Deg Deg Xasan Sh Oo Trump Ka Diiday Aqoonsiga S/Land, Xogta Drone-kii Villa Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 30

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 46 минут назад +2

    Somali 🇸🇴 wey ku deysey
    Weyna is Dili doontaa dhawaan intaa iga Qora maanta Daarood Baana raba inaan hawiye Talin💯ama danahooda ka Tashan👊

  • @Fadumahassan-ux6lz
    @Fadumahassan-ux6lz 2 часа назад +4

    Case wa Raabe hawiye laba niin oo walaal ah ayuu dilay cise o hawiye ah

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 53 минуты назад

    XASAN DHADIG ALLAH KU DIID , VIVA SOMALILAND GUUL ALLOW DHAWR AMIIN

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Час назад +1

    Ciidanka soomaaliya ma dan baa laga leeyahay, iyagaa laysku madhinayaa

  • @ibrahimbarre4120
    @ibrahimbarre4120 Час назад +3

    Waa maxay guusha islamka ku sokoradhay korkiisa allh cadaab oga badbadshay ma slam kaa guul u kusokordhiyey 😂😂

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle Час назад +1

    Isaaqu waa qabiil ka mid ah kuwa xagjirka ah 1990 si ay u neceb yihiin Somali. Isaaqu waa faqri gaajo ah kunool xagjirnimo iyo dilaal.

    • @Amira1-2-3
      @Amira1-2-3 10 минут назад

      Walaahi been ayaad sheegtay Dahab Shiil iyo indho deero Somali oo dhan ugu taajir san Somali oo dhan

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 54 минуты назад +2

    Somalia way burburtey intay somaliland daba cararayso 😂

    • @zakariapoi2514
      @zakariapoi2514 20 минут назад

      Adiga ssc khaatumo baawa ku burburisay 😂😂😂😂

  • @abdigaas6060
    @abdigaas6060 43 минуты назад +1

    Xasan sheikh uma taalo aqoonsiga S/Land maxaa ka dambeeyey Jamhuuriyadii Somaaliya? Waxa ka dambeeyey Afgambigii Milateri ee Jaalle Mohamed Siyaad Barre ee 21/10/1969 iyo halgankii SNM ee guuleystay 18/05/1991 Somaliland ku soo dhacsatay Madax banaanineedii ambatay 26/06/1960.
    Somaliland waa Dal xor ah Somalia waxba kama dhaxeeyo Madaxweyne Xasan Sheikh waa nin xilligan ku riyoonaya wixii dhacay 01/07/1960

  • @Amiinsomalia
    @Amiinsomalia 24 минуты назад

    Garaad warkaas maa keenteen isdaba maris 😮

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Час назад

    Africa muxuu ka ogyahay Xasan dhiiqo, wax yar oo uu buug ka soo akhriyey ayuu iska dhigayaa nin taariikh soomaaliyeed wax ka og

  • @Amiinsomalia
    @Amiinsomalia 23 минуты назад

    Xasan sheeq Editing lagu sameyay runtii🫵👈

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 часа назад +1

    Cuqdadland si loo aqoonsado muslinimada weey ka baxaayaan ilaaheey ha hanuuniyo

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 41 минуту назад

    Riyo kujidha xassan qabri fageeh Somaliland waa laagonsaan toona

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 часа назад +1

    Aqoonsanayaa ee dilaaca faqasheey Alleh idinqabay dhiigyo cab

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 2 часа назад

    War beenta daa Soomaaliya waa dad aad u tiro yar oo hadana dhanwalba isaga mida
    Afkii,Diintii,dhaqankii,madhabtii,Midabkii marka uma arkaan wax la Kala goyn karo Ee cid Xasan wax ka maqli lahay ama waydiin lahay ma jirto
    South Sudan iyagaa Kala jaray waayo isku diin ma aha

  • @CimiBoodhari
    @CimiBoodhari 11 минут назад

    Somalia waa xukuumad faashil.ah fadlan xiniiyaha haw sii deyso qaranka jamhuuriyada somaliland

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou Час назад

    Wey ma dhuusaa ri ii qali adigaa i qariya ku jira maxaa lagaa dhagaysa wadhi yeey wadhi

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j Час назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 xasan ooyaaye isagiibaa fashilmay yaa wax ku falaya somalilnd wey socotee by by qadaad weyney

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 Час назад

    Imisaa dad islaamaya, maalin walba,ilaahay ayyaa soo hadeeyey
    Waxaasuu war ka dhigayaa
    Guul maxaya kuwii islaamnimo ku dhashay ayaa is baabinayee
    Waxanu war xumaa, waar isku xishood

  • @QoraneXuseenaxmed
    @QoraneXuseenaxmed 3 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 17 минут назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Yaa wax waydiinaya xasan sh isagiibaa cidla meeraysanaaya,
    Marxuumad Luul cabdicasis cadaalad ha u hello kkkkkkkkkkkkk
    Viva dalka barakaysan ee somaliland

  • @GuledAbdilahi-i1r
    @GuledAbdilahi-i1r 3 часа назад +1

    Drone ana soddiri😂😂

  • @yusuffarah2173
    @yusuffarah2173 3 часа назад +1

    Beenlow xaasid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @GeediFarayare-tm4fx
    @GeediFarayare-tm4fx 2 часа назад

    Asc dawdayaal mareykan kali ma aqoonsankaro

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 3 часа назад

    Hassan tuug