Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Somali shia anigana waxaan ahay Somali Sunni. Sheekha si fican ayaan u dhageestay Allahuakbar. God bless you
Shiicay gaal wayn
Shiici cadeystay waaye.
Maxuu shiico ku noqday wll Shiicada xagee isaga egyihiin
لاحول ولاقوة الابالله . Soomaali shiica noqotay oo diintii nabi muxamad beenisay ayaa timid ilaahoow sharkooda iyo sharkaleba na dhaafi.
In aad tahay shiico iska cadeyso waxba ha so maraysan
Haduu ubaxey oo doortey in uu dagaalamo waa in uu waxdilo ama ladilo waana sidi dhacdey hussein in uu madiino kabaxo ma'aheyn waana sida uu ugu naseexeyey ibn cumar lkn wuu kadiidey
War ninkaan wuxuu isqariyaba banaankuu iskeenay shiici xunoo qurmay waaye tuug sheikh sheegan jirayoo ilaahay uu kashifay tuug la qabtay talo ma leh.
Shiicay wareeray baad tahay
Jaahil maxa uga hadli weydey xassan ibn cali oo kafadli badan hussein iyo waliba cali ibn daalib maxaa kuqasisey hussein waxa aad sheegeyso hassan miyaanu kusookirin shiici qurmuun baatahey
Shiicada oohin been ayay ooyaan, markay kahadlayaan dilkii Xuseen RC, marka ninkaan wuxuu ogyahay ineysan Somali ka gadmeyn oohin been ah😂😂😂😂
Somali shia anigana waxaan ahay Somali Sunni. Sheekha si fican ayaan u dhageestay Allahuakbar. God bless you
Shiicay gaal wayn
Shiici cadeystay waaye.
Maxuu shiico ku noqday wll
Shiicada xagee isaga egyihiin