Etoobiya waa ay fahamsan tahay xaalada ka jirto gudaha Somaaliya... Etoobiyo ha geeyso ciidan xoogan puntland.. Way u baahan yihiin in kaalmo ay hesho.
Shirka ka dhacayo switzerland ma tagaan madaxda caalamka waxa wadamada caalamka uga qeeb galo wasiiro ku xigeen iyo maamulaha wasarada maliyada. Halka ku laabo wariye garaad iney madaxweynayaal imaan shirkaa.
Mansha Allah. Walal. Macan. Somaliya. Guul. Farmaajo. Guul
Cadaalada waxey ku jirtaa doorasho qof iyo cod waa soo dhaweynenaa M.W. xasan horey u soco dab dhilif ha dhaco guul guul soomaaliya
❤❤❤
DALXUREYE QOF IYO QABIIL HA U JOOJIN MHDSND BIRMADE
Acmad madoobe guul geesi horay usoco madaxweeyne qaran
Dameer tv waxaad xayaysiinaysa balaayo nooga dhigaysa 8:36 magafe xasan dhiiqo
Cidii Ethiopia 🇪🇹 Hoos Tagto Dulinimo Baa Udan beeso
Kutusaalo Qaata MW
Xasan Shekh Xariirka uu Lalahaay Ethiopia 🇪🇹 &. Sidii Udan beesay
Etoobiya waa ay fahamsan tahay xaalada ka jirto gudaha Somaaliya...
Etoobiyo ha geeyso ciidan xoogan puntland..
Way u baahan yihiin in kaalmo ay hesho.
Hhhhhhh muxuu hanjabi karaa farmaajo miskiin
Somaaliland waxa dagaal kula jira Daarood oo dhan, xataa waxa dagaalka ka qeybe ah ciidamo ka timid gelinka ee ogaadeen
8:00 dhagayso
Goormad katanaasulaysa dimiir xumada aad soogudbiso misiiboy
Maxee tahay talada dhaxda ladhigayo madaxweyneha go,aan kiisa shacabka somaliyeed ayaa ku qanacsan doorasho qof iyo cod musharaxiinta waa inee ku kalsoo naadaan shacabkooda qofkee dooran doonaan
😅
waxey farxad u tahay shacbiga somalia oo u baahan in ay ka xorooban siyaasiyiinta danahooda kaliya ka fushada
formaajo benaale
Shirka ka dhacayo switzerland ma tagaan madaxda caalamka waxa wadamada caalamka uga qeeb galo wasiiro ku xigeen iyo maamulaha wasarada maliyada. Halka ku laabo wariye garaad iney madaxweynayaal imaan shirkaa.
Wall Khalid Wanu Lasocona
LKN Xasan Shekh Yaa Usheego Duqa Waa uu wareere Hala Qabto
Walee aduunyo wax walbo waa la arkaa
Waad farmaajeeysan tahay ee hadal xumada iskadaa
Magafe xasan shiikh wadankii oo dhan wuu iibsadaydalxiis iyo tamashle ayuu kujiraa
Been xataa hawiye ma galayo
Beena waasiin
Gudoomiyaha.gudiga.doorashada. futada ayuukahadlay.warkaas.mid.afkakasoobaxay.manoqonkaro.doorashadu.waa.teendhadii.afasiyoone
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤