Dilaa Mohamed Abdi wahaab-taariikh kooban

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 май 2019

Комментарии • 107

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 11 дней назад

    Sheikh waad mahad santahay, run baad sheegtay .

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 месяцев назад +1

    Jasaakallah shekh

  • @husseinmohamud6773
    @husseinmohamud6773 5 месяцев назад

    Ninkan sheikh mahan waa shiiico is qariyo

  • @Abdikarim3277
    @Abdikarim3277 2 года назад +6

    war allah ka baq caalimkii waynaa sh maxamed cabdi wahab. ha nabsan hana ku cadab mudanin wxuu ahaa caalim umada qurafadka ka saaray. juhdigiisana allah ayaa barakeeyay janatul firdowsa allaha galiyo. abaal wayn uu nagu leeyahy

  • @bedweeyn
    @bedweeyn Год назад +1

    Qaraxyada inteey ka imaadeen

  • @abdurahmanahmed8699
    @abdurahmanahmed8699 7 месяцев назад

    كل من فعل الشرك أكبر كفر في كل زمان ومكان والقبوريون مشركون

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 2 года назад +2

    War indho adkaa sheikh hebelow aa tawasul ah kulahaa subxanallah

  • @loogexussein4410
    @loogexussein4410 Год назад

    Ninkaa shèekh xassssaaaan lo dòon waa nooci sheekh xasaaaaaan eryan jiraan anaaaga haano shheeeg ayaaa lugu yidhiii

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 3 года назад +4

    Adaa dadka galeysiiiya

  • @ciisemahamud7890
    @ciisemahamud7890 2 года назад +2

    ka waa shiico

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад +3

    Diin garan mayside ilaahay Ka cabso shaydaan baa kugu shaqaysanayee

    • @ridwanabdullahi8266
      @ridwanabdullahi8266 Год назад

      Runta kudibeso ya kalb maxamed bin abdulwahab wa takfiir hadu aabaha yahay sheeg

  • @mukhtaarcumar8
    @mukhtaarcumar8 4 года назад +7

    Mansha Allah wataa culimadeenii fiicneyd Allow wahaabiya umada ka qabo yaa rabi waa bilramadaane

    • @minhajyare7126
      @minhajyare7126 3 года назад

      Neefkan daya
      Laxey mxaa tiri bacaaaca !?

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 года назад

      Aamiin Rabbow ka qabo ummadda wey dhameeyeene. Xukun dartii bey u waasheen, idinma rabnee naga fariista Wahhabiyow.

  • @mahamedmahat
    @mahamedmahat 2 года назад +4

    Masha Allah runta ayaad ka haddaahay ee Allah ha ku barakeeyo kuwane umamada allah haka qabto

  • @ahmedfarah3340
    @ahmedfarah3340 2 года назад +3

    Warkaagu sax ma’aha
    Waxkale ood shegto miyaad garan wayday

  • @user-zk1dv8qg9c
    @user-zk1dv8qg9c 4 года назад +1

    سبحان الله

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 5 лет назад +5

    Sheekh beenta caqli nooga dar yaa

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 лет назад +4

      Ina cabdiwahab shaydaan buu ahaa takfiira

    • @mohamedabdikadirsigat1244
      @mohamedabdikadirsigat1244 4 года назад +2

      Hhh qubuurta yaan lacabudin miyaa takfiir lagu noqdaa. Wlhi suufi baadi cad ayey kusuganyiihin Rabbi hasohanuuniyo

  • @kaaffuu
    @kaaffuu 3 года назад +3

    Mohamed Abdiwahaab wuxuu mujram oo umadii islaamka xasuuqay

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 года назад

      Raximahullah. Been abuurka joojiya

    • @farduusabdilaahi9393
      @farduusabdilaahi9393 11 месяцев назад

      Mushrikinta hala laayo intay aduunka fasahadin lahayen

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 2 года назад +1

    Zindiiq caqlaani beenaale ah

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 11 месяцев назад

    Lacnatullahi calayka yaa khawaarij shaydaan waxanaaba muqdisho imaaday isagoo magac culimo kusocda soomaaliya waa dhaw waykalabixi insha allah waana laydinla xisaabtami insha allah shiicooy😡

  • @user-fe7ym9pp3h
    @user-fe7ym9pp3h 6 месяцев назад

    Fikri wadad inaka Ku xakuma dad Ama Ku galeysiya wa qof alle uu shirik yey

  • @amedawyuusuf9277
    @amedawyuusuf9277 4 года назад +4

    qabuuraha inlaguwareegaa ma diinbaa ilaahakaligiis halabaryo ass

    • @yarka__muqdisho3591
      @yarka__muqdisho3591 3 года назад +1

      Sxb horta soo baar in qabuuro lacaabudo ha iska hadlin cilmi bay ubaahan tahay ee cilmiga baro😏😏😏😏

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 года назад

      @@yarka__muqdisho3591 culimadiina anigaa dhagaheyga kumaqlay iney dhahaan qabriga aada oo awliyada usheekta umuurihiina oo fiirso ninkan ee dhahaan sheikh shakir oo mardhow youtube lasoodhigay

  • @Daherawaleh2003
    @Daherawaleh2003 Год назад

    Waxa kaliya ood no shegtaa mesha uu sheekh cabdi Wahab ku shegay kutubtisa una kuyidhi hala layo dadka musliminta ah kitabka iyo safxada baas amaa daad muslimin ah u layay nosheg baal iska da warka badanoo amba waan daldalmi karaye

  • @sans123-d8c
    @sans123-d8c 2 года назад +1

    Alle kabaq

  • @daacadmedia6004
    @daacadmedia6004 4 года назад +3

    muxamad ibnu cabidi wahaab mujrim rakfiiri ah ayuu ahaay

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 3 месяца назад

    Shiici isqarinaya aya tahay

  • @khanmuxsin2312
    @khanmuxsin2312 4 года назад +2

    Subxaanallah odey qabuurin aa tahay runta maad sheegtid ninkaas towxiidka ayaad ugu dhagantahay munaaqibkaaga iska heyso

  • @maxamadxasan3348
    @maxamadxasan3348 3 года назад +1

    Alle kabaq oo iskadhaafa been abuurka

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 3 года назад +1

    Sheikh wan aragney Nimankan Masajidka iyo suuqa xolaha lagu iibinayo ama dad masakiin ah o bus sugaya ama hooyo miskiin ah oo suqa wax ku gadaysa
    Ama Ardey dugsi u socoto
    Kuwasi waxan arag waqtii siyad bari dhintey ka dib
    Niman islaamka wax ka og maaha mujaahidiina maaha
    WAN aragna maanta dhibatada ay ku hayaan shicibka koobfurta Somaliya. Ee dhiigu daadanayo sacad walba
    Waxan ka codsanayaa dhallinyarada iney ka feejignaadaan. Waa dad loo so direy iney dadka muslimiinta magaca iyo sharafti ka dilaan. Nabi maxamad scw. Markii Qureshi ka eryeen magaladii maka isaga iyo Asxaabtiisi
    Hantidoodi iyo guryahii dadka Nabiga racay la Qatey lana bililiqaystey.
    Ka dib Markuu Nabigu SCW
    Dib u qabsadey Makka oy wali jogan kuwii ka cayriyey
    Makka kufaarta ahaana
    Markii ciidankii Islamku qabsadey Makka galadii Maka waxay filayeen In Cagta la mariyo. Lakin wax aaney ku riyoon oyna fileyn ayaa dhacay. Rasuulki Scw wuxuu ku dhawaqay Qofkasta oo Makka jooga Amnesty ayuu helayaa. NABAD. Shababka dadka ay muqdisho iyo koobfurta ku dilayan gala miya. MAYA waa muslimiin. Kuwa muslinka dilayan ayaa Gala ah

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 года назад

      Qofki muslim ama gaal xaq darro kudilo naartuu galaayaa. Lkn suufi Alle haigabadbaadiyo. Been ayd ninkaas kasheekteen aakharo ayd kalabaxeysaan

  • @kaaffuu
    @kaaffuu 3 года назад +2

    Maashaallaah sheikh Abdirahman shariif

  • @abdirahmanmaahiribnumuuse9718
    @abdirahmanmaahiribnumuuse9718 3 месяца назад

    War kan aniga yaa ii balamiya😅

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад

    Sheekh maxamed cabdilwahab raximahu laah wuxu Ka digay shirkiga iyo khuraafaadka iyo qabuuro caabudka

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 9 месяцев назад

    Ninkan sheekh cabdi raxman baa la dhaa waa jiis ku nool Minneapolis wana beenaaale waxaa uu qataa lacag ceyr ah iyo guri section 8 ah
    Masjidkana lacagta jimcaha laga soo uruuriyay buu qataa
    Tuug jiis beenaaaale ah

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 3 года назад +2

    Maxamed ibnu C,wahab waa shikh dadka towxiid ka tosay bad ledahay gaal bu ahaa Subxaanallah

    • @abdiwali8840
      @abdiwali8840 Год назад

      Beynaley waye cilamin mayiqano e hatobad geyno

  • @abdulahimohamoud692
    @abdulahimohamoud692 4 года назад +1

    Waqtigaaga cibada gali

  • @ahmedaideed8891
    @ahmedaideed8891 Год назад

    Jazak Allah tarikh dabah ayaad ka hadashay

  • @user-zk1dv8qg9c
    @user-zk1dv8qg9c 4 года назад +2

    Been abuuradka hala joojiyo

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 Год назад

    Kheyr allaha ku siiyo
    Wahaabiyo dulli Allaha ku rido iyo halaag

  • @ssacdudiin8760
    @ssacdudiin8760 2 года назад +1

    Kheyr allh haku seeyo sheekhheeni

  • @suhaipabdi4481
    @suhaipabdi4481 5 месяцев назад

    Ninkani waa nin shiici ah wlipa benale ah shiicaduna waa dadka saxabada gaalysiya ilaahy umada haka qabto malaha wxuu modaya inay dadku wxba garanyn war imika khurafaadki wala fahmay tuug ba tihiin car kaso saar kutubtooda wx gaalysiin ah wxii ilaahy iyo rasuulku gaalysiyeen moyane 😂ku qosla

  • @abdikahiye3781
    @abdikahiye3781 7 месяцев назад

    Ninkasi markasi ayuu qabasha lahaa lkn hda waa kaas caalamka dhan qabsadey mana sahlana in laga adkaado ,soomaliyaa burburkii ayey kahortag laheyd mana fudada manta in arinkasi laga adkaado maba la iska dhiciyo

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 Год назад

    Masha Allah

  • @kaaffuu
    @kaaffuu 4 года назад +4

    Wlhi Soomaaliya nabad ma noqonayso intay wahaabi joogan. Ilaahay ha naga qabto.

  • @halbawlemedia8513
    @halbawlemedia8513 3 года назад +1

    Mansha allah run baad ka hadadha

    • @abdiwali8840
      @abdiwali8840 Год назад

      Subaxanalaha cbdi raxmn wa kuforon tobad keyn Aya kuforan e tobad geyn wad dabawday

  • @Asad21m
    @Asad21m 5 лет назад +2

    sheekh adiga Rawafida miyaa tahay

    • @mohamedabdikadirsigat1244
      @mohamedabdikadirsigat1244 4 года назад

      Mxaad kaweydiin waa jahil tan uukahadlayo waxa kadaran tan ay ashaacirada aaminsanthy

    • @kppboysofficial5289
      @kppboysofficial5289 4 года назад +5

      Khawaarij dhiig ladaadiyo aa taqaaniin ,fikirkaas waan iska cribtiraynaa

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra650 Год назад

    Mansha allaah ilxun Kuma eegto

  • @Jiramacoy
    @Jiramacoy 3 года назад +1

    Waa sheekha maandoon, soomaalida gaaloowday. Diinta uu noo sheegaayo maxay tahay isagaaba towbad ubaahanee.

  • @xasanxusenxusen690
    @xasanxusenxusen690 2 года назад

    Asc mahad geleesay ayaa lagaarabaa

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 Год назад

    Sheydaan loo sa meystay mu miniinta ayaa tahay adiga america ayaa raali gaisay culimada ilaah oofsaday

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 3 года назад

    Mushrik aya tahay gaal ah adi

    • @halbawlemedia8513
      @halbawlemedia8513 3 года назад

      Dameer

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 года назад

      Wll haaiskadhihin qof mushrik ayaa tahay haafududeysan gaalnimada culimadi hore kumeysan dagdagi jirin qof gaaleysiintiisa. Dadkan wey lunsansyihiin Alle hasoohanuuniyo

  • @Luckyboy-er5vt
    @Luckyboy-er5vt 4 года назад

    Chanelkan waxaa iska leh soomaali mulxidiin ah oo gaalo ah waxayna rabaan in ay isku diraan suufiyada iyo wahaabiyada

  • @guledahmed8545
    @guledahmed8545 5 лет назад

    Duul culimo qastay

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Год назад

    Astaqfirullaah allaha Ku soo hadeeyo

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 3 года назад +1

    Sufiyey Mushrik nimada iska daaya

  • @waliy3471
    @waliy3471 Год назад

    Waa dhab iney wahaabiyo iyo salafiyo. Inay yihiin alshabaab. Cida makama qarsoona.

  • @maxamadxasan3348
    @maxamadxasan3348 3 года назад +2

    اتق الله يا فاسق ودع الكذب والافتراء

  • @maxamedcabdiraxmaancabdigu4139
    @maxamedcabdiraxmaancabdigu4139 4 года назад +13

    اتق الله في علماء التوحيد وتب إلى الله

    • @daacadmedia6004
      @daacadmedia6004 4 года назад +1

      بئس علماء التوحيد

    • @abudarda00
      @abudarda00 10 месяцев назад

      @@daacadmedia6004بئس ما تقول عاملك الله بعدله

    • @MohamedJimcaale-jh4mp
      @MohamedJimcaale-jh4mp 9 месяцев назад

      Thariikhda aqri kadib dood

  • @caasimcismaan6408
    @caasimcismaan6408 7 месяцев назад

    Adiga munaafiq baa tahay islaamka dhaxdisa haka fogenin

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 года назад

    اتق الله ياخرافي المعاند

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 5 месяцев назад

    sheydaaan Mohamed abdi walaaab😡😡. Allow ummada islaamka ka fikirka gaalaysiinta & caqiidada wabaaabiyada ka qabo.
    Waxa maalinkasta isqarxinayaa oo ummadii dhamayay waa wahaaabi aaamin in ay ummada islaamka ka ah oo Ashahaadana u yaqaaano gaaalo. Subxaanallah.