DEG DEG SLAND O CAGJAR UGU BAAQDAY INU ISCASILO MADAMA U LAAYE6 DHACAB DFS O BAD UDIIDAY ITOBIYA DAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 37

  • @alimohamednuur8700
    @alimohamednuur8700 15 часов назад +6

    Iidoor miyaa xilka udhiibtay caqli male

  • @seed3966
    @seed3966 13 часов назад +2

    Asc dowlada ogademia guul in shaa allaah iska ilaaliya xad gudubka 🌎🫵

  • @mohamedabsiye2634
    @mohamedabsiye2634 14 часов назад +2

    Mashaal Allaah VIVA New police Guuuuuuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @museosman8296
    @museosman8296 13 часов назад +1

    Cagjar sl buu xukumaa mise DDs ciqli xumaa kuwani waa alshabaab dharkii soo beshay

  • @HakaFakarin
    @HakaFakarin 14 часов назад +3

    Mustafe cagjar Waa maxaweynaha ogaadeena iidoor maxaa ka galey

  • @seed3966
    @seed3966 13 часов назад +2

    Asc 🌎🫵 dowlad degaanka amaankiisa gacan bir ah halagu qabto🌎🫵 maxaa kaquseeya maamulka hargeisa ee argagixisada ah waa in cidiyaha laga guraa how oo hoow 🌎🫵

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 16 часов назад +3

    Kkkkkkkkk
    War idoorka soomaaliya maxaa kagalay ma hargaysu mustafe xukumaa waaba dad kibray oo kbir waalay

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 16 часов назад +3

    Waahashageela cunta ee hadana cabaada duulamaasiyada mayaqaanaan

  • @Labwa313
    @Labwa313 14 часов назад +1

    Snm ayaa bilawday oo ciidan nabadayn uu soocday laayay waana laa iska ceeliyay marka siidi ilmo yar waan ku diliye ida maa soconayso askara dhigodu bilaash mahan .ordaa Ethiopiya hosta ka gala Ethiopia waxbo kamaraban SNM.

  • @somaligalbed8501
    @somaligalbed8501 16 часов назад +2

    Somali galbeed deh

  • @Labwa313
    @Labwa313 14 часов назад +1

    Muxu isku casili maa adu madax wayne ku yahay SNM way jabtay wayna jabi idama ilahay .

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n 12 часов назад +1

    Maa idoorba maxas dhaafo

  • @HakaFakarin
    @HakaFakarin 14 часов назад +1

    Somaliand wax la dhoho majiro

  • @xoriyoabdiali3264
    @xoriyoabdiali3264 13 часов назад +1

    What about laascaand??

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 14 часов назад +1

    Muuse bixi maraku 9 biloda
    Madafi ladhaca hayay maxu
    Isu casil wayay wa adig lah
    Waa mujahid e

    • @MoonLight-te8np
      @MoonLight-te8np 14 часов назад +1

      Waa caqliga IIDOOR DABACAYUN soo baroorta

  • @seed3966
    @seed3966 13 часов назад +1

    Asc 🎉🎉🎉. alloow labo hadba kiii roown reeraha u reeyb 👉🫵🫵🫵🫵🫵👈🌎dowlad degaanka waxba kama wuseeyaan maamulka hargeisa argagixisada ah shaqo halaga qabto 🎉🎉🎉

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 16 часов назад +1

    Waar nimankaan isaaq.xasarad badanaa oo oohinbadanaa anaguhadaan.gadabuur sinahay kumajiro waligaaba dir dirtahay

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 16 часов назад +2

    Iscasil kulaha, ma adigaa doortay mise warkaada ayaa meesha ka shaqaynaya, mida kale dadkii aad xasuuqdeen ma dhagaxyo ayey ahayeen, oo kuwiina kaliya ayaa loo damqanayaa, ceeb u dhimo iidoor afxaar

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 14 часов назад +1

      Alayaa ilaqosla kuye iscasil ma macirobuumooday inuu meesha madaxwayne layahay dhiigii laascaanood aad ladaadiseen iyo dadkaad xasuuqdeen madhaxyay ahaayeen warwaxani bini aadanmaaha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 12 часов назад

    caqli malah kuwa hadlayaa ‼️odayaasha halaga joojiyo xumaanta‼️

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 12 часов назад

    Waxa la joogaa wakhtigii ay walaalaha ogaadeen ay dhulkoodii ku laaban lahaayen ,Dalka waxaa xukumo dawlada fadaralka oo somalida Ethiopia ay hoos tagtaa ,wax la isku laayo oo wiilasha somalida laysugu dilo maba jirto ,hadii 1000 wiil ku dhintaan ma go,aamin kartid mustaqbalka sida uu noqonayo dagaanka aanad lahayni ,marlay Amar Addis ka yimi baa lagu go,aan qaadanayaa,

  • @AliTeela-ej5rp
    @AliTeela-ej5rp 15 часов назад

    Calcalka iska daya idinka dulaye wax iska celiya

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 14 часов назад

    Muuse Biixi oo 9 bilood madaafiic Laascaanood ku garaacdey, iscasil ma dhahdey?

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 4 часа назад

    Ilma adeerayolw ilmo iyo haween ba la laayay ba leedihiine bal hal cunug amar dumar ah dhawac yar soo keena tusa umada harkaane.hadii kale beenta hala daayo.afwax laga gashaa cid dhag jalaq umasiinayso

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 4 часа назад

    Prove aya lo baahan yahay.duulimad gardaro ah ya soo qaadeen waana la iska kiin celiyay waa ìntaas

  • @AbdirahmanKilaas
    @AbdirahmanKilaas 15 часов назад

    Kuwiu laascaano maxaa ahaayen hooyadis wasay iidoor markuu dhibkudhoco ayuu caqli usoonoqdaa

  • @elmielectricitysolutionse.5309
    @elmielectricitysolutionse.5309 15 часов назад

    Beenaale hargaysa waxaa lagama yaqaano Cid lagudilayna majirto anaa jooga

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 10 часов назад

      Subxaanallaah. Maxay ahayd Nimankii ganacsatada ahaa ee Hergeysa deganaa oo Maxaabiis laga dhigay oo social mediaha lasoo dhigay.

  • @abokersharif9812
    @abokersharif9812 14 часов назад

    JIGJIGA ISAAQ AYAA ISKALEH DEEGAAN AHAAN

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 9 часов назад

    Adigu mawaxad horta tahaye isaaq waban ka shakiiyaye ee

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 15 часов назад

    Beenale cagdheera anagu dumar ma layno sidiina