Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
❤Asgari geesi ah buu ahaa oo tababar fiicana leh oo ilaahey amrey inuu badbaado, waa guul, winer ,😅,Argagixiso, hoygeedu yahay, Hargeeysa, howdkey soo marayaan lug iyo gaadhibaمولكل نفس لها اجل مسمي
Gar xajis waa jaaniskii ugu horeeyey kusi uguna dan beeyey
GUUL DDS IYO GOBONIMO
Habar awal oo sheegata cida iska leh Somaliland hadaysan helin xusbi ay iska sharaaxan mudo xileedka danbi siday u ogalaan 3 xusbi halbeel iska sharaxdo suuro gal manoqon kartaa
Waxba kama qabno hadii sadex nin oo isku beel ahi madax ka noqeen sadex xisbi qaran waayo sadex arday oo walaalo ah haday dadaalaan
Idoor wa gun guna illahba ciiley maskinkas illah ba badbadshey .idoor wa doofaro dhashii fircoon.
Waar walaalaw hana caayin adna dambi ha gelin dacawlay anigaa jooga hada joogayna ilaa maalintii dagaalka waligayna joogay oo deegaankaygu yahay e qof islaam ah ma tahay oo ilaahay ma garanaysaa ? Waxan kuugu dhaaranaya magaca ilaahay e wallaahi Billaahi tollaahi Baanu jirin Askari liyuu police ah oo aanu haysanay oo geed ku xidhanay oo is nidhi dila majiro qof ilaahay yaqaan oo islaam ah baa loogu dhaartaaye ma jiro waana Been Abuur cad suurad xumayn Beeshayada laga bixinayo Maalintii dagaalku dhacay maxaabiistii la Qabtay waa tii iyagoo nabad Qaba DDS lagu wareejiyey maalintii doraad ahayd mana jiro maxbuus aanu Dilnay intaanu Qabanay ma nihin dad yuhuud ah ama gaalo ah Mana dilno maxaabiista oo Gun ma nihin e dad somaliyeed oo islaam ah baanu nahay mana nihin ilma fircoon e Rabiga ku Abuurtay ka Baqo Qabri iyo xabaal baa ka dambaysa e Anaga cay waxba nama yeelayso adiga ayuun baa dembaabay Dagaalka dacawalayna waan ka xumahay si xun baanu udhacay kuna bilaabmay imikana ilaahay waxan ka baryayaa inuu nabad noogu soo celi deegaankayaga Dawladayadana is afgarano oo shaydaanku naga dhex baxo ilaahay idamkii markaa warka xun iska hubso shaydaan iyo Qabyaaladii yey ku Qaadin e Ogaadeen Aniga oo Arab ah ma jiro cid iga xigtaa oo todoba eedo ii ah baa u dhaxay oo ayeyday baa ah oo dumaashiday Rumaad baa ah oo xaaska Abtigay baa ah oo dhamaan ehel iyo walaalo ayaanu nahay Arab in badan oo kamid ahina waa ila mid markaa colaadi maxay iitaraysaa hadaan abtigay dilo ama seediagay oo inaabtigay ama isagu inta in lamid ah dilo maxan faa.iidayaa waxa ka sii wada dembi wayn qof islaam ah dhiigiisa qofka gala waa dembi aad u wayn oo ka dhigan qof ummadii islaamka ahayd oo dhan dilay Aakhirana Way hortaalaa dunuubta dilka qofka islaamka markaa Rabigaa ka cabso oo ummad dhan muslim ah huku sheegin ilma fircoon iyo Gaalo ilaahay nacay
Waar ilaahay ka baqo oo Beenta iyo borobagaandada jooji walaahi oo bilaahi o tollaahi baanu jirin Askari liyuu police ah oo aanu sidaa aad sheegayso ku xidhanay geed oo naga Baxsaday dhaqankayagana maaha maxaabiistii waataanu dawlad deegaanka ku wareejinay iyagoo nabad Qaba e ilaahay ka baqo xabaal baa dambaysa e Dacawalayna sidaa aad sheegayso maaha oo liyuu police iyagaa dacawalay oo huruda caruur iyo ciroole xasuuqay salaad subaxna galay oo waadiga media ka arkay inay gubeen magaalada dhan oo xataa shacabkii reer yoocaale Aad arkaysay oo fadhataysanaya Wixii magaalada yaalay oo dhan iyagoo liyuu policeka la socday kana garab dagaalamayey taasina ay ahayd Qabyaalad iyo Isir nacayb ay DDS kula kacday shacabka Arab e deganaa dacawalay taasi oo ay ka horeysay in laba beelood isku yara dhaceen oo ah Arab gaar ahaan samane iyo cali gaab oo reer cali ah kadib dawlad deegaankii udhaxayn lahayd waxay la safatay dhinacii qolada ogaadeen oo ay isku reer ahaayeen gaar ahaan Sarkaalkii la soo diray e hogaankii degmada yoocaale ninkaasi oo layidhi wuxu gubay Beero ay lahaayeen qolada Arab oo laba ah kadib ninkii lahaa beeraha mid baa yidhi indr iiga daa Beerta dabka Beerta horena waad gubtay taydiina waadigan gubaya e iiga daa Beerta hayga gubin e wuxu yidhi Beerta iska daaye Dhamaan deegaanka waan idinka rarayaa adna waan ku xidhayaa hadad hadasho Ninkaa masuulka ah waxa la socday shacab ogaadeen ah oo reer yoocaale ah oo la gubayey Beeraha kadib ninkii Beerta lahaa uu gubayey ayaa adkaysan waaeyey oo Qori udoontay maadaamay ahayd Beer Bustaan ah oo tacab badani ka galay oo khudrad Badani ugu taalay oo liin macaanta iyo saytuunku ugu badnaayeen kadib ninkii oo gacanta ku haya Gubistii Beerta Ayuu toogtay halkaana ku dhintay sidaana waxa ku bilaabmay dagaalka liyuu policeka iyo reer dacawalay waanu si xumaaday ilaa hadana nabad lagama gaadhin lkn hada meel fiican bay arintu maraysaa ilaahayna hanaga dhameeyo oo nabad haka dhigo deegaankayaga Adigu ka wariye ahaan Beenta iyo isku dirka dadka walaalaha e aad wado ilaahay baa kaala xisaabtami maalin aan maanta ahay hadii war khaldan lagu siiyey inaad iska hubsato oo aad samayso raadin badan bay ahayd e inad dabka sii shido oo waliba Beeno iyo Bilaayo cusub aad sheegto may ahaynba e ilaahay ka baqo shaydaan iyo ficil qabyaaladeed yaanu ku Qaadin e
❤Asgari geesi ah buu ahaa oo tababar fiicana leh oo ilaahey amrey inuu badbaado, waa guul, winer ,😅,Argagixiso, hoygeedu yahay, Hargeeysa, howdkey soo marayaan lug iyo gaadhibaم
ولكل نفس لها اجل مسمي
Gar xajis waa jaaniskii ugu horeeyey kusi uguna dan beeyey
GUUL DDS IYO GOBONIMO
Habar awal oo sheegata cida iska leh Somaliland hadaysan helin xusbi ay iska sharaaxan mudo xileedka danbi siday u ogalaan 3 xusbi halbeel iska sharaxdo suuro gal manoqon kartaa
Waxba kama qabno hadii sadex nin oo isku beel ahi madax ka noqeen sadex xisbi qaran waayo sadex arday oo walaalo ah haday dadaalaan
Idoor wa gun guna illahba ciiley maskinkas illah ba badbadshey .idoor wa doofaro dhashii fircoon.
Waar walaalaw hana caayin adna dambi ha gelin dacawlay anigaa jooga hada joogayna ilaa maalintii dagaalka waligayna joogay oo deegaankaygu yahay e qof islaam ah ma tahay oo ilaahay ma garanaysaa ?
Waxan kuugu dhaaranaya magaca ilaahay e wallaahi Billaahi tollaahi Baanu jirin Askari liyuu police ah oo aanu haysanay oo geed ku xidhanay oo is nidhi dila majiro qof ilaahay yaqaan oo islaam ah baa loogu dhaartaaye ma jiro waana Been Abuur cad suurad xumayn Beeshayada laga bixinayo
Maalintii dagaalku dhacay maxaabiistii la Qabtay waa tii iyagoo nabad Qaba DDS lagu wareejiyey maalintii doraad ahayd mana jiro maxbuus aanu Dilnay intaanu Qabanay ma nihin dad yuhuud ah ama gaalo ah
Mana dilno maxaabiista oo Gun ma nihin e dad somaliyeed oo islaam ah baanu nahay mana nihin ilma fircoon e Rabiga ku Abuurtay ka Baqo Qabri iyo xabaal baa ka dambaysa e Anaga cay waxba nama yeelayso adiga ayuun baa dembaabay
Dagaalka dacawalayna waan ka xumahay si xun baanu udhacay kuna bilaabmay imikana ilaahay waxan ka baryayaa inuu nabad noogu soo celi deegaankayaga Dawladayadana is afgarano oo shaydaanku naga dhex baxo ilaahay idamkii markaa warka xun iska hubso shaydaan iyo Qabyaaladii yey ku Qaadin e
Ogaadeen Aniga oo Arab ah ma jiro cid iga xigtaa oo todoba eedo ii ah baa u dhaxay oo ayeyday baa ah oo dumaashiday Rumaad baa ah oo xaaska Abtigay baa ah oo dhamaan ehel iyo walaalo ayaanu nahay Arab in badan oo kamid ahina waa ila mid markaa colaadi maxay iitaraysaa hadaan abtigay dilo ama seediagay oo inaabtigay ama isagu inta in lamid ah dilo maxan faa.iidayaa waxa ka sii wada dembi wayn qof islaam ah dhiigiisa qofka gala waa dembi aad u wayn oo ka dhigan qof ummadii islaamka ahayd oo dhan dilay Aakhirana Way hortaalaa dunuubta dilka qofka islaamka markaa Rabigaa ka cabso oo ummad dhan muslim ah huku sheegin ilma fircoon iyo Gaalo ilaahay nacay
Waar ilaahay ka baqo oo Beenta iyo borobagaandada jooji walaahi oo bilaahi o tollaahi baanu jirin Askari liyuu police ah oo aanu sidaa aad sheegayso ku xidhanay geed oo naga Baxsaday dhaqankayagana maaha maxaabiistii waataanu dawlad deegaanka ku wareejinay iyagoo nabad Qaba e ilaahay ka baqo xabaal baa dambaysa e Dacawalayna sidaa aad sheegayso maaha oo liyuu police iyagaa dacawalay oo huruda caruur iyo ciroole xasuuqay salaad subaxna galay oo waadiga media ka arkay inay gubeen magaalada dhan oo xataa shacabkii reer yoocaale Aad arkaysay oo fadhataysanaya
Wixii magaalada yaalay oo dhan iyagoo liyuu policeka la socday kana garab dagaalamayey taasina ay ahayd Qabyaalad iyo Isir nacayb ay DDS kula kacday shacabka Arab e deganaa dacawalay taasi oo ay ka horeysay in laba beelood isku yara dhaceen oo ah Arab gaar ahaan samane iyo cali gaab oo reer cali ah kadib dawlad deegaankii udhaxayn lahayd waxay la safatay dhinacii qolada ogaadeen oo ay isku reer ahaayeen gaar ahaan Sarkaalkii la soo diray e hogaankii degmada yoocaale ninkaasi oo layidhi wuxu gubay Beero ay lahaayeen qolada Arab oo laba ah kadib ninkii lahaa beeraha mid baa yidhi indr iiga daa Beerta dabka Beerta horena waad gubtay taydiina waadigan gubaya e iiga daa Beerta hayga gubin e wuxu yidhi Beerta iska daaye Dhamaan deegaanka waan idinka rarayaa adna waan ku xidhayaa hadad hadasho
Ninkaa masuulka ah waxa la socday shacab ogaadeen ah oo reer yoocaale ah oo la gubayey Beeraha kadib ninkii Beerta lahaa uu gubayey ayaa adkaysan waaeyey oo Qori udoontay maadaamay ahayd Beer Bustaan ah oo tacab badani ka galay oo khudrad Badani ugu taalay oo liin macaanta iyo saytuunku ugu badnaayeen kadib ninkii oo gacanta ku haya Gubistii Beerta Ayuu toogtay halkaana ku dhintay sidaana waxa ku bilaabmay dagaalka liyuu policeka iyo reer dacawalay waanu si xumaaday ilaa hadana nabad lagama gaadhin lkn hada meel fiican bay arintu maraysaa ilaahayna hanaga dhameeyo oo nabad haka dhigo deegaankayaga
Adigu ka wariye ahaan Beenta iyo isku dirka dadka walaalaha e aad wado ilaahay baa kaala xisaabtami maalin aan maanta ahay hadii war khaldan lagu siiyey inaad iska hubsato oo aad samayso raadin badan bay ahayd e inad dabka sii shido oo waliba Beeno iyo Bilaayo cusub aad sheegto may ahaynba e ilaahay ka baqo shaydaan iyo ficil qabyaaladeed yaanu ku Qaadin e