DEG DEG SHACABKA DDS O DIIDAY IN FANFARTU USO QAXDO LIYUU POOLIS O BARITAAN KA BILABAY XADKA SLAND X

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 21

  • @bushaaroabdi6084
    @bushaaroabdi6084 15 дней назад +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤ Abniga Alle ha noosugo

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 15 дней назад +2

    Guul guul liyuuuboolis canfarta iskadifaaca

  • @CalJaamacdaclood
    @CalJaamacdaclood 15 дней назад +3

    ASC, CANFARTU UMASOO QAXIKARTO DEEGAANKA SOOMAALIDA.
    QORE: Cali Jaamac Daclood. Laascaanood..

  • @Cabdiraqiib-ik7pt
    @Cabdiraqiib-ik7pt 15 дней назад +1

    Waan soo dhaweynayaa hadafka askarta barmad aluyaad ee niyuu boliska haka ceydhiyaa cadowga canfarta

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 14 дней назад

    Dhulkeena aan ilaalsano ciidanka deegaanka Soomaalida hala garab istaago guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 14 дней назад +2

    😮 Gooin: taasi waa loo baahanyahay, baadhitaa xaga sland ,iyo canfartaba waa in la tumo Amaan baan dooneynaa😅.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 15 дней назад +1

    guuuul geesiyada liyuu geesi libaxyo wadani halyeyo🤲🤲🤲♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪🦁🦁🦁🦁🔥🔥👍🇬🇶🇬🇶🇬🇶🦁🦁💚💙🤍🇬🇲🇬🇲🙏✌️

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 15 дней назад +3

    Canfarta waa cadow 500 illa 1500 caruur iyo dumar iyo waayeelo somaaliyeed ayay xasuuqeen. Canfarta yaan loo ogolaan in ay soo degaan dhul somali xabad afka ha laga geliyo.

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 15 дней назад +3

    YAAN LOO OGOLAANIN IN AY KU SOO QAXAAN DHULKA SOOMAALIDA WAAYO. WAA IDIKU WABSANAYAAN HADAY SOO DEGAAN DHULKIINA OROMAFANA. JA SAARA WADANKERNA

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 15 дней назад +2

    Maasha allah galkacyo dhibkamajiro xabsi maleeyshiyo hujuumena macusba

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr 15 дней назад +2

    Waxaan jeclaan lahaa inay reer dds ay dantooda gartaan oo canfartu sisahlan kusoo galin waayo damacooda horay ayaa loo arkay

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 15 дней назад

    Nabsigii iyaguu kasoo baxaye
    Yaan lagu dayanin
    Hala soo dhaweeyo oo haloo naxariisto
    Ilaahay ayaa naxariistee

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 14 дней назад

    Guul ciidanka deegaanka Soomaalida shaqo wanaagsan bay hayaan liyu poolis

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 15 дней назад +1

    Canfarta masiibo ayaa ku dhacday waana dad muslimiina ha lasoo dhaweeyo

    • @abdurahmanali4374
      @abdurahmanali4374 15 дней назад +2

      aabahaa kuwas ma canfar baa tahay kuwii somaalida xasuuqay baad leedahay ha la soo dhaweeyo..

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 15 дней назад +1

    Ogaeysiis dhamaan wxa la ogaysiinaya dadka canfarta inay soomaali laand soogalaan si loo caawiyo

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 15 дней назад

    Cagdheer safarka hadaad dhibtaan ilhay haydin dhibo jig jiga cagdheer malaha ee joojiya dulmiga

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 14 дней назад

    Maya inay nagu soo qaxaan dhulka DDS waayo waxa noo muuqda dadkay xasuuqeen

  • @maryami2299
    @maryami2299 14 дней назад

    Itoobiya alaabtay dadka laga reebtaa

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 15 дней назад +1

    Waryaa beenta jjooji gaalkac dhib kama jiro waxa xabsiga weerarayna waa niman mj ah oo ragga ay la baexeen kaga jireene.
    Miyaadan xishoonayn. Maxaa beenta kugu wata

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 15 дней назад

    Beenbaad sheegaysaa allah ka baqo