Nin Somali Shiico ah oo Muuqaal Soo Jarjaray Si uu u Qaldo Dadka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • Nin Somali Shiico ah oo Muuqaal Soo Jarjaray Si uu u Qaldo Dadka | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
    Muxaadiro aad u qiimo badan oo sh cabdirxamaan kaga jawaabaayo hadal maalmahan internetka qabsaday oo la xidhiidha muxaadiro uu sheekhu kaga hadlaayey shiicada oo lasoo jar jaray si qaldana loogu faafiyey internetka.
    ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
    ------------------------------------------------------------------
    Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
    ----------------------------------------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Комментарии • 89

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 4 месяца назад +2

    ❤ ALLAHU AKBAR ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @YuusufAbdilaahi-j1y
    @YuusufAbdilaahi-j1y 4 месяца назад +2

    Eesh calaa sheekh

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 4 месяца назад +6

    ❤ ALLAHU AKBAR ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤
    ❤ sallallahu aleyhu wa salaam ❤

  • @YuusufAbdilaahi-j1y
    @YuusufAbdilaahi-j1y 4 месяца назад +7

    Jasaakallaah aad baad ufiicantay waana runtaa oo dadkuba mawada wacna mana wada xuma maca suniga

  • @IfraaxCabdi-mo8qj
    @IfraaxCabdi-mo8qj 4 месяца назад +4

    Sh runtiisa waye

  • @Animx185
    @Animx185 4 месяца назад +3

    Anagu shiico maanan noqon waligeen nabiga wn amaanaa ceyda saxaabada kuma wardino
    Sacuudiga oo kolba meel u jeedsana ma raacno waxaanahay islam

  • @shacnishacniyos6230
    @shacnishacniyos6230 4 месяца назад +2

    somalida itobiya ma aha wariye.fadlan waa dawlada deganka soomaalida galbeed

  • @YAASIINIGA
    @YAASIINIGA 4 месяца назад

    Walaalaha comentiyada soo qoraya wax ha iska gaalaysiinina waxna ha iska difaacina ee diinta ALLE IYO SUNADA RASUULKA(SCW) dib ugu laabta

  • @kadragood130
    @kadragood130 4 месяца назад +2

    Sheikh Abdourahman Bachir wa sheikh run sheg Allah Barakayo!

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад +2

    Caqligu tafsiirka ayuu lagama maarmaan u yahay lkn faraa-idka muhiim uma aha caqlig. Warqofkii cilmi nagu dhaama aan xaasadnimada kadayno, dadkuna isku mustawe maaha Ilaah baana khalqigiisa kala fadilay.

  • @issackdahir
    @issackdahir 4 месяца назад +1

    M.A wiilka wareysiga qaadayo iskama qaadayo على علم

  • @sakariyehassan8741
    @sakariyehassan8741 4 месяца назад

    Wadaadkan wuxu aad ugu celcliya siday ilatahy sidaan u arka iyo fikirkay .
    Sidaa awgeed waxan dhalinta u sheegi lahaa war diintu figir maaha waa daliil iyo fahankii sxbadu aan la qaato.
    تقديم العقل بالنص لا يجوز في الشريعة.
    Fikirkaaga inaad waxa waxyaynku sheegeen ka horaysiisa inaad luntid bay horseedaan.

  • @CabdiCabdi-fq1lq
    @CabdiCabdi-fq1lq 4 месяца назад

    Shiiqaan aadoo uga badbadiyay xagee islam kayihin soow xadiis ma eheen kofkii qof gaal dhaha qofkaasna uusan gaal eheen gaalnimadii wexey kuso labataa kii dhahay waana gaalo 😡😡😡😡😡

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 4 месяца назад +1

    Scw scw scw ❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 4 месяца назад

    ❤❤❤❤😂😂❤
    Allaha Qabto cadawga diinta.❤❤

  • @omadada100
    @omadada100 4 месяца назад +3

    Illaahy shiico wax noguma daro waba kuwa lumay kuwaasi.

    • @shabeel7467
      @shabeel7467 4 месяца назад +1

      Nabi Mohamed SCWSL Markii uu joogay Sunni miyuu jiray mise mar dambe ayuu soo baxay?

    • @BAFAL.
      @BAFAL. 4 месяца назад

      ​@@shabeel7467suni waxa laga wado soo fahan kadib dadka suaal weydii

    • @YAASIINIGA
      @YAASIINIGA 4 месяца назад

      ​@@shabeel7467 sidaa darteed waxaa leedahay shiicada ayaa saxsan
      Ahlu suna means=kuwii nabiga (scw) dariiqiisa kutaagan saxaabada nabiga iyo hooyadeen caa isha aanan lacnadin

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 4 месяца назад

      ​@@YAASIINIGAsunaha naboga raac balse inaad magac ula baxdo ood ka dhigto firqo miya saxan miyayna ahayn waxyabuhu nabigu C,S ka digayay in kooxo kooxo la samaysto asaxbti nabiga la noolayd ee sunaha nabiga raacday iskuma ayna magacaabin sunni waxani waa wax nabiga dabadi yimid dagaalka shiico iyo sunina ma ahayn dagaal salka ku haya diinta ee waxay ahayd fikir nin jeclaysi siuasad iyo xukun lagu kala tartamayay mar danbe aya laga dhigay firqo iyo madhab

  • @watchwithme4303
    @watchwithme4303 4 месяца назад +2

    Runti shiicada lama dihi karo waa gaalo waayo qofwalbo oo daho lailaha ilalah muhamad rasululaah waa muslim qofkaas

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад +1

      ​@Daaci_Feisal😂 yaku dhahy ayaga dhanaa saas ah qaladka meelkastoo kajiraa wll

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      waa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад +2

    Sheeco iyo sunni haddaad maqashaan diinba maaha waxa laysku haysto ee waa nidaam nidaamkale diidan oo raba inuu bur-buriyo si uu isagu usoo haro. Alla yaa dadka caqli saliim ah siiya geesina kadhiga.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 4 месяца назад +4

    Suniyiintuba so alshapaap Kuma jirto Mar hadii dad shicib ah leenayaan ka waran sh Bashir?

    • @Michealfot
      @Michealfot 4 месяца назад

      Mr Oromo

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      ​@@Michealfotwaa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      ​@@Michealfothadalka indadka lagu gubo diintena waaka xaraan koley waa danbi ee raali gali waayo muslim qofkaa kujesjeseso why uledahy mr oromo adona hebtisa aqoon why umad oo alle Umay u caasyne adaa dalkaga dhisan wayay waayo ma ogolid manta hadii lagu dhaho ciidankaa lagugu darayaa oo furintaa lagu genaa ma ogolod

    • @Michealfot
      @Michealfot 4 месяца назад

      @@amdak5130 ogow intaa sidaan isugu mashquul sanahay Ethiopia wey soo sikatey oo mar dhow kuligeen ayaa nala cunaayaa marka Diinta In lagu murmo ha noo dambeyso

    • @NaimaHaile
      @NaimaHaile 4 месяца назад

      Waan ogahay ina shiici ina tahay, shicada wa kuwa xasuuqay syria io iraq , ma sooman Ramadan qamiriga aye cawan diinta we ka baxan marke qurbaha adan,arinta falastin we ku qarbtan wa arin siyasaded wlhi waligod falastin me u gargarin ,duqen o iran 1 qof yahud kuma dhiman war walba wadamada muslimita aye duqesa, sadam xusen aya yahuda edbiya الله يرحمه
      wan ogsonahy al shabaab io cidanka dowlada ine shacabkena xasuqan io kuwa qabilada isku dilan Allah swt aya xisabintona

  • @rodaali169
    @rodaali169 4 месяца назад

    Asc sheekh cabdiraxmaan allaha xafido, waa sheekh xaga diinta, cilmitp kale oo kala duwan shahafooyin sate haysta, runta dheega, kaftan,farxadbadan.☝️💪🙏❤

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 4 месяца назад +2

    Sh Bashir ka waran sucuudiga iyo urdun iyo masar Mar hadii yuhuuda ka jecelyiin palestiinta oo ay dhahayaan waa ikhwaan ka waran?

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      waa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

    Waan Ka xumahay walahi, ninkaan Djabotiyanka wuxo nadhahaya aqoonyan baan ahay Deen baan aqaana, mantana nadhahay shiico walaaliheena balyo,
    Isaaqo nadhaya Amaxaro walalheena ninkan shiica walaliheena 😔

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      Diinta was nasexo shicana waa muslimiin

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад +1

      waa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

    • @Yasser-2
      @Yasser-2 4 месяца назад

      @@amdak5130 wllkey shiicadu waxy qabaan
      1:quraanka inuu naaqis yahy saxaabadu ay aayado ka saareen.(ilaahy ayey beeniyeen maadaama alle yiri (إنا نحن نزلنا الذكر و إنّا له لحافظون )
      2: saxaabada nabiga SCW inay gaalo yhiin marka la gareebo 4 qof oo Kala ah Cammaar, Suhayb, salmaan, iyo abii dar.
      3: caaisha RC inay munaafaqd zaaniyad ah tahy (والعياذ بالله) iyadoo ilaahy quraanka ku bari yeelay aayado ku jira suuratu nuur (sidaas darteed gaalnimo ayey ku jireen maadaama ilaahy beeniyeen
      4: waxy aaminsanyihiin inuu Cali RC furaha naarta iyo jannada hayo
      5: hadaa dhagysatid sida ay quraanka u fasiraan naxdin baad u dhimanysaa, tusaale ahaan الحمد لله رب العالمين rabil caalamiin waa cali ayey ku leeyhiin
      Ugu danbayn shiicadu ma ogtahy waxy innaga naga Aaminsan yhiin? Annagu agtooda gaalo xaaraan ku dhashay ayaan ka nahy sidaas baa kutubtooda ku taal.

    • @abdikatar8410
      @abdikatar8410 4 месяца назад

      Diinta adiga malihid. Allah aya leh. Xaaq umalihid in Daad shahadada towxidka haysto inad gaaleysid. Shicaa wa muslim jeclow mise necbow. Waaxa shiico iyo wahabiyada iskuhayan wa siiyasad (politics) wa aniga aya saaxsan iyo masaxsanid.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

      @@abdikatar8410 Somali=monfiq , jahil, qabyald, fulayo

  • @ismailjama884
    @ismailjama884 4 месяца назад

    Marka laga waramayo shiico ama kooxo la mida kuwo cusub oo hada soo baxay iyo kuwo horeba ha noqdaane waxaa fiican in dooda iyo hadlku ka bilaabmo koxdan goormaay bilaabmtay yaa bilaabay maxaa looga dan lahaa intee mar xaladood ayay soo martay, xaqiiqda sheegayna lama ogaan karo ilaa laga waramo asalkiisa iyo meesha uu ka yimid iyo cida keentay shiicda kuwooda dhow iyo kuwda fogba hadii ay gaalnimo noqoto maaha hebel ninka la yiraahda ee shiicda ahi waa gaal oo shiico iyo mid kale toona oo mulim sheeganay mahaa in la gaalaysiiyo lakiin fekerka guud ee ay aaminsan yihin waa keensan karaa gaalnimo iyo diin ka bax waa runtii wadaadku wada xagjir fogaaday mahaa shiicdu waaa kooxo badantahay siydiyaduba suniga wax weyni uuma dhexeyaan lakiin raafidada aaminsan marka laga yimaado saxba caydooda iyo gaalaysiintooda waxay aaminsan yihiin 12 iimaam oo xataa anbiyada iyo malaaigta ka fadli badan ilahayna aduunka wax ka weydiiyo markaa sheeco arinkooda dadka yaan looga dhigin wax iska caadiya oo aan dhibi ku jirin hadii aad raali ku tihiin in saxba la caayo la gaalaysiiyo caaisha lagu tilmaao in ay sinaystay oo aad sidaa raali kaga tihiin ku biira lakiin dadka yaan loo mujaamalayn iyo lagu doonayo sumacd iyo halagu dhegeysto iyo halgaa shego iyo wadaad hebel,bas sidaa yiri dinta mawaaqiteedu kuma xidhna dalka iyo dadka aad la nooshahay caqiidadu lama qarin karo oo marka aad dal gaalo joogto iyo marka aad wadan muslim joogto waa tii uun lakiin mucaamaladka iyo wada shawaynta dadka gaal iyo muslinba waa idinka dhexaysaa lakiin waxa diinta looga tegimaayo loona qarain maayo caqiidadu waa mid uun meel,kasta jooga,

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant 4 месяца назад +1

    Lkn Canada aad bad uamaantahy.

  • @mieldethym2837
    @mieldethym2837 4 месяца назад +1

    Aaf somaligii maxaad ugu hadli weydeen si Umada somaalida eey idiin wada fahmaan ??

  • @inaxamze2342
    @inaxamze2342 4 месяца назад

    Waw wariyaha cadi mahaan qurunbaa ku danbeeyo M.a m.a cimri dher oo cafaad buuxa wato baan urajeenayaa wariha:

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 4 месяца назад +5

    Sheekh Bashir shiicadu kitaabka quraanka wey haystaan oo dhigtaan salaadana wey tukadaan illaahayna wey aaminsanyihiin lkn waxa xaasida carabta oo khamriga iyo balwado leh oo dacaayadeesa shiicada waxaa dowladoda la dhaha jamhuuriyada islaamka

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 4 месяца назад

      Inadeer ma mid iyaga ah baa ku qaba . Waa sidee ??

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 месяца назад +1

      Salaaddeena oo kale ma tukadaan 3 wakhti oo keliyay tukadaan quraankana ma wada aaminsana oo waxay aaminsanyihiin in musxafu faaduma uu quraanka ka maqanyahay

    • @hanadhanad9579
      @hanadhanad9579 4 месяца назад

      @@mukhtaarciise2585 waa waxyar kuwaasi mida kale Maxey u dhahayaan jamhuuriyada islaamka mida kale maxaa u necebyihiin yuhuuda ?

    • @CumarAli-tw6ot
      @CumarAli-tw6ot 4 месяца назад

      Rag maatahay mise dumar?

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

      @@hanadhanad9579 maraykanka ayaa cunaqabatayn saaray Iran markaa iyaguna waa la col xulafada reer galbeedka. U fiirso dagaalkii Iran iyo Ciraaq hubka ugu badan waxa Iran ka iibinayey Israel. Boqor Shaahii Irana Israel saaxiibkiisa ugu weyn bay ahayd. In aanay islaam ahayn shiicaduna waxaad ku garanaysaa mar dad mucaarad ah la leynayay oo dumar u badnaa khumayni ayaa askartii ku dhahay dumarka kufsada si aanay janada u gelin

  • @أمسوبير
    @أمسوبير 4 месяца назад

    Diintu maha fikir sheekh

  • @HAAMUD100
    @HAAMUD100 4 месяца назад

    sc suaasha saxa aha wexey ila tahay iney ahaan laheyd alwalaa''u wal Baraa'u

  • @CabdiqadirShibrahim
    @CabdiqadirShibrahim 4 месяца назад

    Islaamku.kalaqaybintiisumasaxbaa

  • @ismanzakaria8217
    @ismanzakaria8217 4 месяца назад

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant 4 месяца назад

    Warkaas waa cadyahay.

  • @Hamzaafx
    @Hamzaafx 4 месяца назад

    Odeygan wuu dhex fadhiya sidu islaha aqoonyahan iska dhig

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад

    Qofkii qofmuslim ah gaa kusheega waa danbi.!

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      waa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 4 месяца назад +2

    Sacuudiga iyo masar ayaa ka xun shiicada

    • @YAASIINIGA
      @YAASIINIGA 4 месяца назад +1

      Dawlad iyo siyaasad lagama hadlayo caqiido iyo diinbaa laga hadlayaa walaal

  • @amdak5130
    @amdak5130 4 месяца назад

    waa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 месяца назад

    Waxaan rabilahaa inaan ogaado ma in lala dagaalamaa shiicada hadii aaney kuladagalin, kawaranse hadii iyadu ay wadan sunni ah caawiso iyadoo muslimnimo ucaawineyso muslim ma ahan miyaa ladhahayaa.

    • @abdikatar8410
      @abdikatar8410 4 месяца назад

      Shicada wa Muslim. Manta kuwa sheganayo ahlu sunna aya Gaalada hoosta kagajiro oo ogoladay in Falastin lababiyo. Shicada guul ayan urajeneyna.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 4 месяца назад

    Shiicadu waa firqooyinka faraha badan ee islaamka waxayse dheer yihiin kuwa kale wax iska celinta.

    • @cabdiphataaxdiirane
      @cabdiphataaxdiirane 4 месяца назад

      Muslimiinta uumbay gumaadi yaqaanaan weligood gaal lamay dagaalamin

  • @SouguehMiguil
    @SouguehMiguil 4 месяца назад

    Wara mounafaq shicada walalo manihiin hada suni nahaay iska cadeyso inad shico dihid waxba haadeksan caqidadoda tuqyada eii isdicmalan shicadu ya manafaq

    • @hamoudjibril294
      @hamoudjibril294 4 месяца назад

      Taķfiri baad tahay

    • @SouguehMiguil
      @SouguehMiguil 4 месяца назад

      Mafahmiin

    • @amdak5130
      @amdak5130 4 месяца назад

      waa wada ognahay inee qaldanyihiin shicada lkn sidookale Sufi wahabida iyo salafiyada iyo all madhab yada masaxno waayo alle waxoo kudhartay oo qurankisa kushegay diintena inee tahay İslam anagana aa nahay muslin alle inoma shegin iyo nabigiisa wax layiraahdo suni shiico iyo qashinoo dhan marka diintena aa ku adkano qola kastaana aa udeno waayo aaqiro samanka 73 firaaqo ayaa sobaxo 72 ayaa naarta gali doona halka 1na ee janada gali donaan waa waxee diinta noshegtay hadaa 20jir ama kawen tahay aadna diinta taqaano hadaa intaan garan weeyo wll oradoo alle ulaabo nasexada alle wakaa gurtee

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 месяца назад

    Dhoongayaasha iyo dhegweynta in lagu shubto mooyee waxba lagama shubto.