynayso kaliya ayuu caawinaye, video ga si fiican u fiirso walashay hooyada iyo gabadha walashisba waxay leeyihin far baa Ka go,an Wana isku eg yihin, marka caawi hooyadas.
Adigana waxaa lagu gartaa cuqdada badan xinka iyo xiqdiga xaasidnimada warjiraaba caakaro buu iman maxamed harti muxuu dad ciilay oo caloosha Timo ka soo bexeen 😂😂
@Am_abdalla Aniga Waxaa laygu Gartaa Ma Ooyo Ma Baroorto Ma Fanaano Ma Dadka Waan Qaxooti Baan ka Dhigaa Markaan Doono Sidii 1991 Sidaa igu Garo Hoos Fiiri Markaa Aragto Hawiye
C/CAZIIZ really RABIGAYGA SWT ha barakeeyo oo kheyr badan ha siiyo Insha ALLAH🤲💚❤️💯
AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💚❤️
اللهم امين ياربي يارب العالمين🤲😢
Sheekada Sharma boy mar hore ayuu keenay way u socon wayday.Ilhaan Cumar baa ku xigta Qurux ku dhiiglana wuu soo wadaa.
Horta hooyadaas Ilaahay wiilkeeda ha u sahlo waa hooyo ilmo ka maqan yihiin.
waa been waligiis ilhaam ma keenayo hadan daahir aqaan laga qurux ku dhiiglena ma keenayo waayo kiiska Aj wuu ka duwanyahay fuustooyinka la riixayo hooyadan mudo ayaa wiil ka maqanyahay laga yabee inuu yahay iyo inuusan ahayn
Ruuneey burada dhabarka ma hadaa lagu soo darey maamada waan dhageystay mana maqale hhh daahir calasow cida aamineysa asagey u taalaa somaalida ilowsho dhowaa ma umulbaa imisa dumar baan aragney oo daahir inta lacag soo siiyey halkaas dadka islaamka ku caayi jirey oo markii danbana ku cadeeyey in daahir soo adeegsadey aaqira war waa jiraa 😢
Dadaahir iyo naagaha la shaqrysta balaayo ha ku dhacdo waa imaanlaawayaal hungurigu meel xun la galay cuqubo idinku dhacday oo umada allaha idinka qabto oo balaayo idinku dhacday
Dahir waa sama fale kaxisho wlal
Asc
Abayo wiilkan waa will Majerten ah WANs Cumar Maxamud wa Reer Cabdile
War daahir waa sheydaan umada lagu soo taagay inuu dad ceebeeyo maahee lagama yaabo inuu islaan wax fiican u sheego hunguriga ayuu si xun u doonaa imaanka lagaa qaad insha allaah
mansha'llah ❤❤❤❤❤
Masha Allah
Rumi abayo qof rabi ka cabsada o akhiro xasusan aya wanaga ka shaqeyo dhahir calasow intan arkayo xuman iyo inu fitno awabulo mahane wax kale maba ku arak ALLAH SW xaqa haso saro
Daahir calasaw meel.u ku jiro khayrba kma.so.socdo
Arinta sharma boy anigaa xasuusta naagtas dahir duli ayey u shaqeysaa waa ruufyaanad la hayste ahwaagaasna sharma iyo dahir duli ayaa dagaalsanaa naagtas nahaabada ah in warkeeda la aamino maaha naagtas iyo dahir duli iyo kuwa badan ee qolkiisa ku haysto umada allaha ka qabto
Wlshey farta iyo magaca Aj dahir baa afka u galiyey wlley dahir somalidu ma bartaan miyaa wlley horta soo dhageyso videogii ugu horeyey ee hooyadas wiilka cid bahdili karta ma jirto hooyadasna ma dhalin sabab uu Dna u qaado ama uu cid u qanciyo ma jirto
Marka walaashey sheekadda meel aysan u socon ha u Jeddinin.
Aadan u jeclahay Inaan Daawado Chanel kada keep Going good luck .
Me too
Maashaa allaah maashaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc wlshey maasha allaah caqligaviyo garashada allaha kuu barakeyo dahir duli ayaa fuustadan ka dambeyo isaga iyo naago maafiyo ah oo uu maskaxda ka haysto Soy Soy oo nolosha ka dhacday kow ka tahay wllshey waa been views raadis ah
Wlshey waan dhageystay
c/casis realy runtana wuu cadeeyey beenta dahir duli umada allaha ka qabto
Aamino Aamino
Kkkkkkkkkkkkk mj daahir CALASOOW iyo kooxdiisa waxay KU heshiiyeen in qof magacleh iyo qof madaxa laga saaro
Daahir Ma Diidin Maamada in la Geeyo Qolka AJ Ee Beenta Jooji Gabadhey ❤
Adaa been shegaya abdicasiis ayaa shegey waa maqleysaa codkiisa sheydaan waalba naar ayaa u danbeysa ee dadka isku dira
Been badana gabadhan dahir ma isagaa diiday in qolka AJ la geeyo
Ninka maamada waa dhashey Xaqana feraha ka dilacaaya allaha maamada uso helo wilkeda
Ruumi wahjadada kuma hadashid ama adigana lagu khabsada hadi qurux ku dhigle laga shakiyo 😂😂
Shaydaanka cadho isagaa faraqa cadowga dadka ehelka haysta ah wuu neceb yahay dadka faraxsan 😂😂😂😂
Mamada wiilkalena waa iga maqanyahay ayeey ledahay soo dhageysta mexey u baafin weyday
Cabdi Casiis waa nin sharaf leh Ilaahay ha dhawro.
Masha allha abyo sida uga hadashay arinkan
Daahir calasow waa sheydaan umada lagu soodhextuuray
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Maamada RABIGAYGA SWT cunugeed ALLAH u sahlo isana inu DNA la baaro say maamada u qanacdo ileen hooyo waaye way beer nugushahay
Somalidana qabyalad baa dishay
Xaqiiqda RABIGAYGA SWT og runta ALLAHAYGA SWT ha soo daahiriyo o xaqa haso dilaaciyo
TILMAAM KUMA DHIHIN WIILKAAS WAAYE IMAY DHIHIN
Abaayo Allah kabaq Allaha ilmagaaga kama lumiyo weligaa hooyo ooyaysa haka hiilin
Ruumi walaal adiga naftaada ha fududaan Fiirso Dalsan tv.
Waa fanaan Salaad darbi idiris bebe awowgii
Mnshaa,allaah,gabadhaan,,waa,saaxubul,aqli
Ruunaay afaraha ka Bax sanadka cusub maxaa noo diyaarisay away dhaqalihii iyo dhiiri gelintii
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso
Daahir waa sharwade ilaahay umada haka qabo
si fiican baad u dhigtay arimaha si hoose in loo xaliyo ayay ku fiicantahay
Anigaaba baqaya in laygu murmo maalin dhow. Fariin kusocota Reer abtigay iyo reer tolkey imikaba haday dhacdo in laygu murmo difaaca plz😂😂😂
Run waaye ma ay dhihin Aj .
Waajirtaa aniga ayaa daaway
Hooy gabadhay dulmiga jooji ninkan caasiga ha uhiilin qabiil wax kuu tarimayo nin hooyadiis caasiyey adina qabiil wax kuu tatimayo
Sax walashay maxay u difaacaysaa ninkaas caasiga ah oo iskala when hooyadas, ilahay ha soo hanuuniyo
Somaliyey qabiil ba maskaxda inaga qabsaday
Lkn rumi kliya fikradeda iyo sey wax u arakto ayey shektay ayada iyo asiga nh isku qabiil maba ahan
@@safiahussein9862 sax waaye abaayo hooyo xanuun daremesa waa in lala daremo
Walaal arintaas weey Isla cadahey waxaan Ka danbeeyo Dahir Alasow lacag ayuu Ku qaatey waa saqajaqn neceb MJ laakiin maxuu Ka qaadayaa
Majeerteen wa United States
Anıga ılaa hada waxaan layabanahay dadka tıktok ıstıcmaalo goormu jıftaan maxasa kaso galo ındadka eey dhıbaan masakınta
Naa adigu ma veiws ku raadinaysaa hooyada wiilkeeda baafinaysa adaaba duminaya hooyadaa
Ishaad ka tuurtey gabarey!
Dakaan majerteena nahay leh waa shushun dad isku yiyimid
Maxa la qeyline naya hush waxi jiro weysobaxayan xiiqsan 😂
Sharma boy dagmo yar oo lays wada yaqaan oo buurtinle ladhaho xiligay uurkiisa lahayd iyo xiligii udhashay waa lawada ogyahay asagoo soconaya oo roon ayay koonfur la aaday raxan weyn ayayna ahayd
Daahir calasoow qabyaalad mooyee kheyr ma wado ALLAH ummad haka qabto Insha ALLAH🤲
Daahir CALASOOW qof mj ah haduu faar ku helo waa saas
sharma boy waa walkay waa nin cumar maxamuud ah waa wana nin reer xirsiye lkn hooyadis baa ah raxanwayn sharma boy waa nin lawadda ogyahay waayo inuu reer abtigiis raxan wayn yahay waa lagoyahay taas
ruuney burada adiga lee jaabkaga ka kensatay 😂😂😂😂
Calasey mj ayuu ku waashey
❤🎉
Sharma waa baadicade
Aniga waa ba yaabaye maxaa qabiilka meesha keenay DNA oo kaliya baa kali saari karo muxuu ku diiday hadalka intaas buu ku dhamaan lahaa.
Mamada in wil ka maqan yahay layskuma hayo lkn maxa diday in hoyada si tos ah ula xarirto o intas o dhan logu dhex jira haday run thy hadan sumcada loga cayaro ayaa laraba
Wardenka..Maa.ku..qusatan..Faranka..Wil..Ay..dhaleen..buu..Yer..wadhash
REERKAN🎉MJ🎉QURUXDOIDA🎉SHACNIGOODA🎉MADAXDA CAALAMKAR🫀🌹🌹♥️♥️❣️❣️💕HAWIYE IYO EELAAY😂WEY QUUDHI WAAYEEN REERKA(SUB HAN ALLAH)!! WIIL QURUXBADAN 🎉CARUUR🎉WURUX BADAN 🎉GSBADH QURUX BADAN🎉(MASHALLAH TABARAKALLAH )🤲SHARKA CARABKA DADKA (RABBI) HSKA XIJAABO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲
AJ Eelay inuu Yahay Wejigiisa iyo Hadalkiisa Bay Ka Muuwataa ❤
Kkkkkkk eelaydu maxaa wejiga kaga qoran ilaahay ka cabso 😂😂
AJ WAA MAJEERTEEN SHARMA BOYNA WAA MAJEERTEEN ANA SHIRSHOORE DHULBAHANTE 😂😂😂😂
salaad derbi
Sharma boy maxa mesha soo giliyay arinta taagan maaka hadashit
Before dahir calasow ayay sheegtey in uu Wilkeda farta ka go naa Long time ago ama cabdicasis ha sheego ama media kale what are you talking about
Sax warba lama socoto tan, mar hore ayaa la sheegay farta go,an dahir ay ki kacsan tahay waa ISKA caadi
Dahir calasow waxba ma sameenin mamada ooynayso kaliya ayuu caawinaye, video ga si fiican u fiirso walashay hooyada iyo gabadha walashisba waxay leeyihin far baa Ka go,an Wana isku eg yihin, marka caawi hooyadas.
Sharma Boy Faankiisa Badan iyo Beenta Badan Baa lagu Gartaa Wabiilkiisa ❤