Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Xasuuqii Loo gaystay Ahlul-beytka Rasuulka suuban maxaad kala socotaa (Shiico)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 май 2020

Комментарии • 38

  • @aminaali7628
    @aminaali7628 Год назад +1

    Hadaad iga soo hor baxdo walaahi billaahi tollaahi ina naad iga bad baadeen kaw baan kaa siinlaa hoog haydiin sugnaado nacalaa shiico kuyaal gaalayay hadaan awood yuhuuda waan idinka horayn siinlaa kuffaaryay cadaab ta alle idinku fogee kahoos mara yuhuuda iyo ibliis waxaan waxaan ula heshiinlaa yuhuuda si aan idiin baa biiyo nacdali kurkiina ha ahaato iyo cadho alle wayba haatee waxaan sug naaba waa xasuuqiina

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 14 дней назад

    Sayidinaa xuseen raali Alle haka noqdee cidii dishay bari ayaan ka nahay lakin shiico ma noqoneena oo umada islaamka ma gaaleysiineyno

  • @maxamudaxmedrogane3958
    @maxamudaxmedrogane3958 2 года назад +2

    Wa hubaal in cali binu Abii Daalib iyo Xuseen blnu cali ay dileen garab ka mid ah muslimiintii xiligaas hadaba Ilaahay baana xisaabinaya inaguna miyeynu isdillaa inagoo colaadaa ka duuleyna

  • @carsanya
    @carsanya 2 года назад

    Lacnatulaahi calal shiica.Inaad soomilida dishaad rabtaa sow maaha.War waxan diin maaha saad u rumaysatay.

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 2 года назад +1

    Ninkaan waa shiico warshiico soomaaliya imaaday halaag baa imaaday shiicadu islaam maahan

  • @myadverttv2293
    @myadverttv2293 2 года назад

    Shiico sheydan alle ka cabsada

  • @mujahidpapa1619
    @mujahidpapa1619 3 года назад +1

    راضي لله عنه

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 2 года назад

    Karbala meel barakaysan bay shiicada utahay

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 2 года назад +3

    Waa tuug shiico marabno

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 2 года назад

    Waa wax laga naxo oo murgo qisadaas

  • @inacabdihaayir2518
    @inacabdihaayir2518 4 года назад

    اسلام عليك يا أبا عبدالله الحسين و على أولاده وعلى أخيه ألحسن و على أبيه حيدر و أمه ألبتول و على جده رسول ألأعطم😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 2 года назад +1

      Mxaa kawadaa xuseen iyo xsan

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 Год назад

    ujeedada rasuulada iyo anbiyada loo soo direy waa kalimatu LAAILLAHA ILLALAH. dadka in eey baraan in allah kaligiis la caabudo. anibayada waxaa ALLAH u soo direy sidii allah loo caabudi lahaa.
    sheekada aad wadaan waa sheekada masiixiyada iyo ciise waa illah.
    sababta xuseen rc looga sheekeeynaayo mazey tahay. Cadamada allah baa laga sheekeyn.

  • @hassanmohammed2701
    @hassanmohammed2701 2 года назад +1

    Ninyahaw ma shiica noqotey joog joog joog ma aha sida wax u wadid sida saxda waxaan oo kale murugo AYAA nugu noqoneysa

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 4 года назад +1

    السلام عليك يا أبا عبد الله الحسين وعلى أخيك ابو الفضل العباس وعلى أصحابك وعلى الارواح حلت بفنائك. ولعن الله قاتليكم وظالميكم ومن مهد على ذلك.

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad 6 месяцев назад

    Waar ninkaan miyuu shiicoobay maxaa cadayn u ah in uu shiicoobay soomaaliyeey iisoo jawaaba

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 года назад

    سبحان الله يآ شيعة اتقو ربكم

  • @mas65
    @mas65 2 года назад

    tuug iiraan lacag kasoo qaatay

  • @sahramaxamed4649
    @sahramaxamed4649 2 года назад

    06p5

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 2 года назад +1

    Kan suufi aan ku ogaa goorme ayuu shiico noqday.

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 года назад

    Ilahay ha idin soo hanuuniyo kolay tahay waan ujeednaa inaad baadil ku jirtaan e

  • @somali756
    @somali756 3 года назад +2

    Waxad iska dhigtaan dad u gargaaro ahlubeedka lkn waxaad tihiin dad lacnada Ahlu beedka
    Ahlu beed shiico ma ahayn ee waxay ahaa yeen Sunni waan mida keentay in ay suniyiin aad ubataan shiico qomiyad oo kle u yaraato الحمدلله
    Illaahay diinkiis aysaga ayaa ilaalsanaayo, oo jahreerka is joojiya lacaga qaadashada joojiya oo uma leedihiin inaad dadka ku marin hawaawisaan "ahlu beedkaano nahay" oo beeeentiina ah, masaajid dhexdiis ayad qubuuro ka dhisteen io waxyaaba kale Ee aad u foolxun ayad samemyseen.
    Ogaada ahlu beedka waxay ahaayeen sunni ee shiico mahayn. Midasna waad ogtihiin lkb lacago darteed ayaad u doorateen diin kale oo sal iyo raad lahay oo Been abuut iyo fikiro qalan ah.
    Ahlu beed waa ehelkeena lkn waad is xijiseen midaas waxa uga daysanaysaa karishtaaniyiinta oo nabi ciise is xijiyeen oo ay u caabudeen sida qaarkiin ay u caabudayso Cali binu abii dhaalib oo asaga bari ka yahay.
    Suaalahan kasoo jawaab 👇👉ruclips.net/video/ZNSE5rGCTn4/видео.html

  • @cabdiraxiinawcabdi4611
    @cabdiraxiinawcabdi4611 2 года назад +1

    Waar ninankani ahli beet ma garanayaan asxaabteey cabudaan waa jahiliin waa wahabiyiin macawiya iyo yaziid beey ku leyihiin wacamir mu miniin

  • @carsanya
    @carsanya 2 года назад

    Beenaale shiico duufsatay yaa la thaaraatal xusayn.Waxay diintiinu tahay inaad muslimiinta laysaan.Ha naga wasakhayn diinteena.Nacas bal waydii duli yahow.

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 4 года назад

    Waji fool xumaa wahaa biyo uf dhe

    • @somali756
      @somali756 3 года назад

      @@AliSalehRadhit yes but very very very little.

    • @somali756
      @somali756 3 года назад

      Waxad iska dhigtaan dad u gargaaro ahlubeedka lkn waxaad tihiin dad lacnada Ahlu beedka
      Ahlu beed shiico ma ahayn ee waxay ahaa yeen Sunni waan mida keentay in ay suniyiin aad ubataan shiico qomiyad oo kle u yaraato الحمدلله
      Illaahay diinkiis aysaga ayaa ilaalsanaayo, oo jahreerka is joojiya lacaga qaadashada joojiya oo uma leedihiin inaad dadka ku marin hawaawisaan "ahlu beedkaano nahay" oo beeeentiina ah, masaajid dhexdiis ayad qubuuro ka dhisteen io waxyaaba kale Ee aad u foolxun ayad samemyseen.
      Ogaada ahlu beedka waxay ahaayeen sunni ee shiico mahayn. Midasna waad ogtihiin lkb lacago darteed ayaad u doorateen diin kale oo sal iyo raad lahay oo Been abuut iyo fikiro qalan ah.
      Ahlu beed waa ehelkeena lkn waad is xijiseen midaas waxa uga daysanaysaa karishtaaniyiinta oo nabi ciise is xijiyeen oo ay u caabudeen sida qaarkiin ay u caabudayso Cali binu abii dhaalib oo asaga bari ka yahay.

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 2 года назад

      Uff daana waji lahayn xaran

  • @samatercali6059
    @samatercali6059 3 года назад

    Waryaa intaad islaamka ku gabbanaysaan oo raafida majuus ah noqonaysaan maad Allaah ka cabsataan

  • @mujahidpapa1619
    @mujahidpapa1619 3 года назад

    عمر بن الخطاب وابو بكر الصديق

    • @HIDDAHAOFFICIAL4220
      @HIDDAHAOFFICIAL4220 Год назад

      اتنسى دكر ومحبة ال بيت رسول الله
      Isku noqo walal arintan shiico iyo sunni midna maaha laakin aala baytka rasulka maxabadoodu waa waajib
      Dhibaataddi loo gaystay imaamal xusayn iyo dhiigisi shariifka ahaa ee la daadiyay walaahi inaan ilaawayn intay naftu iga baxayso waanan la ilmaynaya markaan xasuusto
      Waayo nabiga jeclaa imaam al hussayn
      Oo minbarka uga so degi jiray
      Maalinti la dilay xusayn cadceeda madoobatay ilaa xidigaha laga arkay
      Miyaanay wax lala ooyo ahayn
      Cumar bin khadab iyo abi bakar radiyalahu canhumaa
      Laakin mustawaha aala baytka ma gaadhayaan

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 2 года назад

    Drama shiicada ku sheekaystsan ayaa moo keentaay .

  • @aa.i6233
    @aa.i6233 4 года назад

    Mashaallah maxa kudhacay wahhaabiyadii miyey tooseen oo horta ma wahhabiyadu takfiirki ma katobadkeenee

    • @somali756
      @somali756 3 года назад +1

      Anagu muslimiin suni ayaynu nahay
      Oo kitaabka iyo sunada rasuulka scw ayaynu hay sanaa
      Wax wahaabi la yiraado ma jiro,
      شيح محمّد بن عبد الوهاب رحمه الله
      Waa sheekheyni oo diintay islaamka isoo dadaalay, sikasta ad u xumaysaan waxba kama nusqaan maayo

    • @bukariismailbukari9140
      @bukariismailbukari9140 2 года назад

      F

    • @somali756
      @somali756 2 года назад

      @@IB_Adam
      Maashaa Allah walal si ad wax u fahan tahay oo dhagarta shiico ugu baaday Allaah ugu badbaadiyo soomaaliya oo sunnida, kuwa lagu qalday ahlu baydka ayaan difaacaynaa, Allaah soo nahuuniyo
      Shiico soomaali kuma noolaan doonto inshaaa Allaah.