- Видео 2 888
- Просмотров 5 508 872
GOONI TV
Кения
Добавлен 17 окт 2019
DEG DEG XALKA CANFARTA OKA DARAY DHULKI O GUURAYA HESHIISKA DACAWALEEY DDS O AMNIGA SLAND LA WAREGTA
DEG DEG XALKA CANFARTA OKA DARAY DHULKI O GUURAYA HESHIISKA DACAWALEEY DDS O AMNIGA SLAND LA WAREGTA
Просмотров: 2
Видео
DEG DEG XALKA HOLLYWOOD O QASAN CANFARTA O GASHAY DDS DAGALKA DACAWALEEY OLEYSKU EDEYNAAYO XOG
Просмотров 184Час назад
DEG DEG XALKA HOLLYWOOD O QASAN CANFARTA O GASHAY DDS DAGALKA DACAWALEEY OLEYSKU EDEYNAAYO XOG
DEG DEG DAWO 5 QODOB O CAGJAR KA DIIDI DOONO BEESHA ARAB BAAQI MAANTA LIYUU POOLIS LAMA LEYNIN XOG
Просмотров 1,2 тыс.6 часов назад
DEG DEG DAWO 5 QODOB O CAGJAR KA DIIDI DOONO BEESHA ARAB BAAQI MAANTA LIYUU POOLIS LAMA LEYNIN XOG
DEG DEG HALAAGA CANFARTA O WELI SOCDO XALAY DDS CABSI WEYN AYA KA JIRTAY DAGALKA GALKACYO FASHILKA
Просмотров 1,6 тыс.8 часов назад
DEG DEG HALAAGA CANFARTA O WELI SOCDO XALAY DDS CABSI WEYN AYA KA JIRTAY DAGALKA GALKACYO FASHILKA
DEG DEG DAGALKI DACAWALEEY OLAGA HESHIINAYO BEESHA ARAB O LAANQEYRTA KAGA DHAWAQDAY NABAD BUXDA XOG
Просмотров 8 тыс.10 часов назад
DEG DEG DAGALKI DACAWALEEY OLAGA HESHIINAYO BEESHA ARAB O LAANQEYRTA KAGA DHAWAQDAY NABAD BUXDA XOG
DEG DEG SHACABKA DDS O DIIDAY IN FANFARTU USO QAXDO LIYUU POOLIS O BARITAAN KA BILABAY XADKA SLAND X
Просмотров 11 тыс.13 часов назад
DEG DEG SHACABKA DDS O DIIDAY IN FANFARTU USO QAXDO LIYUU POOLIS O BARITAAN KA BILABAY XADKA SLAND X
DEG DEG DAGAL CULUS OKA SOCDO PUNTLAND GABAR DDS LAGU XIRAY CANFARTA O NAFTOODA U BAXSABAYA LIYU POL
Просмотров 4 тыс.15 часов назад
DEG DEG DAGAL CULUS OKA SOCDO PUNTLAND GABAR DDS LAGU XIRAY CANFARTA O NAFTOODA U BAXSABAYA LIYU POL
DEG DEG DAGALKA YOCALE DACAWALEEY O MARKALE SO LAABTAY LIYUU POOLIS O DHUL GORLEH LA WAREEGAY CABSI
Просмотров 3,3 тыс.17 часов назад
DEG DEG DAGALKA YOCALE DACAWALEEY O MARKALE SO LAABTAY LIYUU POOLIS O DHUL GORLEH LA WAREEGAY CABSI
DRG DEG CANFARTII O HALAGSANTAY MEL KU NOLATO WEYSAN CAGJAR O 20 LIYU POLIS TABARAYA CABSI DAGAL DDS
Просмотров 3,8 тыс.20 часов назад
DRG DEG CANFARTII O HALAGSANTAY MEL KU NOLATO WEYSAN CAGJAR O 20 LIYU POLIS TABARAYA CABSI DAGAL DDS
DEG DEG HANJABAADA BEESHA ARAB CAGJAR O CIIDAN BADAN KEENAY SHIRQOOLKA ODOYAASHA DDS XOG
Просмотров 3,4 тыс.2 часа назад
DEG DEG HANJABAADA BEESHA ARAB CAGJAR O CIIDAN BADAN KEENAY SHIRQOOLKA ODOYAASHA DDS XOG
DEG DEG DAWO BALAAYO HOLCEYSA O DDS CAWA LAGA SEAXAN LA YAHAY CABSI IYO WELWELKA CANFARTA O KORDHAY
Просмотров 11 тыс.2 часа назад
DEG DEG DAWO BALAAYO HOLCEYSA O DDS CAWA LAGA SEAXAN LA YAHAY CABSI IYO WELWELKA CANFARTA O KORDHAY
DEG DEG DAWO VOLKANO BURBURISAY CANFARTA IYO MAREYKANKA DUFANO KU DHATEEN DACAWALEY DAGAL CUSUB XOG
Просмотров 3,7 тыс.2 часа назад
DEG DEG DAWO VOLKANO BURBURISAY CANFARTA IYO MAREYKANKA DUFANO KU DHATEEN DACAWALEY DAGAL CUSUB XOG
DEG DEG DAGAL CULUS OKA SOCDO DULEEDKA CEERIGABO SSC OLA WAREEGTAY DUBQARAX XOG CULUS KALA BAX WEYN
Просмотров 8 тыс.2 часа назад
DEG DEG DAGAL CULUS OKA SOCDO DULEEDKA CEERIGABO SSC OLA WAREEGTAY DUBQARAX XOG CULUS KALA BAX WEYN
DRG DEG DAWO DAGALKI UGU CUSLAA OKA SOCDO BERRYABAAL CIIDANKA OLA WAREEGAY R MAGALO XIG CULUS JABKA
Просмотров 2,9 тыс.2 часа назад
DRG DEG DAWO DAGALKI UGU CUSLAA OKA SOCDO BERRYABAAL CIIDANKA OLA WAREEGAY R MAGALO XIG CULUS JABKA
DEG DEG HALAAGA CANFARTA OKA DARAY QAX IYO BURBURKA OROMO HEYSTO ABIY AHMED O YAABAN DHUL CUSUB
Просмотров 6 тыс.2 часа назад
DEG DEG HALAAGA CANFARTA OKA DARAY QAX IYO BURBURKA OROMO HEYSTO ABIY AHMED O YAABAN DHUL CUSUB
DEG DEG HALAAGA CANFARTA O WELI SOCDA WADALKA DDS IYO SLAND IGA SOCDA LAANQEYRTA XOG CULUS DAWO
Просмотров 7 тыс.2 часа назад
DEG DEG HALAAGA CANFARTA O WELI SOCDA WADALKA DDS IYO SLAND IGA SOCDA LAANQEYRTA XOG CULUS DAWO
DEG DEG CAGJAR IYO GAFAYDHE AYA HUB IYO AMBALAAS GEEYEY DUBAYAAL ARGAGIXISADA WALASO AFJARAYA XOG
Просмотров 3,6 тыс.2 часа назад
DEG DEG CAGJAR IYO GAFAYDHE AYA HUB IYO AMBALAAS GEEYEY DUBAYAAL ARGAGIXISADA WALASO AFJARAYA XOG
DEG DEG CAGJAR O AMRAY INLA TIRTIRO JABHADA ARAB VOLCANADA CANFARTA O KORORTAY FARXADA SHACABKA DDS
Просмотров 9 тыс.2 часа назад
DEG DEG CAGJAR O AMRAY INLA TIRTIRO JABHADA ARAB VOLCANADA CANFARTA O KORORTAY FARXADA SHACABKA DDS
DEG DEG DAGALKA DACAWALEEY OSO LAABTAY MASAR O CIIDAN CULUS KEENTAY SOMALIA CABSIDA ABIY AHMED DAGAL
Просмотров 4 тыс.4 часа назад
DEG DEG DAGALKA DACAWALEEY OSO LAABTAY MASAR O CIIDAN CULUS KEENTAY SOMALIA CABSIDA ABIY AHMED DAGAL
DEG DEG KALA CARARKA CANFARTA VOLKANO IYO DHUL GO QAX KHILAFKA HASAN SHIIQ IYO FIQI HUBKA JUBALAND
Просмотров 3,1 тыс.4 часа назад
DEG DEG KALA CARARKA CANFARTA VOLKANO IYO DHUL GO QAX KHILAFKA HASAN SHIIQ IYO FIQI HUBKA JUBALAND
DEG DEG CIRO OKU OOYEY ABIY AHMED SI DDS UFURTO GANACSIGA BERBERA DENI O WEERARAY DFS DAWO MUQALKISA
Просмотров 7 тыс.4 часа назад
DEG DEG CIRO OKU OOYEY ABIY AHMED SI DDS UFURTO GANACSIGA BERBERA DENI O WEERARAY DFS DAWO MUQALKISA
DEG DEG CANFARTA O NAARTA ADUUNKA LA TUSAY DULMIGI SHACABKA DDS OLAGA JAASEYEY OOHINTA IYO BARAKACA
Просмотров 5 тыс.4 часа назад
DEG DEG CANFARTA O NAARTA ADUUNKA LA TUSAY DULMIGI SHACABKA DDS OLAGA JAASEYEY OOHINTA IYO BARAKACA
DEG DEG AUN XAASKA DAYAX DALBUURSHE E FARXIYA INLA SUMEEYE7 SIR CULUS DAWO AASKA EEYN O BERI LO SAME
Просмотров 8134 часа назад
DEG DEG AUN XAASKA DAYAX DALBUURSHE E FARXIYA INLA SUMEEYE7 SIR CULUS DAWO AASKA EEYN O BERI LO SAME
DEG DEG ASGARI LIYUU POOLIS AH O UXIRNAA BEESHA ISAAQ OKA BAXSADAY GAARAYNA YOCALE CABSI DAGAL O TAG
Просмотров 7 тыс.4 часа назад
DEG DEG ASGARI LIYUU POOLIS AH O UXIRNAA BEESHA ISAAQ OKA BAXSADAY GAARAYNA YOCALE CABSI DAGAL O TAG
DEG DEG QAXA FOOLCONO OKA SOCDO CANFARTA MASAR O HUB CASRI KENRYSA SOMALIA AFDUBKA OGADEN DDS KASOC
Просмотров 6 тыс.4 часа назад
DEG DEG QAXA FOOLCONO OKA SOCDO CANFARTA MASAR O HUB CASRI KENRYSA SOMALIA AFDUBKA OGADEN DDS KASOC
DEG DEG DAWO 4 QODOB EY ISKA SHABAHAAN DACAWALEEY IYO GOJACADE SSC OLA WAREEGTAY MASAGAN DAGAL CUSUB
Просмотров 2,1 тыс.4 часа назад
DEG DEG DAWO 4 QODOB EY ISKA SHABAHAAN DACAWALEEY IYO GOJACADE SSC OLA WAREEGTAY MASAGAN DAGAL CUSUB
DEG DEG CIIDANKA BEESHA ARAB OKU LAABTAY DACAWALEEY CALANKA ITOBIYANA KA TAAGAY CABSI DAGAAL O JIRTA
Просмотров 8 тыс.4 часа назад
DEG DEG CIIDANKA BEESHA ARAB OKU LAABTAY DACAWALEEY CALANKA ITOBIYANA KA TAAGAY CABSI DAGAAL O JIRTA
DEG DEG CAGJAR O 70 SARGAAL O LIYUU POOLIS AH XABSIGA DHIGAY MASAR O CIIDAN KEENTAY SOMALIA XOG SIR
Просмотров 7 тыс.7 часов назад
DEG DEG CAGJAR O 70 SARGAAL O LIYUU POOLIS AH XABSIGA DHIGAY MASAR O CIIDAN KEENTAY SOMALIA XOG SIR
DEG DEG SLAND OKU ADKEYSATAY IN SSC TAHAY SLAND ITOBIYA O ISKU DIRTAY DFS IYO JUBALAND DAGALKA DDS
Просмотров 8767 часов назад
DEG DEG SLAND OKU ADKEYSATAY IN SSC TAHAY SLAND ITOBIYA O ISKU DIRTAY DFS IYO JUBALAND DAGALKA DDS
DEG DEG CAAQILKA SLAND O TACSI UDIRAY LIYUU POOLIS CAGJARNA KA CODSADAY INU XALIYO DAGALKA DACAWALE
Просмотров 2 тыс.7 часов назад
DEG DEG CAAQILKA SLAND O TACSI UDIRAY LIYUU POOLIS CAGJARNA KA CODSADAY INU XALIYO DAGALKA DACAWALE
Wax la dhacay ma jiraan. Waxba haka baqanina. Dhulka waa dhul kiinii. Sikastaba ha la isku hayee. Hadana dadku waa soo maali. Warka aad sheegaysaan. Laakiin. Idinka ayuunbaan idinka maqalnay. Haday jiraan ha hadlaan. Markaa. Bal aan arg o waxa jira
Xasuuq Marka udhacaylaleyahay wamarka lalayo shacab dhagax kudagalamaya ee diyarado & karayal lo adeegsado
Sida meshakamuqata arabcadhaysan umba hadlaye away ergadikale Erayga xasuq meshakasara waladagalamay cidanbadana waylayen
Hhhhh Daarood xaarna waa ka socaa faana waa ay wadaan war soomaalilan waligiin ma gaareysaan waa dal dhisan oo laga dadaalay oo bad iyo dekada leh waana dal xor ah oo laguumeysanin Adoo gumeysi Ku hoos nool afkaaga u raaya is uri
Arab daan dhagax,waa midgihii QAAWANTA,hadalka ma yaqaannaan ,gartoodana ma sheegan karaan,gool kastana iyaga ayaa iska dhaliya,waa calaamadaha daalimiinta,sidaad ogtihiinba qolo walba oo iidoor ahiba jabhad ayay sameysteen,kuwanina ALSHABAAB ayay maciin moodeen oo ay xadka ka soo tallaabiyeen
Dhulkeena aan ilaalsano ciidanka deegaanka Soomaalida hala garab istaago guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ciidanka deegaanka Soomaalida shaqo wanaagsan bay hayaan liyu poolis
Maya inay nagu soo qaxaan dhulka DDS waayo waxa noo muuqda dadkay xasuuqeen
dee Ethiopia ayaan hoos tagayna maxa jira calanka Ethiopia kaliya jooga ciidanka liyuu booliska ma naqano anagu
Itoobiya alaabtay dadka laga reebtaa
Tafiraad idoor masocondoono
Kan school dhan ma tagin ayaan u malaynayaa, mise liyuu police ayaa meelaha ka dhaw oo uu ka cabsanayaa😂😂😂, wax akhrin xumaa
Kuwani inay iska aamusaan oo nabad baan diyaar u nahay ku dhawaaqaan ayaa loo qaatey. Wallaahi abtiyaashay waanka xumahay sidaan miyaa u dambeyaey dadkii sharafta iyo magaca lahaa.??
Carruurtuna kuma hadasho nimankaa Waaweyn waxay lasoo shirtageen.
Hadii s.laan nabada laga ogolaado iyagoon mag bixin dagaal kale ayay soo qaadayaan.
Arab iyo s.laan waxay soo qaadeen dagaal waxayna laayeen boolis badan. Waxaa kale oo khasaare badan gaadhsiiyeen dds. Hadana waxay doonayaan nabad. Laakiin waa in magdhow bixiyaan hadii nabadu run ka tahay
Cagdheer safarka hadaad dhibtaan ilhay haydin dhibo jig jiga cagdheer malaha ee joojiya dulmiga
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤ Abniga Alle ha noosugo
War itiobianka hawlsheeda iska joojiya stop oromoda miyaa nada xakuumi doonta 😮
Beenbaad sheegaysaa allah ka baqo
Guul guul liyuuuboolis canfarta iskadifaaca
GUUL DDS IYO GOBONIMO
intay ishubaynayan hasugina kuwa qaxayna ha aaminina argagixiso dabacayun faido malaha uqubay qaban 🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇶🇬🇶💪💪🇬🇶🇬🇶💪💪🔥🇬🇲🔥🇬🇲🔥🇬🇲🔥🇬🇲✌️🙏
Waan soo dhaweynayaa hadafka askarta barmad aluyaad ee niyuu boliska haka ceydhiyaa cadowga canfarta
waa khaimin qawl malaha ee dhagartoda kafejignada argagixiso nabad marabto ee shirqol iyo usxabal dhac iyo afduubay wadan dabacayun inuu nabad saxexo danta ugujirta gacanbirah kuqabta aabo jidhxuntay watan iyo iyagaba cashir halodhigo tuug moryana 🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🇬🇶🇬🇶💪💪🇬🇶🇬🇶🇬🇲🇬🇲🦁🦁💚💙🤍🦁🦁💪🔥🔥🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶✌️🙏
Niyo beenta iska daaya oo ilahay ka baqa
Waxaan jeclaan lahaa inay reer dds ay dantooda gartaan oo canfartu sisahlan kusoo galin waayo damacooda horay ayaa loo arkay
Sa isi hlaga qado
Inasy dhib kale ke nenin halaga qoro
Baaritaankaas wuu fiican yahay laakiin hadii sidii Xilligii Abdi iiley oo dadka la dhibayo oo Alaatooda laga dhacayo taas waa dulmi keeneso wixii hada ku dhace dhulka canfarta.
ASC, CANFARTU UMASOO QAXIKARTO DEEGAANKA SOOMAALIDA. QORE: Cali Jaamac Daclood. Laascaanood..
Nabsigii iyaguu kasoo baxaye Yaan lagu dayanin Hala soo dhaweeyo oo haloo naxariisto Ilaahay ayaa naxariistee
Rer Khalaf waa laga gar daranyahy inaydagalamanwalagakeenay
gabadhu wayo marka
Canfarta waa cadow 500 illa 1500 caruur iyo dumar iyo waayeelo somaaliyeed ayay xasuuqeen. Canfarta yaan loo ogolaan in ay soo degaan dhul somali xabad afka ha laga geliyo.
Ninkanow war xun ka sheegga beenta ah npuntland ka jooji Qolo kusoo adeegsstey garanmaynnee
guuuul geesiyada liyuu geesi libaxyo wadani halyeyo🤲🤲🤲♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪🦁🦁🦁🦁🔥🔥👍🇬🇶🇬🇶🇬🇶🦁🦁💚💙🤍🇬🇲🇬🇲🙏✌️
Ogaeysiis dhamaan wxa la ogaysiinaya dadka canfarta inay soomaali laand soogalaan si loo caawiyo
YAAN LOO OGOLAANIN IN AY KU SOO QAXAAN DHULKA SOOMAALIDA WAAYO. WAA IDIKU WABSANAYAAN HADAY SOO DEGAAN DHULKIINA OROMAFANA. JA SAARA WADANKERNA
Maasha allah galkacyo dhibkamajiro xabsi maleeyshiyo hujuumena macusba
Naagahan argagixisada ah ee Lasoo adeegsadey warkooda ummadda ha u soo gudbin ka xishood beenta Wasakhda punyland ku npol hadana xafowga ku ah.
Waryaa beenta jjooji gaalkac dhib kama jiro waxa xabsiga weerarayna waa niman mj ah oo ragga ay la baexeen kaga jireene. Miyaadan xishoonayn. Maxaa beenta kugu wata
Canfarta masiibo ayaa ku dhacday waana dad muslimiina ha lasoo dhaweeyo
aabahaa kuwas ma canfar baa tahay kuwii somaalida xasuuqay baad leedahay ha la soo dhaweeyo..
asc waxa la dhah caasho carab dheer cirka nodaa caasho carab dheer cirka no daa
cuqubadi rershekh isaxaaq hadaney idinku dhicin karamana malihin wrli weye iska suga kuligin iyo rershekh isaxaaq qof qudho yidhahada war rerka wan isdhalneye daya cuqubow caqilo meshi lagu galo auey caw kuhuruda carurtey kaleysa ninkidh camo baas dhama kuligìn idinma wada gadhne maxa no sheganeysan
Soomaaliya waxay ka soo go'day Australia, eeg mapka , waxaad arkeysaa halka ay kasoo go'dey. Dadkii madoobaa ee halkaa deganaa ayey ahayd ee geela halkaa ku dhaqanaayey,
Illahay ka cabso war loomahay waxa soo socda haku wiirsan masiibo dad ku dhacday
Dulmiga deegaamada ka jira weeye
Marka mucjisooyinka la arko xaga alle iyo salaada ayaa loo degdegaa
Aniga muqdhisho dhiyarada qac jidoy aan dhihi jirne