Sheekh C/raxmaan Shariif: " Al-Shabaab Cirka kama soo dhicin, dhulkana kama soo bixin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2023
  • Sheekh C/raxmaan Shariif: " Al-Shabaab Cirka kama soo dhicin, dhulkana kama soo bixin, hal habeenna ma imaan ee waxay ka dhasheen fekirka -Wahaabiyadda-...."
    (Qaybta 2-aad wareysiga Sh. C/raxmaan shariif wuxuu uga hadlayaa, fekerka Al-Shabab, Dastuurka KMG ah, ku dhaqanka shareecada iyo Arrimo kale)

Комментарии • 6

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 Год назад

    Waa runtiis sheekha

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Год назад +1

    Dhowr arrimood:
    1. Wadaadku waa laba midkood
    (a) inuu aragti khaldan ka haysto waxa layiraahdo dastuur
    (b)I inuu xaqiiqda ka meermeerayo
    2 Tusaalaha uu soo qaatay waxaan kalee yahay:inay ummaddu xor utahay ka tashiga maslaxadeeda waxaa caddaysay shareecada Islaamka, maxaa marka looga baahan yahay sharci kale oo dastuur layiraahdo oo isna intaas kusoo celiya ,
    3 wuxuu yiri anagaa muslimiinta ugu fiican oo seddex madaxweyne ayaa isbedeshay su'aqshu waxay tahay xaggee ayay madaxweynayaal ka ahaayeen , waa guri hal block ah oo askar ajnabi ahi ku waardiyeyso , waddakana umada kale ayaa danahooda ka fushanaya.
    4 . Waxaa fiicnayd sheikhu inuu ka jawaabo su'aashii uu isweydiiyey ee ahayd dastuurow maxaa tahay, halkaas ayaa laga ogaan lahaa shareecada Islaamka iyo dastuur meesha ay kala joogaan.
    Ugu dambayn waxaan sheikha xasuusin lahaa diinta Islaamka wuxuu Allah swc usoo dejiyey inay Aadanaha saxdo oo dariiqa toosan ku hagto, laakiin maaha in diintu laqabsato oo daba gasho dhaqamada dadka , meesha xalku jiro iyadaa tilmaanta ee iyada looma tilmaamo meesha xalku jiro

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Год назад

    Wadaadadii yurub ceerta iyo mmasaajida misharka ku qaadany goor may gaareen intey somaaliya yimaadan diin iyo dad nimo iyo xalaal quudad iyo cibaado fahan dineed gaalada ka madax banaan ??? Kuwaan meesha ay ku nool yihiin dadka somaliya jogo hadey ogaan lahayen

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 11 месяцев назад

    Wadaadkii shiicada ahaa, maa wax la waydiinaa? Aduunyo!

  • @abdullahigelle1573
    @abdullahigelle1573 Год назад

    Abdi raxman shariif beenta dadka ka daa waad shiicowdaye