Masha Allah amiin ilahay khayr ha inna waa fajiyo bini aadmmigu wuu khaldami kara laakin gabadh hadii hadal ka dhaco sax iyo khalad midkuu doonoba ha ahaade qayladu way badata sida haddii raggu ay wax khadan aan cidiba uga hadal marka cadaaladdu ha badato .
صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم
Sheekhow anigu sidaan ufahmay sheekhadu waxay kahadlaysay wiilashaan jaadka ufadhiya ee aan shaqaysan iyo kuwa aan masuulka ahayn ee doonaya inay meheradaha kasheekeeyaan reerkana loo biilo dhalinyaradiina sidaas bay ubateen maanta
Subxaanalaah ma ka jawaabi kartaa kalimadaas qiyaamaha allaha ku soo hadeeyo kalimafaas Jackson noqo sheekhana cafis waydiiso xataa haday kugu qaadato inaad usoo safarto Inta aan aydaan malakul mawt kulmin rabigaana kuwaydiin.
Sheekha ilaahay labaqo markay dumarku khaldamaan waad wada hadalsiin marka ragu dumarka caayayaan marka ma cadaaladbaa in dumarka la dhaleeceeyo markasta
صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي
Kani Sheekh maahee waa kuwa KITAABKA ALLE Mihnada ka dhigtay. Waxa uu kahor yimid SURA ANnisa oo XAARAAN TIMEYSEY EE 15% KHIDMAD DHAXALKA UGA QAATAAN. Ilaahay bey ka fogaadeen oo XAARAAN bey MILYAN NEERO ku noqdeen. Halkee bey ISLAAM KU SHEEGA NAYAAN
mashaa allaah jisakalahu khaiyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu calayhi wasalam ❤ ♥
Mansha allah ❤❤❤
Mashallah wa Jazakallahu khaira sheikh
Waa runta, sifiican ayaad usharaxdey.
Dadku isku fikrad ma ahan….malaha fikradaas ay lafiicantahay, oo dhinac fiican ay kawadey.
Waa dheerigelinta inay RAGGA ay wax bartaan oo shaqeeyaan.
Mahadsanid, Sh.M.C.Jama.
Maashà alaah ilaahay hana batakeeyo dhamaanteen
Masha Allah amiin ilahay khayr ha inna waa fajiyo bini aadmmigu wuu khaldami kara laakin gabadh hadii hadal ka dhaco sax iyo khalad midkuu doonoba ha ahaade qayladu way badata sida haddii raggu ay wax khadan aan cidiba uga hadal marka cadaaladdu ha badato .
Waxa laga hadalaayo waa diin , maxa iskula weentahay Hada khaldan teey sooblaabo
@@hodanishpele6789 diinta cid ma dheeride dadkii yaqayany way joogane buuqa yaree.
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Culimadu markay dumarku hadlaan way soo xaydxaytaan ilaahay ka baqa oo dumarka xaqooda hadad duudsidan in anu ilahay idinka dhaafaynin
Waxba ma xayxytane run bay ku shegaya
Masha Allah shiiq jizakllh qeer❤
الهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وساءر الأنبياء عليهم وسلم
Shukran shiikh aadbaad u asiibtay
Waa sax waa nasiixa weyn baarakallaahu fiika
maansha alaah
Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ha ku barakeeyo sheekh
ALLAH HAMBALYO CULUMADA
SMLYT.
مشاءالله
Allah haku xifdiyo
Adeero qaaliyow
Salalahu Caleyhi Wasalam
C.raxman ciro 😘next president for somaliland Guul c.rxmn ciro wa madaxweynaha so socdo
Hoos muse biixi ,down 👇 👇 👇
Muse bixi
Maasha allaah.sheekh alle ha kuu barakeyo cilmiga iyo cimrigaba
Sheikh waa runtaa anigu iyaga ayaan dhageystaa. Gaar ahaan Sheikha Muna tafsiirka quraanka ay noo soo geliso RUclips ga Jizaakumullah kheyr. Hadelkeeda yaan la xumeyn. Wabillahi towfiiq
Salalahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasalam
صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم
Scw scw❤❤❤❤❤❤
Aamiin aamiin yaarabi
Anigu waxan ahay nin caamo ah. Lkn waxan ka xumaaday gabadha tiri nin aan dhaqaalo haysan yeysan guursan gabdhaha islaamka ah ee soomaaliyeed nimanka faqiirka . Aniga caqligeyga hadii aan ka hadlo waxaa bilaabanaya dagaal ahli ah. Maxa wacay? Ninkii lacag. Iyo xoolo.lagu xiro guurkiisa
waxuu duulan ku qaadaya dadka lacagta iyo xoolaha haysta. WABILAAHI TOWFIIQ
Wllo iska guurso mahaan reer dhaan baa dhisaysah maarka iin aad shaqeeysto oo reerkagah masuuliyadooda qaadiid guuri eber ah maad gabadha dheex geeneysiin ninku iin uu dhaaqlo leyahay waa laagama maarmaan
Allaahumma Aamiin
امين
M....a❤❤❤❤
جزاك الله خير الجزاء شيخ
Sheekhow anigu sidaan ufahmay sheekhadu waxay kahadlaysay wiilashaan jaadka ufadhiya ee aan shaqaysan iyo kuwa aan masuulka ahayn ee doonaya inay meheradaha kasheekeeyaan reerkana loo biilo dhalinyaradiina sidaas bay ubateen maanta
NIN FARQI MAFIICNO WAAKUBAABI IYAA
Masha allah Amiin amiin amiin
❤❤❤
Inta aanay dadka hor iman wax soo bara
kan waba caabtooy walahi ma kan bay dad wax ka rumaystan yaabka adonka wana kufsadee ee dumarow iska ilaaaliya caabtooygan
Subxaanalaah ma ka jawaabi kartaa kalimadaas qiyaamaha allaha ku soo hadeeyo kalimafaas Jackson noqo sheekhana cafis waydiiso xataa haday kugu qaadato inaad usoo safarto Inta aan aydaan malakul mawt kulmin rabigaana kuwaydiin.
Scwscwscwscwscwscwscwscwscwscswc
Markasta waxaan doonaysaan ina dumarka dagdag ku til maantaan kuwa iPhone is barbar dhigaya ka had liy masaan dumarku sheeyada cadaalad Bay ka rabaan
😂
culimadda intey argato oo karaankoodu yahay ayka hadlaayaa.
Abtio dumarku waa dumarkeenii cadaladana ilhybaa jecel iskadaa dadkoo marka culumada wixii ay dad ku dhamaan bararujintooda bay gudunayaan
Jasakalaah kheyr sheekh naagaha istustus iyo view lee rabaan wax ay ogyihin malaha😂😂
Aptio qof ilhy dartiis dadka wax ugu sheegaya waxba lagama sheego maqaldame waa ilhy qofku hadalna waa ka dhici karaaa
Adiga ma waxaad dhiiri galineysa Hablahab Fasaadka kula dhex warega ummadda ????
Maxaa fasahad ah reer baad dhisaysah waxaanah mahaayo waxaas aaqli gaal mahaan xaaskaga iyo ilmahada masuuliyad baa kaa saraan
They are jealous 😂😂maxa idinka galey waxey dumarku isgu shegan. 😂😂😂 we don’t care about your opinions and feelings.. stop gaslighting 🪔🔥🔥🔥🔥🤡🤡🤡
doqon marki doqon lugu dhahaayo waa markaan cml😂😂😂 stop gaslighting kutiri ereyeda gbdhaha gaalada iyo tiktok aad kabartey maa wax fcn umaleysaa maxaasa uu ugu maseeraa wuuba ka cilmi badan yahee teedi kale waxaad isku sheegeysaan mxaa public kadhugey oo cidkasto arki karto. teedi kale waxa markey diin noqdaan qof walboo caalim ah xil ayaa kasaaran inuu kahadlo
Sheekha ilaahay labaqo markay dumarku khaldamaan waad wada hadalsiin marka ragu dumarka caayayaan marka ma cadaaladbaa in dumarka la dhaleeceeyo markasta
blah blah blah oohinta iskadaa sxb culimadda weyka hadlaan rag iyo dumarba adaa meelkale kuu cdahy iska cadeyso
Wllshy dadka in la jaahil tiro waa qasab culimado wuxu Allah iyo rasuulkisu sheegay scw uunbay shegayaan
Culumada kaama hadlaan dhiibka wadaanka kaa soocoda kaama hadlaan gabadhah yar yar oo laa kufsanayo iyo dulmiga lkn gabar haadii hal mar haadasho weey waada qeeylinayaan diinta miyeey kaa xiigaan dumarka waa baa yaab
@@fadumohassan6511 beentaa waaye weyka hadalaan been hasheegin😂😂😂
Culumada Hargeysa Markey Gabadh Hadasho TV soo Istaagan Jawaabaan 😂 lkn dulmiga fara badan ee ka taagan hargeysa Kama hadlaa si badheeedh Ah
Gabadhu wax Chaldon haday ku hadasho waa laga handling sidra darted sheeekhu khalad kumale hadii uu kahadlo waxaas wax kuu sooharay waxakale iyada laftarkeeda waa lagahadli
Hadal sheekhu macaanaa cilmibuu kudhisanyahy masha allaah
miyad kala garan laadahay sheekh iyo kuray . subxanallah
@@AbdisamedAhmed-l3c waa cadawgii Somaliland ee hala yaabin
١مين
Sheekow sawkuwii qaarkalana lahaa naartaad galysaan hadaad wax wacdigaan
yaaku dhahay?
صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي لله علية وسلم صلي
Kani Sheekh maahee waa kuwa KITAABKA ALLE Mihnada ka dhigtay. Waxa uu kahor yimid SURA ANnisa oo XAARAAN TIMEYSEY EE 15% KHIDMAD DHAXALKA UGA QAATAAN.
Ilaahay bey ka fogaadeen oo XAARAAN bey MILYAN NEERO ku noqdeen. Halkee bey ISLAAM KU SHEEGA NAYAAN
maa khdlee adi mxaasa uheysaa cadeen ah
Qofka dhaxalsiiya dadka in uu wax ku qaato ma xaaraan baa?
@@ustadhabdullahaji8105 Haa waa xaaraan in aad QOWLKII ALLE aad 15% Khidmada dadka wax loo dhaxlayo ay SHURUUD ku xidhaan.
Scwscwscwscwscw
Masha allaha ❤❤❤❤❤❤